Sh Badbaado iyo Xaaskiisa 3 shay u same xaaskada jacayl weyn Hel sahal Hadiyadi ku Labisatay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Sh Badbaado iyo Xaaskiisa 3 shay u same xaaskada jacayl weyn Hel sahal Hadiyadi ku Labisatay

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @BadbaadoChannel
    @BadbaadoChannel  4 роки тому +236

    waa kan muuqaalkii Horee walaalayaal ee 3 kale ku jireen ka Bogo inshaa Allaah
    3 shay Ku soo jiido ninkaada Hanti Daqiiqado waxa Marti ku ah Marwada Sh Badbaado
    ua-cam.com/video/3sXuzOJxvGc/v-deo.html
    Hana Hilmaaminina jannalka xaajiyada ilfis family channel ua-cam.com/channels/ZUIHV7wNi3AMtTBTAIdqWw.htmlvideos

    • @abdirahmanhassanomer7111
      @abdirahmanhassanomer7111 4 роки тому +3

      ماشاء الله ilaahay ha ini xafido

    • @fatmaqurux6432
      @fatmaqurux6432 4 роки тому +3

      Msh alh shukran ustaad iyo dumashideena alle ha idin baraeyo isha alh ajir alle ha idinka siiyo

    • @samsamfakarwadaag151
      @samsamfakarwadaag151 4 роки тому +4

      Sheikh hal talan ku siinaya inkastoo aan ku farfarxsanhy Inan arko xaaskaaga qurux badan masha allah lkn mar danbe ha iska keenin meshan plz dadku way dhib bnyihin

    • @farhiyaahmad4469
      @farhiyaahmad4469 4 роки тому +1

      Masha allah

    • @abdirahmanhassanomer7111
      @abdirahmanhassanomer7111 4 роки тому +1

      وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 4 роки тому +273

    😆sheeikhii iyo xaaskiisi caawa waa is keeneen masha allah

    • @umalkhayrahmed1388
      @umalkhayrahmed1388 4 роки тому

      😆😆😆😆😆

    • @umalkhayrahmed1388
      @umalkhayrahmed1388 4 роки тому +1

      hiba ibrahim sheekh waa program ayuu ku socdaa ma itiri

    • @dheemanibrahim6677
      @dheemanibrahim6677 4 роки тому +8

      @@umalkhayrahmed1388 hhhh haa sheeikh waa sheikh wngsan allah ha no daayo lkn waxaan ka baqanayaa kuwo bilaa camal ah ayaa wareeyin doona sheeikh iyo xaaskiisa😆 xaajiyadu inay no qarsooonaatan anigu jecelaa haday soo fadhiistay dhibmalahe sheeikhow kuma xamanaye la soco 😆

    • @maariyahdequen
      @maariyahdequen 4 роки тому +6

      Hhhh ku xumeyn wayeh you tube dhan na nacsin rawan mel walboh lamaneh leh🤣🤣

    • @farsamoTube
      @farsamoTube 4 роки тому +1

      @@maariyahdequen walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 4 роки тому +77

    Hhhh sacabka sacabka sacabka waa markii ugu horaysay een arkay mashallah wallahi way qurrux bdnthy xaaskaagu

    • @beautychannel6359
      @beautychannel6359 4 роки тому

      Hamse subscribe isar wl

    • @hallimoqarni5243
      @hallimoqarni5243 4 роки тому

      Mash a allah isku waraa😍😍😍😍

    • @hanaaccofficial3137
      @hanaaccofficial3137 4 роки тому

      Saan lee diidaya isha

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 4 роки тому

      @@beautychannel6359
      Wll channel kaaga waan soo eegay wax ladaawan karoo caadiyaba kuma jiraan, markaa hadaan subscribe kusiiyo waxba kuma soo kordhinayso ee wax ladaawan karo soo gali si ay dad badan uga helaan adna horumar uga gaadhid *@QURUXIWADIIN*

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 4 роки тому

      @@hanaaccofficial3137
      Hhhh maahee kadaa adigu un taada ka ilaali.

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 4 роки тому +40

    Kheerka aan isku Kaalmeyno Halkaan Muxaadaraad Iyo Qisooyin Ayaad Ka Heleysaa Fadlan Subscribe inoo Saara Nasoo Booqda Mahadsanidiin

    • @hanaanhonour2392
      @hanaanhonour2392 4 роки тому +2

      Sheekh dhilay maa tuug sanaya hdana😂😂😂

    • @sedrashininggg56
      @sedrashininggg56 4 роки тому

      @@hanaanhonour2392 shiikhe badbaado miyaa

    • @farsamoTube
      @farsamoTube 4 роки тому +2

      @@hanaanhonour2392 walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏

    • @ayuushbaby4097
      @ayuushbaby4097 4 роки тому

      liibaanta Aakhiro media okay walalo isobooqo adna kusaray

    • @ayuushbaby4097
      @ayuushbaby4097 4 роки тому

      IMEI OFFICIALS okay walalo isobooqo adna

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 4 роки тому +1

    Maasha allaah sh c/laahi adiga iyo xaaskaaga isku waara barwaaqo iyo nolol wanaagsan kunoolaada isha xaasidka sheydaan iyo sharkiisaba allaha idinka xijaabo

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 4 роки тому +57

    Maa shaa Allah ,Family qurux badan Rabbi ha idin Xafido habo & Adeer. 👍

  • @ikran.channel
    @ikran.channel 4 роки тому +1

    Masha allaah family quruxbadan alle ha idin xafido wakufaraxsanahay ina wada jirtaan🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @sedrashininggg56
    @sedrashininggg56 4 роки тому +153

    Wll kuma aqaani lkn adiga iyo familkaagaba Allah janada ha idinku kulmiyo aamiin
    Subscribe iisaar

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 4 роки тому +1

    Mansha allaah shiikh badbaado iyo xaaskiisa walaashay waa idinku faraxsanahay soo dhowaada walaashay iga raali ahow magacagaagii waa idhaafaye ilaahay haydin barkeeyo anaga walaalayaal ducada nagu soo kaaba

  • @yasminhamud8104
    @yasminhamud8104 4 роки тому +56

    You know what u have reminded me my father who died along time,,may Allah bless u and protect u

    • @farsamoTube
      @farsamoTube 4 роки тому +2

      walal alle dartii subscribe iigu saar 🙏🙏🙏

    • @faizaabdi4916
      @faizaabdi4916 4 роки тому +4

      Allahu yarxamu may allah grant him the highest rank of paradise 💕

    • @yasminhamud8104
      @yasminhamud8104 4 роки тому

      @@faizaabdi4916ameen ya rabi

    • @kinsijaamac964
      @kinsijaamac964 4 роки тому

      Mansha alah alayabaarig alah xaqa hayana badabadiyo

    • @fisoabdullahi9140
      @fisoabdullahi9140 4 роки тому

      MASHAALLAAH SHEQBADBAASO ALLAHAIDIIN BARAKEEYO0

  • @riyaqcookingandcleaning
    @riyaqcookingandcleaning 4 роки тому +5

    Mansha Allah tabarakallaah soo dhawow walasheen soo beautiful family illahey ha edin barakeeyo aamiin

    • @samawadechannel108
      @samawadechannel108 4 роки тому

      masha allH masha allH 💗💞💞💞💓🤎💜💚

  • @rahmachama8173
    @rahmachama8173 4 роки тому +146

    Mashllh, walalayaal iiso duceeya arin baa iheysata inuu ilaahey ii fudeydiyo 😭

    • @nuurtohajiosman6121
      @nuurtohajiosman6121 4 роки тому +1

      Abaayo Allah haku fududeeyo insha allah

    • @saynabahmedhussein3716
      @saynabahmedhussein3716 4 роки тому +1

      alle ha fududeeyo arintaada wllo

    • @hamdaadam819
      @hamdaadam819 4 роки тому +2

      Alle muradkaada hakuu fududeeyo oo macslaa wll istiqfaarta badso iyo tasbiixda

    • @fadumomohamed2732
      @fadumomohamed2732 4 роки тому +1

      Allah kufududeyo muradkaga

    • @hamdaali6167
      @hamdaali6167 4 роки тому +1

      ilaahy dhib haduu yahy ha kaa saaro wixii khayr aad jeceshahy na ilaahy ha ku siiyo

  • @sacido1721
    @sacido1721 4 роки тому +1

    Maansha alaah waad isku nuureysaan maansha alaah sheekh badbaado waan soo dhaweeyneysaa xaaskaaga welcom family ku dayasho mudan

  • @farduussoomalilander7187
    @farduussoomalilander7187 4 роки тому +1

    Maansha allaaaah dumaashi so dhawaaw hadan nahay Tim badbaado allaaaah quruxdaa ha idiin siyaadiyo intayada singal ka ah rabaw sawjyo saalixiina nagu arsaaq

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 4 роки тому +15

    masha allah sheekh romantic iyo xajiyadisa xajiyada jacaylka lamane isku qurux badan illahy ha idin barakeyo

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 4 роки тому +1

    Maanshaa Allah sheekh ilaahay haydin barakeeyo idiga iyo xaaskaaga aad baan usalaamayaa xaaska sheekh badbaado

  • @ayaansalim621
    @ayaansalim621 4 роки тому +23

    Mansha allaah family quruuxbadan ilaahay ha isku keen xifdiyo❤

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 4 роки тому +1

    Masha allah jazakallahu kheyr sheikh adiga iyo xaskada alle haidin xafido barakallahu fiikum

  • @yasminhamud8104
    @yasminhamud8104 4 роки тому +13

    Mashaallah I was waiting for you my whole family,every successful man there is woman behind,

  • @allaawaayn8860
    @allaawaayn8860 4 роки тому +1

    Woow masha allaah sheikh waa ku faraxsanhy inaad xaaskaga garab fadhido xaaska💋👏👏👏👏👏guulaysta

  • @hibaqali9583
    @hibaqali9583 4 роки тому +8

    Sheekha dooquu leeyahay mashaAllah tabaaraka raxmaan walaaaha iisooduceeya Rabi inuu caafimaad isiiyo

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 роки тому +1

    Masha’Allaah Beautiful family illaahay ha idin xifdiyo isha iyo wax kastoo shar ah illaahay dartiis baan idiin jeclahay stay safe and healthy together Insha’Allaah Amiin 🤲 love 💗 from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸 ❤️❤️❤️😍😍😁😁

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus 4 роки тому +5

    Mashaallah may Allah swt protect you both always, Jazakallah khairain for the great advice inshaallah please post more videos together we 💘 it.

  • @Asmarday2023
    @Asmarday2023 4 роки тому +1

    Masha allaah oo marhore aabo guursatay maamo soo dhawoow sheq badbaado waxaanbo umaleyay inaa singaltahay ilahay haiskukiinwaariyo hooyo sodhowoow wakujecelnahay wiil aan kumaleynayay ilahay haidinbarakeeyo more

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 4 роки тому +17

    Manshallah sheeq hoyada hadey nooshahaye allaha xafido haday dhimatayna jana fardoowsa acllah allaha geeyo sa adiga bey kudhashay wayo asaaskii hoyada iyo allaha olagarabgalay baad halkan kugaraattay manshallah tana 2 manashallah walasheen gugarab fadhido sheeq diinlehe baa ifuray wuxuu igu furayna runtii majiro aniga allahamdulillah been majecli aduunka qof been iisheega baan ugu necebahay meeshu igu furayna mabaan joogin ooanigoo walashay oo maskuxiyin iskugu buuqday oo qurbaha joogata aan cidi ujoogin ubadana laheen ciyaal na leheen markan baxayeye isga baadiyaarada isaaraey wiil aan dhalay baa guriga joogay markii horena waxaan kudhahay maka kexeeya guriga intaan maqanahaye meelkale mageeyaa wuu diiday wey isku dheceen udulqado baandhahay anigana markii hore caruurtiisa naakale isu dhaleen oodhibadan baan hayeye oo kuweyga iyagaan kaga xanaano badnaa waayo anigu qof waxaan ahaye xaqa yaqaano oo majecli dumi dadkana in aan dulmiyo majecli allahamdulillah aduunka kama fakaro wallhaaye waxaanka fakaraa qabriga 2 mitir iyo madoowga ah iyo uraayo si aan u carfisto reero aduun maba ihi hoyadiis baa ilajoogtay xataa ooishibtay een hooyo kadhigan jiray lakiin kadidayda kalax kushubtay wan iskaga dulqaatay

    • @najaxbella7959
      @najaxbella7959 4 роки тому +1

      Masha Allah badal qeyr qabo alle haku siyo.

    • @xaliimoaaden1458
      @xaliimoaaden1458 4 роки тому +1

      abaayo dhibmalahn aduunkaan waa labo maalin mid kaas kaqeyr badan baad heli insha allh ubad saalix ahna allha kusiiyo oo kuusoooduceeya

    • @xaawosharaf1371
      @xaawosharaf1371 4 роки тому

      Muna ismail
      Abaayo iska sabar waxan waa aduune ilaahey garabkaga ha ahaado

  • @fadumomohamed5133
    @fadumomohamed5133 4 роки тому +1

    Masha.alaah.labo.qof.aan.aadutaageero.alaha.idinbarakeeyo

  • @hiboaxmed8440
    @hiboaxmed8440 4 роки тому +7

    Ilahay hadin barakeeyo Masha Allah masha allh family Masha allh family qurux badan

  • @ismailessa669
    @ismailessa669 4 роки тому

    Sheekh badbaado adiga xaaskaaga ilaahay ha idin barakeeyo sheekh bad baado dar ilaahay baan kuu jeclahay sida mar walba khayrka ugu shaqaysid

  • @aamiinmukhtaar3681
    @aamiinmukhtaar3681 4 роки тому +9

    Masha allah masha allah tabarikallaah
    Alle ha isku kiin dhawro jacaylkana alle haydiin barakeeyo
    Adduunka sidaad isku hesheen alle ha isku kiin siiyo janadana أللهم آمين ❤ .

  • @sacdiaabdalla9415
    @sacdiaabdalla9415 4 роки тому +1

    Masha allh tabarakallaah shiikheena iyo xaaskiisa shaeafta badan rabanaa yaxfadak saaa wax nou faaaidayseen masha allaah😚😚👌

  • @nuuraahmed1262
    @nuuraahmed1262 4 роки тому +13

    Masha Allah Asc sheekh Abdalla iyo xaajiyadiisa allaha idin barakeeyo

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 4 роки тому +1

    Wow beautiful 👏 aniga maanta ayaa iigu kiin horeysa wada jirkiina, kali kali ayaan idiin arko, ilaahay haydin barakeeyo il iyo xaasidna ha idinka hayo 🤲♥️🤲

  • @hamdaladan7608
    @hamdaladan7608 4 роки тому +9

    Masha allah gabdhoow raadiya nin diinleh asagaa romantik ehe kuna nasaneryside illaahoow nubarakeey intaheeysato intaan heeysane sii 🤲🤲❤

  • @adoontaalle277
    @adoontaalle277 4 роки тому +1

    Mshlah baddo sheekh xaaskiisa qaaliga kush kushka mshlha wl qaali

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 4 роки тому +5

    Mansha allah ilahay haydin xafido wlloyaal 💔💔💔💔💔💔❤❤❤ waligin farxad kunoolada wayo wxad tihin dd khayr mansha allah

  • @caashoalimahamud4001
    @caashoalimahamud4001 4 роки тому +1

    m.a shiqa iyo xaaskisa alle ha idin barakeyo

  • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
    @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 роки тому +5

    Mashallah maanta xaaskaaga na bartay in badan waad noga shekesay laakin maanta live baad naga bartay sheekha ino dhaqaaleey marwo waxad haysta nin si dhab ah ku jecel mashallah

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 4 роки тому +1

    Asc masha allah tabari kaallaa xfidu laahu shiikh

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 роки тому +6

    Kuwii isku barakoobo oo ubad qayrqabana kalahela allaha idinka dhigo
    Anigana caado xun baan iska jari la ahay oo marwaliba igu soo laa laabato
    Ee walaalaayall allah dartiis iigu soo duceeyaa😢😭😢😭😢😭😢😭😭😢
    رب اني مسني الضر وانت ارحم الراحمين

    • @habiboahmed5395
      @habiboahmed5395 4 роки тому

      Walal Alle hakaa raabo uu Wanag iyo Cibaado Cabsi alle lex alle hakugu bedelo walal Adigana Da daal si alle ku caawiyo 🙏🙏🤲

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 4 роки тому

    Iyaaah ayaantan shikh gift iyo xaska public soo dhiga aad ka baxi weysay maaxa jiro asaxbay shikh aniga waligay waan kudawan jire lakin ayatan romantic waad soo badisay masha allaah

  • @sanubail8129
    @sanubail8129 4 роки тому +3

    Masha allah Family qurux badan allah idin xifdiya👍😍🇸🇴, wa run wacyagaliya raga somaliyed qaladko a bataye

  • @basracali2788
    @basracali2788 4 роки тому

    Sheekh badbaado waan ku salaamay ilaahay khayr iyo xasanaad haku siiyo sheekh waxan ahay gbadh kurbaysan ee adiga iyo tii khayr ka jecelba waxan codsanaya inaad iisoo ducaysan

  • @fatxiali4824
    @fatxiali4824 4 роки тому +4

    Sheekhow mashaan Allaah ragga kuwa ugu wanagsan inaad ka mitahay baa hadaladaadu iiga kaa sawiraan Illahay adigabiyo xaaskaaga iyo qoyskaaga ha kuu barakeeyo hana isku kiin xifdiyo

    • @ubahubah9465
      @ubahubah9465 4 роки тому

      Mashaalah alaha isku kin barakeyo

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcast 4 роки тому +2

    Wll masha allah qoys wanagsan ban arkaa hal talo baan abayadey siinaya madama aan drs miisanka iska dhin abayo masha allah qurux sharaf iyo haybad ayaa alle idin siiyay barakooba 😍😍😍

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 4 роки тому +18

    Masha Allah dumaashiday soo dhawow

  • @sureermuhammedhusen7245
    @sureermuhammedhusen7245 4 роки тому

    Sheekh gabadha wajigeedu mansha Allah weeyaan ee isha kaqari indhashareer u xidh

  • @safiyoqaasim916
    @safiyoqaasim916 4 роки тому +32

    Sheeqow Maasha Allah quruxleydaan gooni Ayaan u kasaye ma xaaskaadey Aheyd Qeyr qabto waaye Ayadana

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому

    Màsha allah qoys ku dayasho mudan sh badbaado iyo sheqad badbaado allah ha idin xafido

  • @fartunalihashi3128
    @fartunalihashi3128 4 роки тому +8

    Bismillaahi maashaa Allaah watabaarakallaah ILAAHOOW isku barakee oo shar iyo shaydaanba ka xafid walaalkeen shiikh cabdullaahi faaruuq iyo xaaskiisa
    Baarakallaahufiikum Xayaakumullaah xayaa saciida

  • @hawahagi5291
    @hawahagi5291 4 роки тому

    Maashaa allaah allaah ha idin xifdiyo akhiro iyo adduun aad baan u jeclahay lamaanaha isku faraxsan waxaa tihiin tusaale sharaf badan jzk khayr

  • @halimamukhtar2594
    @halimamukhtar2594 4 роки тому +6

    Shekhow cawa xaaskaga keentaye masha Allah 👏❣

  • @hibohassan1507
    @hibohassan1507 4 роки тому +2

    Scw shiiq xaajidada quruxda badan ilaahay hakiu xifido lakiin hasoo fariisin meeshaan

  • @shankaroonmaxamuud3830
    @shankaroonmaxamuud3830 4 роки тому +10

    Masha allah sheqena allah yaxfadag adiga iyo qoskaga ❣❣❣❣❣

    • @umuabdalla7990
      @umuabdalla7990 4 роки тому

      Maasha allah aduumka ku raaxeysta, aaqirana janatulfardowsa, awlasdiina alle haidinka dhigo, saalaxiin,allahuma aamiin

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 4 роки тому +1

    Masha Allah beautiful family may Allah protect you guys👑💐👑🌹👌👍👏👏

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 4 роки тому +3

    Mansha Allah bless you and your beautiful family’s ❤️

  • @mumtazamiira710
    @mumtazamiira710 4 роки тому +1

    Masha allaah ilaahey ha idin barakeeyo janada rabi ha idinku kulmiyo

  • @sahrahassansahruja3092
    @sahrahassansahruja3092 4 роки тому +6

    masha allah wan ujeeeednaa hadiyadii masha allah

  • @deeqaalisheekh9441
    @deeqaalisheekh9441 4 роки тому

    Ilaahay hakuu barakeeyo raaskaaga iyo qoyskaagaba sheekh allaahuma aamiin aamiin aamiin

  • @drsikraanalawi4894
    @drsikraanalawi4894 4 роки тому +9

    Masha allah hwo mcn &ader axsanta qer ilahe hani siyo ♥️👍👏

  • @nimconuura1044
    @nimconuura1044 4 роки тому +1

    Maasha alaah ilaahoow idin xafid famil qurux badan baaraka laah

  • @ismaciiladam852
    @ismaciiladam852 4 роки тому +8

    Masha allah famil qurux badan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @muunafaarax756
      @muunafaarax756 4 роки тому

      Aamiin ale janada hanagu kulmiyo 🤲🤲🤲

  • @hamdahuseen1629
    @hamdahuseen1629 4 роки тому +3

    Mashaa allaah alxmdulilaah maanta waxaa ifarxad ah in aan arky xaaska shkh badbaado channel aad ayaan idin salaamy labadinab guulysta aduun iyo aakhirab allaah haidinxiftiyo

  • @nimcomahmed4552
    @nimcomahmed4552 4 роки тому +6

    Masha allah waa so oordey marka sheekh abdulhi haaskis arkey isku waraa

  • @hawobashir9029
    @hawobashir9029 4 роки тому +1

    Mashaa Allah maxaskadiba wanfirsanjiray gabadhan

  • @umu-maryam
    @umu-maryam 4 роки тому +52

    Farinteyda hada arkto janada allaha ku keeyo subscribe isaar ❤🙏

    • @arahmedia4808
      @arahmedia4808 4 роки тому

      Waan kuu saaray adna isaar inshallah baqeyl ha noqon

    • @umu-maryam
      @umu-maryam 4 роки тому +2

      Baqeel maahi wll maalin hore ayaapa ku saaray adn isaaar ku dhahay madan isaarin

    • @safiyoali7917
      @safiyoali7917 4 роки тому

      ما نشاالله

    • @ayuushbaby4097
      @ayuushbaby4097 4 роки тому

      ifiyaha qalbiga okay walalo isobooqo adna kusaray

    • @ayuushbaby4097
      @ayuushbaby4097 4 роки тому

      ifiyaha qalbiga okay walalo isobooqo adna kusaray

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed4317 4 роки тому +1

    MashaAllah sheikh badbaado, marna isma lahayn xaaskiisu soo fariisin , wahi aad ban ugu farxay inaan arko walashey mcn hadee waxn rajayn inay tahay Marwo dhamaystiran 💕 waxan idiin hayaa ixtiraam wayn barako khayr rahamad kor kiina ha ahaato idinka iyo caruurtiina.

  • @xamdary2456
    @xamdary2456 4 роки тому +75

    Sheikhow ma xasuusata barigii aad odhan jirtey naaga buurbuuran baa ka fican kuwa dhuudhuban sow meesha aada hore udagey oo nooga warkeeny😂😂

    • @maariyahdequen
      @maariyahdequen 4 роки тому

      🤣🤣🤣

    • @fowziyamohamed4527
      @fowziyamohamed4527 4 роки тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 роки тому

      😂😂😂😂😂😂 hhhhhhhh

    • @naimamohomed5245
      @naimamohomed5245 4 роки тому +1

      Hhhhhhh
      Alla Waad ika qoslisay
      Huuno waxaan natiijadooda laheyn qofna lama wadaagi kartid
      So nimcada kujirto ayuu arkay maha
      Astaqfurallh

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf 4 роки тому

      😀😀😀

  • @sahrosiman2527
    @sahrosiman2527 4 роки тому +1

    M,a badbaado family salaman kuligiin xaajiyo qurux aadbaan kusalamay huuno

  • @Riyaan-ti4bo
    @Riyaan-ti4bo 4 роки тому +4

    Mashaa Allah walashey iyo xaajigeda horay usocoda ♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹💕

  • @abdifatahali117
    @abdifatahali117 4 роки тому

    Masha allah sh.badbaado io xaaskiisa allah haidin barakeeyo

  • @daarulkhayrmedia5654
    @daarulkhayrmedia5654 4 роки тому +6

    Mansha allah alle haydin Barkeeyo

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel2273 4 роки тому +3

    Mashaa allaah tabarakalah illaah ha idiin barakeeyo il iyo af bina aadan illaah ha idiinka haayo wllhi waa run muhiimad siinta waa qaali jezakumalahu qeeyran🙏🏽🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 4 роки тому +12

    Sheq badbaado xaskaga wa mansha allah ilahey haku barakeyo lkn ka da social media Tnx

  • @simanqurux5852
    @simanqurux5852 4 роки тому +1

    Maasha allah ilaahoow idin barakee marwada sheekhana barasho wanaagsan mcnto Masha allah😍❤️❤️❤️❤️

  • @a.huseini9626
    @a.huseini9626 4 роки тому +11

    Wcs Allahumma aamin aamiin aamin aamiin aamin 🤲🤲🤲🌹🌹🌹❤💚💚🌹🌹🌹MashaAllah 👍👍👍👍👍🌹🌹🌹

  • @amaalali7749
    @amaalali7749 4 роки тому

    Mansha allh ilahow wax khyr qaba nogadhig mustaqbalka aamiin aamiin

  • @nasraabassnasraabass1888
    @nasraabassnasraabass1888 4 роки тому +6

    Masha Allah 💖💋💖

  • @misspamba1
    @misspamba1 3 роки тому

    Shekh badbado waxaan kugu duceeya janada.. mansha Allah ilahay janatul fardus haku siiyo

  • @nadiathequeen8062
    @nadiathequeen8062 4 роки тому +6

    Masha Allah aboowe iyo abaayo mcn alle ha idin xafido insha Allaah 🤴🧕👈👌❤🌹Masha Allah

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 роки тому

    Maan sha allaah tabaaraka allaah allaah ha idin xifdiyo aamiin yaa rabi

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 4 роки тому +67

    Shekhow wlhi walaga fiican yahay inad Xaskaga UA-cam dhex keentid Inad so galisaana may ahayn

    • @aamiinmukhtaar3681
      @aamiinmukhtaar3681 4 роки тому +14

      Maad ka hinaastay wllo 😂😂
      Masha allah dheh

    • @ladanqueen3488
      @ladanqueen3488 4 роки тому +7

      Haa walahi walaga ficanyahay saaid meshaan mel lesku amino ma ahan

    • @darual-salixinlinashrial-d1697
      @darual-salixinlinashrial-d1697 4 роки тому

      Najmah subscribe isar abayo

    • @Malikahmed961
      @Malikahmed961 4 роки тому +6

      @@aamiinmukhtaar3681 hinaaso mxya Ka hadashay Kaliya run usheegay Anigu wax yaabaha Qaar bana private laga dhigtaa

    • @zeinabibrahim6750
      @zeinabibrahim6750 4 роки тому +13

      Asiga haduu keeney xitaa wanaag ayuu la doonayaa iyo inay walaleheeda u faaideyso bes mooyee malaayacnii uma keenin

  • @cabdirisaaqyusuf4546
    @cabdirisaaqyusuf4546 4 роки тому +1

    mnsha allah shiikh alle hadin barakeeyo adiga iyo marwada

  • @fahmiahmedolatmohamed3179
    @fahmiahmedolatmohamed3179 4 роки тому +8

    Nolasha waa kalsoni iyo isfahan sheikh jazakaallah

  • @ruweydacawadawad916
    @ruweydacawadawad916 4 роки тому

    Waa markii ugu horeysay walaalo aan kuu soo qoro beautiful family ilaahay ha idin badiyo jecelkiina Aqirana janada. Gabadhadaadana waa inan qurux badan lucky man

  • @mohaawyz7589
    @mohaawyz7589 4 роки тому +26

    Familada wanaagsan ee tusaale u ah bulshada islamka ah iyo tan somaliyed hadii ee isqariyaan oo wanaaga soo bandhigin cagsigeeda inta xun ayaa fursadaas kafaideysaneysa dadka waxeeba moodayaan kuwaas ineeba yihiin dadkii lagudayan lahaa biri markii si wax noqdaan ama beentii lajilaayay alle banaanka keno dadkii dhan waxeeba aaminayaan inuuba jirin qoys wanaagsan oo isjecel ileen dhalanteed ayee run moodeyn marka sidaas sidii loogu badbaadilahaa waa inta wanaagsan inee soobandhigaan iyagoo inta alle ubaneyay katalaabeyn si loogudaydo.

  • @ummumaxamed1568
    @ummumaxamed1568 4 роки тому +1

    Masha allah qoswanak san illah haa i dinxafido

  • @zainabahmed6703
    @zainabahmed6703 4 роки тому +4

    Mashallah u have been so good good luck

  • @samraabuumaye5439
    @samraabuumaye5439 4 роки тому +1

    Mashaa allah fimila quruxa badan aya tihina ruunti ilahe aa nii xafido dhamantin meela walibo aata jogotan sheqa iyo xajiyadad ruunti quruxa il aa ku dhafo ruunti waa nii salaamy hore usoc 🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @ahmedsalahchanelofficial9578
    @ahmedsalahchanelofficial9578 4 роки тому +5

    Salamu calaykum walal kuso dhowow markiska barashada quraanka iyo culuumta diinta islaamka waxi fah'fahin ah kala xirir +252634999317

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 4 роки тому +1

    Maashaa allaah famil qurbadan ayaatihiin saad uqurxoontihiin janadana uguquxbadnaada insha allaah illaaheyna ha idinxafido ilxun👁 idinma aragto aaamiiin🤲🌷❤️❤️❤️

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 4 роки тому +7

    Maaaha Allah sheekh lkn kaama filayn in aad xaaskaaga keento social media illahay haydin xaafido 🙏 run ahaantii aniga wax wnagsan illama muuqato barnamijyada xaas iyo seed ULA dhaqmi in meel lala so fadhiisto qof kastoo garaad leh kuna nool dunidan caariga wuu fahmayaa arimahaas waad madsantihiin 🙏

    • @ahmadkeysemohamad6989
      @ahmadkeysemohamad6989 4 роки тому

      Waayo

    • @zamirasiman
      @zamirasiman 4 роки тому +2

      Xaskiisa sheikha channel ugaara bey leedahay oo ay kso gasho ceeb maaha social media markaad dhanka Wanagsan aad u isticmaasho

    • @farhiyaaden7657
      @farhiyaaden7657 4 роки тому +1

      Mashalaah waa reer quruxbadan lakin marnaba mawanaagsana iney social media isla soo fariistaan sida kale shequ wacyigiisa waan dawadaa qeyr alle hasiiyo dhamaan

  • @hodanabdi1305
    @hodanabdi1305 4 роки тому +2

    Mansha alaaah
    Allow isku kiin barake waa
    Family qurux badan

  • @anisaali1799
    @anisaali1799 4 роки тому +11

    السلام عليكم ورحمة الله وبر كاته الشيخنا الفاضلWaan idin salamaya adiga iyo xaas kaada Allaah Waxaan idiin weey diinayaa Al cafwa Wal caafiyah iga raali noqo Waxaan jecleestay inaan kula wadaag waalaga wanaagsan yahay xaaskaada inaad keento public culumo ahaan iyo dhaqan ka islaam ka kuma wanaagsano ishuna Waa xaq حديث رسول الله -صلى الله عليه وسلم- الذي رواه الشيخان، والذي جاء فيه: «العين حق» وزاد مسلم: «ولو كان شيء سابق القدر لسبقته العين».
    Hadaan qaldanahay iska keey cafi hadaan saxanahayne qaado waxaan walaalo ku nahay islamka muminiintane muraayad beey is ku yihiin عن أبي هُرَيْرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "المؤمن مرآة أخيه المؤمن، المؤمن أخو المؤمن حيث لَقِيَه يكُفُّ عنه ضَيْعَتَه ويَحوطه من ورائه" انتهى. Kuuma sheegayo waxbo waxaa tahay caalim anigane ardayad daciifad ah laakiin Waxaan jecleestay inaan run kasheego Walaal tinamada islaamka Marne wiilkeeyga oo kale Marne walaalkeey oo kale ayaad tahay
    صاحب الصالحين فإنهم إذا غبت عنهم (تفقدوك)
    وإذا غفلت (نبهوك)
    وإذا دعوا لأنفسهم (لم ينسوك)
    هم" كالنجوم"
    إذا ضلت سفينتك في بحر الحياة (أرشدوك)
    وغدا تحت عرش الرحمن (ينتظروك)
    ألا يكفيك أنهم في "الله" (أحبوك)
    Halkaan ayaan kugu bartay aqoon kale kuuma lihi Allaah xifdiyo muslimiinta meel eey joogaanba Awlaadane Allaah ducaad nooga dhigo dhamaan walaalahane waan Salaamayaa iyo intaan habar yar u ahay maama ween Ayaan ahay ، وصلى الله وسلم وبارك على عبده ورسوله نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين.

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 4 роки тому +2

      ASC walal Aniso Qayr alaah ku siiyo Waan kula qabaa Rayigada Waa laga fiican yahay Inaad Xaaskada Keento Meel public ah Waligay Ma arag Nin Sheekh ah ee Xaskisa Keeno Marka Wixi Naga Qaldan Alaah naga Cafiyo JZ Qayr

    • @beautychannel6359
      @beautychannel6359 4 роки тому

      Anisa subscribe isar Abyo hadada awl i igu sarin

    • @alxamdulilaah8450
      @alxamdulilaah8450 4 роки тому +1

      Wcs. Anisa Ali abaayo Jazaaka Laahu kheyr, sida akhlaaqda leh oo misna diiniyan sharcigeena waafaqsan ee aad ugu soo gudbisay talada. Dhamaanteen Xaqa Allaha nagu Sugo Aamiin.

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 4 роки тому

      MaanshaAllah Allah idin xifdiyo Aamiin wanaag wax fiican in dumarka la xoreeyo waa xaq shiiq 👏👏👏👏☝

  • @abdoulkarimahmed3730
    @abdoulkarimahmed3730 4 роки тому

    Maa sha Allah wa barak Allah fiikum akhi. Best advise you have given you and your wife akhi. I am greatful to listen to these advises and sure who listened to them will will appreciate them maa sha Allah again.

  • @nicmomuuse7056
    @nicmomuuse7056 4 роки тому +16

    mashaAllah waa qeer in UA-cam ka kusoo bataa lamanaha sheekhyaasha lamanaha so booqda waa kuwa qeer wadoua-cam.com/video/tnr_1rz69W4/v-deo.html

    • @beautychannel6359
      @beautychannel6359 4 роки тому

      Nicmo subscribe isar Abyo

    • @nicmomuuse7056
      @nicmomuuse7056 4 роки тому

      @@beautychannel6359 ok abyo

    • @shukrimohamed7464
      @shukrimohamed7464 4 роки тому

      Masha Allaah faamil qurux badan waaye allaah ha dinbarakeeyo waa salaamayaa abaayada quruxuda bada

    • @mahdaycabdirisaaq7875
      @mahdaycabdirisaaq7875 4 роки тому

      Dumarka been waa lagu soo aqlgaliya runa waa lagu dhaqa ta xagsiged ay diintu islaamku shagaysa

  • @drahmedkaapil8666
    @drahmedkaapil8666 4 роки тому +1

    Sheikh alle haku xifdiyo amiin aamn

  • @qayimmedia6
    @qayimmedia6 4 роки тому +18

    Assalaamu Calaykum
    Waa ku salaamay adiga aqrinaya hada 🙋 🙋 🙋

  • @halimamohamed4412
    @halimamohamed4412 4 роки тому +1

    Bismillah mashallah that’s very thoughtful lesson

  • @quenalbrko3545
    @quenalbrko3545 4 роки тому +20

    Atrsho bdyo io Nuridin kl noo matlo hda kadib lamano noqdo😂😂😂

  • @jamiilafarax7192
    @jamiilafarax7192 4 роки тому

    Yaa shiiq anaga hadii anahay dumar waxan nahay inta ugu badan oo qadirinta badan iyo wanaag lakiin oow nin yaa cesha nayo kkkkkk yaa rab ahdii amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲