AMIIRO KOKO SUNDUS ASAD IYO ANIG YAA UGU XASUUS FIICAN OOYIN ISKU BADASHE🤣🤣..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 бер 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 825

  • @Amiira252
    @Amiira252 3 місяці тому +441

    Aaway dadkii jeclaa nabi maxamed scw ❤❤

    • @user-he3wf2tr5r
      @user-he3wf2tr5r 3 місяці тому +3

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @GudoonReermagaal-vu8mk
      @GudoonReermagaal-vu8mk 3 місяці тому +4

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @Baro25
      @Baro25 3 місяці тому +2

      Macaan gooyaha xusuuso oo nabigaaga ku salli, inaad nagusoo biirtana way na dhiirri gelinaysaa nagumana khasaari doontid idanka alle, nasoo booqo allaha ku sharfee.

    • @SaabairinMohan123
      @SaabairinMohan123 3 місяці тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @user-lh6mu6yz4i
      @user-lh6mu6yz4i 3 місяці тому +1

      Scwscw scwscw scwscw ❤❤❤

  • @ruqiachannel1434
    @ruqiachannel1434 3 місяці тому +289

    Sundus she’s so funny wlhi iyada lee noogu wad challenge gaan 😂❤❤

  • @kokobulle6616
    @kokobulle6616 3 місяці тому +138

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🌙🤗🕋

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 3 місяці тому +209

    Koko bulle inta uxiistay😢😢

    • @maaryanmaryan172
      @maaryanmaryan172 3 місяці тому +3

      KOKO BULLE 4EVER WE MISS YOU WLLHI 😢❤❤❤🎉🎉🎉

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 3 місяці тому +88

    Ceyda wllkey asad gawadha u naxariiso dheh bisinkow 😢😢

  • @kokobulle6616
    @kokobulle6616 3 місяці тому +278

    Inta filimka calaf iyo caashaq marki lasoo deeyo uusan dhaafi doonin wa idin salamy 😣😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 3 місяці тому +72

    😢😢sundus inta u dambaysa Koko intay kabooday bay Amira kortay nafkasta meshay naxaris ku ogtahay ayy adaysaa sorry Sundus

    • @nusa3177
      @nusa3177 2 місяці тому +4

      Bisinka oo halka wax ka aragtay ayan la yaabay, war dadkan waa asxaab ha isku dirina ilaahey ka cabsada oo bisha ramadan ayaa lagu jiraa

  • @JawaahirYuusuf-vx7vf
    @JawaahirYuusuf-vx7vf 3 місяці тому +53

    Videogan sundus la aanteed madawadeen wlhi waa furay 😂😂😂 she so funny 😂😂

  • @sumayosumayobashiir9087
    @sumayosumayobashiir9087 3 місяці тому +149

    Waraa sundus maskiin waye tartiib ugu dhufta😅

  • @abdilaahi4505
    @abdilaahi4505 3 місяці тому +108

    40 qofood ducadooda ilaahay swt wu aqbala muraad a leeyahay isoo duceeya ❤🤲

    • @Burcoboy
      @Burcoboy 3 місяці тому +1

      MuRaaDkaaGoo BiLaa MaCZiYaa AllE Haku SiiYo wllo

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 3 місяці тому +1

      Allaah hakusahlo muraadkaga

    • @abdilaahi4505
      @abdilaahi4505 3 місяці тому

      @@rahmafarah6892 Amiin wll mhadsanid ❤

    • @abdilaahi4505
      @abdilaahi4505 3 місяці тому

      ​@@Burcoboyamiin

    • @user-br6ud2xt4y
      @user-br6ud2xt4y 3 місяці тому

      Allaha ha ku sahlo murdakaga ❤💌

  • @user-eb8lz1ig2h
    @user-eb8lz1ig2h 3 місяці тому +62

    Ala koko wan ku xiisnay❤

  • @shamuure94
    @shamuure94 3 місяці тому +110

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤

  • @user-np9li5fe3x
    @user-np9li5fe3x 3 місяці тому +54

    Team kadhig ciyaarta si marki qoi gafo team kiis loowada tumo😅

  • @user-yh8js1ph8q
    @user-yh8js1ph8q 3 місяці тому +43

    Ceyda noso badi Wan kahilnay 😂❤😊

  • @user-se5ny7nu8g
    @user-se5ny7nu8g 3 місяці тому +43

    Xanuun badanaa unaxariiso gabdhaha

  • @MaryanNalka
    @MaryanNalka 3 місяці тому +61

    Cumeer kuso dar sundusna hka soo tagin😂😂

  • @najmaabdulahi5961
    @najmaabdulahi5961 3 місяці тому +64

    Sundusey is adkee bismillah xarfanimo ku dar io.caqli byo feejognaw plz wankujclhy ❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 3 місяці тому +29

    Illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii 😢❤🤲

  • @queen-caday3227
    @queen-caday3227 3 місяці тому +30

    Welcome back koko we miss ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 3 місяці тому +31

    Allaha Nagu Gaar Siyo Ramanka Cafimaad Iyo Nabad Inshaallah ❤

  • @sumeyaabass8886
    @sumeyaabass8886 3 місяці тому +11

    Wlh sundus is soo innocent maskin waye Wlh and we love her soo much ceyda plz tel asad gdabada unaxariso deh bisinka

  • @zaynabcali66
    @zaynabcali66 3 місяці тому +45

    King Cayda wiil dadal bdn keep going my brother guuleyso

  • @saabo__6
    @saabo__6 3 місяці тому +16

    Sundus darted u dawaday walhi so funny 😭😭😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +64

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤️🕋☝🏼

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 3 місяці тому +19

    Si aad dadka ugu qosliso hasameen wax sharaftada u ficnen 😣sundus iska jir waxyalahad kudhaqmesid iyo dhacdhacan faraha bdn 😢

    • @masbal9180
      @masbal9180 3 місяці тому +1

      😢😢maxay samaysag

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 3 місяці тому +7

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤

  • @user-oq3xj4mr1g
    @user-oq3xj4mr1g 3 місяці тому +37

    Wlhi amiira qofkay la saxib tahay naziib ayu leyay siday gbdha ugu naxarisanayso 😢

  • @user-vy5pp3yr4e
    @user-vy5pp3yr4e 3 місяці тому +23

    Sundus maskiin 😢😢😢😢😢😢😢😢king cayda soo badi part 2😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @XafsoAbdi-go3sp
    @XafsoAbdi-go3sp 3 місяці тому +15

    cayda wallaahi qosolkaa igadhamaaday maanta maskiin waaye sundus wallaahi soore abaayo asad xaasid waaye xitaa hal mar umanaxariisanaayo gabadha koko iyo amiiro maanta waykabadbaadeen usha laakiinse ayaga wayunaxariisanayeen maadaama ay gabdho islayihiin gabdhaha oodhan waa naxariistiyoo qofah anixitaa waankujiraa ma,ihi qof naxariis laayah waan dareemayaa usha xanuukeeda fadhiga xitaa way kacday maskiinta aboow unaxariista nh gabadha soore walaashay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Somfamilyfun
    @Somfamilyfun 3 місяці тому +10

    Gabdhuhu sey iskugu naxariisanayan 😢❤❤❤love u my girls

  • @hibaaqahmed9351
    @hibaaqahmed9351 3 місяці тому +17

    Koko waan ku farxaa ❤ cawa qosol la suuxay sundus mar walba kuso dara wa funny

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y 3 місяці тому +25

    Koko welcome back❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 3 місяці тому +23

    Allaha Nagu Gaar Siyo Ramanka Cafimaad Iyo Nabad Inshaallah

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 3 місяці тому +48

    Ayy atarishada amira atoraha ceyda sas halusocoto filim ka wu gadma markas❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 3 місяці тому +41

    Allaha Nagu Gaar Siyo Ramadanka Nabad Iyo Cafimaad Inshaallah ❤

  • @qaaliluula5327
    @qaaliluula5327 3 місяці тому +10

    Dumarlandnimo ujedaa se iskugu hillinayaan jah❤❤❤

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 3 місяці тому +46

    Ar sundusaa qosolkey iga dhameeysey xaley iyo cawa bisinka ceyda sundus ha kasoo tagin gemkan

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 3 місяці тому +21

    War sundus u naxariista😢😢😂

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 3 місяці тому +7

    Aad ayaan ciyartan uga helay walal mcn keep going 7000k insha allah ❤❤❤

  • @user-gk3vw3xr4v
    @user-gk3vw3xr4v 3 місяці тому +18

    Ramadaanka qeyr iyo nabad alle hanugugardiyo aamiin🤲❤️

  • @sundusmaha6485
    @sundusmaha6485 3 місяці тому +11

    Ala sundus gamgan ku jeclaadey wllhi funny awal muu aheen 😂😂😂😂😂😂😂

  • @QadroQaali-hg1dx
    @QadroQaali-hg1dx 3 місяці тому +23

    Hadalkaan marka aad soo qaadato hadalkeyga adiga iyo amiira qurux❤❤❤

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 3 місяці тому +22

    Habeenkay koko maqantqhay waa madhax 😂😂😂😂 kokoqueen wanku xisnay 🥰🥰🥰🥰🥰♥️

  • @Amiira72
    @Amiira72 3 місяці тому +27

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝
    👇
    👇
    👇

  • @AyaanleDek
    @AyaanleDek 3 місяці тому +237

    CRISTIANO RONALDO Fans Like 🇵🇹🐐👍

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i 3 місяці тому +3

    The best UA-camr 👌 congratulations 700k ❤

  • @bushroshuuriye9707
    @bushroshuuriye9707 3 місяці тому +7

    Wllhi ciyarta saa u qoslayay beerka ifuuray😂😂😂😂 m.a wn kuhaysta team ceyda😊

  • @memonxalima4499
    @memonxalima4499 3 місяці тому +15

    Welcome koko we missed you

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi36 3 місяці тому +8

    Bilaahi caleyk sundus game walba kuso dara wa qosol ooyay wlhi😂😂😂

  • @farxiyaxuseen141
    @farxiyaxuseen141 3 місяці тому +6

    King ceyda Kure usoco wllo😊

  • @shukrishukricabdi
    @shukrishukricabdi 3 місяці тому +8

    Ceyda pleas part kale sundus koko cumeer asad iyo adiga funy game ayuu noqonayaa inta igu raacsann

  • @user-kv2yc2lu2p
    @user-kv2yc2lu2p 3 місяці тому +8

    King cayda iyo amiira qurux qab qab is adkeeya saasa idiinka rabaa❤❤❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 3 місяці тому +16

    Aar zundusaa qosol igumay reebin caawa 😂😂

  • @AbdirisakAwil-dz7pl
    @AbdirisakAwil-dz7pl 3 місяці тому +11

    Aan kuwada salino xbiibkeena scw scw scw scw

  • @user-nh1or6lv2h
    @user-nh1or6lv2h 3 місяці тому +7

    Sundus funny girl wllhi yada nagu socota😂😂

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 3 місяці тому +39

    Kokooooo iyo ceydaaa iyo amiraaaa❤❤❤❤iyo asadow

    • @Fetmayuu
      @Fetmayuu 3 місяці тому +3

      Sundus aawey😢

    • @NajmoNalka-js6pc
      @NajmoNalka-js6pc 3 місяці тому +1

      Sundus halke ugu tagtay hee😏😂

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 3 місяці тому +9

    Ceyda iyo asxabta team 27 waa nisalamey 🙌🙌
    Walahi wey nugu socotaa barnamijka qosol miiran waaye😁😁 lakiin xaga qaraca isku naxariista😔
    Ramadan kariin mel walba aad jogtan iyo cafimad qab insha allah 👏👏👏

  • @ifrahbile3814
    @ifrahbile3814 3 місяці тому +6

    challenge bilaa sundus ma soconayo lkn asad gabadha ha u tartiibiyo nin cml yuu ula xifaltamin keep going ceyda

  • @STAR__BIGFAN
    @STAR__BIGFAN 3 місяці тому +1

    King ceyda has,heeey welcome back

  • @SabirinSicid-mn6yg
    @SabirinSicid-mn6yg 3 місяці тому +12

    Ala beerka sundus funny waye😂

  • @user-hj7nh1uj8v
    @user-hj7nh1uj8v 3 місяці тому +1

    Ramadaanka qeyr iyo nabad alle hanugugardiyo aamiin 🤲👈🕋❤

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 3 місяці тому +26

    Wllahi cawa saa u qoslayey waa dhiman garay war ceyda sundus game Kan ha kaso tagin wabo xarabo socoto cemeer kuso dar please 😂😂😂😂

    • @Burcoboy
      @Burcoboy 3 місяці тому +1

      QozoL DaRTii walhy dhagaHaa I XaNuuN

    • @CRFATE
      @CRFATE 3 місяці тому

      Ma ohintedada rabtaa xaliimo waa isku cadow intay ka nixi lahyd takale si xun loo dilayaaa 😮

    • @Burcoboy
      @Burcoboy 3 місяці тому +2

      @@CRFATE CawaaaN CaaDiYaaa CadowGa maxaa Meesha KeeNaY ILeeN Dad is FaHMoo Wada XaRaaBaYSaNaYa maxaa keenaY in LooGa NaXo

    • @CRFATE
      @CRFATE 3 місяці тому

      @@Burcoboy saas miyaa xarabeysi u taqanaa wlle aqligaga 0

    • @Burcoboy
      @Burcoboy 3 місяці тому +2

      @@CRFATE is dawee wllo Caadi ma tihid naagtaad u daanaaninaysee u xiiqday kuuma oga dadkasNa way kaa jecezhaHaY markaa iska aamu ani KoLaY waan qosloo raftay HaBeeN kaztana waan sugi waxa la qaraacayo maxaa IGA GaLaY muhiimadu waa in aan qoslo WaaNaN qosle😆😆😆😆

  • @xasantimo-team
    @xasantimo-team 3 місяці тому +1

    King ceyda adiguna asxaabtada u qabo baqtiyaa nasiib wanaanu ku sugaynaa isha alaah team ceyda marnaba no hoos saxiib isoo jawaab

  • @user-xu9gh9gd5h
    @user-xu9gh9gd5h 3 місяці тому +30

    Koko is funny😂😂

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 3 місяці тому +11

    Hadi ad aragto magaca subanahena NNKH iso poqo

  • @qwinnasrinabae5584
    @qwinnasrinabae5584 3 місяці тому +5

    Wlhi I watched this challenge bcz of sunduz she is so funny😂 Asad adhine gwada unaxariso

  • @faadumoxirsi3630
    @faadumoxirsi3630 3 місяці тому +4

    Ramadanka illahey nabad hanugu gaarsiiyo

  • @XamdaCabdiqadir
    @XamdaCabdiqadir 3 місяці тому +5

    Ahlein wllkay🤴🏼✨💗

  • @LeyloAxmed-br8xh
    @LeyloAxmed-br8xh 3 місяці тому +16

    aawe Team Cumeer😢 one like

  • @HappyBuffalo-lk9wt
    @HappyBuffalo-lk9wt 3 місяці тому +4

    Wll ceyda wku salaamey❤

  • @munoqurux
    @munoqurux 3 місяці тому +7

    Wlhi sundus waa iska jclhy funny wye❤😂😂😂

  • @DHLGirl-bi4wc
    @DHLGirl-bi4wc 3 місяці тому +12

    Postiga amiira io ceyda intay isku mar u soo dhecen 😂😂 21:36 ii soo dhacday😂😂😂

  • @Ali_YAYA
    @Ali_YAYA 3 місяці тому +1

    🐐🐐🐐 king Ceyda My brother 🙏 wan ku salaam wa ano joga jaabuti 🇩🇯 jano 😊

  • @Hothein_abdi
    @Hothein_abdi 3 місяці тому +5

    Ceyda wllhi this is the best game ever 😂😂😂 u made my night team 27❤

  • @raaqiyaabdirahman1364
    @raaqiyaabdirahman1364 3 місяці тому +4

    Kkkkkkkk gamekaan sundus baa loogu talagaly she is so funny wlhi😂😂😂 waan fuuray caawa sidaa uqoslyy❤

  • @yusraabishar
    @yusraabishar 3 місяці тому +6

    This game is funny 😁 😂 wlhi zaid ayu iga qosliye qof kale kusodar ceyda waxa laga yaba qof sundus cml ah inu jiraa 😂😂😂 lkn sundus I like her

  • @hustlehardplayharder-zp3pd
    @hustlehardplayharder-zp3pd 3 місяці тому +2

    Walee mesha Amira ugu xasuus badan m.a sababtoo ah qofka dadaalka badan markasta wuu guuleysta👏♥️

  • @user-lf1gd6qg2b
    @user-lf1gd6qg2b 3 місяці тому +3

    Them 27 ramadaan mubaarak caafimaad ilaahay haidin ku gaarsiiyo

  • @user-rk1pj5ov2t
    @user-rk1pj5ov2t 3 місяці тому +4

    Amiira qurux is not easy ❤❤❤
    Hal mar xataa may qaldin😊😊

  • @Kingsami-og5xl
    @Kingsami-og5xl 3 місяці тому +4

    Ceyda walalka I need I gift from you bro .....❤❤❤❤

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 місяці тому +18

    Dhararaq dhururuq bararaq ceyda and amiira is not easy wlhi😂😂😂

  • @nimcoabdilahi9049
    @nimcoabdilahi9049 3 місяці тому +10

    Allah Ramadanka nabad ha inagu gaadhsiiyo🤲🥰

  • @user-ob2vx8vo1u
    @user-ob2vx8vo1u 3 місяці тому +3

    War gabadha idin ka yar unaxariista 🙏 🙏 🙏 🙏

  • @RayaanRayaan-hm8om
    @RayaanRayaan-hm8om 3 місяці тому +5

    Gabadhaan miskiinta usha kadhaaf asad xasinimada iska dhaaaf

  • @user-qg2hn4jv1j
    @user-qg2hn4jv1j 3 місяці тому +10

    Sundus Mis kiin waaye😂❤

  • @user-ce9wm6uf6x
    @user-ce9wm6uf6x 3 місяці тому +17

    Team leo Messi likes

  • @user-wy4ve6zt3x
    @user-wy4ve6zt3x 3 місяці тому +20

    Video koko ku jirin hanoo soo dhigina 😂koko fany 😂❤

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 3 місяці тому +6

    Alla beerka sundus miskiin😂😂😂 Aduunka waxa u jeclhy asad markii la dubaayo su udharanayo waxa inta ku dhufatit laba jibar keeda Hele game kan waa ku heesan😂😂😂

  • @farduusjaamac8234
    @farduusjaamac8234 3 місяці тому +5

    Challengegan wlhy caawa qosolkaaa iga dhamaaadyyy😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +4

    😂😂😂😂koko ani cml qosolku dhimatey😭plz halo naxrista gawrtaa yar😢hawen wlbo 3dan gwar keen😂

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w 3 місяці тому +1

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena muhammed scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @QadroQaali-hg1dx
    @QadroQaali-hg1dx 3 місяці тому +28

    Waraa amiiro waa jece shahsy runta sheeg❤❤❤❤❤

  • @ifkaahmed9086
    @ifkaahmed9086 3 місяці тому +7

    Ala beerka sundus qosol igu dishay😂😂

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 3 місяці тому +5

    Ceyda noso badi wan kahilny 🧡😂

  • @queensagal3400
    @queensagal3400 3 місяці тому +3

    Wllhi sundus funny waaye qosolka ayey iga dhameysy😂😂😂

  • @Roroe7
    @Roroe7 3 місяці тому +4

    Sundis funny waaye taliye nosoo badhii 😂😂😂😂

  • @AfnanOmarobsieh
    @AfnanOmarobsieh 3 місяці тому +1

    Wlh wali wan Ku soo celceliya video qosol iguma hadhin sundus funny waye/ceyda /koko /Asad iyo Amira love you wlh lkin uu naxarista suundus

  • @sahracali7473
    @sahracali7473 3 місяці тому +7

    Dhamaan asxabta ceyda ramadan kreem waxyar nohray ilaahey hana garsiyo❤

  • @Awo_khatter
    @Awo_khatter 3 місяці тому +5

    Wllhei miskiiin waaYe sundus lkn maskaxda uso celiya 😢😂😂naa asad asxaan maloo zameeyo wllhei😂

  • @Shuaib643
    @Shuaib643 3 місяці тому +5

    Team ceyda come soon ❤❤ 700k one like please 🙏