XASSAN ADAN SAMATAR IYO AMINA CABDILLAAHI XIRSI HEESTII " WALI GABADH MA SHEEKEEYSATEEN..CLASSIC TOP

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 93

  • @seegaalecaraale4866
    @seegaalecaraale4866 2 роки тому +5

    Aniga oo dhallinyar ayaan riwaayadda aay heestani ku jirtay daawaday caawa 62 ayaan ahay alxamdullilaah waa xasuus cajiib ah.

    • @Apdallehazard
      @Apdallehazard 2 роки тому +2

      Alle cimriga ha ku dheereyo ader qali ❤🙏

  • @mahamedbilalrara
    @mahamedbilalrara 3 роки тому +2

    Thank you brother little but this song on UA-cam god bless you I looking for this song maybe 50 years whether thank you anyway god bless

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 роки тому +5

    Mirihii m.c.kaariye laxankii a.c.cigaal codka aamina cabdilaahi iyo x.a.samatar

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan 4 роки тому +3

    Awoowe Abwaan Muxammad Cali Kaariye Allaah ha u naxariisto labada Hobol ee Xasan iyo Amino Allaah ha inoo xafido

  • @abusameeribrahim2847
    @abusameeribrahim2847 4 роки тому +7

    hawaalaado jacayku aynu weerarka aadne waayo waayo 1978 iyo burco aan ku daawaday riwaayadan

  • @BaggioAliHajji
    @BaggioAliHajji 4 роки тому +5

    Waah waaaah
    Tani Hees wey dhaaftaye
    Aun Dhaqatkii Jaceylka M.C.KAARIYE

  • @mrkingv7994
    @mrkingv7994 4 роки тому +2

    Woow Hoboladii Waaberi Hargeysa, Waxaa Qaybta Muusiga iiga dhex muuqda Axmed Tiifoow iyo Siciid Dhagax iyo Xayle Yare Waayo waayo

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 роки тому

      Heesta aaqtigeedii wan joogay oo wan maqli jiray Radioga balse yariisow ban aha wana jecelahay laakiin adiga koobka iga qaadey oo qolyaha kala garanaayo masha allah waqti illah wuu kusiiye allaha kuu siyadiyo

    • @Raaaganle
      @Raaaganle 2 роки тому +1

      ma u jeedid miyaa beer fale Ahn Macalin maysara, Macaloow,Calsoow kuli allah hau naxaristo

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 роки тому +7

    Waxa ladhigay 1977 dagaalkii ithobia iyo somalia ka dhexeyey abwaan kaariye alaya raxma labada fanaanna allaha cimriga ha udhereeyo

  • @cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244
    @cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244 4 роки тому +3

    Cod iyo miraba iyo musik dadki hore u daa

  • @durguf3993
    @durguf3993 4 роки тому +4

    Laba aan kala dhicin iyo dadkii hore ,eryadii m a kaariye iyo laxamadii badda ahaa ee axmed ali cigaal.

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 4 роки тому +4

    Laba fanaan oo legend ah iyo ereyadio maxamed cali kaariye

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      jaamac dhegojuun
      Maasha Allah waa hees macaan iyo erayadii aun abwaan Maxamed Cali kaariye

  • @seegaalecaraale4866
    @seegaalecaraale4866 2 роки тому +1

    Waan qiirooday oo xasuus ayaan galay.

  • @jelani4011
    @jelani4011 4 роки тому +7

    xasuus bay dib ii gelisay iyo Talefishinkii jamuuraydii soomaaliya Allow talo noo ekaydaa waagaas waase Amar alle.

  • @fadxijamac7318
    @fadxijamac7318 4 роки тому +2

    Wakhtigu fanku wacnaa weeyi masha ALLAH

    • @oscardallas9236
      @oscardallas9236 3 роки тому

      I realize I am kinda randomly asking but do anybody know of a good place to watch newly released series online?

    • @callumsantino8435
      @callumsantino8435 3 роки тому

      @Oscar Dallas Flixportal

    • @oscardallas9236
      @oscardallas9236 3 роки тому

      @Callum Santino thanks, I signed up and it seems like they got a lot of movies there :D Appreciate it!!

    • @callumsantino8435
      @callumsantino8435 3 роки тому

      @Oscar Dallas no problem xD

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 4 роки тому +2

    wwwww yasalaam hees iyo badh ika dheh

  • @cabdikariimsonkaay1544
    @cabdikariimsonkaay1544 2 роки тому +1

    Waa aduunyo ileen aayo malaha

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 4 роки тому +1

    Wow Thanks Somali Music 🎶 & Culture

  • @zainabguulkein4782
    @zainabguulkein4782 4 роки тому +5

    I love Somali singers long live

  • @ahmedtabit
    @ahmedtabit 4 роки тому +1

    ya waqtigi hore dib inugu soo celiya classic

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 роки тому +2

    Laxankii Axmed Cali Cigaal.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому +1

      @Roble Maer Heestan laxanka ma Axmed Cali Cigaal baa lahaa?

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 роки тому +1

      @SOMALI MUSIC & CULTURE . Haa.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Roble Maer. Ok bro Riwaayada ay heestani ku jirteey ee Ha waalaado Jaceylkuye aynu Weerarka aadno waxaa ku jirey laba heesood oo uu Aun Axmed Gaceyle laxanka iyo codka u sameeyey waana heesta ku jar hadalka ku jar iyo Heesta Aroos. Heestan weey iga maqneeyd cida laxanka laheeyd Thanks

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 роки тому +3

    Soomaali maryooley axankeed iyo agaskeed cuna away qaran kaagii afrikaba kafiicnaa refugees today

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 роки тому +2

    Heestu waa hees cajiiba laakin editing bling bling ayaa dishay walee

  • @zakizoohaan9694
    @zakizoohaan9694 2 роки тому +2

    Inta tik tak kasoodawatay Like ii saar

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 4 роки тому +1

    Waa waayahii aanu soo maray ee Farxada maxaan xasuusgalay waayo waayo

  • @sidowawale6918
    @sidowawale6918 4 роки тому +2

    Videoka Shaqo fiican aa ka qabatay sxb. 👍👍👍

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому +1

      Sidow Awale
      Aad iyo Aad sxb muuqaalka heesta hal bayj ayuu ahaa heesatana waa laba bayj markaa waan isku googooyey waxaanan ka dhigay muuqaal heestii oo dhameeystiran
      Mahadsanid sxb enjoyed👍👍👍

    • @waarimeysidewanaag8847
      @waarimeysidewanaag8847 4 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE
      Bacda mahadiyo maamuus salaan sharaf QARAMEED ku boqshadeysantey; dadka garaacaya qalabka wax ma nooga sheegi karta? Mahadsanid.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому +1

      WAARIMEYSIDE WANAAG
      Nimanka qalabka tumaya
      Waxaa ka mida intooda badan waa dhinteen
      - Axmed tiifo khamiis gitarka
      - ismaaciil Cabdi ismaaciil Yare sexaphonka codka dheer
      - beerfale wuxuu tumayaa foodhida
      - Cali ganey durbaanka
      - Muuse Maxamed sexephoneka 2aad

    • @waarimeysidewanaag8847
      @waarimeysidewanaag8847 4 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE
      AAD BAAD U MAHADSANTAHAY KUWA DHINTEYNA ALLA HAW NAXARISTO, KUWA NOLNA CIMRIYO CIBADA SUBAN KU NOLODA ALLA IDAMKI👍👏👍👏

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 4 роки тому +2

    Edaday macaan aamina cabdilaahi xirsi halafoo caafimaad ku waar edo qaali

  • @abmashshuriye4690
    @abmashshuriye4690 4 роки тому +1

    Mohamed Cali kaariye walee abwaan ayuu ahaa

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 4 роки тому +2

    Wash waah

  • @daafeedmuuse4407
    @daafeedmuuse4407 2 роки тому +1

    Miraha heesta inta laxan qabsada la waayey ayaa Cigaal oo muqdisho jira loo diray
    Markaas ayuu soo laxameeyey.

  • @rashiidsulub1235
    @rashiidsulub1235 2 роки тому

    Sawirkan ka daaya waxaad dhex galineysan ee aad soo laabeysan sawir Indho daaraan dar

  • @dadirmohmud3432
    @dadirmohmud3432 4 роки тому +1

    Waayo waayihii hore.

  • @mohamudmohamed954
    @mohamudmohamed954 4 роки тому +5

    Riwaayadan waxaan ku daawaday garoonka Darbane Muudeey, Baydhabo, waxaan ahaa arday dhigta dugsi sare, waxaan ka soo jeedaa degmada ceelbuur, gobolka waxaa madax ka ahaa badhasaab ka soo jeeda Burco, iskuulka waxaa maamule ka ahaa maamule ka soo jeeda Koofurta Gaalkacyo, saaxiibkeey aan isla soconay habeenkaas waxa uu ahaa reer Laascaanood, ma u malaynaysaa in Soomaali dib u walaaloobayso sidi xiligaas? SHANKAROON AXMED SAGAL ayaa riwaayada ka heesaysay habeenkaas

    • @alibaax5346
      @alibaax5346 4 роки тому

      Sanadkasi aad dawatey goormu ahaa fadlan

    • @maryanhassan7386
      @maryanhassan7386 4 роки тому +1

      Ma waxaa maamule kuu ahaa cali ma shanlayste 11 jenawari

  • @harun7450
    @harun7450 4 роки тому +1

    Esh calaa

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 роки тому +1

    Waaya waayo

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +3

    Kaftan aan lahayn godob ma isku gacalamiisteen

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 4 роки тому +1

    Ish calaa erayo murtileh abwanada hada joga mxaa heso bilaa murti ah uso saraan

  • @zuhuurudublaaslay3450
    @zuhuurudublaaslay3450 4 роки тому +1

    Eeshacalaa hees miyanan soo deeyan

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +2

    Labo dad cuna hadad isku siidayso oo aad isku eegto badan waxa lacuna kii aad ku kulsonayd ee aad cududa bidaysa🐏🐑😊😋😋😋

  • @mohamudmohamed954
    @mohamudmohamed954 4 роки тому

    Aaway dadkii hore, yaa sheegi kara, ninka afuufaya turunbada foloriinta? Magaciis?

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 4 роки тому +2

    Kkkkkkkkkkk, hhhhhhhhhh, timaheeda aad moodo shaqfir sheeydaan!!!!!!

  • @alihussein2420
    @alihussein2420 3 роки тому

    Hey please stop showing off this kills the quality of the video. & let them do the music & culture, please next time post the video period.
    & sorry if you got it like this & posted

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 4 роки тому +1

    Waah Waah