لا اله الا الله وحده لا شريك له ، له الملك ، و له الحمد ، و هو على كل شي قدير ، سبحان الله ، و الحمد لله ، و الله اكبر و استغر الله ، و لا حول ولا قوة الا بالله ،
Wsc sh wad mahadsan thy lkn waxa aniga i eeryan jiiray ama aan ku riyoda ila imka mudo dheer neefka geela ah e ninka ah isaga ou i cuunayo waliba joogu meel badiyo ah ma rer mii ah awrka ou iska cadi ah uba ani i arkayo kadbna ou iska qooqi ou igu so ordi ana wan ka caarari marka lkn dadka kale waxaba u ma dhiimayo awrka lkn habeen ayan sidi ogu riyouday wxn arkay awrki ou mid kale is cuunayan ma is eryanayan marka ban is idhi cawa adi ku ma jeedo e iska joog bal se maxa dhacay markay ani iso gaadheen ayo i cuunay ou i jajabiyay lkn naaftu igama bixin e dadki aya iga riday alx balse riyadadu wa mid iga raagtu ou markan iloobo mudo labo bil ila 3 ila 4 ila 5 ayay ku riyouda micnah habeen walba maha e sh ado iga rali ah hadad aragtid farin tadad ka so jawab mahad sanid bad bado
SHIIQ CODSI MA NO FASIRTID RIYOYINKA SHIIQ WAXANKU RIYODAY ANIGO MAS AAD UMADOW DILAYO AABAHAY ODHINTAY 16SANO KAHOR U ILA DILAYO MASKI GODBU NAGA GALAY HABEN KALE DIBQALOOC RIYADA KU DILAY PLEASE IFASIR SHIIQENA
Sheekh waqtiga uurka lahaa aya riyo igu soo moqon jirtay libaaxyo. Waaka cabsanaya lkn ima dhibatenayan. Iyo riyo anu imtixaan ku jiro oo awood u lahen Ina ka shaqeyo oo qisho oo waqtiga igu dhacayo.
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤
اللهم صل علي محمد وعلي ال محمد❤❤
جزاك الله خيرا❤❤❤
Sheekh badbaado eeyga aan madaw ahayn maxuu ka turjumayaa
Thank you Sheikow 😘😘😘❤❤❤guulayso 😊😊😊
illaahayow sharwadayaasha nagaqabo
Asc shiikhaw riyadaa inaad fasirto baan arkaye qofka.kaluun isagoo.eebsanaaya kusoo noqnoqto dadkuu ka iibsanaayana garanaya maxaadka leedahay iibiye iyo iibsade. Jazaakalaahi khayran
Wcs shiiq walhy waa runta waa dagaal la igu waday naago aanla daganaa mid kamid ah riyada igu so carartay saa daanyeero badan noqotay dusha ayeey igaga tumatay laakiin allaah iga bad badiyay sharkoda
Yaasiin ayaan aqrisan jiray cilaaj dhagaysan jiray naagihii malinkaanka gurayey anigo faraxsan caafimaad qaba allaah igu og ooyin wabaaaa
Yaaaab
Cadow wuu jiraa allaah Swt ha ku celiyo Aaaaaamiin
Mash alaah ❤❤❤❤❤shukrn
Sh ayga wan ku riyoodey abeesòyin bisado madow masas madow lkn baqra marka hada bilaway qaar badan dilay aygii iyo jiirka iyo abeesadiii 😢
لا اله الا الله وحده لا شريك له ، له الملك ، و له الحمد ، و هو على كل شي قدير ، سبحان الله ، و الحمد لله ،
و الله اكبر و استغر الله ، و لا حول ولا قوة الا بالله ،
Aniga xalaqyo arkaa riyada
Jasakallahukhyrn sheikh huna
Alaah haku barekeye ayadaha iyo suradaha u muhibka iyo xalka noosheeg sheekh
Suratu baqra bilaw
Qulucuudyada aayad kursiya adkaarta galab iyo habeenkii weesada saqada intaa joogtee kanabadi
Qoratada ban kuriyoda gidarada fusha sidokale masasja lakin wanka cudubilaysta
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Shiiqwo aniga eybankuriyodey ilahada wan xausanahay
Jazakalah sheekh
Aniga waxan ku riyoon jiray geel badan iyo wan ido ah ayaan habeen walpa ku riyoon jiray sheeqoow
Subxanllahi subxanllahi Subxanllahi 😭
Wcs shiiqena
Anigo qiyasti 10 ji 12 jir waxaan ku riyon jiray wado walbo aan marayo need geel fadhiya wadada waan kaso laaban jiray wadadaa😢
Teda 2aad eey madow
Tan 3aad qaburo anigo kudul ordaaya anigiyo gabaryar oan dhalay
Gabadha yar iga xanusatay qur aan saar badan usameyay Anna waanla galay alx alx mudo 4sano alx lilaahi rabil caalamiin
Waxa dhib aanso marayna lagama shekayn karo alxamdu lilaahi
Bisinka
Sheekhow waxaan kuriyooday mas madow iniga oo ku hurda
Asc sheikh waxan kuweydina.reya.dayaxa samada maraya o walal leh uy dadakala ay.kacara.ani ikusodacaya itujobn bl
❤❤❤❤❤❤❤❤
Snake 🐍 iyo Mas cagaleey ka waran?
شرا بعيداً خيرا فريبا
Sheekhow riyada ariga kawran marwalbal lagu riyoodo nooso fasir
Wsc sh wad mahadsan thy lkn waxa aniga i eeryan jiiray ama aan ku riyoda ila imka mudo dheer neefka geela ah e ninka ah isaga ou i cuunayo waliba joogu meel badiyo ah ma rer mii ah awrka ou iska cadi ah uba ani i arkayo kadbna ou iska qooqi ou igu so ordi ana wan ka caarari marka lkn dadka kale waxaba u ma dhiimayo awrka lkn habeen ayan sidi ogu riyouday wxn arkay awrki ou mid kale is cuunayan ma is eryanayan marka ban is idhi cawa adi ku ma jeedo e iska joog bal se maxa dhacay markay ani iso gaadheen ayo i cuunay ou i jajabiyay lkn naaftu igama bixin e dadki aya iga riday alx balse riyadadu wa mid iga raagtu ou markan iloobo mudo labo bil ila 3 ila 4 ila 5 ayay ku riyouda micnah habeen walba maha e sh ado iga rali ah hadad aragtid farin tadad ka so jawab mahad sanid bad bado
Markaan yaraa geel baa i eryan jiray.
استغفرالله العظيم واتوب اليه
Okay hadaadt arakto adigoo mas ween oo madoow hadane kula hadlaayo oo intuu kusoo hajuumo hadane maska asiga xanuunsanaayo oo qeelinaayo taas waa maxay
Dadka ha argagixinin please😮😮😮😮😊
Yamaha maxad isusartay sidagalada
Jin caashaq bn qabaa shiikh bisad cad bn hada ku riyoodaa miyuu daciifay
😭😭😭😭😭
SHIIQ CODSI MA NO FASIRTID RIYOYINKA
SHIIQ WAXANKU RIYODAY ANIGO MAS AAD UMADOW DILAYO AABAHAY ODHINTAY 16SANO KAHOR U ILA DILAYO MASKI GODBU NAGA GALAY
HABEN KALE DIBQALOOC RIYADA KU DILAY PLEASE IFASIR SHIIQENA
Walaaleey cadawgaagii waad kaguulaysatay hadaadba maskii madoobaa dishay cibaado nooced ah ayaad samaysay noo faaiidee
Sheekh waqtiga uurka lahaa aya riyo igu soo moqon jirtay libaaxyo. Waaka cabsanaya lkn ima dhibatenayan.
Iyo riyo anu imtixaan ku jiro oo awood u lahen Ina ka shaqeyo oo qisho oo waqtiga igu dhacayo.
Aayaat kursi laasimo abaayo illcayn cadow mayara alllaah swt hana bad baadiyo Aaaaaamiin
Amiin 🤲😭
Waxan ku riyoday eey ii qaaninaya lkn brown bu ahaa ee muxu noqon kara?
15:10 15:10 15:10 15:10
Kwarn riyada ado awr ku cunayo ama kueryanayo marwalba
Wllkay wxn ku riyooda habeen kastoo jimco ah masaas madaw
Wll is quraan saar
Rati qoqan iyo hal Adola Ah iyo Adigo babur lori Ah dusha sare kaso dacayo hadad kuriyoto marbadan maxey katurjumi sheiq