HOOYO || CIMRAAN WUU NOOLAANA ISMA DHAHEENIN || KOOMO & QARAXII AY KA BADBAADEEN XANUUNKA HOOYONIMO

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 154

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 Рік тому +39

    Inna lillah wa Inna illahi rajoon. Mama Alwiyah is beautiful. May Allah unite her with her son in jannat firdaws. Aamiin

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Рік тому +10

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨✨

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 Рік тому +15

    Alhamdulillah. When you're child is sick it's the hardest thing to go through as a mother.
    Barinimadiisa wala arkey ee nagtu jaceylyahay oo maliin kasto gacaan uu geystoo maa kaa cawisaan miskinka. Cimraan waa miskiin. Illahi haa haka qabto qof xumeyaa.

  • @fertunnur5717
    @fertunnur5717 Рік тому +36

    😢😢😢😢😢😢 hooyo waan ku xiisaya igo dacaya hooyaday in Alha kaa warbiiyo janduu fardowso

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +5

    Kada xasusaha qaar video ilin le ku dha meystay Hooyonimo xanunka nalaso maray ay mari dona ilahey wxakabarya aduunyo iyo aaqiro inuwx dhib ah tusin Hooyo hoygaaga janada Allah hakaaga dhigo 🤲🥺🥺😭

  • @amran509
    @amran509 Рік тому +12

    Ilahayow hoiyooyinkeen dhibka ka haay oo janatul fardowso ilaahay hano geeyo aamin ya rabi hooyo mcnto aad baan ku jeclhy dhaaman hoyoyinkene somliyeed janada alaah wada geeyo😢

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Рік тому +10

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booqo🤲🙏😢💓

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +5

    Hooyo ilahey abaalkada janatul fardowso hakadhigo Abaalka waalidka wax lagudi karo maaha ilahow waalidinteen janatul fardowsal aclaa ugu bisharey 🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰😭😭

  • @ahmedhaadi5663
    @ahmedhaadi5663 Рік тому +5

    Samir iyo iimaan hooyo mcn adna iigu soo duceeya hooyo in allah u naxaristo

  • @naciimanaciima-ck6vo
    @naciimanaciima-ck6vo Рік тому

    Masha allh cimraan baari allh aku xfido

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Рік тому +3

    Hooyo calwiyo hooyo jinkyga iska jcelyhy weye illaahy ha barakeeyo hooyoyinkena o dhan allaah ha Barakeeyo

  • @sabrinaahmed5107
    @sabrinaahmed5107 Рік тому +2

    Ani hoyoo Calwiya we jecle Allah Cumri der iyo cafimad hasiyo .please hoyoo Gurka topic noga sheke kudah Gurka nolosha hada iyo nolosha hore .Yacni side gabdaha hada iyo horee nolasha gurka .

  • @fartunabdulkader6758
    @fartunabdulkader6758 Рік тому +2

    Hooyo mcn illhay ha u naxriisto inta nool iyo inta dhimatay dhamaan naxriisto Jano allha haka warabiyo

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 Рік тому +1

    Inna lilahi wainna ilahi rajiun subha naa allah subha naa allah may allah bless all the mother in jannatul fardous yarabb alahumma Aamiin may Allah project him and mama alwiyah Insha allah and all mother blessings everything in this life yaa Allah yarabi

  • @aqiilahassan3891
    @aqiilahassan3891 Рік тому

    Anigana ilin darted wan dawan wayay 😢😢😢hoyo alaha janada ku abal mariyo😢😢😢

  • @leilafuad4128
    @leilafuad4128 Рік тому +5

    Masha alaah tabaraka laah ilaahey sagiirkeeda aakhiro ha oga dhigo aamin ya rabi

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 Рік тому +5

    Maskin walaahi waa nolol adag hooyo ayuunbaa adkaysigaa leh mashallah Allah noo xifdiyo dhamaan hooyoyinka Meel ay kunoolyihiin addunka gaar ahaan dhulka soomaliueed.🤲🤲🤲😔🥰🥰🥰

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +5

    Wil aa saas noga xnunsnaa nga hbenkii mrki lgaro indhuhuu cden jiry sida qof nafta ka bxeso kle abtiyashy lso kcin jiry oo quramin jiren hoyady wey ka sheken jirty craxmn wu nolanaa ma is dhihi jirin ay dhahdaa lkn hda asoo nin weyn ah oo jamacd snadki 1aad bilabi uu dhinte (aun😢)
    Illlhy sqiir akhiro hkga dhigo mama illhy ksakow ma ficna hla iska dhafo dadow illhy cid kga so skeso mlhn intii islm ah oo dhimtyna rpi ha unaxaristo intii islm ah oo xnunsna rpi ha cfio 😢🤲🏻

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Рік тому

    Saqiirkaaga aakhiro Allaah ha kaaga dhigo Maama Ilaahey ha ku xafido hooyo macaan

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 Рік тому +1

    Mamo ale cimri dheer hakusiyo iyo cafimaad iyo cipaado suupan amiin yarrapi

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Рік тому +2

    Aslam alaykum mom Cali ilaahay saqiikaaga aqiro ha kaaga dhigo amin yaa rabil caalameen

  • @raaqiyamuhudin9399
    @raaqiyamuhudin9399 Рік тому +1

    mashaAll❤❤❤❤hooyo waa hooyo uun wlhi😢

  • @Iman-321
    @Iman-321 Рік тому +4

    Qaraxii xamar ugu oraye hotel shamow oo ahaa 2009 ardaydii qalin jabineyse Allah unaxariisto

  • @hoodanmusehoodanmuuse
    @hoodanmusehoodanmuuse Рік тому +4

    Ax hooyo mcn walahi waa. Cajiib noloshan 😢waxaan ka helaynaa sidan anaga xataa waayo aragtinimo hòoyo calwiyo waa lasoo dhaafay wanad kaso gudubtay hada Alxm😊

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Рік тому

    Mashllah tabarakallah mamo runti hooyo samir badan ahyd alle cimriga ha kudheereyo dhmn hooyoyinkeen alle cimri dheer iyo cafimad sare ha siiyo iyo cimado suban

  • @fatimaabukar4926
    @fatimaabukar4926 Рік тому +7

    إنا لله و انا اليه راجعون 😢
    May Allah unite her with her son in jannatul ferdous 🤲🏼❤️😭

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому

    Hooyo mcn Illaahay caruurta baari ha kaaga dhigo amin yaarabi

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi Рік тому

    Hooyo mcn saqiir aakhiro allaha hakaaga dhigo aamiin

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому

    Adna xabiibti ilahey hooyo calwiyo cimrigeda hano rajiyo insha alla 🤲🤲🤲❤️❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanbomar
    @ayaanbomar Рік тому +1

    Hooyo yinka somali yeet Alow noxafit Aamiin yaa rab🤲🤲🤲🤲

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +5

    Manshalah 😍 hooyo mcn qimaheda lama soo kobi karo wlh janadi alah geeyo 😊😢❤❤❤

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 Рік тому

    m.allah Hooyo Calwiyo🥰 hooyo mcn, Alle Haku sharfo hooyo wanaagsan tahaye,Wlahi Aniga xitaa Waanla Ooyey😭😭

  • @ayansalad7561
    @ayansalad7561 Рік тому

    Alx illahayow hooyo dhaman noo daah abaal koodan janatu fardowso ka yeel❤❤❤❤❤❤ ilove you mom❤❤❤❤

  • @Amanijamac
    @Amanijamac Рік тому +5

    Mama Calwiyo niyadaa ka jeclahay, mama mada alaabteeda waa gadan lahaa walaahi siii kuu taageero lee, lakin Canada aa joogaa😢

  • @Iman-321
    @Iman-321 Рік тому +4

    Mamada susu said iskugu egyhn ❤❤ sax kutub xoor leyma dhihi karo oo dhahy kutub qaad haley dhaho dhahey ❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Рік тому +2

    Saqiir aakhiro allaha uga dhigo

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Рік тому

    Sabar alaha kaasiiyo abaaayo

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 Рік тому

    Hooyo mcn allow ku xifdii adiga iyo reerkaaga I❤hooyo mcn farxad kunoolow

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Рік тому

    Hooyadey mcney ilhayow kuu naxariiso aduunyadan wan ku cidloday hooyo ilahyow adunka kugu wayaye janada inagu kulmi 🤲🤲👑

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +3

    Maasha allaha hooyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aishaali3225
    @aishaali3225 Рік тому

    Ilahay habarakeyo hoyoyinka may Allah (s.w) bless our mom`s ,protect them .

  • @bayaanabdirashid810
    @bayaanabdirashid810 Рік тому +4

    Hoyo mcn alow nodaa damantena adna hoyo alh haku dowro xbbti

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Рік тому +4

    Masha allah 👑 ❤ family 👑 ❤ Hooyo mcn thanks

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +3

    MASHA. ALAAH HOITOOYINKA ILAAH NOIXAFIDO❤❤❤❤

  • @user-vf4uu3gz4j
    @user-vf4uu3gz4j Рік тому +2

    Adno wejiga magyajka aa iska badisay hooyada aa ka yar Masha Allah ayado wejigeeda cadi ah

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Рік тому

    Maama calwiyo waan ka xumahay oohintaada ilaahay saqiir aakhiro ha kaaga dhigo wiilka yarkaa. Cimraana wuu siktay saacadiisa baan soo dhamaan xabad sowda waa daawo laakiin way ka badatay ilmuhu markuu yaryahayna waxba ma qaadan qaro dhakhaatiirtu waxay dhahaan xataa malabka intuu sanad ka yaryahay yaan dhibic looga badin ama yaab la siin

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Рік тому

    Illaahay saqiirkii aakhiro hakaaga dhigo C/laahi yare mamma Calwiya❤.

  • @filsanzakaria8248
    @filsanzakaria8248 Рік тому

    Hooyo calwiya waan jclhy ilhy cimri dheer allah siiyo 🤲🏼🥺

  • @khadijam3660
    @khadijam3660 Рік тому +2

    Sad story 😢but Alhamdulilah for everything 🙏🙏

  • @AnasMaxameddaahir-md3lr
    @AnasMaxameddaahir-md3lr Рік тому +6

    Walalaha muslinka ah ee wax caawiso waxan idinka codsanaya wiljarka lagu socdo iyo alabta dhaawac lagu dhayo plz 🙏 wll waxan ahay wiil sariir jiifo mudo 3sano ku dhaw wll socodkii waan waaye sariirtan iga kacsha plz 🙏

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 Рік тому +2

    Hoyo mcn alle haku dhowro owllaada alle hakuu barakeeyo

  • @XamdiBoore-de3un
    @XamdiBoore-de3un Рік тому +1

    Masha Allah

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Рік тому +6

    Mother will be your mother even if you are seventy years ❤❤

  • @drsjiyaaabdulaahi3012
    @drsjiyaaabdulaahi3012 Рік тому +3

    Hooyo mcn alle haku xafido waxa Ku daremi karo hooyo wax dhashey 😢😢sorry hooyo mcn

  • @deeqoshariff4693
    @deeqoshariff4693 Рік тому +4

    Hooyoomcnma🤲🏼🤲🏼😭

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Рік тому +3

    Alah agbar weynadah wanag sanadah
    Markah mamah cawiyah ilahay ajer hasiyo dhibkey kasomartay wiilkedah cimran amiin
    Markah nagah dhahayah nimankah maraboh walidkah amah hooyadah
    Hamakhah shoh dhibkah lagah somaray kurimadisah
    Ninkan ad arkeysid hooyah kuh soh tacabtay matanah waxad aragtay isogoh nin ah /markah gabdhah sanadkan raban niman kah gadal ha ugodan tacabkah lasomaray kurimadisih
    Markah wiilashah yey makhlin nagday guursadan hadalkedah iyo nacebkey ukhabtoh walidkis iyo walihisah haskadeysoh
    Markah waxa layirih ninkih laraboh eygisah lacisah
    Wad arkeysah gabdhoh dhahayah waxan rabah nin keligis ah oo an hel lahen oo walidkis dhintan walalahis nah ankuh dhaxjirin oo kaligis ah
    Markah gabdhah naceb ninkedah helkis somagoh iyadabah ineey ledahay walid iyo walalo ooy rabtuh ineey ucabidisoh walidkedah ninkedah
    Markah wiilashah gursanayah gabdhah ha gursadan gabar walidkis rabtah oo barih uhah hooyadis oo dabecad fican leh oo jecal ehelkah ninkagah
    Markah khof kastoh dhunsan ilahaay ha hadeyo amiin

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Рік тому

    Hoyo ALLAAHA Qalbiga kuqabojiyo

  • @FarxiyaMunye
    @FarxiyaMunye Рік тому +2

    Walaahi waxasuusta qaraxas ❤

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 Рік тому

    Adna adina halagu soo wareesto hooyonimo

  • @awaysmaxamedxasan2909
    @awaysmaxamedxasan2909 Рік тому

    Wlhi qadir waa halkedii markey ilmo kaa xanuun sadaan waa xanuun ebe cafimaad ha inoo siyo

  • @cabdallamaxamad3904
    @cabdallamaxamad3904 Рік тому

    Waa baraamij aad ufiican🥰🥰

  • @abdiqaadir7729
    @abdiqaadir7729 Рік тому

    yaa allah mamoyin kena allow no dhowr wllhi markey dhahdey cimran in dhaha biririq ka siiyey labta gishaty wllhi illina iga so dhcdey mama calwiya alle qalpigada haku qaboojiyo😢🤲

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +2

    M.a hooyo mcney alow kudaa❤😫adna aleh haku xafido maamo 😊

  • @xamdimaxamed9531
    @xamdimaxamed9531 Рік тому +1

    ❤❤❤❤masha allh mamo calwiyo hada tacbkaaga maku qasarin

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 Рік тому

    Alle caafimaad siiyay Aya mahdleh ❤

  • @user-vf4uu3gz4j
    @user-vf4uu3gz4j Рік тому +1

    Saqirki aqiro Allah kava dhigo cimrana wenaada wanagsan waye

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 Рік тому

    Hooyadiin kaliya maaha anigana waa hooyada inool

  • @hooyomcn9928
    @hooyomcn9928 Рік тому +2

    الحمدالله ماما😢😢😢

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 Рік тому

    Allh ya raxma samir iyo ii maan allh kasiiyo hooyo waa hooyo😢

  • @ayansalad7561
    @ayansalad7561 Рік тому +1

    Ma. Sha Allah

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 Рік тому

      Waa Faamli barakaysan maamada ha xasuusinin adno wixii lasomaray hooyo

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Рік тому

    Hooyo abaalkeeda lama gudi karo abaalkeeda allaha ka dhigo janatul fardowsa

  • @amaalmaxamed6988
    @amaalmaxamed6988 Рік тому

    Atrsho bdy kuzo xiji ❤❤

  • @fartuuncqaadir9381
    @fartuuncqaadir9381 Рік тому

    Hooyo calwiyo calashoy iga hurisay alove you mama❤

  • @ibtisamibrahim6396
    @ibtisamibrahim6396 Рік тому

    Masha allaah🎉🎉🎉🎉

  • @khadijam3660
    @khadijam3660 Рік тому

    Mama alwiyah masha allah she’s my favorite ❤️

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Рік тому +2

    Walaahi caruuta dhib badan a lagasomara

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 Рік тому +1

    Alhamdulilah 😭😭😭

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Рік тому

    Hooyo qaali waaye❤❤

  • @halimadagane-xr9om
    @halimadagane-xr9om Рік тому +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭hooyo mcn😢😢

  • @khaliifhafsa5733
    @khaliifhafsa5733 Рік тому +8

    Adno abyo hooyo igu salaan waan jeclahay hooyo❤

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 Рік тому +1

    Aamiin

  • @msssnake7
    @msssnake7 Рік тому +3

    Hooyo ❤

  • @user-dm4he4bj8s
    @user-dm4he4bj8s Рік тому

    Wcs hooyo mcn ❤❤

  • @IqroMaxamed-sl6lh
    @IqroMaxamed-sl6lh Рік тому +4

    🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺 hoooyo😢😢😢

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому +1

    mashaalaah

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 Рік тому

    Allahu akbar

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 Рік тому +1

    Maamo waa ku salaamay

  • @haala552
    @haala552 Рік тому +1

    Mashaalaah hooyo lama gudi karo abaalkeeda cimraan waa maqlee naag hooyo neceb aan arki karin ha ukeenin plz hooyo hadii ay rabin irida kabax dheh waxaas dhiba laga somaray hooyadiis ma arki karo dhahaan maxay doqono yihiin ayagaba marabaan saas ladhaho

  • @mariarun8815
    @mariarun8815 Рік тому +1

    Atariisho badiyo so qabo

  • @mohanoudikraan9729
    @mohanoudikraan9729 Рік тому

    Hapo macaan❤

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 Рік тому

    Sorry mama calwiya😢 saqir aqiro alaha kaga dhigo miraha janada ku guura Insha alh

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому

    Jah Adna KADHAAF Wareesiga. CALOOSHA Nahurissey. Mama Cawiyo

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 Рік тому +2

    Maskin hoyo alwiyo iyo hoyoyinkenaba illahey dambikoda ha dhaafo wlh waxan xasuusta cunug yar oo walalkey ka dhimatay ado dhabarka ku sido ayay dhimatay isbitlka sos ban uwadnay waxan daremay cules fara badan hoya ila socotay waxan dhahay hoyo cunugta culays zaida ayay nowotay markasey hoyo tiri bal fariiso an aragne amay dhimatay mise waba mayd wan soo celinay malintas malin ika naxdin badneyd ma arag waligey allow sabar nasiii

  • @sumeyoomar8486
    @sumeyoomar8486 Рік тому

    Alxmdulillah ❤ mami

  • @chfghf6318
    @chfghf6318 Рік тому

    Hooyo ilaah ha inoo dhaafo😭🤲🤲

  • @hasnaomar1567
    @hasnaomar1567 Рік тому

    Alxam dulilah ❤❤❤❤❤

  • @user-st5tm1wu3k
    @user-st5tm1wu3k Рік тому

    Hooyo😢

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 Рік тому

    Xabad sowdah waa daawo laakiin layskama badiyo tan kale ilmaha yaryar caruurta waa lagu yareeyaa

  • @amalhasan5364
    @amalhasan5364 Рік тому +1

    ax wlhi xanuun waaye

  • @hindahasan9997
    @hindahasan9997 Рік тому +7

    Niin walbo oo meelaha iska duul duli hooyo mcan baa ku soo rafaady ninkaas gabdhu ku heeso noolsheey lantaa ma joogi karo bay gabdhuhu is kaga haysoo wakaa hooyo dhibkeey la soo Marty allha dhowro hooyo ragoow hooyadiin ilaalsada

    • @abdiqaadir7729
      @abdiqaadir7729 Рік тому

      wll adin kana isu dara wn u wada simanhy u dhega nuglada😢