Sheekada Fannaanka Farsamoyaqaanka ah (Ustaad Khaliifa)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Sheekada Fannaanka Farsamoyaqaanka ah (Ustaad Khaliifa)
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

КОМЕНТАРІ • 26

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 11 місяців тому +1

    Alle ha Sharfo ustaad khaliifa waa waayo arag iyo hiboole fan oo dhamaystiran runtii

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 2 роки тому +7

    Maxamed khalifa waa ustaad fanka iyo faryaamada waxaa udheer dabeecad wanaag xushmad ballan ilaalin waa qof aan dadnimadiisa jeclahay runtii 💯

    • @maxameddeeq8364
      @maxameddeeq8364 10 днів тому

      Wlhi oo blhi inaadan been sheegin aduunka illahay wax ka xishmad badan maan arag anigoo arday u ahaa buu wlhi fadhiga iiga kici jiray wlhi Mashallah

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 2 роки тому +18

    AAN ARAGNOOH INTA JECEL SUUBANANAH SCW SCW SCW

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 роки тому +2

    Mashallah ❤️ 😍 ❤️ shaqo fican ayad umada uhesa 2m shaqo o aad uwanagsan wa noqarsaned sodawaw fanan keena sharafta badan

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 роки тому +2

    Geed maroodi siibi goodaal ma leh iyeey goodaal maleh malka gareytamaw ka gareytamaw Baydhabo janaay ❤❤❤

  • @mustafamunasar4823
    @mustafamunasar4823 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa hees an cadi aheen

  • @shirwacboy2736
    @shirwacboy2736 2 роки тому +1

    Walalyal niinkan waa qof talanti Leh ee lanbarkisa laysiiyo

    • @omarismail1123
      @omarismail1123 Рік тому

      Ninki wa abwaan laxamiiste iyo musician heesta caanka dayax dalnuurshe qaaday e maayga ah wa ninka laxanka saaray

  • @bayalhabohurguf575
    @bayalhabohurguf575 2 роки тому +1

    Yes

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 Рік тому

    Khalifa abwan iyo fanan waliba xirfadle ah

  • @abdinurdahir6283
    @abdinurdahir6283 Рік тому

    Ninkan fanka ubahan runtii mahan nin sahlan

  • @Aarkaxariindeeqle
    @Aarkaxariindeeqle Рік тому

    Waaw

  • @YoungCilow
    @YoungCilow Рік тому

    Wave jareer Wayne ❤❤❤❤❤❤

  • @fataxmacalin6545
    @fataxmacalin6545 Рік тому

    Ustaad khaliifa

  • @shaadiyosharaf5443
    @shaadiyosharaf5443 8 місяців тому

    Alla jecliyaa codkiisa noolow yaaqey

  • @fatimaarmie432
    @fatimaarmie432 2 роки тому

    🖤🖤

  • @King_Safwaan10
    @King_Safwaan10 Рік тому

    Sujuud baa ka muuqata 😮

  • @safwanyare9203
    @safwanyare9203 2 роки тому +2

    like🥺🥺🥺

  • @abdiqanimadeyissack
    @abdiqanimadeyissack Рік тому

    Cajiib

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve Рік тому

    Iskool baarbe iyo dhama yasin cartan waa school aan dhigin jirey

  • @maxamedxasan5578
    @maxamedxasan5578 2 роки тому +1

    Xagee ka helaa heesta wasiir ilyaas markuu la joogay uu qaaday. Raxmaay mar un soo rogaal celi.

  • @abdirahmancali6891
    @abdirahmancali6891 2 роки тому +1

    maxaa dad talent leh camerada aysan qaban ninkaan hala soo bandhigo yaakhey
    axyaa fanaan

  • @zuldaanzuuriya
    @zuldaanzuuriya 2 роки тому

    Ma isiray jacayloo
    ma isuray hogaanoo

  • @aymanxcabdi756
    @aymanxcabdi756 7 місяців тому

    Maxamed khalifa