nin ka kartibadan kana aqon badan majiro madaxweyne xasan sheekh kuwan qeylinaya xitaa xil xafad....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 44

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu День тому +4

    Abwaanoow meel dheer baad wax ka aragtaa, dadkeena ilaahey ha fahamsiiyo danta umada.

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 20 годин тому +1

    Madaxweyne xasan khiikh waa halyeey dalxoreeye noolow cadowgaa ha jabo ❤❤❤❤❤

  • @SafiaNur-l7v
    @SafiaNur-l7v 23 години тому +2

    Asc Abwaan nin wanaagsan ayaa tahay Runtaa waaye guuleyso ❤

  • @KafiYare-wd9tp
    @KafiYare-wd9tp 23 години тому +2

    Masha Allah Runta ayaa ka hadashaa

  • @johnrich-w1b
    @johnrich-w1b 21 годину тому +2

    walee waa runtaa

  • @Cusmaan-f9i
    @Cusmaan-f9i День тому +1

    Abwaan dhunkaal allaha ku xafido dowlad nimo wax ka taqaan

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j День тому +2

    Maanshalah wa runta abwan

  • @baxsan698
    @baxsan698 День тому +1

    War amwaankan allaaha xafido waa ninsoomaaliya aqriyay

  • @MohamedDahiyeMaalimMaalim
    @MohamedDahiyeMaalimMaalim День тому +1

    Abwan Dhunkaal 💪💪💪👏🙏

  • @ArtanAli-y1c
    @ArtanAli-y1c День тому +2

    😂😂😂❤ guul soomaaliya

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 23 години тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qaali12
    @Qaali12 8 годин тому

    Alaylahe xafad laguma halayn karo. Xasan Sheikh garabkisa Alle ha galo hawl culus ayuu dalka u haya🤲

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 2 години тому

    Guul umada soomaliyeeda❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 10 годин тому

    Guul guul guuleysta dowlada Somalia

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 День тому +1

    Illah ha mideeyo Soomaalida. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 15 годин тому

    Guuleysta Guuleysta InschAllah khair Somalië 🇸🇴 in een

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 День тому +1

    Mushaarka ciidanka waa la qaatay anigoo ooyi rabaa sac seeyta ugu dhuftay wabaa 😂😂😂😂😂

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 19 годин тому

    Wsrya. Somaliyey. Abwan. Ma. Uaha. Yauguyera. Abwan. Gurmunoqday. Abwan. Waben

  • @BurhanyasinFaarax-wg9eb
    @BurhanyasinFaarax-wg9eb 11 годин тому

    Abwaan waa runtaa usheeg

  • @fadumoadow-w6k
    @fadumoadow-w6k 22 години тому

    hhhhhhh sax nimankaani runta hadii laga hadlayo waa waalan yihiin isma oga

  • @alibashir5508
    @alibashir5508 День тому +3

    Abwaanow xaal qaado
    Adeer biiilkaga dufaaco

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg День тому +1

    Abwaane runta u sheeg kuwa nabada xamar dhibeyso

    • @SayidSadaad-np7zb
      @SayidSadaad-np7zb День тому

      Qabuuraha la xaraashayo bakhti u sujuude xasan xaraash qudhunle xasan xaar

    • @Qaali12
      @Qaali12 8 годин тому

      @@SayidSadaad-np7zbsakiin laq cilka si’uu kuu dayo

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 15 годин тому

    Waa runta Geesi

  • @muqtaar-r5b
    @muqtaar-r5b День тому

    Dagaal in labilaabo
    2beelood oo aan hishiis la dhex dhigin ayaaba qalad ah

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 22 години тому

    Abwaan dugaag nacalaa adiga iyo hassan ku yaala mooryaan aan dawladnimo aqoon gudaafad

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 21 годину тому +1

    ADIGA IYO XASSAN DHOQO BA MORYAN BA TIHIN

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 17 годин тому

    kkk kan waa caada qaate shaxaadka ku dheereeyo kkkk

  • @IbraahimDaahir-mn9kd
    @IbraahimDaahir-mn9kd 19 годин тому

    Codsigaada wali lagaagama soo jawaabi sidaan filayo ha aamusin ilaa aad wax uun ka heleysid

  • @XamdiCabdi-l2n
    @XamdiCabdi-l2n 17 годин тому

    haaa warunta

  • @faaraxxuseen813
    @faaraxxuseen813 15 годин тому

    Qofkaan xoolahaa Dadkiisii may ceshtaan

  • @ibrahimhassangagale6923
    @ibrahimhassangagale6923 23 години тому

    Nikan taariikhda ma yaqaan mana laha aqoon badan. Waa ninka dafiray haybta beelaha Somaliyeed oo yidhi haybtoodu waa been. Waxaanu ka horyimid Aayadda Ilaahay ku sheegay in dadku yahay shucuub iyo qabaa’il si aad isku aqoonsataan oo kiinna ugu karaamaysan waa kiinna ugu taqwo badan.

  • @mohodinmohamed5183
    @mohodinmohamed5183 День тому

    Ha ku waso adiyo hooyadaba

  • @herssihailoula8249
    @herssihailoula8249 22 години тому

    Wallahi ninkaani waa mooryaan daalim ah . Yuu yahay ninka ka liitata xasan sheekh . Shariif ,ccshakuur , khayre waa rag sharaf leh adiga iyo xasan mooryaan magac xumu keentay baad tihiin .

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 19 годин тому

    Warya. 70jir. Maxishode. Ahmoryan. Batahay. X. Culusow. Aman. Maleh. Watug. Qurmay

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 19 годин тому

    Benlow. Qabili. Ahdayus. X. Culusow. Hadu. Kartileyahay. Dadka. Dalka. Buiskuwadilaha

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 13 годин тому

    Waa lagu dhuftaa baa la yiri odeygaan

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb День тому +1

    Haawey qudhun la siiyey oo gargaarte uraya ah weeyaan wasakhani xaaraan loo dhiibay annagii buu iyagii namooday xasan bakhti usujuude

  • @AbadirAbadirIbrahiim
    @AbadirAbadirIbrahiim День тому

    Waryaa shame on you oder tuuga ah Shiba adoonyahayow ninka. Sarta saara suldaan Cali weeye ninka hoos jooga adoonkiisii wee u e

  • @abshirabdi1294
    @abshirabdi1294 18 годин тому

    Qabyaaladii 80 jirka kugu gashay kuma dhigto

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 19 годин тому

    Xasan dawarsade haduu aqoon iyo garasho leeyahay xabaalo faagasho muusan bilaabeen ee warkaagu hakugu jiro dhunkaalow