CIYAARTII UGU QOSOLKA BADNA CEYDA & AMIIRA INDHAHA KA XERAY BAHAL AYAAN U GILI BOX-KA CARAR & CABSI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 251

  • @Boqoradaogaden25
    @Boqoradaogaden25 2 місяці тому +95

    Team adna amira iyo ceyda one like ❤

    • @waliidnuuribraahiim8757
      @waliidnuuribraahiim8757 2 місяці тому +2

      Team sami 🎉🎉🎉🎉 one like🎉😂🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 місяці тому +100

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🏻🫶🏻🥹

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 2 місяці тому +53

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo mar walba ❤

  • @FardowsaFardowsa-c4h
    @FardowsaFardowsa-c4h 2 місяці тому +36

    Aan kuwada salino dhaaamanten nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @BrwaqoMuhmed
    @BrwaqoMuhmed 2 місяці тому +47

    Plz inta igu racsan cadnan iyo samia in la keeno❤🎉

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 місяці тому +37

    TEAM Amiira iO Ceyda kabax ❤ Amiira iO Ceyda Lee Noo soo badi Adnaheena

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +32

    caawa Amiira iyo ceyda may ka shidan tahay 3 4 channel baan ku arkay 3 kamid eh tetalka Amira iyo ceyda lee waaye 😂

  • @HiboIsmailElmoge
    @HiboIsmailElmoge 2 місяці тому +18

    Team amira iyo ceyda one like 👍 ❤❤

  • @SalmiishaZalma2234
    @SalmiishaZalma2234 2 місяці тому +36

    Please adna wll ciyarta ciyarta ku xigata samiya iyo cadnaan 😊😮

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      war mar horaa lasoo qabtay channelka maad ka fiirisaan meeqa qof baa samiya iyo cadnaan dhahay wah 😂

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂 0:40

  • @kawsarshuuke2659
    @kawsarshuuke2659 2 місяці тому +23

    Alla amiira horey kasheeg kulahaa iyadaba cabsaneeso maku faarax sani xoog miyaaa😂

  • @maqsuudmohamed
    @maqsuudmohamed 2 місяці тому +35

    War amiiro amey dhiikar nagu ridaa qeylideeda waanba yaabe😂😂😂😂😂😂

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy 2 місяці тому

      Ani waaba kaqaday ma ayadaa.idaaweenooso😂😂😂

    • @maqsuudmohamed
      @maqsuudmohamed 2 місяці тому

      @@AminaAcademy hhhh wale waa runtaa weyna waashe qeyli io qurux nusku keen dhufate😆😆😆😅

    • @FtimaCbdiqadir
      @FtimaCbdiqadir 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CumarAxmed-dk3dc
    @CumarAxmed-dk3dc 2 місяці тому +15

    صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 2 місяці тому +23

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 2 місяці тому +20

    Inta jecel Ceymir ❤❤❤

  • @FaadumocaliMaxamed
    @FaadumocaliMaxamed 2 місяці тому +21

    Adna waa Maamada Kaliya Anujeclahy Yutubka😂😂😂😂😂

  • @FadxaAbdi-bg5jh
    @FadxaAbdi-bg5jh 2 місяці тому +17

    Inta rabta in lasoo qabtoh samia iyo cadnaan😂❤

  • @FIlsanXasan-f9k
    @FIlsanXasan-f9k 2 місяці тому +8

    Team king cayda iyo amiira qurux 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Aqlisheygcl
    @Aqlisheygcl 2 місяці тому +14

    Amira iyo ceyda lee rabna ppz nosobadi

  • @NouraMo-ij8ss
    @NouraMo-ij8ss 2 місяці тому +17

    Team ceymir one love❤

  • @Safaaxmed-p5l
    @Safaaxmed-p5l 2 місяці тому +3

    Adna nagadhaaf ee brnjyadii soo cali gabdhaha koko sundus🎉🎉🎉 pleas mss 1m ❤❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +11

    ala Adnaa game kaan cabsi waaye Amiira maxad ugu soo dartay miskiinta anaaba naxay waxa igu qosol badneed markay Amiira dhahday hadaa qabanaa o box ka dhan qaadatay 🤣🤣😂😂😂 Amiira waxa waadba ka cabsanaysaye intee u qaadatay al ma nooli 😂😂😂😂😂😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 2 місяці тому +20

    Amiira Qurux fanny waye walhi 😂😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +21

    أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤

  • @hiboahmed3528
    @hiboahmed3528 2 місяці тому +6

    Next kokoo iyo Kashka plz qosolka adduun ka dhicidoono 😂😂plz

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +7

    Adna qosol inaad u dhimato maad rabtay markaad game kan samaynaysay 😂😂 anaga xataa qosol baad naga dhamaysay 😂😂😂😂😂😂😂 ar Amiira iyo ceydaa 2 fuley 😂😂

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 2 місяці тому +8

    Team adna and amira and ceyda on ❤

  • @CabdulaahiMaxamed-d8v
    @CabdulaahiMaxamed-d8v 2 місяці тому +9

    Aad ayaan ugu farax sanahay cawa aniga uguhorey sewiskarabka

  • @SucdiQurux-cm3eh
    @SucdiQurux-cm3eh 2 місяці тому +12

    Ceymir 4eva ❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 місяці тому +2

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FartuunCismaan-q6w
    @FartuunCismaan-q6w 2 місяці тому +3

    Amiiira botabadaanaa wakusalaamay quruxeey😂😂😂❤❤❤

  • @AaminoMohamed-q8x
    @AaminoMohamed-q8x 2 місяці тому +14

    Caymir 4eva❤❤

  • @ilhaanmukhtarmohamed5383
    @ilhaanmukhtarmohamed5383 2 місяці тому +5

    Alla anaaa u horeeya adnoy ❤

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 2 місяці тому +8

    Asc asxabta adna iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow ❤❤❤😊

  • @AHLAAMIITAMOHOMED123
    @AHLAAMIITAMOHOMED123 2 місяці тому +2

    Samiya iyo cadnaan plz adna codsigeega tix gali😢😂😂😂❤

  • @anisowarsame-i4l
    @anisowarsame-i4l 2 місяці тому +9

    Asc adna abaayo hooyo calwiyo tel sidee ku heli karaa ama tel waxaan rabay cabayad aad shalay soo galisay tariiqda markeey aheeyd 24/7/2024 shalay msg ayaa kuu soo diray plz gabar ayaa ku walacday sidee u heli karnaa tel jzklaah khaayr

  • @AaminaaxmedAaminaaxmed
    @AaminaaxmedAaminaaxmed 2 місяці тому +3

    Adna abyo please cadnan io samia so qabo next

  • @IqroXuseen-l5z
    @IqroXuseen-l5z 2 місяці тому +5

    Ku salin nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all craeted prophe muxammad❤❤

  • @KINGSUHAYB-KING
    @KINGSUHAYB-KING 2 місяці тому +6

    Team koko buule one like

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +3

    ala Amiira iyo ceyda 2 miskiin waad ka gashatay 😢😂❤ teeda kale qofka Amiira iskoobaha gacanta ka taabsiiyay macalimo miyaa war miskiinta indhahay ka xiran tahay ma ordi karto maa ka dhaaftid ala hooyo naxdin iyo qosol baad igu dishay Adna 😂😂😂😂😂😂

  • @XamseNiino
    @XamseNiino 2 місяці тому +7

    TEAM ADNAHEENA KING CEYDA AMIIRA QURUX ONE LIKE❤🎉

  • @Suheypdesigner
    @Suheypdesigner 2 місяці тому +6

    Adna kapteeda noma gasho😂

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 2 місяці тому +3

    Adnooy Naga daay qosolkaan foosha xun aad saartay videoga

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 2 місяці тому +2

    Team qab qabs one like 👍 ❤😊

  • @Ifrah-s5m
    @Ifrah-s5m 2 місяці тому +4

    Master fanaye ku soo xiji😅😅

  • @IlwadSaid-gy1hv
    @IlwadSaid-gy1hv 2 місяці тому +7

    Mama adna iwaran sidthy

  • @Raania-hx5hi
    @Raania-hx5hi 2 місяці тому +2

    Next video soo sameeyy adnooy❤😊

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 2 місяці тому +12

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cadnaan team cumer team adna 2m kamisun ❤

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 2 місяці тому

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @NasraMohammedSiyaad
    @NasraMohammedSiyaad 2 місяці тому +1

    صلي الله عليه وسلم على نبينا نبينا وعلى آله آله أجمعين وسلم

  • @Zamzam-Ahme
    @Zamzam-Ahme 2 місяці тому +5

    Plz cadanaan and samiyo intarabato one lik🎉🎉

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 місяці тому +4

    Waxan ku qoslay amiira iyo ceyda adna markay ka yara tagto maxay dhurayaan😂😂😂😭

  • @SomayaIbrahim-sm9hq
    @SomayaIbrahim-sm9hq 2 місяці тому +1

    Next samia iyo cadnaan abyoo🎉

  • @SalmaanAarka
    @SalmaanAarka 2 місяці тому +3

    Team walb one like ❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 2 місяці тому +1

    Plzzzzz adno mardbe hanga sosriin qosolkaan uf🙄asba qariye codki dhan wah

  • @ShankaroonAbshir-rm7eu
    @ShankaroonAbshir-rm7eu 2 місяці тому +1

    Salaxajiji iyo macalimo iyo koko iyo samiyaiyo cadanan iyo sukhawu abayo❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @peshunterkonami1392
    @peshunterkonami1392 2 місяці тому +3

    Adna mambo siz❤❤❤

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 2 місяці тому +2

    Adna pls cadnana iyo samia isku balmi❤😂

  • @Salmo-kw7kw
    @Salmo-kw7kw 2 місяці тому

    Next sundus iyo kashaka inta iguracsan only like ❤😂

  • @Zagal-k6c
    @Zagal-k6c 2 місяці тому +3

    cadnan io samia so qabo plse

  • @AmiishIbrahim-qc3up
    @AmiishIbrahim-qc3up 2 місяці тому

    Ceyda iyo koko soqabo pls❤

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 2 місяці тому +1

    Team adna❤❤ team amiira🎉🎉 team cayda😊😊😊😊😊😊

  • @NassroHuseen
    @NassroHuseen 2 місяці тому

    Abaayo adna part kle saamiyo iyo cadnaan soo qabo😂❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 2 місяці тому +3

    Allla🥹😫ilhow ceyda io amiro hai wayiin sa ufarxe marka arke🫶🥰🥰👸🤴

    • @Dhiblayyy-q3n
      @Dhiblayyy-q3n 2 місяці тому

      Sem wllhi m. Allaha noo daysto❤😫

  • @anisoibrahimcaydarus4464
    @anisoibrahimcaydarus4464 2 місяці тому

    9:48😂 xaraa man too dhan lalaweysay 😂😂😂

  • @BaqdadAbdi-b4v
    @BaqdadAbdi-b4v 2 місяці тому +1

    Nin raglee saan u cabsanayo😂

  • @shamsocalishamsocalixasan
    @shamsocalishamsocalixasan 2 місяці тому +1

    Plz inta igu racsan salx jejey ku sa meye🎉❤

  • @FaisaAbuukarmacalin
    @FaisaAbuukarmacalin 2 місяці тому +1

    Team amiiro one like❤❤❤

  • @Zainab-ez5ry
    @Zainab-ez5ry 2 місяці тому

    Cadno qosolka adsaarto naga dhaaf plz

  • @SuusuuCadey
    @SuusuuCadey 2 місяці тому +1

    Cadnaan iyo samiyo keen plz

  • @BishaaroMohamed-ju7tw
    @BishaaroMohamed-ju7tw 2 місяці тому

    Koko iyo amiiro please abaayo ❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @AxmedCumar-n7u
    @AxmedCumar-n7u 2 місяці тому +1

    Adna maalinta danbe waxaad soo qabataa kiki iyo ladan 😂😂

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 2 місяці тому +1

    Adna plzz samia iyo cadnan kuso xiji plzzzss 😂❤

  • @CaashaBacaluul
    @CaashaBacaluul 2 місяці тому +1

    Sundus iyo macalimow keen blz abayo😢❤🎉

  • @SabiriinMaxamed-oe4lz
    @SabiriinMaxamed-oe4lz 2 місяці тому +2

    Taem amiiro iyo ceyda❤

  • @Dasamoha
    @Dasamoha 2 місяці тому

    Next koko iyo kashka plz plz huno

  • @FaadumoMahamed-no4dk
    @FaadumoMahamed-no4dk 2 місяці тому +1

    Cadnan io zamia so samey adi ❤ plz🎉

  • @asiyogaani3425
    @asiyogaani3425 2 місяці тому +1

    Sundus iyo mocalimow ku xiji ayadaa qosol badane😂😂😂😂😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 місяці тому

    Wcs mhadsnid aqwan inaa codsigena no tixglisy anago bdn ceyda kulhaa wx mtalaluq wye amirna sey 2da far kla sisay lee please next koko io deqow 😂🙏

  • @FardoosoCabdulaahi-rj5nt
    @FardoosoCabdulaahi-rj5nt 2 місяці тому

    Adna koko iyo samia kusoo xiji abaayo❤ plz

  • @Munoali67
    @Munoali67 2 місяці тому +2

    Adna kuso xiji cadnan io samia🥰😍❤

  • @KowsarAcdulaahi
    @KowsarAcdulaahi 2 місяці тому +1

    Adnann iyo saamiya sooqabo next adna abyo

  • @AxmadCade-s5b
    @AxmadCade-s5b 2 місяці тому +1

    Adna klka xigta plz imw ❤plz😂

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi9514 2 місяці тому

    Saalax iyo kiikii wlhi kuwaas soo qabo adno waaku baryaa hadaa walashaa ahaya qoraal keega hadaa argto abyoo noooh garkaaga heestaa saalax iyo kii kii keen

  • @NaimaAhmed-rw6jn
    @NaimaAhmed-rw6jn 2 місяці тому

    Adno wan kusoo wacay ma xaa I boloktay lan barkeeyga waxaa udnbeey 991 ilahadal malesaya ankaa wareey sanaa

  • @SundusAbdirashiid
    @SundusAbdirashiid 2 місяці тому

    TEAM ADNA ONE LIKE 👍

  • @hanicadey721
    @hanicadey721 2 місяці тому +1

    Adna adi iyo saxaaf imaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂

  • @SucaadoQurux-cr7we
    @SucaadoQurux-cr7we 2 місяці тому +1

    İnta rabto in sundus lusoo sameyo😊

  • @SumayoYuusuf-k1u
    @SumayoYuusuf-k1u 2 місяці тому +3

    First comment ❤

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 2 місяці тому

    Qosolkiii ba iga dhamdy wllhy😂😂😂

  • @Nkfkkllqlqjk
    @Nkfkkllqlqjk 2 місяці тому +1

    Amiiro labo far ee taagaysaa ku qoslay😂😂😂✌️

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому +1

    Team Adna Salaam

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 2 місяці тому

    Kuma faraxsani xoog miyaa kulahaa amiira

  • @Maskiineyyyy
    @Maskiineyyyy 2 місяці тому +3

    😂😂😂😂xaar aan maanta labaysay kulahaa cayda mid ma ahan

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 2 місяці тому

      Labeyse amira bartey 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      war ani wllhi xafaayada ilmaha o wax lagu tiray ama la mariyay baan moodayay markii hore 😂

  • @Fahadabukar97
    @Fahadabukar97 2 місяці тому +2

    Waa diyaar habo ❤

  • @HiboXasan-w2r
    @HiboXasan-w2r 2 місяці тому

    Next pls cadnaan samia ❤😊

  • @cabdifetaxAAbe-xs1sm
    @cabdifetaxAAbe-xs1sm 2 місяці тому

    Sundus &cumeer noken❤❤❤

  • @xamdicabdi-pm5jm
    @xamdicabdi-pm5jm 2 місяці тому +2

    Waxauhoreey cafaayad xaarkujira miyaa

  • @Niemaayana
    @Niemaayana 2 місяці тому

    Amiirayy'aby'llailah'ilalah'racsii'llailah'waxay'kadhigantahay'illah'majiroo'inaad'aragto'rajaynaya

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 2 місяці тому +2

    ceymiir ❤😊

  • @FaadumoXasan-m4b
    @FaadumoXasan-m4b 2 місяці тому +2

    Koko next