Hoyo Somaali 60 Jir Gaalo ah 25 sano kana hadashay sababta😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 845

  • @illintir
    @illintir  4 роки тому +87

    Fadlan aan u ducayno Hooyadaan qaatuma beelka ah🤲🤲🤲

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 4 роки тому +7

      Sxb aad baan kuu jeclahay waanan ku taageeraa jaceyl walaalnimo horey u soco you star

    • @abdinuuribrahim3825
      @abdinuuribrahim3825 4 роки тому +5

      Ilahay ha so hanuuniyo

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 3 роки тому +2

      DAMEERTAN MEESHA KA MUUQATA XAQ UMMA LAHA MANA HABBOONA IN LAGU SHEEGO HOOYO SOMALIYEED.
      WAXAA LAGU SHEEGI KARAA HABAR DHILLO AH OO DIINTA KA BAXDAY.
      WAXAAN SHEEKO KU MAQLAY IN SANNADIHII 1940NAADKII AY DHALLINYARO SOMALIYEED OO GAALOOBAY AY KA SOO BEXEEN DUGSIYADII BAADARIGII FIDIN JIREY GAALNIMADA.
      NIMANKAAS GAALOOBAY WAXAY KA SOO DAGEEN MAGAALADA BERBERA, HALKAAS BAA WAXAA KULA KULMAY NIMANKII GAALOOBAY NIN GEELJIRE AH OO MAGAALADA KEENAY XOOLO IIB AH. NINKII REER MIYIGA AHAA BAA MAQLAY NIMANKII OO LOOGU YEEDHAYO RAYMOND, JAYMIS, ANTHONY.... IWM!!!!!
      NINKII MARKII LOO SHEGAY IN NIMANKU GAALOOBEEN AYUU ISAGOO YAABAN YIDHI INTA UU NACDALAY:
      " NAC ALLAAH IDINKU YAAL, ALLAHAYOW DIINTA FOOLXUMO MA KALA BEXEEN!!!!!"
      IMINKA:
      " NACDALI KU DHACDAY ALLAHAYOW TANI MAXAY DIINTA FOOLXUMO KALA BAXDAY!!!!"
      WAJIGEED HA GUBTO OO NAARTA JAHANAMA ALLAH HA KU FOGEEYO.

    • @suad6275
      @suad6275 3 роки тому +2

      Subxanallah she not ok

    • @farhiyamohammedhaji1644
      @farhiyamohammedhaji1644 3 роки тому +4

      Walahii waa Geeri nolol ku qaado subxanallah subxanallah subxanallah Scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️

  • @KarlSebbie
    @KarlSebbie Рік тому +1

    Subhaana ALLAAH, waxay wadaa siriq ee diinteenu (Islaamka) waa mid sareysa oo qurxoon. Iyaadaa dhib qabta, waxay raadineysaa qof ay qalado. Mahadsanis Abdi Asiis.

  • @fadumoshugri6245
    @fadumoshugri6245 3 роки тому +9

    Wejigeedu wuu nuuri lahaa haday qof Islaama ay ahaan lahyd Allah SWT xaqa ha tuso jeydaan baa u qurxiyey wax ay ku hoogayso iyo qadaadiic

  • @neyruuscali2323
    @neyruuscali2323 3 роки тому +6

    yaila arkay qof walbo diinta kabaxo inow falxumo noqonayo alahu akbar ilahow islanimo naku dil😭😢😭

    • @anabmuktaromar440
      @anabmuktaromar440 3 роки тому

      Foolxumo ana Lula arkey

    • @randaruxii9690
      @randaruxii9690 3 роки тому

      haa wlh dintenu waa cizo sharaf qurux alx calal islaam ilaahayow nagusuk dinteena

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 роки тому +3

    INTAAN SOMALIYA JOOGEY WAXAAN XAMAR KU ARKAY SUUQA BUULA XUUBEY MADINA ISLAAN WAAYEEL GURI COOSHADA KU JIRTEY KATIINADA KIRISHTAANKEEY XIRNAANJIRTEY WAAYEEL QOFTAN WAX BADAN KA WEYN BEY AHAYD FAQRI BEEY AHAYD DERISKEEDAA WAXSIIN JIREY MARKI LAWEYDIYO GAALNIMADA ISKADAA WEXEY DHIHI JIRTEY WALAALKAY BAAN KA BAQAYAA INUU IDILO WALAALKAY WAA KIRISHTAN BEEY ORAN JIRTEY ALLAHA SOO HANUUNIYO IYAGA DHUMAY IYO ANAGA DEMBOWNABA AMIN

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 роки тому +3

    60 sano ayey jirtey oo ay leedahay 20 sano ayaan masiixiyad ahaa naftaada ayaad masiixi u ahayd cid aad wax kagaqaadimeysid ma jirto. Alana kuma soo hadeeyo isha alaah

  • @muminoomarrage8742
    @muminoomarrage8742 3 роки тому +2

    Wajigooda waa gubtay wallaalayaalow maila Aragteen ZubxaanaLaah Illaahow hana fidneyn Yaa Rabi

  • @GudoonAhmed-ic8wj
    @GudoonAhmed-ic8wj 3 роки тому +8

    Way iska leday waxan ku jirna nasino cidhiidhi bay ku noshay anaga jogna dhul gaalo kuwi u dhashay galnimada oo an islam hore ahayn ayaa cidhidhi ku nool iyago an faqiir ahayn oo haysta lacag ayay nolol diiqada ku noolyin ilahay qalbigayaga ma bedelo subxanalah

  • @somfunny9076
    @somfunny9076 4 роки тому +25

    Allow soo hanuuni 60 jir gaalnimo ku faanaysa Subxaanalaah

    • @hasanmuse4007
      @hasanmuse4007 3 роки тому +1

      Allah so hadiyo .u duce.habar view ha ku radin saxib.u duce allah ino so hadeyo

    • @qalihamda8485
      @qalihamda8485 3 роки тому

      illahoow so hadeee yaa raabii

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 роки тому +5

    SubhanAllaah ALLAAH nagu ma keeno diinta islaamka in aduunyo la dhaafsado waa ayaandaro aduun iyo mid aakhiro Alhamdullilaah waa diintena iyo diintii aabayasheen een ku dhalanay
    رب توفننا مسلما ولحقنابا الصالحين وادخلنا بجنة فردوس الاعلى
    Alhamdullilaah

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud 3 роки тому +5

    Ilaahay subxaana watacaa laa ayaan kamagan galay لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اشهد ان لا اله الا الله واشهد ان محمد رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @AhmedYusuf-od5jx
    @AhmedYusuf-od5jx 25 днів тому +1

    Mahadsanid go ahead bro

  • @SamsungS-eg3xb
    @SamsungS-eg3xb 3 роки тому +7

    Hooyadan iyo dadkeena la haleeyay ee shaydaanku ka faaidaystay ilaahayow soo hadee adigaa awood u le inaad soo hadayso yaa rabi adigaa naxariis badane ah

    • @aishachannel8286
      @aishachannel8286 3 роки тому

      Fool xumo ayaad diinta
      Kalbaxday ee waxba kuu noqon
      Maysto ee adigu naftaada
      Naar ka bad baadso

  • @randaruxii9690
    @randaruxii9690 3 роки тому +2

    anaga kumarabno kumana jecelin😡 cidii dida rabigen iyo rasulkeena scw anaguna diitnay😡

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 3 роки тому +1

    Naagtan waxan wa ay iskaledhahay maahane dhib ay kujirta. Midedha kale wa wax ay lacag kuqadhaneyso wana dacawa at fidhineyso. Allaha nagaqqbto fasahdedha

  • @suleimanmohamoudmohamed1570
    @suleimanmohamoudmohamed1570 4 роки тому +6

    Subxaana laah Ilaahow diinta qalbigeena kusug hooyadaa fidmowday ILAHAY hasoo hadeeyo

  • @Qiso_Qalbitaabad
    @Qiso_Qalbitaabad 4 роки тому +10

    Subxaanalaah walaaxowla walaa quwata

  • @ibrahimnur3449
    @ibrahimnur3449 3 роки тому +3

    Subxanallah ilaahey jidka saxda ah ee islaanimada hanagu oofsado! Nabigeegu waa kheyru khalkhilah, scw

  • @fadumomohamed5755
    @fadumomohamed5755 3 роки тому +7

    سبحان الله والحمد لله ولا اله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 4 роки тому +13

    Subxaana laah laa,ilaaha ilalaahu muxamada rasuulu laahi salalaahu caleyhim.wasalim ilaahow naga nabadgeli daalimiintan shartooda iyagana allaah yaa hadiig allaahu akbar

    • @qadiijomohammed6039
      @qadiijomohammed6039 3 роки тому

      Dhalin yarada ayeey rabtaa iney geyso hallaaga aykujirto allah ayaan kamagan galnay diintena macata badan Allaha nobarakey allaha sohanuniyo

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 3 роки тому +22

    و من يهدِ آلله فهو المهتد و من يضلل فلن تجد له وَليّا مّر شدا

    • @lindaadam6139
      @lindaadam6139 3 роки тому

      ilahow soo hanuni

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 2 роки тому

      Cabdi casiis. Walaal jooji barnaamijka ku saabsan gaalada. Adigoo mahadsan ku ekaaw ilintir. Waayo bad ayey nala geleysaa. Waxaa laga yaabaa in aadan qurbaha joogin. Halkaan wey buuxaan wax nugu cusubna ma aha. Laakiin illintir ayaa wax walba kaqiimo badan ee aan ku ekaano

  • @felisabdu2669
    @felisabdu2669 3 роки тому

    Wllahi arinkaan waa xadiiskii Rasuulka scw, qofbaa waabariisanaya isagoo muslim ah lkn qoraxda waxey u dhaceysaa isagoo gaalo ah, Allow na sug oo nagu dil diintan xaqa ah ee toosan aamiin, lkn wll tanoo kake lama qiimeeyo lamana soo qaato hadalkeeda, waayo mysiibo qof ay ku dhacdey....

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 роки тому +3

    Salallahu Calayhi wasalam Allahu akbar Waa Mucjiso Soomaali weyN Kagaashood Waa dadkii kanhoreeyey Carabi Ee Muslimka ahaa Ahna Ilaa hadda 100% Alxamdulillah 🤲🤲🤲❤💗💯💟💌💘

  • @hassanyarrow7564
    @hassanyarrow7564 Рік тому

    Walaal
    Cabdicasiis Really
    Waa arin looga naxo
    Adigana waad ku mahadsan tahay sida aad uga digtay.
    Mahadsanid

  • @فاطمةزهراء-ث4ر
    @فاطمةزهراء-ث4ر 4 роки тому +5

    Kolay anaka caymeen allah ha so hanuuniyo subaxan allah aduun wax walbe waa la arka waxn Ana aheen allah wajigisa aheen nabigeena ana ku salino ‏حبيب الله صلى الله عليه وسلم ❤️🌹❤️🌹❤️🌹

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 3 роки тому +8

    Subxana’Allah ilahay ha so hanuniyo
    Alhamdulillah cala nicmatul Islam ☪️ ❤️

  • @fartunmoha8725
    @fartunmoha8725 3 роки тому

    Xasbiyalah wanicmal wakel alle haso hadeeyo subxanallah waxey ku fanto mey weysay markey gaal nimo ku faaneso anoo diinta🕋 islamka oo naxariista ah ujeeda man gal nimo oo jahanaba adaa xasbiyalah wanicmal wakel

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 4 роки тому +5

    Ya allah, ya allah ilahayow sohanuni, ilahayow nababadhi, ilahayow hana cadhabin

  • @Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
    @Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 3 роки тому +5

    Walahi caabsi caabsi eyy u egtahay mammadan

  • @NH-iu9qh
    @NH-iu9qh 3 роки тому +9

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم امين يارب العالمين

  • @MATTA_ALI33
    @MATTA_ALI33 3 роки тому +13

    NABI MAXAMED DARTII SUBSCRIBE IIGU SAAR WALAAL MCN

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 3 роки тому +1

    Gaaaaal waa gaaal !! Kulahaa hoyo somaliyed! Who cares?

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 роки тому

    Wixii dhumay ilaahey hasoo hadeeyo. Walal u duceeya. Inkaarta ka daaya. Dad qalbigooda allah gadiyay waaye. Ilaahey qalbiga hanaga gadin. Allahu aamiin

  • @abdirahmanadamali8872
    @abdirahmanadamali8872 4 роки тому +7

    ربحان الله لاحولا ولاقوة الا بالله

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 3 роки тому +3

    Adigu maxad kasi fafiin waar ilahaay ka baaq waxa dhiici karta iin daad xanunsan ama qaar aqligu ku yar yahay aay ku daydan waxa fiican ee waxa laga faiidayo aya laa fafiiya

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 3 роки тому +4

    Tan duli iyo dar xumo ayaa ka muuqata
    Ilaahay ha Soo hadeeyo

  • @mubaraksalah5943
    @mubaraksalah5943 11 місяців тому

    Subhanallah bro keep up hard work. Respect from Bratislava, Slovakia.

  • @riyaakhr3431
    @riyaakhr3431 3 роки тому +1

    subxanallah 38 sano qurba jogaa walina meel islaan joogin ku nola wax ku baranayey somali iskaba dayee o wada gaalo ha midka kaliya aan ku bad baadey wa diinteyda aan xoojiye o ey o i xosheyaan ana tooda aan ku xushmeeyo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 роки тому

      Mashaa Allaah. Allaha kuxifdiyo fiddaaray. Waxaad aad ugu dadaasha akhrinta Qur'aanka aad ayuu kuu caawinaya Qur'aanka inshaa Allaah.

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 2 роки тому +2

    يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
    اللهم مصرف القلوب صرف قلوبنا على طاعتك
    اللهم آمين آمين آمين

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara519 3 роки тому +3

    Abdiaziz walaal waxaan kaa cudsan lahaa hadii aad araqtid qof nuucan oo kale ah .ha ka sameynin reaction waye fursad ayaad siineeysaa ey ku arkaad muslimiin fara badhan oo shaki ku jiru mise iimaan kuuda uu dhaciif yahaye

  • @faizaabdullahi3158
    @faizaabdullahi3158 3 роки тому

    Waa habar waalatay haabaar qabta sheydaad alle hasoo hanuuniyo dadkana alle hajabad baadiyo

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 9 місяців тому

    Subxaanalaah malikul qaduus ilaaahayoow soohadee hooyadaas soomaliyeed aamiin yaarabi caalamiin

  • @ashaburale764
    @ashaburale764 3 роки тому +1

    ALLAH AKBAR

  • @foozia426
    @foozia426 3 роки тому +1

    Subxanalaah ilahayow khatumada khayr noogu khatin yaa rabi

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 роки тому

    Subxanalahii subxanalah 😭 Allah hadaa loyabaa muslimka markey galadii dinta kusoarureso oo sohanuneso hanun ilhy ayaa leh ma intey jirtan shegaa subxanalah

  • @siyaasideeqcabdilaahi6206
    @siyaasideeqcabdilaahi6206 4 роки тому +3

    Waan kanaxay waan xumahay walahay umada somaliyed waan ka tacsiyadaynayaa meelweelba umada somalida ayjoogto

  • @muniraahmed715
    @muniraahmed715 3 роки тому +3

    Walaal waxaan kaa codsanayaa inaadan mardanbe soo daynin dadkan oo kale waxaad ka qayb qaadanaysaa faafitaanka qoftaan gaaloowday iuagana waa inta ay rabaan inuu dad badan gaaro
    Mahadsanid

    • @fartuungaraad8737
      @fartuungaraad8737 3 роки тому

      Waan kula qabaa fakar kaan in aan mar danbe lasoo deeyn

  • @جوريعلي-ج4د
    @جوريعلي-ج4د 2 роки тому

    Naala tullaahi caleeyhaa c caziiz wll hooyo soomaaliyeed hadhihin ee hala. Dilo waa murtid nacalad illaahay ku dhacday

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 3 роки тому +3

    Subxana ALLAAH ALLOW Soo Hadeey iyo inta Hanuunka la doontay Yaa rabi yaa Raxman

  • @adarsiad3555
    @adarsiad3555 3 роки тому +3

    Tanoo kala waa mashruuc ilaaheey ha soo ha nooniyo ayeey daan 🤲🤲

  • @khadijahassanmohammad9726
    @khadijahassanmohammad9726 3 роки тому +1

    Khaatuma khyr Baan Alle waydiisanay

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ 3 роки тому +2

    Acuudu billaahi MINA sheydaan rajiim allaah hasoo hadeeyo baadi ayey ku sugan tahay oo weliba ku faaneysaa subxaan allaah

  • @mohayusuf995
    @mohayusuf995 4 роки тому +6

    Allah hawajiyo lkn allah macafiyo ruux kagaaloway lkn allah wuucafiyaa danbiyada kaloo dhan😭

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Рік тому

      Qof aan ilaahay hannuunka uqorin mahanuunayo

  • @neyruuscali2323
    @neyruuscali2323 3 роки тому +3

    sau egtahay a dusalo naku filan.diintu wa nuur wlhi iyo qurux❤❤❤

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 роки тому

    (((ALLAAH LAMA DOONIN EE SHAYDAAN BAA LA DOONAY ALLAHA SOO HADEEYO (((( ANAGANA ALLAHA NAGU SUGO XAQA ILAA YAWMI DIIN ALOW ADAA KU MAHADSAN (((( NAGA DHIGAY MUSLIM AM )))

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Рік тому

      Ilaahey wuxuu doono maahee waxkala madhici karaan. Qofkii uu doonuu hannuuniyaa kuu doonana wuu baadiyeeyaa. Shaydaan kuma baadiyaynkaro haddaan ilaahey kuuqorin wax awood uuleeyahay majirto. Dhib iyo dheefba ilaahey ayaa haya.

  • @منىعبدالله-ه5ع
    @منىعبدالله-ه5ع 3 роки тому +5

    اللهم ثبتنا على حق ولا قوة إلا بالله العلي

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 2 роки тому

    Subxaana allaah allaha na sugo
    Ilaahow islaanimo nagu dil oo nagu noolee

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals 3 роки тому +1

    Balayo igadhey subxanalah Rabiyow nabadbadi Donna an baad nasisey Rabiyo Islamka badbadi oo badi Somalina xafid ya Rabi

  • @hamdiadan4234
    @hamdiadan4234 3 роки тому

    Alhamdulillah illahey gi muslim naga dhigay

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 роки тому +1

    xasbunallah wa nimco wakiil allahu akbar

  • @AyaanleEric-xf4cm
    @AyaanleEric-xf4cm Рік тому

    Aniga ku qanacsan masiixiyada waan naxariis waan heleesa farxad sayid ciise masiixi qofkii ayidaa farax aan dhamaan ayuu helayaa

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 роки тому +1

    صلي الله عليه وسلم 😚 ♥ ❤ 😍

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 роки тому +1

    Diintaadii xaqa ahayd Allah ha kugusoo celiyo walaashay waa lunsan tahaye subxanallah Allahayoow hanagu darin kuwa dhumay iyo kuwad ucarotay midna Aamiin yaa rabbi aamiin yaa rabbi aamiin yaa rabbi.

  • @ahlamyoutube1149
    @ahlamyoutube1149 3 роки тому +4

    ♥️💯💯♥️💯💯اللهم صلي وسلم وبارك عليه

  • @ZakiyaAbdi
    @ZakiyaAbdi 6 місяців тому

    سبحان اللہ سبحان اللہ سبحان اللہ سبحان اللہ

  • @calimaxamed1243
    @calimaxamed1243 3 роки тому +6

    Cadhada Ilaah ayaa wejigayga ka Cad

  • @aichaalimohamed7192
    @aichaalimohamed7192 3 роки тому

    Subxanaallah Allah ha ka qabto umada islamka allahu akbar

  • @hodanbadmaax4500
    @hodanbadmaax4500 3 роки тому

    Subxanalaah Bal ega inta Sulka Sartay Wale Somalidii Intodii badnayd Way Wada Halagsamen ilahow Imaankayga & Diintayda igu Sug iyagana ilahow Soo Haday Amiin😭

  • @xareed1
    @xareed1 3 роки тому +1

    waxa la arki jiray iyadoo janada laysugu yeedhaya lkn iminka jahanaba laysugu yeedha

  • @ghadardable5239
    @ghadardable5239 2 роки тому

    Hasbunallhu. Ya. Yarabi. Naagtu. Adunkiiibeyba. Ku. Gubatay. Aakhiroön. Lagaadhin.

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 3 роки тому

    If you think evey somali person you see is a Muslim you're wrong we just need to learn to get along as somalis and leave everything to Allah Subhana wata'allah

  • @kaltuunrashiidibraahim1939
    @kaltuunrashiidibraahim1939 3 роки тому

    Hooyo adigana alle haku xiftiyo iyadana sidii alle ugu talo galay ayay maraysa

  • @samiyusuf9440
    @samiyusuf9440 3 роки тому

    Allhuma yaa muqalibal quluub thabit quluubanaa calaa diinik.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 роки тому

    Asalaam caleykum waraxmatullahi wabarakatuh
    SUBXAANALLAAH
    DADKA WAA ISUDUCEEYAAN WALAALYAAL EE UDUCEEYA QOFKII DIINTA KABAXAY IYO QOFKII JIRANBA,
    30-ka SANNO ISBADAL WAYN AYAA SOOMAALIDA IYO SOOMAALIYA KUDHACAY (wax fiican iyo waxunba) DUCADA WAA MUHIIM OGAADA.
    Mahadsanid A/Az

  • @hanicabdiraxmaan1530
    @hanicabdiraxmaan1530 3 роки тому

    Ilahay. Cidna xumaan lama doone astaqfurulah ee shaydaan baa ka xaystay baa la oran karaa ee Allah soo hadeeyo

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 3 роки тому

    Allaa kariim laa'ilaaha illallah muxamadu Rasulullah salallahu caleyhi wasalim
    Suhanallah

  • @kawsarosmaplnl9892
    @kawsarosmaplnl9892 3 роки тому

    Subxaan Allah laxawla walaquwata ilahbilah caliyulcadiim Ilaahay ha naga badbadiyo sharka dhamaan

    • @goodman5831
      @goodman5831 3 роки тому

      hooyo ha odhan shaydanad dheh
      maxay futaxumo diinta kala baxday

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 3 роки тому +1

    Subxaan Allah ilahayow nagu dil diinta islaamka

  • @dahaboxashi9200
    @dahaboxashi9200 3 роки тому

    Mashalaha TABARKALAH jiskalah kheer isoo booqo adig o raliya

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 роки тому +1

    MUHAJIRIINTI WAXAY KA SOO DAGEEN SEYLAC WAXAANA KA DHISAN MASJIDKA QABLATEYN

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 роки тому +1

    Meey Soontaa👉Mise Sidii Cadaankii beey Cunto Saliid lagu kariyay iska ilaaliyaan.
    Nin baa Maalin Igu dhahay, Gaal baan ahay, Waana Soomanahay👉Cunto iyo beyond Wuu watay.
    Cuntada Saliida leh baan iska ilaalinaa, Kulahaa.
    Waa Nin dharagsan hadana, Kuleh Waan Soomanahay.

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 3 роки тому

    Subxaanalaah alaahu manajeynaa ilaahayow hanuun sii umada somaliyedna fidmadeeda kanabadgali koleey walooso dirtee

  • @maggiegabriel6370
    @maggiegabriel6370 3 роки тому +1

    You have no power, no status and no education to threaten, to deliberate, nor to critique any Somali-Christian. Don't hide behind a taped video.

  • @anjuubpe9823
    @anjuubpe9823 3 роки тому +2

    Inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuun 😔😔😔😔

  • @mariamab5746
    @mariamab5746 3 роки тому +4

    war naagtaan soomaali maahan waa oromo ama kuwa la dhihi jiray soomaali aboow

  • @munasandheere2245
    @munasandheere2245 3 роки тому

    Xasbun alah dulinimada ka muqta ayaa ka naxasanahay wlh alle iyo rasul kafurtay iskuma jedo qabdarad subax nalaga wlh waxan ku hadlay xata maqan ad ayaa unaxay

  • @safisheikh-ali5847
    @safisheikh-ali5847 3 роки тому

    Ha nacladin ee u ducee in ilaaheey xaqa haku hanuuniyee

  • @cookingwithsakinaabdullahi9353
    @cookingwithsakinaabdullahi9353 3 роки тому +3

    Subhanallah Subhanallah 😱😱

  • @ugaasocismaan5792
    @ugaasocismaan5792 3 роки тому +1

    Illaahow soohaniini intii muslim ah yaarabi

  • @ruqiyamaxamed5310
    @ruqiyamaxamed5310 2 роки тому

    Nacalad hakuna dhacdo naagta gaashaa iyo kii caayay suubanaha show show scw

  • @جوريعلي-ج4د
    @جوريعلي-ج4د 2 роки тому

    Cajuuza naareed aduunka allaha kucadaabo aduunyada aaqiro intaan lagaarin

  • @abdinuuribrahim3825
    @abdinuuribrahim3825 4 роки тому +1

    Abdiaziz hor u soco wat wacanhay runtii shaqada at hayso waa mid wacan

  • @jamilaabukar5846
    @jamilaabukar5846 3 роки тому +4

    Allaha soo hanuuniyo

  • @shamsoabdul6185
    @shamsoabdul6185 3 роки тому +2

    Fanacudubilaahi
    Gaalsh
    Yaahuuu kudheh wllo

  • @FartinAhmed4ever
    @FartinAhmed4ever 3 роки тому

    Subxanallah diintenu wa nuur wlhi waxaa kucadeyneso fiiri qofkasto diinta islamka kabaxo wuu foolxumadaa sibu ubahdilmaa acuudu bilaah Mina shaydani rajiim ilahaw sharteda namooti

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 3 роки тому

    Subxaana Allah, Ilaahay hasoo hanuuniyo agana nama baadiyeeyo, Allahuma Aamiin.

  • @muqtaarmaxamedmaxamuud7990
    @muqtaarmaxamedmaxamuud7990 4 роки тому +1

    Walaalkey Cabdi Caziis ogow in inta qarasani kabadantahay waa yaayoo waxaa horaa loo yiri waraabaha ciyaayo waxaa kabadan kuwa aamusan subcaanalah.

  • @kadra825
    @kadra825 3 роки тому +1

    سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه إنالله وإنا إليه راجعون ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @maajidyare1823
    @maajidyare1823 3 роки тому +3

    Ilayhi

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 роки тому +2

    Allahuma najinaa shara aldaalimiin