MARABTA INAAD DHAQALE SAMEYSID KUGO FILAN BARI ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 150

  • @sagalsalaad421
    @sagalsalaad421 Рік тому +1

    Haba wallhi wakujeclahy ilahey haku jeclado aniga hada 19 jir ahy jamacad dhigta waxna ahy qof masuliyad saran ani ilmha iladhashy baan koriya inkasto saqiir eheen hoyo banuahy hoydey weydhimate ilahey haunaxaristo 😢😢wallhi boski walshey habo cml igashy waxbdn wakafaide hda leen ban sugaya i.a hdan yurub tagona watago waxbaan bran doona i.a designs guryaha ayaan jeclahy ina barto tasna adiga ijeclesiye wallhi oo dukaan alabta guryaha lagu gado sameysto i.a abyo i.a wakusoduceyndona ilahey jasadada janada hakadhigo sidi hoyadey okle ayan wanadada udhagesta 😢love you ❤❤

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 Рік тому +5

    Wasax waa aniga qofka kudhahday dukan ayaan furtay kuma ilaawidoono inshaa Allah ajir Allaha kasiiyo abayo wanadaada wanagsan inshaa Allah kiran kujiraa inaan kabaxo ayaan jeclahay taasna Alle ayaan kasugaa dadalkedana wan wadaa isoo duceeya walaalahey

    • @neeha12
      @neeha12 Рік тому

      Masha Allah ❤

    • @sucdisiman4294
      @sucdisiman4294 Рік тому +1

      Allah hakuu fududeyo xabibty geeleyso ayan kuleyahy

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 Рік тому +2

    masha alah alaha ku barakeeyo gabar wanaagsan ayaa tahay alaha ka jir siiyo dhiiri galintaada sis

  • @saredoilyass2035
    @saredoilyass2035 Рік тому +9

    Asc hamdi wllshy mcn runti marka nolasheyda kuso birtay wan is badalay wlhi intan ku baran waxa jiray nin aan jecla oo an nafteyda tisa ku hurmarin jiray mudo 8sano ayan isla sukansan jirinay wax heer waxan marayay inan nafteyda an ilobo intan tisa kaa fikirayaya alx hada adiga ku bartay waxan noqday oo hadaf leh manta farax waqti kuma lomiyo waxa ii badalay 3 eray oo an kaa qatay oo an nolashyda ilobey 1 nafta jcelow
    2 kotorolka naftada uson gacantada ka bixin 3 xanoqon qof bari mel cidla ah loga taaqo wlhi waxan ku haya abal wlhi mcn manta nalasheyda jafjaftay canada Jamacada iso bartay hada canda oo socda ina so duceya Thanks dumarland from Djibouti

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Рік тому +2

      Wcwrab mashlaaah abyo mcn hamblyo. Ilaha haku xafido qaali guleyso mcnto ❤❤

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 Рік тому +1

      Mashaa allah Hambalyo walashey guul wacan ilahey haku amaansado ❤❤❤❤❤❤.

    • @mariaseidxuseen2279
      @mariaseidxuseen2279 Рік тому +1

      Mansha allah guul baad gaartay wlhi

  • @user-zs1ju4qr6m
    @user-zs1ju4qr6m 11 місяців тому

    Jazakalah walashey waa run arintaan Aniga umaleyaa inad iga hadleyso ya rab waa ina is qabtaa

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Рік тому +2

    Maasha alaahu xamdaay nooloow intii aadmi jiro aaaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi anaa ugu horeeyo maanta ASC

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Рік тому +9

    Maasha alaahu xamdaay ajir iyo xasanaad alaha kaasiiyo dad aqoon yahanaa hurdaayo baa soo toosisaye maasha alaha baan ku leeyahay hada fiidiyoowga as intaan u diray hadaad ogaan eheeyd waad yaabi laheeyd cilmiga aad leedahay alaahu kuu barakeeyo aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi

  • @juweriaapdi9934
    @juweriaapdi9934 Рік тому +2

    Wlhy waxad tahay hamda hooyo wngz ooo ficiin wxa badan waan ka faaiidaye ilahy ha ku xafido ❤❤❤❤❤❤

  • @falastiinaxmed-dt4fl
    @falastiinaxmed-dt4fl Рік тому +1

    Xamdiyey abaayo maalin walba sidaan noo waani bal. Waan taajiri laheen mar hore

  • @user-io1hw7ch2f
    @user-io1hw7ch2f Рік тому

    Jasakallahu khery Xbbti Mcnto

  • @Noname-vu1om
    @Noname-vu1om Рік тому +1

    I needed to hear this sis. JazakiAllahu khayr

  • @MuhuumMoteeye-mg5nw
    @MuhuumMoteeye-mg5nw 10 місяців тому

    Masha alhaa abaayo ilhaay ha kuxafido caqaligab ilhaay ha kuu dhafo الله يبارك فيك حبيبتي

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому

    Jazak allhu khayr wlo qali

  • @ugasohaji
    @ugasohaji Рік тому

    Mahadsanid jazaka Allah kheyr abayo

  • @faatimaabdi6323
    @faatimaabdi6323 Рік тому +1

    Love you so much Hamda abyo ❤❤❤Masha allah il cadaw allah kaahayo abyo waad i anfacday xaqiiqdi insha allah waxaan rajeyna malin inaan kulano waliba gusha ihorseday aan kutuso dadala isocdo allah igu guleyo iso duceya 😊

  • @nurtofarax6584
    @nurtofarax6584 Рік тому +3

    xabbt nosoo badi wlh dhirigilin ayuu iyahay horene usoco qaali ❤❤❤❤❤

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 Рік тому +1

    Masha Allah alow noxifdi xamdi qurux❤love you abayo nosobadi waan u bahanahay❤❤❤❤ jazakalaah qeyr qali dumar❤

  • @nimcoomardirie4688
    @nimcoomardirie4688 Рік тому +1

    Hamda wlaahi dhiiri galintaadu marwalba farxad bey iitahay keep going abyo ❤

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 Рік тому

    Sis thanks for your beautiful advice. Quran hadu ku shidanay haku kor hadlin thanks but i don’t think so thanks

  • @missnimca419
    @missnimca419 Рік тому +2

    Xamdaay muuqaladada waxbadan waan daawaday lkn kan maanta igu socdaa waana igu ogtahay wixi maanta ka dambeeyo inaa waxeyga wayneesto

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Рік тому

    Thank you hamdi. Waad idhiragalisay 🎉❤❤❤❤

  • @xaliimo5892
    @xaliimo5892 Рік тому

    Masha Allah

  • @juweriaapdi9934
    @juweriaapdi9934 Рік тому +1

    Wlhy hamda aniga ayaa ii haystaa dhipata wxa dhigasho la.aa ta lkn waxan rjenayaa inch Allha ina bishan laga bilaabo ina wax meeel dhigato ina soo duceee abaayo

  • @kyrizuenchantrez6289
    @kyrizuenchantrez6289 Рік тому +1

    Masha Allaah abaayo allaaha kubarakeeyo nosobadi

  • @user-ld7ju3ou9l
    @user-ld7ju3ou9l Рік тому +1

    Ma. Gabar aad ujeclahay ayaa thy hadalkaaga waa muhiim mcnto mar walbana waan ku daawadaa

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 Рік тому +1

    Masha allaah xabiibtii xamdi shukran❤❤❤

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 Рік тому

    Been ma ahn wlle aniga waan jclhy inaa meel wax dhigto aan lacgtiisa ku dheelin ileen hadda waan shaqeeya qeeb nh waan isticmaala qeeb nh waan keedsada alxm keep kaas mar marka qaar xatta hadaa waxba haysanin Maso bixiyo wax yaabaha muhiimka ah ayaan ku sameestaa keep kaas alxm hadda nh qeeb yar ayaa meel iitaala waa nh ku qanacsanahay qeebtaas yar waayo bari kamaalin ayey wax badn ii noqon doonata I.a waad nh ku mahadsan tahay abyo macne ❤💯👌☑️.

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +3

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimasalax2980
    @fatimasalax2980 Рік тому

    M.a abyo arimahan cml noga so hadal waa arin fcne midakle mahadsanid dhirigalisadenay❤❤❤

  • @sacdiyoabdullahi7028
    @sacdiyoabdullahi7028 Рік тому

    Abayo wad mahadsantahay

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 Рік тому

    Mansha allh leysma hagrado malintaan ku bartay ayaan noqday qofkaan raby alxd llhi jazakalh qeyr ❤❤

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 Рік тому

    Maashaa Allaah habaryar inteen kaala soo xiriiraa

  • @sacdiyoabdullahi7028
    @sacdiyoabdullahi7028 Рік тому

    Nosobadi barnamijyada dhaqalaha &dherigalinta mahadsanid

  • @xaawoxuseenwaasuge6373
    @xaawoxuseenwaasuge6373 Рік тому

    Masha allaah waxaatahay qof kartileh waxaana Ii yeeshe hami noo Soo badi dhiira galinta wallaahi barnaamijkaada waan jeclahay

  • @asma8470
    @asma8470 Рік тому

    MashAllah Waa vedio na anfacaya

  • @NimaQalbiy-ry7vn
    @NimaQalbiy-ry7vn 9 місяців тому

    One love ❤️ 🇳🇴

  • @queenyasmin6782
    @queenyasmin6782 Рік тому

    Haye abyo Mahadsenid In shaaa Allah wan sameyni❤❤❤

  • @Salma199-j3k
    @Salma199-j3k Рік тому

    Masha Allah xppti mawduucyada dhaqaalaha soo badi ❤❤❤

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 Рік тому

    Mahadsanid abyo qali ilahay haku daayo

  • @shuubbeshamim2761
    @shuubbeshamim2761 9 місяців тому

    Manshallah abayo❤Allah hakubarakeyo❤

  • @hindaahmed5879
    @hindaahmed5879 Рік тому

    Mashallah well done hamda

  • @ifrahyassin8991
    @ifrahyassin8991 Рік тому +1

    Xamdiyey huno qali thanks horta❤ lkn aniga lacagtu waa I gubtaa 10 dollar haduu ii soo hadho waxaan jeclahay in aan baabiyo kolba wax aanan markaa u bahnayn soo siisto kolba wax deynsado wlhi waxba iima dhigman 😢

  • @JamiloMaxamuud
    @JamiloMaxamuud Рік тому

    Mash Allah

  • @mahamedaamiin4050
    @mahamedaamiin4050 Рік тому

    waxad iitahy dhiiri galyahyga khaaska ah alle haku barakeeyo macaney

  • @halimasadiaabdisalama6335
    @halimasadiaabdisalama6335 Рік тому

    Mashlah xabiibtii dhiiro galisadayda❤ noloshu kuma ciisho noo soo badi ayuuto ada igu dhiri galiyey lacag ti waan cunay hada inaa ka haro baan rabay lkn kama harayo waan ku socon hadafkayga 😊

  • @samira2061
    @samira2061 Рік тому

    Runti aniga ada ku aminsanahy wayo waniga waxa kfa iday waxbdn
    Waxa ahay gabar dhameysy herka kowda ee jmcad leh ne rer cusuba marwlbo waxa ku fikira ina aniga nafteyda melkasosro thanks abayo hamda ❤❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @aishacuud1840
    @aishacuud1840 Рік тому +1

    That is true hamda ❤❤

  • @user-sm5zt4fe7o
    @user-sm5zt4fe7o Рік тому

    Masha allaah abayo allaha ku barakeyo waxad tahay dhiligalisadena ❤❤❤❤

  • @ifrahosman3615
    @ifrahosman3615 Рік тому

    Soobadi wacyikalintaada waan kuhestaa waxban kaafaa iidnaa wllo xamday

  • @sahrahassanali9340
    @sahrahassanali9340 Рік тому +1

    Soobadi dhinaca dhaqaalaha xbbti❤😊

  • @anabchannel3670
    @anabchannel3670 Рік тому +1

    Sax mash allah walahi wan kafiday

  • @khadracali334
    @khadracali334 Рік тому

    MashaAllah tabarakallah abaayo shukran noso badi inshaAllah ❤❤

  • @hibomohamed8767
    @hibomohamed8767 Рік тому

    Masha Allah abayo. Kheyr allaha kusiiyo maanta kadib waa inaan imaansanaa waxaaan heysano

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim Рік тому

    Sidaa kuwad xamdaay wll waxn jeclay shaqada inay malintii wax un qabto lakin somalia malaha shaqo sida dukan iyo wax nocasa moye insha allaa tasina way xalismi❤❤❤❤

  • @rumanapdulqadir1538
    @rumanapdulqadir1538 Рік тому

    Mhadsnid abayo dhiri galiso wnagsan ba nothy wlhy ani wax meel madhigto wx saas ubadana maqaato insha allh wn dadaalin

  • @ayaanmahomed8981
    @ayaanmahomed8981 Рік тому +1

    Ku jecliyaa mcnto ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +1

    Manshaallah dhaqalaha waa muhim 😍

  • @buuxhaji2306
    @buuxhaji2306 Рік тому

    Soo badi Dhanka dhaqalah Jadawlka Guriga

  • @TheNooraplays
    @TheNooraplays Рік тому

    👍🏼👍🏼

  • @sahramaxamed8331
    @sahramaxamed8331 Рік тому

    Mansha llah wlshay xamdi waxbadan baa ka faaiiday soo badi dhiiri gelinta say gabdho badan fadhiga uga kacaan

  • @user-bi5jz8po9m
    @user-bi5jz8po9m Рік тому

    Man sha allaah

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 Рік тому

    Masha allah 🥰

  • @farxiyofooschannel1976
    @farxiyofooschannel1976 Рік тому

    Noo soo badi wlh aniga lacag meel ma dhigi karo lkn wan isku daya

  • @shukrishacni7796
    @shukrishacni7796 Рік тому

    Wallahi ani wixi iso gala wa gubi jiray hada mare tala fara ka baxday ogaday wallahi hada kadib insha allah wa ina isbadal sameya

  • @hanihassan878
    @hanihassan878 Рік тому

    Masha allah 😢❤

  • @ronaldoabdi1984
    @ronaldoabdi1984 Рік тому +1

    Asc xamdiyey ilhey abaalkaga jannofardowso😂 hakadig jezakumuleh kheer sida aad nowaanisid abayo aad baan ugudhibanahey dhakhalah abayay noosoobadi walahey waankuwareerney dhakhaalaha

  • @kaafiyonuur57
    @kaafiyonuur57 Рік тому

    masha allh gulayso waan kujeclahay

  • @user-wk5vx9so8e
    @user-wk5vx9so8e Рік тому

    Maashalah soo badi

  • @farxiyayuusuf
    @farxiyayuusuf Рік тому +1

    Asc abaayo waat mahatsantahay dhiiri galinta nosiiwat

  • @halimo420
    @halimo420 Рік тому

    Maansha Allah abaayo allaha ku barakeeyo

  • @user-oy1si5km6m
    @user-oy1si5km6m Рік тому

    Abaayo masha allah no badi barnanmijka dhaqaalaha

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Рік тому

    Masha allaah ❤❤

  • @xafso5316
    @xafso5316 Рік тому

    guuleyso qaali❤❤❤❤

  • @leloabdi3623
    @leloabdi3623 Рік тому

    Nosoo badi wllo❤

  • @sowdomaxamed8478
    @sowdomaxamed8478 Рік тому

    ❤❤❤

  • @user-zp1bc1vp1t
    @user-zp1bc1vp1t Рік тому

    Masha allaah huno

  • @MaariyaWacan-eh6zc
    @MaariyaWacan-eh6zc Рік тому

    Xamdi abaayo macan waxad ishegtaa ilmaha sida loo kala koriyo iso kawab abayo

  • @SeynabCaalimMarwoseynab
    @SeynabCaalimMarwoseynab Рік тому

    Jidwalka Waa. Ubaahanahy. Noosoo. Diyaar I abaayo❤

  • @hamdaaxmad9622
    @hamdaaxmad9622 Рік тому

    Masha allaah hno qaali

  • @user-go5cy9cy6f
    @user-go5cy9cy6f Рік тому

    M.a hamdi ilahey hakubareko❤ abyao

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 Рік тому

    Waaw mashallah ♥️

  • @user-ck7wm1hj1l
    @user-ck7wm1hj1l Рік тому

    Asc wlshy hamdi quruxeey wn kusalamayaa sharaf iyo karamo korkada ha noqoto qofka kaliyeen kudaydo ayaathy een aminsanahy warkeeda tankale intaan kubartay ayaan dareemaa farxad wayo qof hadal cad cod kar ah baadthy waxd shegtana wlhi sidii walid ayaan ku aminaa marka qali noso badi dhaqalaha iyo dhiri galinta wxn ahy hoyo haysata ilmihii uhoreeyay gurkana kucusub marka si aan unoqdo hoyo gulaysato nolashana hormar kagadho walid idhiri galiyo ima nolo lkn adigaan kadhigtay walid Bos wllnimo iyo mid walidba adigaa ijogo wxn joga Ethiopia qali ilove you saan kujecelnahy dhaman dumarka somaliyeed allh kujeclado wxyabaha jidhaka lamarsado noso sheeg qali dumar dhanka qabyaladana aan ulexdee gabdh ina adeerta ban ahaye gulayso qali kkkkk wn kaftamayaa hamdi qabyalad kadheer somali waa umide

  • @sumayo2345
    @sumayo2345 Рік тому

    Masha Allah abayo dhiiraganita nosobadi🎉

  • @landuu7064
    @landuu7064 Рік тому

    Xamda qruxey ilahey haku barakeyo ee jadwalka laso dhaqso

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 Рік тому

    Asalamu aleykum walashey qaali nosobadi programadan o kale wana mahatsantahay

  • @anabchannel3670
    @anabchannel3670 Рік тому +1

    Aniga UA-camkan yan rab herkagaro e igu cawo bes

  • @haawofaarax1129
    @haawofaarax1129 Рік тому

    Masha alh abayo qaliy shugrn

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 Рік тому

    Asc wad mahadsanthy wllo sobadi muqaladan okale

  • @ayaanmahomed8981
    @ayaanmahomed8981 Рік тому +1

    Asc Hamdi qurux ❤❤❤❤❤❤

  • @deeqoaboosy4900
    @deeqoaboosy4900 Рік тому

    Mahadsanid waxaa ka faaiday qofkii 1 khamaar xanaaneesan kara baa 10 khamaar xanaanèesan kara waa hadal macno wayn ku fadhiya

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Рік тому +1

    Mashallah mashallah mashallah mashallah abayo 👌 ❤️

  • @luulcfitaax4048
    @luulcfitaax4048 Рік тому

    Noosobade abas❤❤

  • @hemedamohamedhassan7609
    @hemedamohamedhassan7609 Рік тому

    Salam abayo kahadal business ka sida lo doule dhigto faïdada iyo mahacheja

  • @leylaladan864
    @leylaladan864 Рік тому

    Mashaa allh xamdiyeey bal kwrn ,hadii aan lacag aruuriyo ,hadana wey igu baxdaa, sideen uxakameeya

    • @naimanaimaqueen-oj1kh
      @naimanaimaqueen-oj1kh Рік тому

      Haba aruurin dahab gisho ama ayuuto gal

    • @leylaladan864
      @leylaladan864 Рік тому

      @@naimanaimaqueen-oj1kh walaaley ayuutadi markey soo goado baahai baa imaani family ah maxaa sameyaa

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Рік тому +1

      Muqaal kaso sameyan dad badan dhibkaan heystaa

  • @safiahussein8467
    @safiahussein8467 Рік тому

    Xmdaay xbbti xgee kaalasooxiriirikaraa wlahi talo badan baa kaaga baahanahy plz.

  • @ubahosman4118
    @ubahosman4118 Рік тому

    Sax waye wllo❤

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 Рік тому

    Wlhy wllo xamda aadban ujeclahay ina dhaqaalaha laga sheekeeyo

  • @imanabdallh1766
    @imanabdallh1766 Рік тому +2

    Wax kasta hadaa smaeeyo waaba dhaqaalaysan waayay biilka anoo Hal cunug Lee haysta😢

    • @naimanaimaqueen-oj1kh
      @naimanaimaqueen-oj1kh Рік тому +1

      Sas ban ahaa lkn hdda wan aqli yeystay bilka san marka uso qado kis hoyo oga diraa Kisna dahab ban gashtaa 😂😂😂

  • @nurtoali7419
    @nurtoali7419 Рік тому

    Masha Allah xamadi ❤❤❤❤