Xanuun Wayn waxa Igu Ah Beenta Lagu Dhaaranayo Jamalow Walal Alle Badal Khayr Qaba Haku Siiyo Waxan Danbiga Socda Ah hakaa masaxo Sido Kale in Qof Muslima La Argagax Galiyaa Ma Bannaana Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Waxaa halaag ama waadi naareed u sugnaaday midka sheekada ku soo daraya been si uu dadka uga qosliyo halaag baa u sugnaaday, halaag baa u sugnaaday.» Beentu ma bannaana Haba ahaato mid qosol ah ama kaftan.
War meeshan way aqoon sadeen dad ku iyo gaba dhan ba cabdaloow 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Inta og in ramadaan ka hor laduubay farta taaga 😂🙋♂️
Adigo so afuray hadad dawanayso like ha ila dhaafin
Ramadan kareem ❤
Saari mayno
No wili ma afirin wallo😊
inta sugasa abdikariin ali shaah like saar 💯💚💢
Please wllo subscribe isar
Cabdale jamaal ma noola wlhi kolpa nin baa dilaya asxaabey inaga darteen ayuu u marayaa dhibtaase u hiiliya wiilka❤😇😥
Please wllo subscribe isar
Qurexey eenaga darteen maha asagaa shaqaysanaya
Allaha naga Aqbalo soonka iyo salaada inta xanunsan Allaha caafiyo Inta cafimaadka haystana Allaha u siyaadiyo Siqaasa Cafimaad taam ah Alllaha siiyo Walaalkeen Sharmake Hilwalaal
Aamin yaarabi
Amiiin amiiiin
Liicaato waa qof aad u dulqaad badan mashallah ❤️👏🏽
😂😂😂liicaato hargeisaawi bu noqday ku raaxyso mgaladaada legend ❤
I can’t wait Abdikarim Ali shaah 😂😂😂😂😂
Please wllo subscribe isar
Also 😂
Me too
Ala yaa doonay clkariin cali shaah in lagu soo xijiyo😂😂
Muna faysal iyo lii caato 1maalin lagu sameeye wiilka tukanka iyo abdala iyo gabadha halkii dhar bee wataan😂😂😂
Mar horaa la wada sameeyy waxaba wll lkn kolba mid ayu so dhigaya si views badan uga soo baxo views ku lacag aad badan ayu ka helaya fahan
I can't wait abdikariin ali shaah🤴🏼❤️😂😂😂
aad io aad wlahi
Please wllo subscribe isar
Somalidu waa badaw waxay moodayan in iyado lawada ogahey la duubay waxan intaa laso deyen ka horba la duubay reer waqooyi gu prank runa ugu imaw 😂
Lii caato raali galin balladhan ayuu inaga mudan yahay
Waana marti aan xaq dhowrno wllken❤🙏
Emotional kulahaa dharka dumarku xagan maahee waa Xagaas😂💔....
An ku salino napigena mohamed swc 🤲🏻🕋
Please wllo subscribe isar
Scw scw scw
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
xageen ka barta wlo
@@sucaadcabdiraxman3810 #sahantoosan
😂😂😂Liicaato kulahaa anago xamad kudhiman weynay boorso kudhiman meyno inuu reer Mogadishu xamada biyo cml latahay yahay ayuu shegay 😂😂 Abdalla shaqo wacanba heysaa habenba qof sosar miiska keep going wll
Hhh sacadada sacad lagu darimayo waqtigad hadu dhamado waa dhimanesa
@@cartanaxmed5092 Absolutely
Xamad waa mxy
@@ilyaszaxaradiid4608 😂😂😂😂
@@ilyaszaxaradiid4608 rasaas
JamaaL qofka ugu dapecada wacan uguna ixtiraamka badan wuxu ka mudan yahay hadyad gaara marku dhamado barnamijku❤🎉
I can't wait abdikarim ali shaah😂😭
Liiban waa dulqaad Miidhan mansha allah cabdale is legend 🥰
Habargidir indho adeeg uda 😂 lii Cato wanku wata
I can't wait Abdikariin Ali shaah 😂🖐
Good job lii. He kept his cool this time ❤😂
Subscribe isar please wllo
❤😂
We waiting updikarin cali shaax suldanka xanaaqa😂😂😂
Marka so afurty hada dawnyso like isar 🍛🍹🥗🍉🤸♀️
Lii caato emotional damage ku riday legend 😂😂😂
lii caato waa nin ixtiraam leh iyadoo wax ku dhufatay ayuu hadana waxba uu ku odhan 😢❤
Please wllo subscribe isar
Gabadhani jilliinka Aad bay u taqana lkn gacanta ay qaadayso ha iska dhaafto, qofka inta wax ku dhufato hadhaw wan kula ciyarayay macno ma samaynayso
😂😂😂😂😂😂😂
Asc marka hore ramadaan Mubarak jamal gabadha please dhaarta faraha badan ha ika joojiso dhaarta ma fududa habo macaan ❤
Yaney waxba ka jarin qofna tasi wa khalad wllo inta kle lkn the best wallahi 😂😂😂😂😂
I can't wait Abdi kariin ali shaah wlhi cabdale jamaal naga soo fasax wllow❤🤗
I can't wait Abdikariin Ali shaah😫😂
5 tii maalin ee ramadan qof aan soomin yaanu like saarin🎉
Legendary always abdale Jamal another's levels camera 👍💪💯😆❤⚽️
3kun oo Dollar Ganacsatadu isma amaahisee dhageyso liii legend adag😂😂😂😂
Please wllo subscribe isar
I can't wait abdikariim Ali Shah🙌😂😂😂😂
Please wllo subscribe isar
Kkkkkkk Libaan baay qabsataay diraduu lkin waka baxay. 👌👍👏 Abdalle👏👏👏👏
Siduu kudaawanayo cabdale jamaal ayaan udaawanayaa macal kursiga like isara 😂😂
Ramadan mubarak team cabdale jamal ❤❤❤
Lii caato waa qof ixtiraam badennn so kle dulqaad baden😢❤😂
C kariin cali shaah😂 I can't wait 😂😂
Liiban 🎉🎉 reer hargeisow ninka aad uso dhaweeya
Naa magac illaahay ciyarciyar ha ugu dharan nag wayen uu faruqadaa tahaye
Waxa sugnaba waa abdi kariin Ali shaah ❤🙏
Liicato the best youtuber ever ❤️
Subscribe wllo isar please
Bismilah nio naagtu dhaar badanaa,
Nio cabdala Jamal cidkasta waa nabarayaa
I can’t wait Abdikarim Ali shaah xilqadisa🙈😍
Licato wuu ka badiayay 😂😂😂😂
Dharka dumarka waa halkaaaaaaaaaaas 🤣🤣🤣🤣 de legendary lii
Inanta gacan qaadka ka daa dheh inta kle waa oky👏❤️
Wowww masha Allah walhi waa barnamij ad u xiisaa badan keep going my brother
Waa si wanaagsan lakiin waxa rajaynayaa inaanu madar oo kale noqon isha allah
hu ixtirma iyadoo wx kudhufatyy liicaato Legand🤌👏
Ramadan Mubarak abdala jamaal 500k coming soon inshllh
Booowe wlh markan afuran kugu xisabtama si aan ku dawo,haday macquultahay puntland ma iman donta ?mahadsanid
Lii caato the best ever UA-cam ❤️ ♥️ 🙌
Xanuun Wayn waxa Igu Ah Beenta Lagu Dhaaranayo
Jamalow Walal Alle Badal Khayr Qaba Haku Siiyo Waxan Danbiga Socda Ah hakaa masaxo
Sido Kale in Qof Muslima La Argagax Galiyaa Ma Bannaana
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Waxaa halaag ama waadi naareed u sugnaaday midka sheekada ku soo daraya been si uu dadka uga qosliyo halaag baa u sugnaaday, halaag baa u sugnaaday.»
Beentu ma bannaana Haba ahaato mid qosol ah ama kaftan.
I cant wait abdikariim alizhaah 🤣🤘🤘
Qofka ugu horeeyo ani wye pin legenow❤
LII CAATO XABADBANKU DHIMAN WAYNEE MA BOORSAANKU DHIMANAYNAA😅😅😅😂😂 WAANKU WATA NINYOW
Maame iyo cabdikariin Cali shaah mid ahaan Soo daa sxp😅😅
Abdalla jamaal pls cabdikariin cali shaah noo soo qapo pls😊🙏
Cabdalle jamal Ramadan mubarig
😂😂😂😂 liiban maxaa ka raacay Hargeysa ❤❤❤ cabsi cabsi
Next abdikariem ali shaaah❤
Liban Adan Ali..Saxip nin ragedh ayatahy dabtii❤❤❤❤Kisumu ,kenya ayan kasosalami
Lii caaTo waa nin iskA miskiin ah
Next c/kariim cali shaah😂😊
Next Bro Najma Nalka please 😅😅
Please wllo subscribe isar
3000$ and why not 200$ 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 he's funny
Mahamed maame iyo abdikariin ali shaah 😂🕊
Boqorka UA-camrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏
Habaryer qofka ugu dulqadka badan marku parmanamijka dhamado gudoonsii hadiyad good waaye indhalinyarada intertaiment loo sameyo❤
War meeshan way aqoon sadeen dad ku iyo gaba dhan ba cabdaloow 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Inantan prank samaynysa waa darajada wllhi 😂
Intah qays qayser sugaysa😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxaan zugunàba saalax sanag iyo abdi kariim Ali shaah iyo maxamed maame iyo
Najima najima nashad inta cidii igu raaczan like ta ismuujiya
Lii caato wlhi wuu daganyhay wa masuul 😂😂
Abdale jamal abdale Ibrahim qof an jeclhay ❤
Barnaamijkan waa iga gadan yahay😂😂😂
Mansha Allah Liban nin dul qad badan
NEXT ABDIKARIN ALI SHAAH🙌🤴🌙🎉
Opapaay apdikariim ali shaah sooda❤😂 like saar inta igu raacsan
Barnaamij kani Waa top Sida kale inanta jiliinkeeduna Waa heer sare Lkn xoogaa Lacagta badan baa qalad ah oo qofku markaaba Wuu fahmayaa qof uu Lacag badan ka qaatay Iyo qofkale wax la ilaawi karo maaha Midakale gabadhu Marna turkay baad Lacag igaga qaadatay Marna kuma aqaan labadaasaa is diidaya Markaa gabadhu Waxkale hasheegto ama Lacagta lafteeda hasheegto Waa ok Lkn cadadka Lacagta yayna sheegin Lacag baad iga cuntay uun ha tidhaah sababtana yayna usheegin qofku hawareeree balse Haday sheekada ka bilawdo 3kun baad iga cuntay Iyo Laba kun qofku qof uuna aqoon Lacag ta intaas la egna sheeganaya Wuu iska fahmayaa inaanay wax reality ah ahayn
Cabdi kariin cali shaah the next😂❤
Lakin dhartan meenta ah ee gabadhu dharanaysa manay qalad hayn 😢
Wllky Abdala Jamal Abdala Ibrahim Nin qaliya waxaad tahay wll qof Aan horumarkiisa jeclaahay cimrigaga iyo cafimadkaaga Allah haa Ku ziyadiyo nolow wllky intay nololi jirto Allahna macsumkiisa janada Allah haa Kugu sharfo
C/kariinka ku xigzii zxp llhban kugu dharshe waa ramadaane ku xigsii zxp
Anako xabad ku dhiman wayany borso ku dhiman maybe😂😭
Inta barnaamijkan Kan la socota 😊
C/kariiM cali shaaH mxaa kugu dhajiyy niO cabdaLoow any way keep goinG ❤
Liicato Hargeysawi ayu noqdey Abdala shaqo lo bahan yahay ayad no heysa thank you❤
Please wllo subscribe isar
nabiga ku saliya wll❤
Nio updikariin cali shaah keen😊
Wlhi ninka waa very intelligent m.a
I can’t wait abdikarin Ali shaha
Abdikariin Ali shah next 😂😂😂
Abdala jamal Abdala 🥰❤😊 ramadan mubarak
Cabdalle zhp nin odeya ayd aheydee mxs kugu dhacy
caqliga hanaga cayinde isla goobtii hore iyo isla inantii hore weyan 🙂🙂
De wllo videos ka odhan hal Mar ba la duubay kadib ba marba xalqad laso daayey fahan yaakhi
Teeda kale wuxuu yiri hebel baa ku xigsiine aamus aan ayagana ka gashtee cml
On n'attend Abdikarim ali shaah from dji🇩🇯 👌
Dhaarta ha laga reebo . Mahadsanid