Wa heesta kliya ee aan ka xiiso dhicin Mar kasta oo aan dhagaysto wxay ila tahy hees cusub. Waxaan Daawanayaa hben saqdhexe ah 10/2/2024 ❤ Jigjiga City 📌
@@cmcproductionxd9449 wllo kheer badan ilaah ku siiyo ninkaan quraan ka xaguu ula kacay waa yaabee mida kale waligay waxaan qof kale ka maqlin ayaan kaa maqlay oo ah quraan quute quute halkuu ka yimid wllo mahadsanid mulxidiinta ayaa dadka ku wareerin jirtay miyaa waagii hore
Heeso macaan, xikmad leh, muusik macaan, fanaaniin heer sare ah, waa nasoo mareen. Lkn jiilkeenaan maba la kulmi doono kuwaas oo kale, jiilka danbe allaha la kulansiiyo kuwa sidii hore oo kale ah ama ka fiican
Waaaw. Magool allaha u naxariisto. ayada xasan aadan iyo beer dilaashe alla u naxariiste wa fanaaninta hibo alla u siiyay Fanka masraxiyadda leh o dadka daawanaya aad uga maquusan.
Waa cajiib ah sidey musikiistaayasha u hogaamineyso magooleey allah kuu naxariisto weli codkaada mid u dhigmo lama helin waxay Fanaantiina dumar isqaad qaadaanba. Cod bilaa computer live. Aheey ah ama sidaan u heesa ama fanka ka fariista.
Waryaada kaalay maxaa beenta Ka heshaan oo dad aan idin kasoo jeedin usheegataan hadii tahay abwaan ama fanaan ama hees Reer xamarku leeyihiin Ma reer Somaliland baa tahay mise daarood baa tahay labadaas un baa dadka kale waxooda ama taariikhdooda sheegtee oo aan isku kalsoonayn
Walaal mahadsanid, kan waxaa ka horeeyey mid aan sameyey 2005 laakin magacayga baan ku qoray, kan baan sameyey 2006 soona galiyey heeso ka soo duubay 1990 TVGA Qaranka ee Muqdisho, oo inta badan lagu duubay meeshau beertii xarunta SOS ee caruurta iyo barkadii Huteelkii Ina Xoosh iyo qaar kale, mahadsanid
Xasan aadan ayaa sidaa yiri berri samaadkii abwaaninti iyo hal abuuradiina meeshey mariyeen Alle wuu ogyahay waagaa. Dhulka ayey la Galen runta lama jecla.
Wa heesta kliya ee aan ka xiiso dhicin Mar kasta oo aan dhagaysto wxay ila tahy hees cusub.
Waxaan Daawanayaa hben saqdhexe ah 10/2/2024 ❤
Jigjiga City 📌
Alloow iska cafi,qabriga u nuuri, janno firdowsana ku arsaaq walaasheen magoool ,walaalkeen sulfana iska cafi oo xafid.
Aamin
dad waa dadkii hore alaha unaxariisto xaliimo qaliif sulfa sacuudiga waliba riyaad uu ku nool yahay oo masaajid buu ka adimaa labadoodaba waan arkay xaliimo alaha unaxariisto dhaqtar baan ku kulanay sharaftay lahayd oo dadkoo dhan ayadaa dhaqtar u hor gashay 1996 bay ahayd maasha alahaa sulfana sacuudiga oo gabar aan eedo uahay buu qabaa oo tacsi buu noogu yimid familka sheeq masjid ka adima buu noqday riyaad buu dagan yahay
Adga iga nasib badan walhi hdi aad lakulantay dad magac kuleh gayiga somalida dagto
shukri Sheikh Ahmed adi Waxa tahay dadkii hore ale ha ku xifdiyo saan arkayo
Maara leedhahay laajaan lawadan fanka. Qiimoo laahay wlh hada maya walaa kuufsaday fanka
Waan ku ogaa gabar ina cilmi bulaale eh ma sax baa
Sax sxb
Magool the mother of Somali music this lady was a true artist and a patriot of Somalia may Allah grant her the highest Jannah Ina'Sha'Allah!
Reply me my friend I want to tell you something
Allow ku naxariiso Magool waxay ahey really queen of the voice.
Mohamed Somali aniguwaxanahaifanhisa
Wxangiogemarhiwubilavayi
Heestan markii ugu horeysey waxaa qaadi jirey xasan diuriye iyo magool iminkana ninkan LA qaadaya waa sulfaa
Proud inay Dadkan Somali ila yihiin Waliba Reer Abtiyaal 😢😢❤❤ 🤴 👸🏻 Hooyo magooley Allaha ku naxariisto
"Rali ahaado. kabihii wan iska sare, ilen laguma cayaari kare."
-Magool.
Shaqsiyad fiican ayay laheyd ALLE ha u naxariisto dhiig iyo dadnima ayaa ka buuxay mama Magool
Aamin
2021 Sanad kaan ayaan daawanayaa, Anigoo Waliba Bilowga Muusiga Lajadbooday.
Waxan qiyaasaya heestaan iney 80'madki ahyd , manta oo dhowr iyo 30 sano la joogo ayan dawanaya , waxaama daremayaa in dad ey ahaayen dadki hore . Allha u wada naxariisto dhmntod danbigooda dhaafa
Aamiin
Haa 1982 ayey eheed adeer dubai anaa joogay hadana baadiyaha guriceel geel ku ilaashadaa Waa xasuus cajiiba runtii
@@MinatoNamikaze-bn9so Hhhh war ninyahow geeljire ma tihide ciyaarta dhaaf
@@GorGor2023 hee maxaa ii diiday inaa geelejiire ahay runtii caawa xerro geel jiifaa ku taal duleedka guriceel halka salax dhadhaaab 10 kilometers guriceel u jiraa caawa
@@MinatoNamikaze-bn9so Hhhh ok legend Allaha kunabad yeelo 🙏🙏🙏
Magool the best female Somali artist. The good days of our country.
Indeed she is........
🌷⚘💞
Magool Khatar..Allah Yaaraxma...Xittaa Abdullahi Zulfa...Big Legends...all thanks.
Aamin
2019 yaa ila dawanaya
Yaa HELI kara codkii dahabiga ahaa ee Magool 2006.
@@masraxafuran1029 LIVE WAAYE PLAYBACK MALEH,WALEE KALA DUWAN KUWA HADA HEESO IYO KUWII HORE.
Me
2020 corona virus
Sulfa wuxuu ah fanaan fanaaniinta dumarka ah ay jeclaayeen inay mar la heesan heesta uu la qaado dagdag ayey dadku ku xifdin jireen
Iminka wuuu ka baxay 20 sano kaban ayuu iskaga baxay fanka wuxuu goaa saday inuu barto quraanka kariimka ah wuun xifdiyay isagoo nin weyn ah
Alle mahadii maantay wuu noolyahay baan filayaa wuxuun imam ka yahay masjid weyn oo ku yaal magaalada Jeddah dalka sacuudi carabiya
Waryaa. Quraan quute quute ma lagu baray?
Sulfa was my favourite singer and now is my favourite mu'adin and sheikh
@@nabadraadshe quraan quute quute waxa dhihi jiray mulxidiin tii Bari samaad kii noolaan jiray oo erey bixinta caan Ku ahaay kuwaas maa kaso hartay mase sheydhaanul Insi baa tahay?
@@cmcproductionxd9449 wllo kheer badan ilaah ku siiyo ninkaan quraan ka xaguu ula kacay waa yaabee mida kale waligay waxaan qof kale ka maqlin ayaan kaa maqlay oo ah quraan quute quute halkuu ka yimid wllo mahadsanid mulxidiinta ayaa dadka ku wareerin jirtay miyaa waagii hore
@@skyblackholles5403 ma fahmin warkada wll
Heeso macaan, xikmad leh, muusik macaan, fanaaniin heer sare ah, waa nasoo mareen.
Lkn jiilkeenaan maba la kulmi doono kuwaas oo kale, jiilka danbe allaha la kulansiiyo kuwa sidii hore oo kale ah ama ka fiican
Hadaad rabto erayada heesta taabo caption ama CC | If you want lyrics click Caption or CC
Caweyska Dalmar Wall anaa rabe erayada intee ka helaa
cc
Erayga ugu horeeya heesta hee zulfa ku bilaabayo heesta halay sheego please
Hi
allah hawnaxariisto xaliimo khaliif magool sulfa waa mu adin wayn imika wuuka baxay fanka allah cimriga haw dheereeyo isna
Aamin
UNFORTUNATELY WE FORGET THIS GOLDEN ERA 1963
Fanka waguu fan ahaay 🙌🇸🇴🙌manta waxa fanaan no ah kuwo aad moodo in la yiri dad waalan ayaa u kacdeen 😇 ee iska qeelsha 😭😭
Wllhi been maha lkn maalin bey soo noqon doonta shrafti hore ee fanka insha alh
@@nimconalka1468 mahad sanid walaal
Ale hawnaxariistee waa boqoradii haweenka x khaliif cumar magool iyo sulfe ❤
Aamin
Waaaw. Magool allaha u naxariisto. ayada xasan aadan iyo beer dilaashe alla u naxariiste wa fanaaninta hibo alla u siiyay Fanka masraxiyadda leh o dadka daawanaya aad uga maquusan.
+Mohamed Abdi Aamin ilaahay ha u naxariisto
Hassnan adan wuu noolyahay
Mohamed Abdi
Amiin wll lkin Xasan adan wuu noolyahay
These classic Somali songs hit differently
Alaha unaxariisto xalimo wagaa qof yaroo fudud oo qurxoon aheyd wllhy heesta adaa uguso celceshta mar walba
Aamin
Woow 616 vieuws ilahoow uu naxariisto magool queen of mourdishi souls become cheick mashallah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👍💜💜🌼🍒💋
Aamin
The legends ader sulfa iyo Eedo magool 🤴🎩🔥🙏 allá ya raxma alle ku nariisto janatul firdowso ale haka warebiyo
aamin
Waa cajiib ah sidey musikiistaayasha u hogaamineyso magooleey allah kuu naxariisto weli codkaada mid u dhigmo lama helin waxay Fanaantiina dumar isqaad qaadaanba. Cod bilaa computer live. Aheey ah ama sidaan u heesa ama fanka ka fariista.
Alhamdulilla 2020 ayaan fiirsan dhamadkisa waliba this people they want to make history and they do
6.5.2023. Hyderabad India. At Capital Denist listening this beautiful songs
ana cawaa bishu tahay 01/01/2023 ku dhagaysanay Hyderabad ❤😂🎉cafimaad dheer iyo ku rajanayaa adiga umada somaliyeed dhamanteen iyo mid wanagsan alllah sanadka inooga dhigo.
OLD IS A GOLD ♥♥
2020 inta ila Daawanaysa Walaal like ii saar
boqorada codka magool marka bilowda heesta isbadal weyn ka dareeme sulfa kama yareysan Allha u naxariisto xalimo khalif magool
Aamin
Waayo. Tagay. Ilajay ha unaxaristo inta dhimatay.
Aamin
Two Soomaali legends
bilanow kalgaceel Ku waa waa luuqdii poqorada codka somaliye walaa in aan been been logu bixin boqorada codka waa wax kaan satey xalimo naxariistii jino alaha siiyo tiir kabaxey fanka somaliye
Woo bilanay song is very nice ilahooy you naxariisto amiin amiin X X x
Aamin
2020/1/19 cidii ila dawaneysa LIKE iigu boooba😂😂😂😂
Hooyadii fanka xaliimo Khalif mogool io sulfa alla yarxam 😢
Aamin
Yaadawaanay 2019
Anaa kamida 👌
Aniga
Aniguna igu dar 😍
Xanaan Bashiir
Woo sulfa and magool are very nice allah u narariisto
Alaha u naxariisto asagaa qani ahee aaamiin yaaa alaaah
Aamin
0:02 Raali iga ahaada'ya Kabihi wan iska saaray ileyn kuma Ciyaari karaye Kute😂😂😂
Xaliimo khaliif Magool Allaha Unaxaristo🤲🏻🥺
Aamin
Old is gold 🥰
waxaynu joognaa aduuun aaabihiii wasay
ooo qofkastaaaba maaanta iskaaa soo hortaaagyo isagoo heesaya
bal kawaran dadkani qiiimaha ay leeeyihiin iyo waqtigooodiii ugu fiiiicnaaa ooo ay ku jireeen cidi idinkamay danabyn walee
MAGOOL allah ha unxariiisto
Sulfa allah cimri dheer iyo cipaaado suupan ....hasiiiyo
ADUUUNYO
Aamin
Hees iyo bar❤
Sulfa hees wuu katoobad keenay aloow cumrikaa dheereey adeer
hees cajiiba walee weeye
eryada waxaa iska lahaa Al-Abwaan cali sugule cigaal (dun-carbeed)
Waryaada kaalay maxaa beenta Ka heshaan oo dad aan idin kasoo jeedin usheegataan hadii tahay abwaan ama fanaan ama hees Reer xamarku leeyihiin Ma reer Somaliland baa tahay mise daarood baa tahay labadaas un baa dadka kale waxooda ama taariikhdooda sheegtee oo aan isku kalsoonayn
@@omezomaha4782 hhhh waa runtii bro 1965 ayaa laqaaday
Yaad siin waaye aaan kuu daynee
@@omezomaha4782 sxb intaanad na eedaynin soo hubso heestan waa laguu yaqaanaa cida erayadeeda leh iyo cida qaadabee, soo hubso intaanad nala murmin
الله يرحم الفنانة القديره حليمه خليف ماجول
Aamiin
Caweyska dalmar keep goin
Lukas Kew Thanks bro
Heestan magool iyo xasan diiriye sow islama qaadi jirin asxaabta
Meeshii ugu horaysay ee aan hees vedio ah ka daawado waxay ahayd cawayska waa chanelkii ugu horeeyay baan filayaa xili aysan somali aqoon youtube wax lasoo galiyo
Walaal mahadsanid, kan waxaa ka horeeyey mid aan sameyey 2005 laakin magacayga baan ku qoray, kan baan sameyey 2006 soona galiyey heeso ka soo duubay 1990 TVGA Qaranka ee Muqdisho, oo inta badan lagu duubay meeshau beertii xarunta SOS ee caruurta iyo barkadii Huteelkii Ina Xoosh iyo qaar kale, mahadsanid
@@caweyskadalmar shaqo fiican qabaty zxb lkn adiga kolba legend tahy ee magacaa
love this song
2024 💃
Who's watching 👀 the legends 🙌 👀 🤔 September 2020
Magool iga rali ahada kabihi wan iska saray boqoradi codka iyo dheesha 😂Allah haku naxaristo
Aamiin
Adigga oo aan ooyahayn, madhagaysatay Magool!
Heeso waa kuwii hore zikaakax
8.16.29… this a great song may they test in peace ❤❤❤❤❤
2019 anaa kula daawanaaayo ileen Hestan khadar keeyow intuu kasoo xaday
Legends will never die
Sunday/ 5 / 19 May hadad iga dambayso love saar from Hargeisa❤
Sulfe alle cimriga ha u dheereeyo AHN Xaliima Khaliif
2021 aa dawanayaa heestan wlh ilahy ha u naxariisto labadaba
Aamin, Sulfa waa nool btw
Waad qalatay ereyada😮
2021 ayan dawanaya tolow halke wayuhu u socdan hadman sidan ku so laban donaa 😪😪😪
Tiyaatarkii hargaysa waayo waayo iyo hoobaladii waa bari
Sxb ma aha Tiyaartarka Hargeysa waa Imraadka showgan, niman Sudan baa u muusiga tumaya FYI
Boqorkii quruxdaay. Waa ERAYADII
CALI SUGULE DUNCARBEED.AUN
Boqorada Codka Xaliima Khaliif #Magool AUN iyo Fanaan Sare #Sulfa . Two Somali Legends Specially Larger #Hawiye Clan
King Mohamed
Fuck Qabyaalad
Fanaan Qabiil kuma dhaqmo ee Qaran ayuu ku naqmaa
king Mohamed
Wadaadkan fanaan maaha ee waa Sheekh maanta. Allaha u dambi dhaafo
Qabiil Walaashaa U geey!!!...
March❤2020 ayaan dhageysanayey anigo ku sugan changing China 🇨🇳 Haddan 13❤may 2024 liido 🤔🤔🤔Mogadishu Somalia 🇸🇴
ALLAAH unaxariisto 1991 dadkii ay Xamar ku diganeysey baa Holland ukacay.
Allaahu Akbar " Ninkii doon ku yimid geeriddu dhibeysaa "
Aamin
Ax dad waa dadkii hore, bal arag akhlaaqda ka wada muuqata.
Magool ilahay ha u naxariisto she is a star
Aamin
Alla yaa raxma noqoradii codka xaliima khaliif cumar magool
Badqas Ducale illahay uma naxariista habarta hg qabyaalistada ah soo tii tiro maha Daroodka yaalay. kkkk darood Soo noqoy marka lkn hada noqon maayo
very classicsong whatever music the both artist are my fovourite once
Sulfa bal eeg akhlaaqdiisa markuu fanka ku jirayba ma xumayn waa loo dhashaa dadnimada.
Salaaddu kama ayaan tagi jirin markuu fanaanka ahaa sidaan maqlay, mar isagoo heesaya oo madaxweyne siyaadna meesha fadhiyo ayaa maqrib la adimay, kolkaasuu inta makarofankii dhigay ayuu masjidka aaday. Haddow markii la yiri maxaa madaxwenaha oo fadhiya aad u baxday, wuxuu ku jawaabay gurigii allaa layga wacay raali ahaada.
nice song
My 🤴 king ❤❤😂😂😂
Heestan waxa hore uwada qaaday xasan diiriye iyo Magool. Waxaany ku jirtay riwayadii la odhan jiray "Mahuraan" taas oo la dhigay sandkii 1965 kii oo uu Alifay Cali Sugulle "Dun-carbeed" isla heestana isaga sameeyay AHN dhamantood
Aamin
Habar gidir caadi ma aha legends waye magool smatar sulfa salaad darbi intaan ka aqaano waaba kala daranyihiin
Anas cabdi Risaaq xasan adan samatar waa isaaq walaahi lakiin hooyadiiba habar gidir ah nin isaaqa xasan hooyadi xamar ku guursaday iyada oo uur le hargaysa yimid dib ugumuu noqon xamar
Jamila Adam
Maynaga Hubtaa wll
Anas cabdi Risaaq qof xanuunsan waa fanaanin soomaaliyeed qabiil gaar ah in aa ku amaanto waa jaahilnimo iyo qof xanuunsan
Ahmed Abdi hhh xaqiiqadu xanuun ma aha jaahilyohow
Jamila Adam yaan lagu maqlin wll xageed ka keentay warkaa samatar waa nin habar gidir aha
eshcala wa dadki horey😂
Maxa dad qiimo qaayo leh melegu naga qaaday muxu melegu na wehel tiray alle ha u naxaristoo magool
Magool & Sulf.waayo,waayo.
#GALMUDUG LEGENDS
HG EMPIRE
CAYR AND REER XAAJI SULAYMAN
MASKAX MAAL hhhhhhh marka hormar loo kaco horta maxaa gadaal gadaal ugu socotaan? Mise haybta ayaadba daraja moodaa 😆😆😆😆😆
Qabiilka dadka daa waxay ahaayeen fanaaniin soomaliyeed doqonyahoe
Sulfa Habargidir miya
@@sakariyedhunyare7593haa waa saleban bah abgaal
Haa saleeban wye@@sakariyedhunyare7593
Her voice ❤❤
This an icon of our nation. Bloody qabiil and poli****s has ruined everything. RiP Magool!
al -adaniyah Aamin ilaahay ha naxariisto
2021,sufle sheekh wayn weeye Hada
Allaa ha uu naxritoo xalimo khalif amiin
Aamiin
Sulfa waa Noolyahay oo Imaam Masjid.
Ereyada Abwaan Cali Sugule Cigaal (Dun-Carbeed) Sanadkii 1965kii waxayna Ku jirtay Ruwaayadii ``MAHURAAN`` waxaana Laxameeyay C/laahi Qarshe, (AHUN).
Markii U horeysay waxaa Ku Luuqayay Xasan Diiriye faarax iyo Magool
Laakiin markan labaad waa 1982.
Aamin
erayadii dun carbed viva rer waqooyi
Ereyadu maaha heesta kuwa ka dhiga macaanka laakiin haddii muusig ( Music ) macaan iyo laxan ( Melody) macaan la saaro oo dad cod macaana ay qaadaan ereya kasta waxay noqonayaan kuwo macaan haddii xataa afsuuqi lagu heeso.
Xasan aadan ayaa sidaa yiri berri samaadkii abwaaninti iyo hal abuuradiina meeshey mariyeen Alle wuu ogyahay waagaa. Dhulka ayey la Galen runta lama jecla.
Sax- heesta dhanba waxa hees ka dhiga waa laxanka, mar haddii uu laxanku macaan yahay inta kale waa lagu qaadan karaa.
Caruur ayaa tahay... yaa ka cod macaanaa labadan fanaan bilaa mixer ayu ahaa waqtigoodii
magool boqorada fanka somalia
ilhay hwnaxaristo magol
Aamin
نفس اللحن السوداني ونفس الاصوات
يازووول كيف اخبارك ....دي أغنيه صوماليه ......👍
2020 Saturday 12ki/december ya ila dhagysanya
Magool Vs Sulfe heestaan waxaa lagu qaaday Abu Dabai U.A.E
Sudan
Jiilka 3aad ee Somaamiyeed
Give me Like dhalinyaro
Sulfa banaankiisuu kadhacay inkastuu fanka ka toobadkeenay
Asc qarabo allh
Codsi hesta la yirahdo
Xamaray ma nabadba
Xaruntii dalkeygay
Xuduntii dalkaygay
Xamray ma nabadba
Bilasxanak inshallh
Cws walaal hadaan waan soo galin wsc
March 2021 yaa iladawanayo
Woo ilahoow unaxariisto mogol x x
aamin
@@caweyskadalmar aamiin
Dad waa dadkii hore