Mawduucyo badan oo arimahan la xidhiidha wan baadhay wanan daawaday lakin qaabka ad uga hadashay ee hufnaanta leh cid u lafa gurtay wali ma arkin mahadsanid walaal, soo baadi i.a
Waa meesha yaal dhagarta umada soomaaliyeed loo dhigey waa hasan shiiq, geelaha jabuuti, muuse biixi iyo kan imaaraadka ee Allah ayaga ha isku salido hana naga horwereejiyo aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo nimcada Allah ku beerey hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah dhagar walba ay soo dejiyaan cadowga Allah ayaga ha isku salido aamiin
01/01/2024 Waa maaLin Aan xasuusan Doono Waa MaaLin la Qiyaamay somalida Iyo Guud Ahaan umadda MusLimiinta Waxaan Ka Baqayaa In DhuLka Somalia Uu Noqdo Halka Laga Weerari Dooono Qudus Ama Xaramynka Ethiopia Waa Israel African Ah Lkn Waxaa Rajynaa in Uusan Hezhiiskaasi dhaqan Gelin Insha Allah
Yaaab yahuuu Allah ha sakhiro umaraha ninkani waba nin xanuunsan dhulkiisa inu gato raba yaab doqonimada heerkaas gadhay XasbunAalllah wanicimal wakiil is
Intaa ba waxa ka sii khatar badan in Itoobiya helitaanka heshiiska badda u u sahlayo weerarkii kacbada e, ku xusnaa xaddiiska 1596 Saxiix Bukhaari, waxa ku cad nin luga dhuudhuuban oo Abasiiniya ka imandoono inuu kacbada dumin doono.
Maracade Ethiopia marxaladaha ay marayan somalida wax u taalaa ma ahan waa in Ethiopia sida ugudaqso badan waa in somaalia loogasaaro kadibna xirrirloogoyo. Qorsho waxaa soosocda gumayso wixii kaaliita ama waalaguguumaysanaya
Maracadow waxaad leedahay soomaaliya xidhiidhka umay jarin waxayna ka baqaysaa in ciidamada ka jooga ethopia ay ka baxaan somalia !!somaliland na ma ogola oo way carqaladaynaysaa in ciidamo yimaadaan oo heshiis ganacsi ku yimaadaan all ready somaliland way tagtaye haday tudhayaan somaliya hayska fasaxdo adna dhexdhexaad ka ahaw hadaadan labaduba khaladkooda sheegayn Mahadsanid maxamed ciise maracade
Asalaamu caleekum I too it’s bad kale radio dheh badeena Farrah’s hakqaado mafahanty adiga Horta soogmali Miya’s Takayuki nose macadamia itoobiyo dhinaceeda Maxamed ugu jeerjeeto nun fiican matihid washout itoobiyo Ayaan lajirtaa Qaasim wadan or qarsan
Reer soomaaliland muuse waa jaahil Awoowayaa sheen ayaa siin waayay suu bilaash ku bixilaya ani Goo ah shakhsi soomaaliland ah somalia hadiido Ana waan raac sany❤
Soomaaliya waxa jooga cidamo Ethiopia marka maxa looga xunyahay soomaaliland muqdisho barkay ka dagalamayen ee madax toodayada ilaalinayen ilaa iyo hadan way joogan koofur waxan u argnaa baroortu ceesanta ka wan guul soomaaliland
Lughaya Saylac Borama anaa leh waxa ka dhici dona Wlhi bilaahi magaca ebe ayaan ku dhartay ta falastiin ka socota manta Isaaq iyo Ethiopianka aan ku godmin donaa axmaro iyo oromo wana balan besha aan ka soo jeedo samaronka aan ka soo jeedo manta waa malinta qalinka iyo buuga turi lahayeen ee qori la qadan laha Awdal state waxan ahay ciil qabe 77kii🇸🇴❤️
War intaad ka hadleydid Xabadhida dhaqlaheds ka Shakey did ,maxad dalkaga somalia maad ka hadashid iyo wax yeelada ay somalia iyo xad kudubka daled iyo xududerd iyo dhuleed maad ka warantid ,somali land wax dal ah o la dhaho Somaliland ma jirto caalamka e wa dhil somaliyeed .
Bad soomaa liyeed heli meyso maanta wuu hadley lataliya ha amniga qaran ka haduu na ogaa dey iney idho laan ku socdaan maa naan dhiman ax maar takad naga heli maayo nabadgalyo
Fikarkayga mar aan ka hadalo soomaaliya Waxahachie ay noqotay timir xabaal taala Waxahachie sababay download Atwood Leh malihin ama midaysan sidaas Ayaana sababtay in dawoco kasta noo hawaato Lakin sikastaba aamusimayno hadii aan awood helnona waan dagalamaynaa
Xootiyiinta Yemen Cid aan Allah eheen oowax kabadalikartaa majirto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mawduucyo badan oo arimahan la xidhiidha wan baadhay wanan daawaday lakin qaabka ad uga hadashay ee hufnaanta leh cid u lafa gurtay wali ma arkin mahadsanid walaal, soo baadi i.a
Masha allah maracade alle ha ku xafido
Dhagaysi wacan maxamad cise Maracade show camrigaga Alaa hadhereyo anigoo axmadNimcan Maxamud ama hakaan kumagacdher 🇵🇸♥️♥️♥️💚💚💚💚 5:32 5:32 🇹🇷🛩️🎤 5:32 🎧🙏🙏🙏🇱🇷🇮🇱✖️⛴️🛥️🛳️🚢🛩️📺📻📼📹🎟️📹📱🇸🇳🇩🇯lasocod wanagsan bilaw ilaa dhamantinba
❤❤❤❤❤❤🎤🎤🎤🎤🙏👍👍👍👍🤳✍️🤳✍️🤳🤳🤳🤳lasocod wacan marwalba
Masha allh qofkii koowaad ayaan ahay❤❤❤
Guul somalilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid maracade show
Guul falaastin inchalla
Mahadsanid maracade show, wax badan ayaan kaa faiday
Waa maan gaab ethiopia wayna ku jabi insha allah
Markay dhulkaaga timaado ha ku jabto laakin imika dhulkaagii maaha ilahayna uu ogyahay madaxdaaduna way ogtahay
Aad baad umahadsantahay sxb sare sida wanagsan ee aad nogu soo gudbised wararka iyo waxa kasocda calamka ❤❤❤❤
Allaha wxn weydiisanayaa inuuna Ethiopia noo keenin oo heshiiskaasi burburo 😔 😟
😢😢😢😢
ILLAHEYE IDIINKA IDIIN BUURBURI ARGAGAXISO
@@safiaibrahim8513 yaan ahay marka lay burburinaaya wd buktaa oo qofkii hdlba Somalia inuu yhy bd u haysataaye wx u fiirso anaga ahmaar iyo wx raacsanba nacnay Allena ka magan galnaye
Mahadsanid wllo form Burco
Omar mumin dugsiye ( Qalab ) keep going zhp
Adigaa mudan walla Maracade ❤
😢😢😢macelinkaro cadifadeda wllhi😢
❤❤❤ustaad ka update ka anka helo mar walbo 🎉🎉
xabashi dhulkena ma imaaday insha Allah
Aad Ba Ugu Mahadsan Tahay Gudomiye Maracade Show ❤🇸🇴❤️
أللهم اعزالاسلام والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات أللهم امين يارب العالمين
Keep giong gold vios
Xasan sheekh waa munaafaq illahey dhagartiisa umada haka qabto😢
Darood Doofaar inaad Tahay Wey Cadaatay Dulufeey
@@aarkamudugofficial28adigaa dofaar iyo dameerba ah darood baad kuwalateen madigaa og waxay tahy habaraneey tuugo mooryaana ooweliba argahixiso ah yaad tihiin runtaa kudhibeyso xasan waa tuug asagaa saxiixay mabenbaa
Aad baan ugu xirnahay youtube channelkaga walaal in ka badan 4years
Mahadsanid walaal
Afkaaga caano lagu qabay sxb mara cade waqti yar iyo macluumaad badan ilaahay waqtiga iyo maskaxdaba ha into barakeeyo
Somali land has the right to it's constitution, obligation and right to it's sovereignty no one cant talk about. Let Somali clean it's premises
Gpl wngsn sida Udhantixiipa badeena iip ma ah dhalan yaro
Sxb maracade good night.
WAN.DIIDNAY
BADA.SOMALIA❤ITOBIYA❤MADHACAYSO
❤IITOBIA❤
Wadamadu waa jaar oo makala marmane Somalilan iyo itobiya wey heshiin karane soomalidi siiyaad bare ayaa cabadaysa tasiina sheekh muuse ayaa ka badiiyey marka Somaliland itobiya waa guuuuul
we are support ethiopia to port
Mahad sanid wll ❤❤❤❤❤
Sxp ka soo hadal arinta Bangladesh
Arinta Somalia iyo Ethiopia Hadan fahmay Waaba hal dekad iyo hal Saldhig Waa arin Wayn
Markan helno Ayan kafikireyna aqoonsiga 90 Years kabacdi 😂😂😂
Heshiis kusheeg waa
Waa meesha yaal dhagarta umada soomaaliyeed loo dhigey waa hasan shiiq, geelaha jabuuti, muuse biixi iyo kan imaaraadka ee Allah ayaga ha isku salido hana naga horwereejiyo aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo nimcada Allah ku beerey hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah dhagar walba ay soo dejiyaan cadowga Allah ayaga ha isku salido aamiin
Aamin yaa rabi😢🤲ilaahow😢
01/01/2024 Waa maaLin Aan xasuusan Doono Waa MaaLin la Qiyaamay somalida Iyo Guud Ahaan umadda MusLimiinta Waxaan Ka Baqayaa In DhuLka Somalia Uu Noqdo Halka Laga Weerari Dooono Qudus Ama Xaramynka Ethiopia Waa Israel African Ah Lkn Waxaa Rajynaa in Uusan Hezhiiskaasi dhaqan Gelin Insha Allah
Apdate❤❤❤❤
mansha allah
Waa meeshii shidalka ka buuxisay
Benale dheh engener benale
Ilahey ha naga ilaaliyo itopiya muus baahi
Yaaab yahuuu Allah ha sakhiro umaraha ninkani waba nin xanuunsan dhulkiisa inu gato raba yaab doqonimada heerkaas gadhay XasbunAalllah wanicimal wakiil is
Abiya imsuu bada ku riyoodeya
Alle haugargaaro walaleheena Falastiin
Itobiya waa gumaysi
Somaaliya waxay noqotay goraya ba Aday e nin walibow baalka qabso XasbunAalllah wanicimal wakiil is
Asc msh waxad warbixintadan ku so qadatay heshis laba dhinac dhex maray iyo duwal kale oo uu saamayn ku yelanayo. 2da dhinac midkood waxad xustay inuu faa,iiday .dhiniicii kale faido iyo qasare mad xusin???????
Wanin waalan 99 Sano kulaha wuxu mafiyoowa miyaa 😡
dowladeena waa iney eridaa safiirka itobiya hadey ceerin madaxweynaheena sagaa wax la,og muxuu ka dhoowranayaa itobiya
Intaa ba waxa ka sii khatar badan in Itoobiya helitaanka heshiiska badda u u sahlayo weerarkii kacbada e, ku xusnaa xaddiiska 1596 Saxiix Bukhaari, waxa ku cad nin luga dhuudhuuban oo Abasiiniya ka imandoono inuu kacbada dumin doono.
First person
Qorigaa halaa qaatow Ethiopia waa Timiii
Fast one
Asc muuse amusan odha waa kiro wuxuyidh 01/01/23 20 kil mitiir ayanu siinay Ethiopia 🇪🇹 anaguna citiifaf ayan ka helaynaa
muuse biixi caqligiisu aad ayuu u hooseeya nin cadawgaaga ah garab miyaad kaheli kartaa?
Maracade Ethiopia marxaladaha ay marayan somalida wax u taalaa ma ahan waa in Ethiopia sida ugudaqso badan waa in somaalia loogasaaro kadibna xirrirloogoyo. Qorsho waxaa soosocda gumayso wixii kaaliita ama waalaguguumaysanaya
Maracadow waxaad leedahay soomaaliya xidhiidhka umay jarin waxayna ka baqaysaa in ciidamada ka jooga ethopia ay ka baxaan somalia !!somaliland na ma ogola oo way carqaladaynaysaa in ciidamo yimaadaan oo heshiis ganacsi ku yimaadaan all ready somaliland way tagtaye haday tudhayaan somaliya hayska fasaxdo adna dhexdhexaad ka ahaw hadaadan labaduba khaladkooda sheegayn
Mahadsanid maxamed ciise maracade
Asalaamu caleekum I too it’s bad kale radio dheh badeena Farrah’s hakqaado mafahanty adiga Horta soogmali Miya’s Takayuki nose macadamia itoobiyo dhinaceeda Maxamed ugu jeerjeeto nun fiican matihid washout itoobiyo Ayaan lajirtaa Qaasim wadan or qarsan
Reer soomaaliland muuse waa jaahil
Awoowayaa sheen ayaa siin waayay suu bilaash ku bixilaya ani Goo ah shakhsi soomaaliland ah somalia hadiido Ana waan raac sany❤
itobiya waa kabo ceelkula dhac wayna ogtahay inaysan usuurta galeyn
Sidee looga celin karaa dadka Somaliyeed ee Somalia ku nool iyo ethiopian ka nolool dalkeena waxaa badan ethiopian ka
Xabishid ma rabano
Kula mid ahay
💏
Wax ka soconaya ma jiraan waxaa la gaaray xiLigii inkaartu na deeyn laheed
Asc. Maracade. Show. Su.aal. iyo. Jawaab. Inta. Kadib. Itobia. Maha. Baddoo. Ee. Waa. Dhulka. Soomaliyeed. Lakiin. Itobia. Ku. Ladii. Doonta. Bixiina. Keeligi. Mabiixin. Kara. Haa. Ama. Mayaa. Jawaab. Umada. Soomaliyeed. Ayay. Utalaa
130 milyan ayaa hadii ay helaan bad iyo ciidan waxay xaalufin bada waxay vanshuur kaqaadi doonan bada dhaman dekedaha Somali wey cunaqabatayn qaar ahaan Berbera
Soomaaliya waxa jooga cidamo Ethiopia marka maxa looga xunyahay soomaaliland muqdisho barkay ka dagalamayen ee madax toodayada ilaalinayen ilaa iyo hadan way joogan koofur waxan u argnaa baroortu ceesanta ka wan guul soomaaliland
Bad iyo dul Miya lasiye sidina okle😂😂😂
Wamaxay somaliya cabadka ka dhamade war Somalilan iyada isku filan
Aad baan uga xumahay
Itoobiya ciidankeda maxey noo hayaan oo logu turaa yaa iiga jwbo😩
Waa yaab😡😡😡
Asc Walalky maracade wllo anigu waxan ahy gabadh ree somaliland walahi intan kanaxay ilhad madaxa ixanuunay wayo itopiyan wacadaw ralina kamaihi kaman noqono dayin abid waxan karabna dhulka somaliyed ee uu xogakuhaysto hadan bad ugudar wuxu yidhi burka bahalba kamafiln😂😂😂😂😂
Xasan shekh muxu xirirka ujara ethopia asigaba bada baxshay o heshiska jabouti laguso galay bada ayu aha e muse waxbo masaxixikro
Asc
Waxan cad in Itopia ay Rabin Berbera ee waxay rabtaa deked iyo saldhig milateri oo wada socd
SIILKA HOOYADA KA SHEEKEE
Taas ma u soconeso itobiya
Ilaahay hanaga qabto sharka itoobiya annaga keliya nama saameyneyso ee islaamka oo dhab ayey saameyneysaa
Ethiopia bad masiineyno
Dikad.waa.lakireen.kara.iyada.rayad.ah.laakin.askari..non!..
Zxb welcome ayakuleyah Salman maxad ojoga muqdisho ootawitada aad uxiiseya warkagaka hadahori uxiseyA haugudikale Warka aaduqabsay barabulsshada hadaa horiugudigalo worka kasoyeray it obits iyo gawalada waqoyay waiting qaldan hadafikirkega oodamirnimo oosomaliyeed ookadhibto waawax xun ankasoohor jedo waxaadiyar unary doing gains ayaa ayauhureenaa zxb maxamad welcome horiusoco zxb Marwaba ayaauxiiseyaa tawawintada zxb guuul ayakuleyahy zxb😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤😊😊😊
😮😮😮! Lughaya looma doorin ee iyaga ayaa doortay waayo lughaya waa meelaha ugu macdanta badan
Meesha wax ayay ku ogyihiin !!! Waa sheko kale
Lughaya Saylac Borama anaa leh waxa ka dhici dona Wlhi bilaahi magaca ebe ayaan ku dhartay ta falastiin ka socota manta Isaaq iyo Ethiopianka aan ku godmin donaa axmaro iyo oromo wana balan besha aan ka soo jeedo samaronka aan ka soo jeedo manta waa malinta qalinka iyo buuga turi lahayeen ee qori la qadan laha Awdal state waxan ahay ciil qabe 77kii🇸🇴❤️
Yaahuu cudur Isaaq ayaa ku haya.
Anaya ka soo Keenan Boorame
waligeed lama arkin aqoonsi lagu badasho dhul somaliland kahor😅
Maracade show kolka ay saldhig milatery itooyaan kasameysto maxaa Ku xigi doono iney u fududaato iney Soomaaliya gacan kudhigaan waa qorshaha amxaarada
Dabalif
Muuse Baahi dheh marka magaciisa ku dhaqaqaysid wariye
War intaad ka hadleydid Xabadhida dhaqlaheds ka Shakey did ,maxad dalkaga somalia maad ka hadashid iyo wax yeelada ay somalia iyo xad kudubka daled iyo xududerd iyo dhuleed maad ka warantid ,somali land wax dal ah o la dhaho Somaliland ma jirto caalamka e wa dhil somaliyeed .
❤❤
Habarka jabuuti haysta waxan ogaa in yahay cadowga Somalia eee hadana macadowga jabuti
Bad soomaa liyeed heli meyso maanta wuu hadley lataliya ha amniga qaran ka haduu na ogaa dey iney idho laan ku socdaan maa naan dhiman ax maar takad naga heli maayo nabadgalyo
Hhhhhh
Dadka soomaaliyeed oo seeftoodu bilaa galkatahey aadbaad isaga ilaalisaa maasha allh caqligaaga
War wax heshiis ah o ciidanka xabadhidu somalia ku joogtan ma jirto ee beenta inaga jooji .
Fikarkayga mar aan ka hadalo soomaaliya Waxahachie ay noqotay timir xabaal taala Waxahachie sababay download Atwood Leh malihin ama midaysan sidaas Ayaana sababtay in dawoco kasta noo hawaato Lakin sikastaba aamusimayno hadii aan awood helnona waan dagalamaynaa
Dhulkayaga
.waa.Ku.dhimanaynaa
CASIDAN ILLAHEYE IIDANKI BIIYAH LAABDA WEABE BAA LAA INKA XIIDHAN😂😂😂😂😂
Inta heshiiska muuse ku wehelisa khaatumo xumo ayn Alle baryeynaa
Somaalaay naga dhamaada maadaama aqoonsi nasiin waydee😂😂😂😂
Wll Ethiopia aqoonsi Cid siin mayso
Ee waxay rabtaa inay dhulka soomalia
@@AbdixafiidMobamedee hadaaba meel ii dhaafsantahay dantu dugaag kaama leexiso 😊😂
kannada ayuu Rabat insurance kagaduuluurabaa
Mara cadae qof somaaliya guda heda joga UA-cam laxag maka samey karaaa 🇸🇴🇦🇪
Dawlada may naga bixiso ethopianka
Xaqa alle ha tuso dadka somaliyeed