Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Magaaladeeni waxaa soo weeraray General Caydiid waana Bara kacnay waxaana dhacday Nafaqa darro walalkey oo 3 jir ahaa ayaa sidaas cml Nafaqa Daro udhintay iyo kumanaan kale oo isaga cml ahaa Hada Caydiid wuu dhintay isagoo wax cafis ah aan dalbanin balse Caruurti dambi la,aanta aheed maxkamadi ilaahay oo cadaalad ah bay kusugayaan Allaah SWT waa Axkamul-Xaakimiin
Aad ban uga xumahay xalada Haiti. Wadanka faraha ayu ka baxay ka dib dilkii madaxwaynaha Haiti Jovenel Moise. Sido kale waxa ka xumahay xalada South sudan oo asna la mid ah mida ay Haiti ku jirto.