Quraanka jinka daalimka ah cifriid iyo maarid👹👹💀☠️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024
  • ⁠​⁠​⁠​⁠​⁠‪@QuranMaroc‬ ​⁠​⁠‪@sheikhcaydaruus‬ ​⁠​⁠‪@Queen‬ ​⁠​⁠‪@healingandwellness3423‬ ​⁠​⁠‪@roqyabruxelles--9012‬ ‪@BBCNewsSomali‬

КОМЕНТАРІ • 137

  • @mariamhaile564
    @mariamhaile564 Рік тому +23

    Asc ilaahay inta xanuunsan ha caafiyo walaalayaal quraanka isku aqriya adinku siuratul baqara kudadaala ilaahay wuu kugu caafin insha Alaah

  • @YusufIbrahim-jq3ip
    @YusufIbrahim-jq3ip Рік тому +18

    Masha Allah , sheekh raaqi caydaruus walahi familkayga oo labaatan sano xanuunsanyay dhamaantood oo dal io dibadba ku daalay .
    Ayay ruqiyooyinkaaga ku caafimaadeen.
    Maalin uuun waan gudi doona Abaalkaaga🥺 , Aakhiro io Aduunba waan kuu duceeya mar walba 🤗

    • @naimasiraj
      @naimasiraj Рік тому +2

      Masha Allah what’s up ogu dir farintan dirigalin ayey u noqone sii usan walaladi oga cajisin

    • @ayaanitapeph6398
      @ayaanitapeph6398 Рік тому

      Ryqyooyinka kuli mee dhgystan wll

  • @Kowser-g4g
    @Kowser-g4g 11 днів тому

    iLove quraan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @weerowyare1339
    @weerowyare1339 Рік тому +8

    Masha allah walaal keyga aan dunida u jeclahay rabi haku dhowro ❤

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  Рік тому +2

      Allaha kujeclaado walal waan kusalaamay

    • @user-jo8kh4tf8t
      @user-jo8kh4tf8t Рік тому

      Sheekh waan ku jecLayahay ALle haku xafido Aduunyo Akhiraba❤💯

  • @Kowser-g4g
    @Kowser-g4g 11 днів тому

    iLove quraan❤❤❤❤❤

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 Рік тому +4

    Jazka alhu khayr Shiikh🤲🤲

  • @saidaomar7486
    @saidaomar7486 22 дні тому

    Sheekh cindaruus qeyr vadan allaha ku siiyo ruqyadada waaku roonaadey wadaad baa igu yiri ceyn baa kugu xumaatey oo shedaan iyo jin isku badashey lugaha ayaa leyga haayaa ii duceeya in alle igu caafiyo ruqyada jinka iyo sheydiinta noo sii badi

  • @caaidacali9749
    @caaidacali9749 Рік тому +3

    الله يحفظك من كل شر يارب جزاك الله خير

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 Рік тому +8

    Rabi ha ku shaafiyo walalada xanuusan dhamaan alle subxanahuu watacalaa hakaa abaal raliyo Sheikh
    طيب الله انفاسك والله يجزيك الخير

  • @sacdiyoahmed287
    @sacdiyoahmed287 Рік тому +4

    Allah ku xafido ❤❤❤❤❤❤

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Рік тому +2

    Masha allah tabarakallah alle ajar iyo xasanad alle hakasiiyo sheq ceydaruus ❤

  • @ilahanmuhumed9390
    @ilahanmuhumed9390 Рік тому +5

    Allhuma amin amiin ya rabal calamin❤

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed1814 Рік тому +3

    Allaha kaa ajar siiyo shiikh caydurus

  • @rudwanceeloz2795
    @rudwanceeloz2795 Рік тому +2

    maashaa allah sheekh caydaruus ❤❤❤❤❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🌹🌹🌹🌹💯💯💯

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Рік тому +4

    Masha allah jazakalah yaah sheyq alow ku xafid aqiro iyo aduun cimri dheyr caafimad leh iyo cibado alow kusiyadi alow xasidka ishodo kaxijaab adi iyo familkaga alow barakey ❤❤🤲🤲

  • @rudwanceeloz2795
    @rudwanceeloz2795 Рік тому +4

    sheekh allaha ha ku xufido 🎉❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋🕋🌹🌹🌹🅰️llah akabar❤🕋🕋🍅

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Рік тому +3

    Masha allah shekh alle haku xafido ❤❤

  • @husseinabdi6159
    @husseinabdi6159 Рік тому +1

    Masha Allah jazakallahu khayr

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 Рік тому +1

    Jazakallahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NataliaWarsame
    @NataliaWarsame 11 днів тому

    Mashallah walalo❤

  • @SiteeyCali-fd1oe
    @SiteeyCali-fd1oe 4 місяці тому +1

    Masha allah❤

  • @noraneabdullahi7482
    @noraneabdullahi7482 Рік тому +3

    Masha Allaha

  • @qolweyne
    @qolweyne Рік тому +2

    Manshaallh Sheqeeena alaha Kuxafiidho❤

  • @marwahugaso6038
    @marwahugaso6038 Рік тому +1

    حفطك الله ... فاالله خير حافطا

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel2021 Рік тому +2

    Masha Allah sheekhaygii alle haku xafido ❤🥰

  • @abdullahihassan632
    @abdullahihassan632 2 місяці тому

    Manshallah

  • @Ruuney2017-iy2ph
    @Ruuney2017-iy2ph Рік тому +1

    Mashaa Allah illahay haku xafido inshaa Allah

  • @user-vy1tx1kt7k
    @user-vy1tx1kt7k Рік тому +1

    Mansha allah sheekh caydaruus xafidulaah❤❤

  • @djoharamahadi8976
    @djoharamahadi8976 Рік тому +1

    Machallah Machallah jisacalakeir jisacalakeir

  • @user-js2ji5vu6e
    @user-js2ji5vu6e Рік тому

    MashaAllah sheikh caydaruus adikha iyo walidka ka janata illahai hainikeyo inchaAlla jazakalahu khair

  • @ShugriCsanad
    @ShugriCsanad Місяць тому

    Sheekh abaalkaga jano alle hakayeelo aamiin aamiin amiin

  • @NaimaSaleban-ch6of
    @NaimaSaleban-ch6of Місяць тому

    Amiin yaa rabbi

  • @user-vy1tx1kt7k
    @user-vy1tx1kt7k Рік тому +8

    ruqiyah kasta waan dhageysta aad sooduubto ilaahay dartiisa kuujecelahay❤

    • @user-vv8sh6rc2r
      @user-vv8sh6rc2r 11 місяців тому +1

      Sheekh caydaruus alaah hakuxifdiye seen kuhelaa number Kaga jinka cirfiid ayaaidhibay jinul caashiq ayuuigusoraacay markasta sixir ayuu igusameynaya cawrada xaasbaan ahay hooyo 4caruur haysta sheekhow icaawi southe African jooga cilaajmaleg😢

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 4 місяці тому

      Alle haku caafiyo

  • @NoraOffcial
    @NoraOffcial Рік тому +1

    Ilahay qayr haku siyo

  • @user-ft1pw5ms7k
    @user-ft1pw5ms7k Рік тому

    بارك الله فيك وجزاك الله خير

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim9976 Рік тому +1

    الله يحفظلك 🤲

  • @HalimoMuhumad-dl6tj
    @HalimoMuhumad-dl6tj Рік тому +1

    Asc maansha allah khar Allha kaa soiyo

  • @qaranimowagoob2405
    @qaranimowagoob2405 4 місяці тому +2

    Shekh Caydurus xafiduhu Allah

  • @dahraanxaajishadoor452
    @dahraanxaajishadoor452 11 місяців тому

    Masha Allah barkalaah

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 Рік тому +2

    Akhii caydarus isha xasadka qofka ay hayso caadada qalqal ma galisaa allah ku barakeyo jwb ❤

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  Рік тому +1

      Haaa

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 Рік тому +1

      Asc haa walaal way galisaa khalkhal malab saafi ah xabad sowda shiidan qusul hindi xildiid shiidan 1 qaado 3 daba quraan ku aqri qaado subaxdi kacab calooshoo Maran baqarana aqriso hadaadan akhrin karin falaq iyo naas ku cel celi wax badan ka aqri ilaahay haku caafiyo

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 Рік тому

      @@mariamhaile564 Insha Allah abyo wan samenaa mahadsanid

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 Рік тому

      @@mariamhaile564 abyo waxa ku waydin raba private ah inte kala so xiriraa pls jwb

    • @user-jo8kh4tf8t
      @user-jo8kh4tf8t Рік тому

      ​@@mariamhaile564Azc wllo Aniga wax kasta ooqabto culays LaysaRaya markasan iz dhahaya izkadaa oo hadhaw qabo xasad waaye imaLaynaya eemaxaan sameeya wllo Tala isii ALle haku dhawree

  • @djoharamahadi8976
    @djoharamahadi8976 Рік тому +1

    Asc machallah jisacalakeir hno

  • @ubahhashi7870
    @ubahhashi7870 7 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @aishoali9110
    @aishoali9110 Рік тому

    Mashaa.alaah. jasaakalahu.qayr❤

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    AAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN YAA RABI INSHA ALLAAH MASHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SHUKRAAN ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifitahJaamac
    @AbdifitahJaamac 3 місяці тому

    Mashaallhxifdiyo

  • @user-bp2cv7se2g
    @user-bp2cv7se2g Рік тому +1

    Alle hakaqabalo alle hakusugo insha alaah

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 2 місяці тому

    Wallahi waan array jinka

  • @Xk.music12
    @Xk.music12 5 місяців тому

    Alow ku xafid sheekh caydaruus liibaan aduun iyo aaqiro ku hel ducada islaamka

  • @mohamedgedi7274
    @mohamedgedi7274 11 місяців тому

    Mash Allah sheikh

  • @ayushkareayaniita5089
    @ayushkareayaniita5089 Рік тому

    Maansha Allah, abaalkaga jano Allah ha ka dhigo wl

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 Рік тому

    Jisaakalaa qeyr shiiq caydurus 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hodanxuseen6466
    @hodanxuseen6466 Рік тому

    Masha alah illahay ha ku barakeeyo

  • @user-ek4vm6ki7t
    @user-ek4vm6ki7t Рік тому +3

    Asc wall Qaali ah waxa rawaa meel aan kla xariiro sheekhaan adoo mahadsan
    🙏🙏🙏

  • @fathiilyees9613
    @fathiilyees9613 Рік тому +1

    Maha allh sat cafimatka nola jeceshay allh ku jeclado wll

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 Рік тому +4

    sheikh alle haku barakeyo lkn ani jin aan arkay inuu ihysto lkn alle waa iga qabam doonaaye sheikh 😢sixirna waa la jiraa marbaa xitaa anoo hurdo xikiga subxdii waxaa layga afuufaa dhanka midig 😭😭😭😭iso duceeya in Alle iga qabto dhagartisa

  • @noraneabdullahi7482
    @noraneabdullahi7482 Рік тому

    Masha Allaha shekh

  • @djoharamahadi8976
    @djoharamahadi8976 Рік тому

    Machallah hno Rokiayadani ino so badii allah ku xafido

  • @Mohamedesse-xc5kh
    @Mohamedesse-xc5kh Рік тому

    Insha alah janah you and your family and all other Muslim insha allah

  • @OmarAlo-nd4rw
    @OmarAlo-nd4rw Рік тому +21

    please make dua for me and my family people are selfish Inshallah me and family will go to jannah I have no money come to Somalia for ruqyah just make dua Thank you very much

    • @YusufIbrahim-jq3ip
      @YusufIbrahim-jq3ip Рік тому +3

      Don't worry !
      It's enough only to listen

    • @armanidavid6861
      @armanidavid6861 Рік тому +2

      May Allah give you cure and your family and lift the stress and affliction that surrounds you and them ❤

    • @cabdulleshirre156
      @cabdulleshirre156 11 місяців тому

      ​@@YusufIbrahim-jq3ip00b8

    • @cabdulleshirre156
      @cabdulleshirre156 11 місяців тому

      ​@@YusufIbrahim-jq3ipźFm 36:14n❤to 😊

    • @djoharamahadi8976
      @djoharamahadi8976 7 місяців тому

      ​@@YusufIbrahim-jq3ip⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰0

  • @aishoali9110
    @aishoali9110 Рік тому

    Jasaakalaahu.qayr

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 Рік тому

    Allaah hanaga qabto
    Sh adigana Allaah haku xifdiyo

  • @BerikisuIbrahim-pz5ok
    @BerikisuIbrahim-pz5ok 9 місяців тому

    Sallam Alaikum,and thanks for your help.please pray for me,my ear is hot with straige voice and bird🙏🙏🙏 May Allah reward you

  • @user-oj4zs5nn1c
    @user-oj4zs5nn1c Рік тому

    Asc sheekh Ruqiya walbod so duubto waan dhageysta ilahay ha ku xafido ilahay cimri cheer hakusiiyo wll

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 Рік тому

    Mash alh alh cimriga hakuubaraakeeyo alle hanookaadaayo waan kugu faana xaqiiqatan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oi9ny4jb8u
    @user-oi9ny4jb8u 4 місяці тому

    ❤❤❤

  • @fadumomakki6529
    @fadumomakki6529 Рік тому

    Alahuma aamin insha allah

  • @user-xr6nb6ii5v
    @user-xr6nb6ii5v 11 місяців тому

    Mash allah

  • @axmedsacad2384
    @axmedsacad2384 Рік тому

    Asc alle hakubarakeeyo aduun iyo akhirob ❤

  • @Kowser-g4g
    @Kowser-g4g 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sumayaahmed6072
    @sumayaahmed6072 Рік тому +1

    جزاك الله خير

  • @labowaranle412
    @labowaranle412 5 місяців тому

    Asc , dhamaan waxan ka codsanaya walaalaha Muslimka ah , waxan Labo sanno aaad ula Bukaa cudurkaa Nafsiga ah , Allah haka dulqaado inta sidaa loo xaasiday , Nolosha loo quudhi waayey , waxay izku dayeen inay Nolosha I dhaafiyaan lakin umaysuurto gelin

  • @Axlaam180
    @Axlaam180 2 місяці тому

    Sheikh ani dhan si si kle noqday 😭😭

  • @user-vu2cd8fl2b
    @user-vu2cd8fl2b 5 місяців тому

    Assalaamu caleykum walalkey si deg deg ah ayaan ugu baahanahay lambarkaaga waayo waxaan kaaga baahanahay inaad hooyaday la dhaqanto

  • @P4W¹M44NK4¹
    @P4W¹M44NK4¹ Рік тому

    Amiin Amiin Amiin

  • @safiyomahaamed3555
    @safiyomahaamed3555 Рік тому

    Sheeq caydaruus sigaar ah xageen kaaaga helaa dhibane xanuunsan Ayaan ahay muqdisho majooji

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 Рік тому +5

    Shikhow ani waxa ihaysta ina saladii hawshi guriga ilmahaygii ninkaygii kuli dhib sanayo waxana sacad walba daremayaa culays xanaq cajis buug mxa sababi kara please please itix gali iso jawaab😢😢

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 Рік тому +2

      Salaada kudadaal iyo quraanka isku aqri cid haka sugin in ay kugu aqriso dadaal oo xildiida cab qusul hindiga wuu fiican yahay ilaahay haku caafiyo

    • @muniiraaweys7448
      @muniiraaweys7448 9 місяців тому

      Adkaaru sabaax io masa aqriso sh. Maku daawen karowuuku caawin adi isdawee 150 ayatulkursi aqriso waxa illahy baka xijaabayo hani naydjabin waxa wee jilcanyhn illahay ka ka adag is adke oo والصافات io yaasin io albaqro aqriso hada aqrinkari shido wasaafaad iyada oo lagu celcelinaayo ee youtupe ku jirta ka dhagayso allah ku caafiyo

  • @user-ns3bz7sd4q
    @user-ns3bz7sd4q Рік тому +2

    Asc sheeq xageee joogtaa kenyaa mise soomaaliya?

  • @user-oi9ny4jb8u
    @user-oi9ny4jb8u 4 місяці тому

    ❤❤

  • @sihamsaeed7657
    @sihamsaeed7657 Рік тому +3

    شكرا والله يحفظك ويسعدك ويوفقك و يارب شافي كل المسلمين والمسلمات 🤲

  • @hdufydhnfifudu6134
    @hdufydhnfifudu6134 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @shariifoaxmed4823
    @shariifoaxmed4823 Рік тому +3

    Asc wll aniga xanuun iyo cabsi ayaan.dareema sida inan dhiman rabo feeraha ayaan xanuun kadareema habeenkii ah hurdo la,aan habeenkiah. Iyo inuu culeys ii fuulo iyo riyo.ahaan maxay noqonkaraan wll

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi Рік тому

      Isku mid nahy subxanallah 😢 Illhay hana caafiyo 😢 waa il,jin ama xasad siba malmahaan daremaa😢

    • @ilahanmuhumed9390
      @ilahanmuhumed9390 Рік тому

      Dhamntin ba rabi hay niga kor qado

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi Рік тому

      @@ilahanmuhumed9390 ameen yarabi

  • @nimcaali8314
    @nimcaali8314 10 місяців тому +2

    Masha ALLAH ❤️

  • @user-rw6jm7ms2l
    @user-rw6jm7ms2l 11 місяців тому

    Asc sheeq alaha kuxafido mxaalagu garanaa aabaha guriga haduu sixranyahay ama xasdanyahay

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim Рік тому

    Sheekh su aal ayan kuwaydiin lahaaye lanbarka

  • @xaajali5446
    @xaajali5446 Місяць тому +1

    Aqii markaa ruqyada dhageesahaayo sinta ilaa ciribtA wax ku sucinaayo maxaa waaye i sheek shiiq

    • @xaajali5446
      @xaajali5446 Місяць тому

      Qeer alaha ku siiye isheek

  • @casholadan1323
    @casholadan1323 Рік тому

    Dhanka shaqada ayaa culees iga fuulay , kursigayga ayaan dhalooyin jajaban ku,fadhiistay kadib shaqadii niyad uma,haayo

  • @cabdulleshirre156
    @cabdulleshirre156 11 місяців тому

    😊3

  • @sumayahsiman8298
    @sumayahsiman8298 Рік тому +1

    Shikh iskuday inad sodubto ruqyah jinka indaha kala😢

  • @amranhaji6878
    @amranhaji6878 Рік тому

    Sheikh xaruntini nairobi mesha an ithinkuoga wadka gurten xaga laithinka helikara

  • @aishoali9110
    @aishoali9110 Рік тому

    32:35

  • @aishoali9110
    @aishoali9110 Рік тому

    32:06

  • @najmazalaad3793
    @najmazalaad3793 Рік тому +1

    Sheikh meshada wa imaday lkn qiimaha ma awooodo ilahey ajir haka siyo

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 Рік тому +2

      Walaal quraanka isku aqri adigu ilaahay cidu kaama xigto Aniga ayaa isku aqriya xasad kan ugu xuna wuu igu jiraa baqara ayaan kula dagaalama hadaad awoodo aqriso hadii kale falaq iyo naas ku cel celi ilaahay haku caafiyo

    • @najmazalaad3793
      @najmazalaad3793 Рік тому

      @@mariamhaile564 wa isku aqriya abayo al baqra iyo 114 ayatul kursi ban aqriya malin walbo ilahey hanagu cafiyo🥺🥺🥺

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      Waa imisa?

    • @muniiraaweys7448
      @muniiraaweys7448 9 місяців тому +1

      Allah ku caafiyo marka hore mar labaad sh. Quraanku kugu aqrinaayo waxa ka muhiinsan kaad aqrisanaysid io iiman kaaga marka hore illahay ku kalsoonow oo sh. Hada u tagto xita illhy umbu ku barya marka adi isku dadal adkaar sabax io masa aqriso 150 ayatulkursi malinti aqriso 75 galabti io subxi aqriso illahay talasaaro illahay wuxu ku qora kugu dhacayo marki jini io sixir io haka cabsane illahay ka cabso

  • @aliabdisalanmohamed7973
    @aliabdisalanmohamed7973 8 місяців тому

    Waxage laga so xiriiira

  • @raxmasalax4714
    @raxmasalax4714 Рік тому

    Azc

  • @khadijajiijo3735
    @khadijajiijo3735 10 місяців тому

    Sheeq nambarkaga sidee lagu heli karaa

  • @Leylocabdulaahiabuukar-yu1qp

    Sheikh jinka qofka jirkiisa lagu xabisay seelooga Saari karaa

  • @muna6431
    @muna6431 Рік тому

    Shekh caydaruus janada abaalkaga Allaha dhago waxa isku arkay habenka ku seexdo ruqyooyinka soo duubto mid ka mida subaxadi waxa soo kaca laabto ii dagan oo walwal i hayn hadii anan dhagaysana malmaha murug diiqad aya igu soo siyaado maxa sababi karo shekh

    • @muniiraaweys7448
      @muniiraaweys7448 9 місяців тому +1

      Adkaarul sabax io masa aqriso quraan adi aqriso waa fcnaane i.a sh. Quraankiisa kaga ka muhiimsan aqriso 150 ayatul kursi aqriso allah ku caafiyo

    • @muna6431
      @muna6431 9 місяців тому

      @@muniiraaweys7448 haye insha Allah jazaka lahu khayr abyo

  • @Kowser-g4g
    @Kowser-g4g 11 днів тому

    iLove quraan❤❤❤❤❤