MUNA FAYSAL IYO CAMERA DA QARSOON

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 866

  • @HeemaalTv12
    @HeemaalTv12 Рік тому +417

    Qofka ku xiga Abdikarin Ali Shaah
    ka dhig 😂😂Tallent big Fun bro 🫡

    • @najuu439
      @najuu439 Рік тому +7

      Nio waa runtiiye abdikarim ali shah noola soo dhaqso I.a malin malmaha ka mida barnaamij cabdikariin ali shaah kaliya loogu talagalay ayaan sameeyn doona aan soo lacagaysto😂😂❤

    • @hamdiyaay2238
      @hamdiyaay2238 Рік тому +5

      Abdikariim ali shaah

    • @mumtaazabdigacal9200
      @mumtaazabdigacal9200 Рік тому +4

      ​@@najuu439 Alla c/kariin dhibtiisa jeclidaa😂😂😂

    • @iqrahassan1
      @iqrahassan1 Рік тому +1

      War abdikariim Ali Shah af Somaliga mafahmoyno

    • @sidiiqcali-xv7pu
      @sidiiqcali-xv7pu Рік тому +2

      C/karin Ali shah so daa

  • @mooji7576
    @mooji7576 Рік тому +138

    Inta kamirada qarsoon ku haysata Like sar😂 ❤🎉

  • @eshwaksirman3114
    @eshwaksirman3114 Рік тому +26

    Abadala jamal qabku muna u hor fadhiistay si uu u dejiyo walahi wa geesi ❤😂😂

  • @warsanomar
    @warsanomar Рік тому +87

    inantan dadka pranka ku sameynysa ayaa cajiiba acting keeda 🤣

  • @eshwaksirman3114
    @eshwaksirman3114 Рік тому +165

    Muna ku laha sowtii prank- kiyada laysu sheegi jiray maha khaldanay show dadkani waxay isla ogyihiin bay no kenaan 😂😂😂

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 Рік тому +21

    waban ogayn somalidena badankod prank ay isla ogyihin inay noo keenan prank run ah hadad rabtid Ramadankale sug iyo Astaan TV iyo Abdalla jamal keep going bro

  • @hamdajamal8593
    @hamdajamal8593 Рік тому +38

    Videoyayadan ramadanta ka hor ayaa la duubay qofna ma ogayn oo waa laga qariyey kuwa lagu samaynayo prankiga siday ila tahay sababtoo ah haddii ay sii ogaan lahaayeen waa lagaran lahaa in la isla ogyahay markii mid prank lagu sameeyaba waxa la dhahayey qari oo ha u sheegin kuwa kale❤ kolay waa siday ila tahay

  • @hudaduniyo1646
    @hudaduniyo1646 Рік тому +25

    Muna faysal wa naag nool wlaaahi😂😂❤

  • @nouraahmed8848
    @nouraahmed8848 Рік тому +7

    Manshallah walahi waa legend inankani weligayba waan Teegeeri jiray iminkana waxa naga qosliya kal iyo laab ayuu keenay keep going huuno❤❤

  • @AliOmar-hd2vw
    @AliOmar-hd2vw Рік тому +57

    Waar ninkan cabdalle waa halis nio,prnkskan mar hore ayuu duubay deedna midba maalinbaaa lagu qadaynayAa😂😂keep going bro..
    And cabdikariin is Next💯

  • @dekalovemoha9544
    @dekalovemoha9544 Рік тому +150

    Muno Gabadha Prank Kugu Sameeysay Maxaad U Balansanee Lanbarka I Qor Ku Lahaa😂😂😂

  • @fiasahasan267
    @fiasahasan267 Рік тому +60

    Afur wanaagsan Somali Mahmett io dhamaan Muslimta ❤😍😍😍

  • @ugaasadii
    @ugaasadii Рік тому +49

    Guriga ku hor xidho runteede😂 muuna qurux❤

  • @chaapirupdilaahi1110
    @chaapirupdilaahi1110 Рік тому +46

    RamaDan muparak zxp apdaLa jamalow zxp an mid ka codzadee noguzo dhaqdhaqzo muqaladan noocan ah ado mahadzan zxp❤😂

  • @sihamsahaljama
    @sihamsahaljama Рік тому +42

    Wlhy wAa funny Cabdalow haaye HabEenba mid soo daa wadla ragysaayeH 😂😂❤

  • @Beylling
    @Beylling Рік тому +21

    Asc afur wnagsan pranki xalay cawa kaa wngsan wayo MUNA FAYSAL hore aayayy isgu daajisay good job ABDALA 🎉

  • @waxmacquula4753
    @waxmacquula4753 Рік тому +28

    Gabadhu talent prank ayey ledahay 😅❤

  • @cabdiwali8205
    @cabdiwali8205 Рік тому +34

    Prank dhab ah ninkan ka hayaa inta kale waa fowdo iyo ii camira😂

  • @samirshow22
    @samirshow22 Рік тому +53

    This is call the Real prank
    Livel 1st world 👏🏼👏🏼👏🏼

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 Рік тому +23

    Alla waa prank fiican 😂👏🏽👏🏽Waan ka helay I can’t wait for the next episode muna mashallah waa qof aad u adab iyo akhlaaq fiican iyo dulqaad fiican hore u ma soo xanaaqin.

  • @zamzamhassan9818
    @zamzamhassan9818 Рік тому +39

    😅 gabadha prank samynsa waa calool istaag acuudu billah

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Рік тому +4

    Abdala jamaal legend tallent leh wllhi ala haku sharfo aakhiriyo aduunkaba Qof aan si fcn ugu xidhsnahayna wad tahaye guulayzo wllkyiw♥️♥️♥️🤍🤍🤍♥️♥️♥️♥️💋💋💋

  • @khadarcilmi4377
    @khadarcilmi4377 Рік тому +86

    qofka ku xiga qays qayser ka dhig 😂😂 zxp❤

    • @Khadruuzh
      @Khadruuzh Рік тому

      Waar dadkan oo dhan mar hora lagu sameyay😂

    • @nasrocabdullhi3019
      @nasrocabdullhi3019 Рік тому +1

      Ani xita asi iyo cabdikariin baa raba rectoinloda in aan ark

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +1

      @@Khadruuzh Haaye Qofka kuxiga ee aad soo daynayso ayuu kawadaa qays nooga dhig hadduu kujiro Dadka duuban ee lagusoo sameeyay

    • @Khadruuzh
      @Khadruuzh Рік тому +1

      @@wehelashaq3368 haa sax

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +82

    Legendary always abdale Jamal another's levels cameraada💯👍👍💪❤😂

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 Рік тому +48

    Numberkaga ii qor kulaha😂😂😂😂😂😂Munay hadan prank Kugu sameyaba Numberkyga iga qoro 🏃‍♀️😂

  • @raaqiyamohamedgeele3321
    @raaqiyamohamedgeele3321 Рік тому +43

    Hhhh dadka Caanka Horta Khaam Badana Waa Prank Marka La DhaHo Bal May Iska Raali Ahadan😂😂

    • @Taliso921
      @Taliso921 Рік тому

      Camera ba jirta bay Ogaden mrka wa inay bood bodan 😂

    • @yasiinali281
      @yasiinali281 Рік тому

      Dadka laga sameyaa🐐💥💥💫💫🌧🌨✈

  • @shukricabdiraxman5748
    @shukricabdiraxman5748 Рік тому +10

    Hadan prank danpe amino illyow jiir iga dhig kulha swti laysku sii sheegi jiray😂😂😂var

  • @FamilyEmp7722
    @FamilyEmp7722 Рік тому +5

    Wow! This is really amazing i love it💕 thank you wllo please noo soo badi prank yada noocan ah

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +10

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @aasharooda9201
      @aasharooda9201 Рік тому

      ❤❤❤1¹❤❤❤❤❤❤❤❤😅😊😅😮😢😢5🎉😂❤

    • @asmaahmed3404
      @asmaahmed3404 Рік тому

      Anaa rabee xagen ka helaa

  • @kingqayz6691
    @kingqayz6691 Рік тому +19

    War gabadha prankiga samaynaysa wa tegay tegay 😂😂

  • @kareen5993
    @kareen5993 Рік тому +16

    prank yaduu wlhi kaladaran legend sxp😂😂😂

  • @axlaamaxlaamxuseen5592
    @axlaamaxlaamxuseen5592 Рік тому +25

    Sawtii prankyada laysku sheegi jirey ku lahaa 😂🙆‍♀️shaw waa nala khiyaamayn jirey hadaan mid danbe rumeysano 😎😂😭

  • @ilwaaddahir742
    @ilwaaddahir742 Рік тому +11

    Vaav vaaar sowtii prankiyada la isku sheegi jiray😂😂😂
    Awal maba rumaysnayn in prankiyada somalidu run yahay lkn waban si xaqiiqsaday.

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +5

      Oo miyaadan ogayn awal hore
      Somali unbay idinkaga dhagtaye Wlhi Xataa ajaanibta cidwalba qofna ma sameeyo Waxaan la isla ogayn Hadaad samaysana qofna kaama ogolaanayo Inaad soo dayso.
      Ma qof dhiiqo rabaa jira hhhh waar Waxan Waa la isu sii wada sheegaa cadaan madaw somali African ka kale gaal Muslim

    • @ilwaaddahir742
      @ilwaaddahir742 Рік тому +1

      @@wehelashaq3368 Haa sas miya

    • @wardasuraley9096
      @wardasuraley9096 Рік тому

      @@wehelashaq3368 wllhi benta mhn sbbto ah wjiga dhabta la ogan nya mrka jilin smeyan 😁😁

  • @cumarnuux98
    @cumarnuux98 Рік тому +8

    abdikareem all shaah please sooda par three❤😂😂😂😂😂

  • @hamdaaahassan9158
    @hamdaaahassan9158 Рік тому +9

    Munyaa waan ku slamyaa wllhy waa qof wacn oo dulqad badan 😢😢😢 kuw

  • @MahdaAli-cx1hq
    @MahdaAli-cx1hq Рік тому +11

    inta sidaydo kale sugasaY farta tag❤

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. Рік тому +37

    Muna waa qof aad u degan mansha allh❤

  • @Bintumrayama
    @Bintumrayama Рік тому +17

    Inta kaba la’aan ku daawanysa Like 😅❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +5

    Boqorka UA-camrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 Рік тому +1

    Muna iyo madar waa laba qofoo fantastig ah laakiin hadeey gacan noqoto waa laba qofoo gacan fudud waan idinwataa

  • @Hayatshali
    @Hayatshali Рік тому +2

    She’s natural beauty masha allah muna salaam walal

  • @deeqasaleban346
    @deeqasaleban346 Рік тому +3

    Haaye cabdalle qofka waxa ficn inaad biyo ukeento markuu sidaa ucadhoodo😊

  • @hafsoali6071
    @hafsoali6071 Рік тому +8

    Abdale jamal abdale Ibrahim qof an jeclhay ❤

  • @zuweydaapdirizak8803
    @zuweydaapdirizak8803 Рік тому +44

    Dadka caanku dulqaad badan😢

  • @ayaanabdishakuur2193
    @ayaanabdishakuur2193 Рік тому +2

    Muna faysal waa dulqaadkii oqof ah mashallah Allah hakuxafido abyo❤

  • @sudaysisacad628
    @sudaysisacad628 Рік тому +2

    Keep going abdalla jamal legend waan ku tageera zx

  • @Mescut_adde
    @Mescut_adde Рік тому +19

    Inta ay Ramadanta U tahay Wani salamay😂😮

  • @sucaadshugri7856
    @sucaadshugri7856 Рік тому +1

    Muno Faysal Ciise diini gabadh fiican weeye dulqaadleh mnsha allahh❤❤

  • @booksummarpodcast
    @booksummarpodcast Рік тому +5

    Walaahi muna faysal wa qof dagan😊❤️

  • @hamdahamda941
    @hamdahamda941 Рік тому +19

    Gabadhan dadka prank ku samaynaysa meel xun ayay taala 😁

  • @yartaxaafada6130
    @yartaxaafada6130 Рік тому +3

    C/kariin cali shaah next ka dhig😅 ninka taageero wayn u hayaa

  • @daacadofficial372
    @daacadofficial372 Рік тому +2

    16 daqiiqo 3.7k veiws onother level keep goin pro

  • @abdifatahabdilahi2496
    @abdifatahabdilahi2496 Рік тому +5

    Talantii cabdle Jamal keep going pro ❤

  • @fatimahooda5507
    @fatimahooda5507 Рік тому +2

    Wlhi prank hadu jiro wa kan mashallaah reer waqoyi run ugu imow

  • @TheRashka007
    @TheRashka007 Рік тому +3

    Aad ayaan ooga helaa video yadaada keep going brother

  • @maxamedismail3742
    @maxamedismail3742 Рік тому +5

    Abti qays qaysar inta ila rabta farta taaga 😂😂

  • @fihimamohamed6681
    @fihimamohamed6681 Рік тому +1

    Abdala jamal wlhi inan aan kal io laab utaageero guulayso wllky

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Рік тому +1

    #Muna faysal numberkaga isiii,waabay kusii indho cadahay,weynu soo wada hadlin kulahaa🤣🤣
    #Good acting Hodan👌👍

  • @xurmaysan6655
    @xurmaysan6655 Рік тому +2

    Waxaan ku haystaa gabadhan sida fudud daadka uga xanaajinaysa wllhi wa actors wow abdlalow muna na waa kaahayaaye ya ku xugaya tallllow 😂😂😂

  • @upthihakiinozman5176
    @upthihakiinozman5176 Рік тому +7

    Muna waA qof qalbi furan ❤❤❤❤❤

  • @fatxifanka1576
    @fatxifanka1576 Рік тому +37

    Sota prank isku sheegi jirney vaar 😂😂😂

  • @apiipck1042
    @apiipck1042 Рік тому +19

    Sir wayn pa fashilanty prank waala isu shega😹

    • @sidiiqyuusuf1322
      @sidiiqyuusuf1322 Рік тому

      Hadana wax Laso diyariyay. Ayay inola Iman jirene 🤣👍

  • @nimcoibnujaamac8165
    @nimcoibnujaamac8165 Рік тому +5

    Cabdale jamaal hore u soc illaahay hamigaag iyo hadaf kaga ha ku siiyo ❤❤❤💯💯💯muna faysal fariid dhiran

  • @Ladan.cidi.chanel
    @Ladan.cidi.chanel Рік тому +3

    Cabdale jamaalow wllo wlhi horta taagero weyn ayaan kuu ahy ❤❤❤❤

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Рік тому +5

    Masha allah muna dulqaad❤

  • @maxamedshide4695
    @maxamedshide4695 Рік тому +1

    Naag kasta ninkeeda waa loo hynaa Muna bilaa waji😅😅😅

  • @shadiyasharaf8475
    @shadiyasharaf8475 Рік тому +2

    Abdale jamal ku wa kale ku soo dhakhso
    Liicaato maame
    Abdi kariin Ali shaah
    La soo dhkhso walaal😂❤

  • @dheemanmuuse-ln8eh
    @dheemanmuuse-ln8eh Рік тому +7

    Ala muna dulqad badana m.a alah ❤❤😊

  • @khadarmowlid5474
    @khadarmowlid5474 Рік тому +2

    Waa Kan prank hadaba
    Muna say sorry
    Cabdale Jamaal ku soco
    Inanta prank samaynaysa talent ayay leedahay keeping going

  • @Kartibadan09
    @Kartibadan09 Рік тому +7

    Hodan Waa gabadha lengend Wlhi wa qosol 😂😂😂

  • @hodohussein309
    @hodohussein309 Рік тому +6

    Muna inanyaro fariida ❤

  • @apdizhakurjama824
    @apdizhakurjama824 Рік тому +6

    رمضان مبارك كل عام وانت بالف

  • @hamzik2255
    @hamzik2255 Рік тому +9

    Way cadaysteen in prank yadu ay fake ahaayen " sooti pranks ka la isku sheegi jiray "🤣

  • @zamzamsiciid7425
    @zamzamsiciid7425 Рік тому +1

    Msha allah wa nin caqli bdn iyagu wa dumar wa isku de dejinyan mrkiiba dagalka xili wacan bu kla gadhay👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤

  • @mohamedkazzim4976
    @mohamedkazzim4976 Рік тому +24

    Inanta muuni wey inan qalbi Fiican kulaha Sawtii prankiyada la isku sii sheegi jirey 😊

  • @shugrishacni9733
    @shugrishacni9733 Рік тому

    Muno xanaqedii waxa ka awood batey ixtiraamka ayku heyso manshaallah the queen 👸🏿💖😘

  • @shardiyare2662
    @shardiyare2662 Рік тому +1

    Waxa la duubay laba todobaad oo isku xiga baahinta ka hor deeto markii duubista dhamaan la dhameeyay ayaa mid mid loo baahinyaa cabdale anathor level waa Super talent pranks

  • @LadanLadanAhmed-yc2zh
    @LadanLadanAhmed-yc2zh Рік тому +1

    Abdale hore isoo dhigdee kuwakalana

  • @ilkacasehamaro12hamaro
    @ilkacasehamaro12hamaro Рік тому +4

    The One And Only Muna Faisal🫡

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj Рік тому +2

    Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga sooboqato 😢😢

  • @abdilaah
    @abdilaah Рік тому +2

    Abdikariin Ali shaah inta in lagu xejiyo doonay like saar hhh

  • @Carfooon
    @Carfooon Рік тому +12

    Wow caawa laba gabdhood khatar😂😂

  • @MuniirC.rahmaan-cn3pp
    @MuniirC.rahmaan-cn3pp Рік тому +4

    10 minite 1.6k another level

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +4

    Inta markay zoo dharagtay dawnyza like isaar😂😂

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex Рік тому +1

    Abdallla jamalow, Qofka Markaad prank ku samayso , Si Dhiig Fududaan ah Baad u raali gelisaa , Taasoo Sii kordhinaysa Cadhada qofkaad Prank kiga ku samaynayso .
    Waxaad Markaa Samaysaa : Qofka ku qosol Markaad barnaamijka soo gaba gabaynayso , Waliba Si Xad dhaafa , oo isku dhedhaji , Maxaa kaa Qaldan Yaakhi .

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys Рік тому +5

    Inta rabta abdi Kariin ali shaah like saar 💯💢✅

  • @AbdezemedLyrics
    @AbdezemedLyrics Рік тому +4

    Hhhh legend abdala jml 🎉

  • @nimcojamac8138
    @nimcojamac8138 Рік тому

    Qaabku muuna uu hofadhisty abdala jamal sii uu dejiyo waa legend wllhy qays qayser iyo abdi karim ali shah laso dhakhso

  • @Beylling
    @Beylling Рік тому +4

    Qof kaa xiiga YAHYA TIGER😂😂😂 kuu soo dhaxsada isaga😅

  • @ahmetyaseinosman7862
    @ahmetyaseinosman7862 Рік тому

    Kanoo kale UA-camr hakaa ahaado 🙌👋 Abdlaa jamal Abdla waali baa tahay wlhi

  • @hibakmohammed3388
    @hibakmohammed3388 Рік тому +5

    Mona faysal hadl wanaagsana❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Рік тому +2

    Muna faysal wey khaakhayirtay ilayn xabadan faraska ah kuma aadee 😂😂😂 lkn waa naag nool

  • @hoodoqani3701
    @hoodoqani3701 Рік тому +13

    Wllhi wa funny muuni 😂

  • @FalisMohamed-sq6qb
    @FalisMohamed-sq6qb Рік тому +1

    Abowe cabdale horey usoco wa funng vedio next cabdikarin ali shaah noga dhig plse🙏🌼🤍

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Рік тому

    MUNA FAYSAL CIISE DIIN INAADEERTAY QURUXEEY DHUUBNIMADA OGOW WAAD QURUX BADNAYD 2021 HILIBKA ISKA JAR SALAAN FROM SWEDEN

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Рік тому +11

    😂😂guriga ku hor xidhatid wlhi Muna faysal wa fany

  • @zeytuunahmed
    @zeytuunahmed Рік тому +11

    WAr saa usugayay Waa dalay wllhi zhp inoo soo dhaqso ❤🙏

  • @hudaismail2539
    @hudaismail2539 Рік тому +1

    MAXAMED mame caadi mahn kula salumucalykum sagal police garac😂😂😂😂

  • @umalahmed4412
    @umalahmed4412 Рік тому +3

    Abdi kriim alI.shaah kaza qaace soo dhig😂ama qyz qyzer

  • @hothanhusein6704
    @hothanhusein6704 Рік тому +5

    Muna fysal Gob❤