Ethiopië waxay u jeedaa Somaliya kala jeeda oo aan isku kalsooneyn oo wadannimada ka dhimatay dhalinyarada Mediyaha qabiil iyo cay la fadhiyaan ma leh damiir iyo waddannimo😢
Hadana doorashay rajo ka qabaan waana ciyaalsuuqiin dawladnimada hortaagan allaha naga qabto been hawaasiint muqdisho ha lagu dhagaxyeeyo al-Shabaab ayagaa ka darane sh shariif iyo qofka dheer magaciisa ma karo tii horana saasay uhortaagnaayeen
Tuug moryane ah ay ka aysaata 91 wana kuwi somalida ku xasuqay xamar dhiig dhagar ba ka ifaysaa wajigiisa waar umaada somaliyed ka xishoo adiga tuug ah oo hassan dal xarashe bad gaate bad amanaysa shacbiga habargidir ba baroranaya muqdisho malin kama hadashiid baraqicinta bobka bililaqada hassan moryane ku haayo ciida hassan dhaliisha bad aflagadeysa lalushe qaata tahay cimriiga adigoo jooga waar moryane grub hirab qof qof dhamo maalaha
Social Media waxaad ku garanaysaa in wax Xun ay tahay marka adiga oo Caqli faaruqa ay fursad aad dadka ku cayso kusiisay. Meeqa need yaad dad iyo qabiilo Somaliyeed halkan ka caysay. Isla yaab oo adigu too bad keen.
sawir aya tahay war itopio iyo darood itopio ayaa ku sokeya adiga taas ayad naga dhadhicinaysaa ka yeeli mayno oday dhamad ah aya ee maanta ka table laha leedahay ayaa ka fcn
Bulsho cafimad qabto majirto aa sheley waxad nagu sinjicayey sey maxay aheed manta se maxaad ledahey adigu ma munafaq batahey mise cadowga aad ledaheyba waa aniga un miyaa war sidan aad wax uwadaan noma ficno kadaya baad anaga iyo derisba nagu af lagadeysen manta na adigo cidna latashan baad orod ugu tagtey meshii aad nagu aflagadeysey aa horta ma ogtahey inan kudhihi karo sidadaba nagu kala wad saa illahey iskuma kentolin aa
War hoy laaluush ayaa kaa soo uraya Laaluushna qaate waa caddab gale Garo waxa alle kugu ogyahay. Lacagta lagu siiyey way dhamanayasaa runtuna eay iminaysa xaqiiqda ayaa dadl iyo dad lagu dhaqaa. Dammmiiinimo ayaa kaa muuqata Laaluush ayaa lagu siiyey. Weyna dhamaanaysaa Xassnna wuu tegeyaa. Jaahil ayaa ku haya.
Abwaan Dhuunkaal waa Nin waaya arag ah oo jecel in Dalkiisa hagaago. Waryaan Dawlada lugaha lagu dhagin ee hala taageero Dawlada uu hogaamiyo Xassan Shiekh ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏼👏🏼👏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
Ethiopië waxay u jeedaa Somaliya kala jeeda oo aan isku kalsooneyn oo wadannimada ka dhimatay dhalinyarada Mediyaha qabiil iyo cay la fadhiyaan ma leh damiir iyo waddannimo😢
Mansha allah abwaanka waa asiibay wlee waa tabeelayal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adeer runta u sheeg aad iyo aad 🙌🙌🙌
❤dhuunkaal waaya,arag runsheegalkahakuxafido❤❤❤
Garta inna dhuunkaalba loo geysan jirayeeee.
Masha'Allaaaah runta sheeeeeg sibirba
Haka qaraarateeeee.
Mahadsenid Alle ha ku barakeeyo. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Viva abwaane
Mshlh abwaan waa soojeednaa kuwaani waa kuwii wadanka fashiliyey ee haiska qayliyeen
Masha allaah waa runta inta baroorta sociale media la taagan waa wada dabadhilif labo wajiile ah
abwaan masha-allah adigoo kale aa u baahan nahay allaha ku xafido
Well said adeer,wadanka ha loo istaago
Aad iyo aad waa sax iyo sida aad u sheegtay mudane Abwaan dhuunkaan
Xasan wuu qoslay aa lagu eedeeynayaa 🤣🤣
Thank you abwaan
Hadana doorashay rajo ka qabaan waana ciyaalsuuqiin dawladnimada hortaagan allaha naga qabto been hawaasiint muqdisho ha lagu dhagaxyeeyo al-Shabaab ayagaa ka darane sh shariif iyo qofka dheer magaciisa ma karo tii horana saasay uhortaagnaayeen
Sax waaye lagend guuleyso
Adeer caqliga Alaah hakuudaayo
Maashaa Allah nagala hadal xoolahan dawldii timaadaba tabeelaha ku ah waxay la qaylinahayaan waa been iyo qaraar iyo see xasan wax ugu hagaagayaan
Waa runtaa abwaane dadba albaabka ka so xirmay
KUWAA QAYL QAYLINAYAA UMMADDA SOMALIYED ,siyaasiyiinta maanta qaylinayaa Md.Xassan ma dhaamaan waana ka sii liitaan Taarikh madow bsy ku leeyihin ummadda Somaliyed .MD.XASAN SHEIKHNA DANØEEY BUU NOQDEE HAYS HAGAAJIYO BAA LEEYAHY
Abwan waad fahan dheertahy birmade xasan shiiq waa so coconaa
Xaq ayaad sheegtey kuli qaraar ayaa haya
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Haweye marjac haloo sameeye❤❤❤
Ilahiw bulshada qof waxsan ushega ha waayin
❤❤❤❤❤❤❤saas waaye❤❤
Abwaan Dhuunkaalow, geeridaa been. Ceel qabayaal weeye dhamaantood.
Maashaa Dhuunkaal
Abwaan meel nagasaaar 3 Nin ee Wareeray
Mooryaan Dhuunkaal , nacalad kuugu dhacday, ummadda ka aamuus, duliyahow oo weligiis jaajuusnimo iyo isbaaro ku caan ahaa:
Dagaal siyaasigu waa ka halkaa nadhigay hore haloo socodo
M alaah adigoo kale haday dadku ahan lahaayen manta waxban qabsan laheyn anigu aqon kuma lihi balse hadalkasgaa ideqay
Guuleyso abwaan❤❤❤❤❤❤❤❤️🙌🙌🙌Karbaash waxa edeb laheyn shariif abdirahman abdishakur Hassan Ali kheyre nacala ku taal masiibo Alaha ku rido💣💣💣💣💣👎🏻👎🏻👎🏻
Masha Allah md xasan sheekh waa astanta dalka marka hadii ad kasheegtid wax adiga unbaa is jaraya lugaha
Dhunkaal wa la canshuuray
Adiga hadii aadba hadleysid waa sax social media waxaa kujiro kuwii ugu caqliga liitey adaana ugu horeeya !!!
Waa Umad meel ay usocoto iyo meel ay usocdan lama yaqaan
Umadan Nabada ayaa dhibeyso
Maxaa lagu daaweyaa Madaxoow hadey qabaan
Ilahey Xaqa hatuso
Guul dowladeen tabeelayaasha waxaan leeyahay haloo dhigo buunshada😅😅😅😅😅
Maashaalah mahadsanid 😂❤
Soow uma horeysid
Adigu bulshada ka xishoo oo naga hortag wejigaagana na qari kuuma adkeysan karnee.
Walaahi waa run wa tabeele alwaax riibi geeda madaaqo lagamana daaqo waaye c c shakuur sh shariif qeyre xishooda xoolayahow
Ina shakur ka xishoo bulshada
👏🏽👏🏽👏🏽😂
Aduun bal dadyahow qofkan eega cidwaliba wayiskahadli ma maandooriyuu cunaa mise waa alkooliiste uff uff !
Guuleyso Abwaan
Abwaan hadaad fahantay siyaasada
𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝
Ileen abwaanku waaba nin aan inyaroo damiira lahayn
Waa kaba leef kabaleef dhalay ma xishoode dhareer leef doonaya in uu cid wax u sheego
❤❤❤❤❤❤
Maanta wa dhabtii wa dharaare dhacso Hadlow bay dhuranta ma dhexjoogin tidhaa
Saxiix
Adwan alah ku xafiido wasax gacma geljir hosalo dhaq
Ma soomaaliyaa gacmo geel jire ah caqli xume xishood soomaaliya dad as inala leh
SH. SHARIIF IYO C.CABDI SHAKUUR MAXEY NUGU SOO KORDHIYEEN. HAWIYOOW NABADDA MUQDISHO HALA ILAALIYO.
NABADDA MUQDISHO KA JIRTA DAD BADAN AYEY DHIBEYSAA.
PROFF SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU NOO ADEEGSADEY LABO NIN OO XOOLO AH OO HAWIYE AH WAA C.CABDI SHAKUUR IYO SH. SHARIIF. WAA SIDA HADALKII INA GODANE UU HAWIYE GACANTOODA KU XASUUQAY. PROFF. SAMATAR OO BORAMA KA YIMID AYAA MAANTA LABO NIN OO HAWIYE AH NOO ADEEGSANAYA
WAAD SHEEGTAYE. MAXAAD QARISAY???
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍
Rag rag dhalay baatahy runta marabaan shiikh shariif iyo c/c/ shakuur waa dad dhinty
Right 🇸🇴💙S
Ku soco abwane
Radiyallaahu canhu
Dadka Aad sheegeysid Adigaa u weyn 80 jir qabyaaladi madax martay oo somalia muqdisho u yaqaan
xasan waasaas calima ahee waxhaaga qabtooy
Difaaca sharaftiina iyo karaamadiina cadow an kuu naxayn ha sasaban somaliyey
Kuwa aad sheegayso nuuca ugu liita oo lagu shaqaysto inta lakiraysto asagoo sarqaansan soo waasha ayaad tahay.
Allaha ku caafiyo adoo 80 jir ah
Sidaan uma aadan hadasheen hadaad miyir leedahay.
Iska aamus odayyahow orod waxbaro wali fursad aad school ku,aado waad heesataa.
Abwaanoow Xaal qaado bal waxa abwaan sheeganaya eeg soomaali dhankasta weey jabtay
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤
Amaad caqlisiikartaa kuwaan waashay
Wcs abwaane
Tuug moryane ah ay ka aysaata 91 wana kuwi somalida ku xasuqay xamar dhiig dhagar ba ka ifaysaa wajigiisa waar umaada somaliyed ka xishoo adiga tuug ah oo hassan dal xarashe bad gaate bad amanaysa shacbiga habargidir ba baroranaya muqdisho malin kama hadashiid baraqicinta bobka bililaqada hassan moryane ku haayo ciida hassan dhaliisha bad aflagadeysa lalushe qaata tahay cimriiga adigoo jooga waar moryane grub hirab qof qof dhamo maalaha
Xasan shiiq ayaad lufluf karabtaa
Abii oo somali xumeeyay muxuu kadoonay xasan Ethiopia ayuu isu dhiibay Foorarsi ubax ladhigo CC waa bahdil
Markaykan oo faraha kla baxaya somalia dhawaan masarna 100 Malyan ka jaray
Qabyalad.miyaa.ku.indhatirtey
Cadow la dharqado nabad lagu heli maayo
Haduu Ethiopia tagana kuwa sababteeda leh ninkii waxgaranaya OG Ahmed madobe iyo Kan kahoseya waxay falkinayeen baa laga hortagayay
Qorboshow Sideetan jirka mamay ee aad saynta u ruxaysid caafimaadkiisa mala baaray waali inay jirto
Farmaajo wixiii kusoo dhacay baa xassana ku dhacaya markii leeysku soo wada duubana doowladnimo-diid iyo waxaa weeye shisheeye ushaqeeyn sababtoo ah itoobiya iyo kiinya waxeey dan u'arkaan soomaaliya ineeysan doowlad macno leh helin oo eey sidaan madaxa iskula jirto illaa eey kala qeeybsanayaan ama shisheeye oo kor ka xukumayo oo eey noqonayaan doowlad-daakhili ah. Waxaana taas taageeraya waxaan markasta kursiga udoorano oo si qaldan usocda haduu Farmaajo ahaa iyo xassanba yahay waxaa kasii daran ina cabdishakuur iyo shariif lasoo gamay oo siyaasad mooday ineey dusha noogu soo qaadan qolyo doowladnimo-diid ah oo canshuur iyo amni midna doowlada soomaaliyeed lawadaagin oo hadana doonaya ineey madaxweeyne soomaaliyeed noqdaan kuwaasoo hadhoow malagooda joogi doona
😂😂😂😂😂😂😂
Waa cajaa ib qabyaalaadu hadii xasan maanta hawiye qabyaalad kutaageeraysaan indinkuu xasan siwalba idiin jabiyey daarooda waxba mayeeli Karo dal iyo daba waa haystaan
Waar ninku muxuu inoo sheegay? Anaa garanaaya: keliya wuu hadlay!
Caada qaate dadkiisii muqdisho lagu barakiciyay oo qaxooti ku yihiin darbiyada iyo wadooyinka muqdisho
Calimajirah.odaygu.ma.itobiyuu.dufacayah
Ale ku doors 70 qaylinaya orod cibaadeyso kkk munaafaq
Social Media waxaad ku garanaysaa in wax Xun ay tahay marka adiga oo Caqli faaruqa ay fursad aad dadka ku cayso kusiisay. Meeqa need yaad dad iyo qabiilo Somaliyeed halkan ka caysay. Isla yaab oo adigu too bad keen.
sawir aya tahay war itopio iyo darood itopio ayaa ku sokeya adiga taas ayad naga dhadhicinaysaa ka yeeli mayno oday dhamad ah aya ee maanta ka table laha leedahay ayaa ka fcn
Dhunkaal qabyaaladaba ileen adaa agdegenaa sargaal somalia kuu qabnaye xasan tuugaa itopia bada hasiyaaa tiriye maxa nooshegaysaa
Xoolo ayaa tahay xasan sh lama taageeri karo tuuga
Somaliyey idinkaa is cunaaya wadanka ha la difaaco
Bulsho cafimad qabto majirto aa sheley waxad nagu sinjicayey sey maxay aheed manta se maxaad ledahey adigu ma munafaq batahey mise cadowga aad ledaheyba waa aniga un miyaa war sidan aad wax uwadaan noma ficno kadaya baad anaga iyo derisba nagu af lagadeysen manta na adigo cidna latashan baad orod ugu tagtey meshii aad nagu aflagadeysey aa horta ma ogtahey inan kudhihi karo sidadaba nagu kala wad saa illahey iskuma kentolin aa
CALAA KULI XAAL ,,XASAN XUMOOW 1,5 U DHIMAN..
Adaan meel laguu raaco lahayn qabyaalad baa dalkii kubixisay iyo badiba in lagu toogto weeye adiga tuug baa tahay adigu dadka ka xishood inkaari kugu dhacdaye
Ninkow ma nin gabadhiisii oo garka ciida uga jafaysa aasay oo xabaal ku riday ayaad hogaamiye wanaagsan noogu sheegaysaa ?
Waalidu halkaas ayey ka bilaabataa
Ninkow waxaad ka hadlaysid oo aad rumaysatay iska eeg
Xaqiiqda indhaha ufuro.
Nin nin taageersan ee caayaya nin aqoontiisa wax ku mucaaradaya hadaanba hadalkiisadhegeysto anaaba waalan
War hoy laaluush ayaa kaa soo uraya
Laaluushna qaate waa caddab gale
Garo waxa alle kugu ogyahay.
Lacagta lagu siiyey way dhamanayasaa runtuna eay iminaysa xaqiiqda ayaa dadl iyo dad lagu dhaqaa.
Dammmiiinimo ayaa kaa muuqata
Laaluush ayaa lagu siiyey.
Weyna dhamaanaysaa
Xassnna wuu tegeyaa.
Jaahil ayaa ku haya.
Maxaa laga shaqeeyaa waaba sawir odogaan
Ayaan wax qabanaya adigaa sidaa uahad laya
waaruntaa caywaxma kordhisee haladagaalee
Ogaaas dadadl