Xasuus igu qaali ah 1973 anigoo ka soo baxay iskuulka ayaan maqlay bandhiga ay qabanaayan fanaaniinta waaweyn waan usoo lugeeyey si ugu soo qeyb galo bandhiga 30km
riwayadii 'Dumistii Aqalkayga iyo Arooskii inantayda' in 1970's fikradii iyo erayadii abwaankii weeynaa ee caanka ahaa, geesigii, ina cabdilahi ganay hada waa mar video la helay oo dib loo dhigay heesta
Ya a ila daawanaayo 2020 like dhac iigu sii noh
Xasan Adan Samatar iyo Kaltuum Xasan waaliya Kaltuum bacado o aad u dayaar Masha Allah isma bedelin wali bacado long life walaashay
2019 yaa ila daawanaaya
Heesta tariiq goni ah waqti ayan xebta ku dhageysan jiray
Kkkk ☝️☝️☝️
Xiddigo Maxamed ani mxa ka qabta
+254700362451
Hhmm💯💯👆👆
Wlhy waxaan kula talin lahaa haday i maqlayaan ama layga gaarsiin karo fariintayda war ilaahay u soo toobad keena aduunyo qiimo ma leh shalay iyo maanta farqiga u dhexeeya idinkuba waad qiyaasi kartaan
2003 aad Ayaan u xiisayn jiray heesaha Xasan aadan lkn markaan arkay aduunku nolol waarta inaanu lahayn Ayaan faraha ka qaaday
Inta heestana haloo caqli celiyo
Xumaantana taageeraha halaga daayo
Like cadaab haku galin maalin baa lagu waydiin doonaa
Maxaa u daawane marka?
Man, this tune! I've played it like 20 times in a row. Incredible.
The lyrics are also incredible🔥
5 habeen kadib waa sanadka cusub 2020 Yaa ila daawanaya❤️🇸🇴
Aniga aboowe sare 2020/ 1 6/
Waqatigan bandawanaya wayo hadan sokoroyaaa
masha allaah illaah haku deesto kaltun bacado Abaayo loot kagii waa daqooben adiga iyo jubba ayaa ka soharay masha allaah cimri dheer oo cafimad leh
Muhgi
Waaaw eesh calaa hees xasan aadan samatar yaa ila daawanaya 2019👏👏👏👏👏😍😍😍😍😍😍
aniga walal
Mahadsanid walaal jihaan👍👍👍
Aniga huno ayaa kula dawanyaa 2019
4.1.2020 ayaa daawanaya maalin Sabti ah Like isaar hadaad dawanayso 2020
Wawe masul
1/15/2020 arbaco
Aniga 18/1/2020
heestan waa xasan ganay, xasan ayaa ii sheegay.
riwayado badan ayay abwaan ganaay iyo samatar is la dhigeen:
1.riwayadii dumistii aqalkayga iyo arooskii wiilkayga - oo heestan aaynu dhagaysanayno ku jirtay - originally with Magool 1970's
2. Bidaari Sibiq Ayay Kugu Gashaa
3.Galbeed Waa La Xoreyay, Warsaw Ayaa Gaagixisay
iyo riwaayado kale oo badan
Mashallah wayo wayo, kaltuum bacado a natural lady, not these plastic rice like ladies of today.
May fool xun tahay macnaha
waa xikmad cajiib ah o rumeynta illaahay adkeyneysa MA OGATAHAY CURYAANKABA CAGO LOOMA WAAYINE WAXA CEYNKAA LOOGA DHIGAY INAY KU CIBRO QAATAAN KUWA CAGAHA LEH . MA SHA ALLAH ILLAAHOW NOO DAA ABWAANKA HEESTA SAMEEYEY XASAN CABDULAAHI (XASAN GANEY)
Bacaado aaaaa barisamdki miyey heesi jirtay hhhhhh inan isku da a nahy modayaye ileen wa ayeeydey war illhy haku barakeyo cimirigaga msha allh
Omg
Sxbteey Bacado oo yariis ah💕
9/1/2020 wixi sandka cusup dhageysty hesatan like iz zara😏😏😍
Kaltuun bacado codbay haysaa waaba magool caadiya
The female singer looks like young Kaltuun Bacado.
Laga yaabo in aan qaldanahay!
AussieDaddy it is herself wakee smell the ☕️ hhh
Waa iyadii fannaanad qaali ah
Gabadha samatar laheyseysa waa Kaltuun bacado kawarama. ileen qoftu waa qof gaboowdey
Xasan Adan wuxu Kaltuun bacaado ku doortay waa cod ka mcn
Aniga kaliya 2019 Kula daawanaya
Ku
heestan waxa sameyey abwaan hassan geney original hassan adan iyo magoool
wow nice to see them, both very young and talented.
maxamed cali kaaariye allaha u naxariistee ayaa lahaa heestan markaa yaan lagga been sheegin, xasan ganay heesha xasan aadan meel kama soo galo, heesha xasan aadan samatar waxaa sameeyey badan kooda maxamed cali kaariye iyo abwaan sangub
Sx
Sangub weligiis xasan aadan hees uma dhiibin hesstaana waxa leh xasan ganey riwaayadi dumistii aqalkeyga
fartuun bacado waa ii gabatay dadkan wajiyo xunta ah ee gadaal ka gaarka ah baan moodaayay lkn barisamaadkii bay ba heesaysay
Kaltuun Bacado waa Qaraam
Abdixakiin Osman 'ghjlnnnkkllllllmmmmnmmmmmmmmmmoopollkkkkkmll0ppjlllllkkl
markaan caruurta ahaa ee aan heestan maqlo magool iyo xasan ayaa wada qaadijiray waxaan moodi jiray in aduunkoo dhan bad webiyo iyo buuro ku xeeran yihiin sababtoo ah waxaan arkijiray dhulkaan ku dhashay oo bado webiyo iyo buuraha silsilada golis ku xeeranyihiin laakiin hadaan ogaaday in aan nimcada dalkayga lala wadaagin.
Ali yousofe
uuùbv
Ali yousofe
Abti Lkn hlka Inaga malaha wa bacado e
ruwyadi dmiste aqlkine aruski enin kide wa hassan haji abullahi hassan gany
Waouh quel souvenir ❤
Elle était jeune kaltum bacado ❤
Waratf iyo shibiro, wariskuma Hayan
Woo xasan aden is very younger and kaltum bacado as well keep going mashallah
🎉 Canab iyo K Bacado Samatar 1985 ❤❤❤
1981 ayuu tagay jabiuti samatar markaas ayay laqaaday heestan bacado
Who is steel watching in 2019
*still
Am still watching this song am loving the old song old it's gold ohh
2020 February 6/02/2020 ####
@@abdirazakqaylowenyeahmed6379bilidi
Xasuus igu qaali ah 1973 anigoo ka soo baxay iskuulka ayaan maqlay bandhiga ay qabanaayan fanaaniinta waaweyn waan usoo lugeeyey si ugu soo qeyb galo bandhiga 30km
Halkee lagu qabtay bandhiga?
waaaaaaaaaaaaw nice waxaasi yaa hees kaa ah
So nice so young.....Bacaado. show cayaaraha waa horaad bilawday.....jam jam.
heestaan qadarkeyw ayaa xaday 😀😀😀😀😀😀😂
Wow Amazing 🇸🇴🙏🇸🇴
2019/ 4 / 1dedi bn beer ber ugu jiifa
Tres belle chose des choses de la vie
Woo kaltuun bacado iyo xasan adan mashallah both of you you really young I support kaltuun she is the queen of Djibouti my sister X X x
Wow this tell you something else 👏👍👑👑
walee heesihii hore xikmad ayay lahaayeen.
walhi ma yaro bacaado juc meysan dhihin.mashlh allow hanuuni
nvcfkoknnnnk
waa 1982 sanadkaas Djibouti
Woooow nice song 👍👍❤️💚💚
2020 yaa dawaanaya 👀👀
19 january 2020 ayaan eegaya kaw
smatar qaabka oo dhahaayo ayaanba ka helay kkk inaba caadi ma ahan hees waa heesi hee hore
maxamuud bile adam
Great memories Allaha u naxariisto Magool! Kaltuuna si fcn bey u keentay waa fannaanad qiimo leh ! Hassana waaba LEGEND !
kaltuun bacado waxay fanka kusoo gashay iyado yar sida somalidu tidhahdo ubaxa kacaanka u heesi jiray waxaana la oran jiray 4 mars oo ahaa caruuryaryar oo qaranka u heesa markaa markay samatar la heeseyso waa dhawr iyo toban aad u fiirso
Wow mashaalah nice song
kaltuun bacado way yareed ...hada xiligeed ku jirtaa nothing problem
riwayadii 'Dumistii Aqalkayga iyo Arooskii inantayda' in 1970's
fikradii iyo erayadii abwaankii weeynaa ee caanka ahaa, geesigii, ina cabdilahi ganay
hada waa mar video la helay oo dib loo dhigay heesta
heestani waxay ku jirtay riwaayadii: "dumistii aqalkayga iyo arooskii wiilkayga" 1976
fikradii iyo erayadii abwaankii weeynaa iidoor ee xasan xaaji cabdilahi Ganay
originally Xaliimo Khaliif Magool ayaa la qaadaysay Mr. Samatar
cimidh=buuxa
cawo_daran= xiliga cadceedu dhacdo ee shaacu madoobaadu waana xiliga uu waraabuhu xoolaha cuno
2019 yaa dawanayo🔥💛❤
Inta dawaneyso 2020 .3. 17. Like iku sharafa
Aniga
Waan xasuustaa heesta waan yaraa
hess chidan waw
I like kaltuun bacado good singer
xasan adan samtar waa fannan soomilyed
Xamse Iskufilan waaan ognaha walal
aad baay u yaraayeen dhali yaro
bacado waa heesaa waayo arag ah waqtiga laheesaayay day
Kaltuun bacaado 2019 yaa arky🤣🤣🤣👈
loveu fanaaneenta qaaliga igu ah
Waa hees murti xambaarsan
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯viva Djibouti kaltum bacado💚❤️🤍🌸🌷💜🏴💕
sida uu abwaan heesta miraha u fiirsato ninku wuu doonayaa gabadha laakiin inantu waay ku daadinaaysaa oo maal iyo aduunyo ayay ma qabtaa leedahay
Woo 758millions vieux kaltum bacado and hassan aden both of them young x x
Hestaan:waxaa wada qaadey
Original 1. X.A.Samatar & X.Magool
2. X.A.Samatar & Kaltuun Bacado
3.Magool & Daahir Yuusuf
waaayo waayo hassan iyo bacado!
kaltun, qoroyada, subageedey, cuntey
2019 maalmihi udambeyey ya ila dawaday
Jabuuti 1982
Woo bacado 75.7 veux she is legend artist x x
heesihi nuxurka lahaa waa kuwan hada waxa lanagu wareeriyay daasado.
wow this must be one of the best songs ever,
I love them so much because of how they are singing was very nice
bacado waagas ayeeyba quruxleey aheed
waar bacado waaa dadkii hore
waaaaaw coda iga dhehe inoladaa
Who still warching 2020
Dayax 2021
hhhhhhh aar imika way duqoobeen hhhhhhh waagan dhalin yaray ahaayeene
Hhhh Kaltuun Bacado waa sideeda wlhi
Hassan Musse
Waaw cadi mahan
Waaaaw kaltuun ileen waa qaaraami
+faysal sharif ali Haa Wlhi u siyaadiyo Dada
faysal sharif ali!
2019??? Like
Gabdhanaa ka yaabay maba gabawdo
Ilahay cimriga haw siyaadiyee. Lkn inay toobad keentaan rajeynayaa
2021 xadi
YAA SALAAM HASSAN ADEN IYO KALTUN BACADO
Heeso waa kuwii hore xaqiiq
Benta maha wlhi
2020 yaa ila daawada
Kaltuun bacado run miyaa
Ismaan lahayn waxay la heestay xasan baashi
Waa taas iyada yar.
@@caweyskadalmar
Wakhtiga muuqaalkan la qabtay waa goorma?
@@hal-tusmedia8030 1980
waxaan la yabay hestan waxaa dawatay 11917 waxaana ka heshay 3 qof oo keliya
thanks brother dalmar46 haddi ad heysid heso kale fadlan nogu soo dar
2020 ya iladawaday👈
waar kalytuun bacado maba ayna heesi jirin waagiii ay soo baxday heestani oragianlkana waxaa la qadi jirtay magool alle haw naxariiste
Soo baro horta Bacado
Nice song 6-29-19
anaaaaa ku mirqaaamaaaya
Guuul
Waw xasan adan samatar
Cabdulahi Asad Muse who was
heestan ya ku horeeyey ma xalimi khalif ba kga horesay ama kaltuun bacado aa horeesay wan ku wareereee
+Mustaf Qaboobe Aun Xalimo Qaliif baa ku horeysay sxb
Mustaf Qaboobe magool ayaa leh heesta laakiin Bacado maekaan waala soo saaraayay saas ayaa loogu dhiibay original ka Magool ayaa leh
maa shaa allah she looks young but she is old lady
Hees macaan