Muuqaalka Gaza oo isbadalay | Heshiiska oo dhaqan galay & XM oo gudbisay Magacyadii la sugayay |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 223

  • @deekhaabshirdeekha6350
    @deekhaabshirdeekha6350 День тому +42

    Masha Allah
    Hambalyo hambalyo
    Reer Gaza
    Mahadsanid maracade show guuleyso

  • @amira1438
    @amira1438 День тому +15

    Alahu akbar alahu akbar alx
    waa guleysten reer gaza
    inta dhimana alle ha u dhamestiro insha alh yahud balan maleh ilahey lee

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw День тому +7

    ILLAAHOW GUUL GUUL FALASTIIN FALASTIIN YAA RABBI 😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @ladanelooyan777
    @ladanelooyan777 День тому +16

    Maracade sxb taariikhda marwaan barquuti ee aadka loohadal hayo noo soo sameey ama warka kan xiga kusoo dhaxqaato waana codsigii iigu horeeyay een ka codsabo madashan wabilahi Tawfiiq

  • @DaheromarDaheromar-sy2tu
    @DaheromarDaheromar-sy2tu День тому +19

    اللهم نصر إخواننا في فلسطين

  • @Lajecle
    @Lajecle День тому +13

    Guul ayaan urajeenaa falastiin insha allah wey guuleysan donan 🇵🇸

  • @Saki-Hagarlaawe
    @Saki-Hagarlaawe День тому +14

    Maracadde waad dambaysaa, 12:15 xilliga Somalia ayay bilaabatay xabbad joojintu, Xamaasna way gudbiyeen liiskaan, Ciidankana amar ayaa la siiayay inay xabadda joojiyaan goobaha shacabkana ka baxaan.
    Guul wayn ayay Xamaas gaadhay. Eebbe ha guuleeyo, Yuhuuddana ha jabiyo, waa cadaw arxan daran.

  • @Fathifour
    @Fathifour День тому +10

    M.a wlhi saan u farxay lee ilaahow xoriyad waarta sii walaalaheen inqaab aduun waa arkeen allah akbar

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 День тому +2

    Wcs ustaad Maracade Jzk kheyr guuleyso A iyo Aqiro, Alxamdulillaah, Alxamdulillaah
    Alxamdulillaahi Rabbil Caalamiin

  • @YuuBaadicade-p8c
    @YuuBaadicade-p8c День тому +1

    Ugu dambeeyn reer Gaza wey guuleysten ❤🇸🇴 💪

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h День тому +5

    Hambalyo Reer gasa. Guul hamaas wan faraxsanahy masha Allah

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 22 години тому +1

    Viva❤maracadde guul ayan kurajeinaya🎉

  • @AbdiasiisAbdiali
    @AbdiasiisAbdiali День тому +13

    Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay

  • @MohamedShaqlane2
    @MohamedShaqlane2 День тому +1

    Mashaallah guul Gaza❤ inshaallahu Ameen

  • @KamalAbukar-w7v
    @KamalAbukar-w7v День тому +8

    Allah Akbar Allah Akbar Free Palestinian Free Palestinian ❤❤❤❤

  • @CiiseAxmed-b6w
    @CiiseAxmed-b6w 23 години тому

    اللهم نصر كم مجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 День тому +5

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏

  • @abdillahiibrahimabdillahi9518
    @abdillahiibrahimabdillahi9518 День тому +3

    Heshiiskan wan hubay inan kareynu maracade waxa inu hadhay dawlad Falastiin aa inshallah waa dhawdahay

  • @Somalestine
    @Somalestine День тому +3

    Allahu Akbar Ilahoo U Gargaar Wllhen 🤲🇸🇴🇵🇸❤️🍉🫒

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 День тому +3

    Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allxmduliilha yaa Rabi Aallah 🇸🇴🇵🇸❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤🇵🇸🇵🇸

  • @Nasrasiciid3090
    @Nasrasiciid3090 День тому +4

    I couldn't holdback my tears walahi Alhamdulillah 😭🇵🇸💖

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi День тому +1

    Allah hasiiyo nawat iyo xasilooniwaata shacaka Falastiiniyiinta oodhan 🤲

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440 День тому +2

    Allahu Akbar allow isiyaadi nabada xoriyad waarta allow sii

  • @aaminoibrahim5170
    @aaminoibrahim5170 День тому +4

    Maasha Allah ilaaheyow garabgal anagana gadaalsamo nasii yarabi

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed День тому +1

    maracade mahadsanid sxb nosobadi wararkaga siba lolanka dunida ❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😘😘👍👍🇸🇴🇸🇴🌹🌹

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 День тому +3

    Naga dhaaf xayaysiiska guryahay kiniya fadlan.
    Ka shaqee horumarka dalkaaga hooyo.
    Somali mooyaanee dad dalkake xayayasiinaya lama arag jooji fadlan

    • @CabdiKarin-v4l
      @CabdiKarin-v4l День тому

      Xaysiinta waa lacg wayo qarsh buu u bahyyahy suu shaqada u siii wado

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 День тому +4

    الله اكبر
    اللهم لك الحمد 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @AaminoMaxamedcabdi-p2g
    @AaminoMaxamedcabdi-p2g День тому +3

    الحمدلله اللهم نصر اخواننا فى فلسطين

  • @MustafJijo
    @MustafJijo День тому +3

    Guul guul falStiin

  • @Wecwe
    @Wecwe День тому +4

    Lakin wali isra’iil waxay duqeyneysa Gaza xitaa hadi la garay heshis 💔

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 День тому +4

    Ya Illahi Alhamdulillah Rabbil Calmin

  • @xuseenaxmed5849
    @xuseenaxmed5849 День тому +2

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @NimcandahirNimcandahir
    @NimcandahirNimcandahir День тому +3

    Masha alalh ilahelaw kadulqad dhibta heysata .reer falastin

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot День тому +3

    Xms wey guuleesaneesaa

  • @ابوابراهيم-ب7ر6ص
    @ابوابراهيم-ب7ر6ص День тому +2

    Masha Allha masha Allha masha Allha 😢😢😢😢 allhau Akbar allhau Akbar allhau Akbar

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed День тому +1

    mashaalah guul usohoyatey umada musliminta gar ahan reer falastiin inchallah yahuda wey jaabi ❤❤❤❤😂😂

  • @NuurAbdiraxmaan-o6d
    @NuurAbdiraxmaan-o6d День тому +1

    Mujaahid waakuma maracade rabi dadaalkaaga Jano hakugu geliyo aamin reer Gaza Allaah adkaysigooda iyo sabirkooda Jano aduun iyo Jano aakhiro Allaah hakusiiyo aamin aamin aamin

  • @noorholac6849
    @noorholac6849 День тому +2

    Allahu akbar ilaaaha mahada idkaleh falastin kuul

  • @AsmaAsmaay
    @AsmaAsmaay 23 години тому

    الله اكبر الله اكبر اللهم انصر اخواننا فلسطين 🇵🇸

  • @KhadarAfgaab-y7
    @KhadarAfgaab-y7 День тому +2

    Alhamdulillah our brothers &sistees got peace

  • @MawiiidCumar
    @MawiiidCumar 21 годину тому

    Allahu akabar ya faladtiin guul guul guul in sha allah

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 День тому +2

    Wasaaradda caddaladda israaiil kulah 😢 nacaladi haku dhacdo yuhuud

  • @filsanahmed5395
    @filsanahmed5395 День тому

    Alxamdulillah Allah nabd waarta hasiiyo wllhen reer gasa

  • @Faatimamohamed-p6e
    @Faatimamohamed-p6e День тому +2

    ❤❤❤❤ yaa rabi falastiin xuree

  • @aryanabdi5083
    @aryanabdi5083 День тому +2

    Masha allah 😢😢 ilahay u gaar gar

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 День тому

    Allahu akbar mashaa allah hambaliyo hambaliyo wlalaha gaza ❤☪️🤲🙏

  • @IsmaëlBachot
    @IsmaëlBachot День тому +2

    Félicitations peuples des Palestine guuuuuul incha Allah

  • @MaxamuudXayle-d6g
    @MaxamuudXayle-d6g День тому +1

    M.a Alle ha guuleeyo falastiin

  • @Malaawi7
    @Malaawi7 День тому +2

    Alxamdulillah hadiiba ay hirgashay

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 День тому +3

    Siday ahayd iyo si kafiican ayey kuso noqni qasi inshalah

  • @abdifitahadenahmed6113
    @abdifitahadenahmed6113 21 годину тому

    Allah ayaa mahad leh, marka xigta Walal mahadsanid. Illaahay ha u gargaaro walalaheena reer falastiin, inta dhimatay Allah u naxariisto, inta dhaawaca ahna caafimaad illaahay ugu baryayaan. Maamulka Israel balan maleh, ee Rabbi micigooda ha galo reer falastiin. Aamiin

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t День тому +1

    Guulaysta lnsha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 18 годин тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @fardowsaAli-k7t
    @fardowsaAli-k7t День тому +2

    Subxanalllllah waxas xabsi dain ma ahane inshalllllah waxa rajeynay dhaman maxabista xabsiyada ka buuxdo inaala so deeyo😢

  • @XawaCige
    @XawaCige День тому +1

    Rer gasa dhibato adag ayay maren allow guul iyo nasri ay kaga sokabtan allow sii

  • @IctiraafFarxan
    @IctiraafFarxan День тому +1

    ale ha jabiyo cadawga muslimiinta aamiin

  • @ummumohammed9273
    @ummumohammed9273 День тому +1

    Alxamdulilllaha, Allow mid waarta uga dhig mudo badan ba lagu duqaymaha

  • @SaharaMohamed-q3m
    @SaharaMohamed-q3m День тому +1

    Alhamdulillah alle ayaa ku mahad san

  • @ckariimclaahi3215
    @ckariimclaahi3215 День тому +1

    mashalah guul walaleheena reer falstiin

  • @shaficiseid5303
    @shaficiseid5303 День тому +4

    Wll maracade show waxaan kaa codsanayaa inaad warka ka dhex saarto xayeysiisyada aad shirkadaha uxayeysiineyso please

  • @Khadiijo1234Abdilahi
    @Khadiijo1234Abdilahi День тому +5

    Nasoobade muqalda ilaa hishiiska 3ama 4 kasoo dhig plesa

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille День тому +2

    Yuhuudu balan malahane sharkooda ayaga Allaha kuceliyo, amiiin yaarab

  • @mahamedahmed-k2w
    @mahamedahmed-k2w День тому +5

    Xabsi daaim garanay ee 35 habsi daain lagu daray 50 Sano macnaheedu waamaxa?

  • @AmiinAbdi-kt9le
    @AmiinAbdi-kt9le День тому +2

    Police ka intee ka imaadeen kana keenaY plz noo sharaf plz 🙏✅

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 День тому +1

    Allah hagarabgalo falastiin guusha iyo nasriga hasiiyo

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 День тому +1

    Yaarabi nabad waarto Allah haukaso reer falastiin InshaAllah

  • @M91ciaCia
    @M91ciaCia День тому +1

    Masha alh hambalyo rer gaza

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 День тому +1

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @HabiibaWarsame-f2s
    @HabiibaWarsame-f2s День тому +1

    Alahu akbar ❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh День тому

    allaah akbar kariim guul reer Gaza down Israel

  • @KhadaraadanCawaale
    @KhadaraadanCawaale День тому

    qasa guul ish allah❤❤❤

  • @ayaanmohamedali2623
    @ayaanmohamedali2623 День тому +3

    Manta waa Malin ween ilahya Aya Ku mahadsan Alxamadull

  • @IbnuOmar54
    @IbnuOmar54 День тому +3

    Mahad sanid wllkey

  • @robleahmed6620
    @robleahmed6620 День тому +1

    Freee flastiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isxaaqmohamednuur
    @isxaaqmohamednuur День тому +4

    Ale falastiin ha xureyo malin un wey xurobi donaan I.a

  • @AbdibasidXuuble-dd4mr
    @AbdibasidXuuble-dd4mr День тому +1

    الحمد لله رب العالمين ❤❤

  • @IbnuOmar54
    @IbnuOmar54 День тому +2

    الله اكبر ولله الحمد

  • @aishachannel4805
    @aishachannel4805 День тому +1

    Allahamdulilah Yaa Rabii

  • @KhadraKadil
    @KhadraKadil День тому +1

    ax wlhi aaad baan u faraxsanahay

  • @AbdibasidFarhan
    @AbdibasidFarhan День тому +2

    Macha alla

  • @AyanAli-kf8hn
    @AyanAli-kf8hn День тому

    Allahu Akbar guul waarta yaan urajayn walaladeen.

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 День тому

    Reer qaza Alle ha guuleeyo

  • @adanhassan2949
    @adanhassan2949 День тому +3

    Iam fast

  • @xaawotahliil-gi7bs
    @xaawotahliil-gi7bs День тому

    Guul gaza inshalaah

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 День тому

    Dulmigu ma waaro ❤❤❤❤

  • @lahiyealidalmar3566
    @lahiyealidalmar3566 16 годин тому

    ALLAHU AKBAR GUUSHU WEY DHAWDAHAYE DUCADA YAYNAN LAJOJIIN AXBAABII FIDDIIN 🇸🇴🫡💪📿

  • @GuledAbdilahi-i1r
    @GuledAbdilahi-i1r День тому +3

    ❤❤❤❤

  • @SafiyoMoha-t6g
    @SafiyoMoha-t6g День тому

    Ilaahy ayaa mahad leh maanta io maalinki ubilowday dagaalka nasrigaba rabi ayaa gacanta kuhaayo allow uhiili muslimiinta rer qaza aad ayaa lodhibateyey lobu buriyey😢😢😢 yaarabi adaa wayn

  • @SaluhudiinJunction
    @SaluhudiinJunction День тому +1

    Kheyr waye

  • @simlodonfmc1666
    @simlodonfmc1666 День тому +4

    Free falastin 😂

  • @HodonUpdullah
    @HodonUpdullah День тому +3

    Free falastiin 🇵🇸 🇸🇴 🫶

  • @somaliaudiobooks
    @somaliaudiobooks День тому

    Alhamdullilaah ilaahay bey mhd u sugnaatey

  • @DaauudabshirDaauudabshir
    @DaauudabshirDaauudabshir День тому +2

    Ilahay waxan ugabarayayna inay guulaystan dadka falastiin dalkpdaba

  • @AbdoulrazackOmarHoch
    @AbdoulrazackOmarHoch День тому +1

    Masha allah

  • @MahamedadenIge
    @MahamedadenIge День тому +1

    Allahu.agbar.

  • @muscabbinucumeyr6284
    @muscabbinucumeyr6284 День тому

    Allahu Akber kabiiraa
    Wal xamdulilaahi kasiiraa
    Wa subxaana laahi bukratan wa asiiraa
    Laa ilaahi ila laahu waxdahuu
    Sadaqa wacdahuu
    Wanasara cabdahuu
    Wa acasa jundahuu
    Wa axsamal axsaama waxdaa

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 День тому +1

    Alxamdulilaah Alxamdulilaah

  • @UmuHinda
    @UmuHinda День тому

    Allaha dulleyo yuhuuey jab oo jiisow idim alaah

  • @BaaBikir
    @BaaBikir День тому +1

    Allaahu akbar

  • @SharmaFarah
    @SharmaFarah День тому +2

    waa naga so dahday sxbow 😢