Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Geerida iyo waxa kadambeeya | Sh.Maxamed Rashaad الله يرحمه

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @nuurmahamoudabdi8559
    @nuurmahamoudabdi8559 2 роки тому +4

    Alh kunaxriisto shikh maxmed rashaad qabrigaga allh ku nuuriyo allh akbar

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 7 місяців тому +11

    اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ
    Sh Maxamed Rashaad inta aan ifka noolahay wacdi Kan ka wanaagsan maan maqal wallahi qofkii dhagaysta ee aan ku waana qaadan ee aan ku dhaqmin ee og in uu heli karo marwalba uu dhagaysan karo ee marka uu dareemo in uu meel kadhacayo ee aan u soo cararin halkaan ee aan dhagaysan tagyay qofkaas wallahi 5 daiiqo oo kamida cajalkaan aad dhagaysato Durbaba waad iska dareemaysaa in uu iimaan kuu siyaadayo
    Raboow halkii aad ugu talagasha ee aad udiyaarisay aduunkaagii aaanan kugu caasin ee ku adeecay kusug oo ka waraabi

  • @juusto40
    @juusto40 3 роки тому +9

    Sheekha Wuxu dhintay maalin carafo asoo xaaji eh
    Allaha u naxriisto Sheekha

  • @mohamedhassan7323
    @mohamedhassan7323 4 роки тому +15

    Walaahi sheakhaan waan u wada joognay masjidu ibnutaybiyah ku jecliyaa sheakhaynii raximuallah

  • @azraqli6453
    @azraqli6453 3 роки тому +5

    Sheq maxammadrashad illahow unaxariso anagana gadashisa Hana fiidmeynin amiin

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 4 роки тому +30

    Ilaahoow Hooyadey iyo Aabehey u naxariisto ilaahoow janatul Fardowso aclaa ilaahoow geey IYO dhamaan waalidiinta islaamka ilaahoow u wada naxariiso ilaahoow janatul Fardowso aclaa ilaahoow wada geey IYO dhamaan culumadeena ilaahoow u wada naxariiso ilaahoow janatul Fardowso aclaa ilaahoow wada geey Aamiin yaa rabi ilaahoow iga aqbal Aamiin yaa rabi

    • @abusuheyba
      @abusuheyba 3 роки тому

      masha allah barri aya tahay allahu akbar

  • @hawahassan9128
    @hawahassan9128 5 місяців тому +4

    Ilaahey uu naxariito Sheik Mahamed aanakan nooga dabaa naxariito skeekh uu shaqastah

  • @mubaarigcabdilaahi5216
    @mubaarigcabdilaahi5216 3 роки тому +3

    Ilaahoow dambigiisa dhaaf sh maxamed rashaad isaga iyo waalidkiiba naxariis ha siiyo janatul firdawsana ha galiyo aamiun aamin aamiin anaga rabi haynagu anfaco cilmigiisa kuwii maqla ee ku dhaqmana haynaga dhigo aamin

  • @abdullahiosman8307
    @abdullahiosman8307 3 роки тому +22

    Masha Allah. Allah haunaxaristo🤲🤲🤲 shiiqan qiimaha badan iyo dhamaan inta muslimiin ah oo dhimatay. Allah inagane kuwa khaatuma wanaagsn kudhinteen hainaga dhigo🤲

  • @farhiyomahammed7070
    @farhiyomahammed7070 4 роки тому +26

    Ala maxuu xaq sheegay waxa uu ahaa my favourite ilaahoow janatulfirdoos ugu bishaaree aamiin aamiin yaa alaah

  • @jimaleabdisalam7255
    @jimaleabdisalam7255 4 роки тому +37

    Alloow shekh muxamed iyo Hoyadey mcn iyo intii Muslim oo dhimatay Allah unaxariisto kuwii janada ku kulma Allòow naga dhig Aamin ya Rabi 🤲

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 4 роки тому +20

    Sh maxamed Rashad waa sh Naga banaaantahay booskuuu kabaxay ma iloobi ilaaa maaanta waa waa is bedelaaaa markaaa arko alle dartiiiis ayaaan u jeclaaaaa ilahey waxaan u weydiinaaa inuuu ku casuuumo janatul firdowsa alcaaaa asaga iyo muslimii ta dhimatayba aaaaamiiiin ilahayow anaga iyo waalideeynteeeena noooo dabi dhaaaaaaf aaaaamiiiin

  • @fahmoabdihassan1345
    @fahmoabdihassan1345 4 роки тому +9

    Ilaahow janooyinkaga ku irsaaq sheikh mohamad rashaad yaa rabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @mohamedhusseinomar2675
    @mohamedhusseinomar2675 2 роки тому +9

    Allah dartiis ayaan u Jeclahay Shikh Mohamed Rashaad asagoo goor hore dhintay Allah Janadiisa sare Allah hakugu casuumo, khudbadaadana Allah nagu anfaco adigana kaa ajar xisaabsho

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 4 роки тому +13

    Ilaahoow shiikh axmed rashaad dhamaan CULUMADA Muslimiinta Waalidkeen IYO waalidiinta islaamka ilaahoow u wada naxariiso ilaahoow janatul Fardowso aclaa ilaahoow geey Aamiin yaa rabi

  • @iamname975
    @iamname975 4 роки тому +12

    Illahay Ha U Naxariisto asaga iyo intii Muslimiin ah Yaa Rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭 Anagana maalintena Alle ha no Naxatiisto Oo wacdigaan dadkii ku waana qaata Allah naga dhigo Camal kasto naarta no Dhoweynayo illahay ayaan Ka Magan galnay camal kasto Janada no Dhoweynayo illahay Hanagu Hanuuniyo😭😭😭😭😭

  • @saacidxuseen2423
    @saacidxuseen2423 4 роки тому +5

    Allah haw naxaristo sheekha wuxuu ahaa nin taqqi ah

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 Рік тому +7

    اللهم ارحم شيخنا الفاضل شيخ مخمد رشاد واجعل قبره روضة من رياض الجن اللهم امين❤❤❤❤

  • @umashaymahodan797
    @umashaymahodan797 4 роки тому +21

    Allaah ha unaxariisto Sh aan aad ujecelahay ayuu ahaa khayrbadan ayuu noogatagay ku wii waxa kuqaata Allaah hanagadhigo muxaadiro aad uqaaliya weeyi isagoonoolna waandaawaday imakana waan daawaday ee Allaah waxaan waydiisanayaa inaan waxa kuqaato oonan noqon dhagayso oodhaaf allaahuma Aamiin yaarabii caalimiin

  • @yuzarsomalianlegend1153
    @yuzarsomalianlegend1153 5 років тому +8

    Inaalilaahi was inaa ilahi raajicuun ilaahayoow karaali noqo ayan badanaa sh rashaad 😥😥😥😥😥😥😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭

    • @camaarbinuyaasir7338
      @camaarbinuyaasir7338 5 років тому +2

      alle ha unaxariisto sheeqeena sheeq maxamad rashaad waa ciwaan muhiim ah

  • @khadijaelmi1782
    @khadijaelmi1782 4 роки тому +3

    Ilaahow sheekh Mohamed Rashaaf iyo dhamaan muslimiinta intii dhimatey u naxariiso, anagana gadaashood ha na fidneynin oo noo naxariiso, amiin amiin

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 2 роки тому +8

    Ilahy haw naxaristo shiekh wlhy wuxu kahadlay xaqiiqda yaa allah khatuma wangsan nagu irsaaq ilahow awoodad nogu gargar malinta sakaradka mawdka iyo sualaha qabriga 😭😭😭😭😭😭😭😭😭wlhy xal aynu lakulmayno magaran karno rabiyow awoodad nogu gargar rabiyow maciin an adiga ahayn mahysano wlhy xisabta akhiro masahlana 😭😭😭ilahow iimanka nagu suug aamin yaa

    • @abdirahmaansagaale5937
      @abdirahmaansagaale5937 10 місяців тому +1

      Haa wlhi walsheyeey qaflad isaga jirnaaa waraa noo danbeeya allooow qabritadeena noo nuuri aamiin yaa allaaah

  • @khaalidabokor8590
    @khaalidabokor8590 2 роки тому +1

    Allow sheikh janatu fardowsa nagu kulmi dhamaan umatul maxamed

  • @abumaryam7735
    @abumaryam7735 4 роки тому +16

    ya Allah unaxriiso sheikha iyo intii muslim ah oo dhimatay aamin aamin aamin ilahayow suasha qabriga noo fududee aamin aamin aamin

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 4 роки тому +10

    Alle ha kugeeyo jannatu FARDOWSO
    Raxiimo allahi Sheikh maxamed

  • @aishaomar2695
    @aishaomar2695 4 роки тому +22

    I'm from Hargeisa and I loved Sheikh Mohamed Rashaad, Allah ha u naxariisto.

    • @mahirali6281
      @mahirali6281 2 роки тому

      Amin

    • @khadarcabdi1189
      @khadarcabdi1189 2 роки тому

      Amin

    • @Uknownw
      @Uknownw 2 роки тому

      Amiin Allah ha unaxarisdo sheekha 🤲
      adban udhagesdaa muhadaradan inta badan sidan ilahay ugu dhawaado oan ubaqo an akiro uxasusdo 😢

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 2 роки тому

      @@Uknownw Maashallah, Allah ha noo siyaadiyo imaanka.

  • @nimcoyusuf165
    @nimcoyusuf165 4 роки тому +20

    Yaa Rabbi yaa kariim sheekha u naxariso isagana

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 5 років тому +31

    Shiikha uduceeya maxamed rashaad waxa uu ahaa daaci Qalbigu kula oo yayo wacdigiisa

  • @dauddaud1059
    @dauddaud1059 4 роки тому +12

    Alllaha ha haw naxariisto shiekkh maxamed rashaad runtii alle dartii u oyey

  • @mohamudmohamud3919
    @mohamudmohamud3919 4 роки тому +16

    Allaha ha unaxariisto Allow qarigiisa uga dhig roodatun min riyaadil jannah assga iyo inta muslimiinta ahba anagana Allaha hanna bad baadiyo aduun iyo aakhiraba Allahuma aamiin

  • @raxmaruuxi9399
    @raxmaruuxi9399 4 роки тому +9

    Allah u naxariista sheequna ajir iya xanad allah ka siiya.

  • @ahmedyare2660
    @ahmedyare2660 4 роки тому +19

    Ilaahow u naxariso rabiyow ilahow qalbiga ayu ino jilciyay we qabriga u nuuri rabiyow raxmanow الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 4 роки тому +4

    Ilaahoow u naxariisto Waalidkeen iyo shiikhaan.iyo dhamaan waalidiinta islaamka iyo dhamaan culumda ilaahoow janatul Fardowso aclaa ilaahoow wada geey anagana gadaashood aanan fidnoobin oo nooga dabanaxariiso ALAAHUMA AAMIIN YAA RABI IGA AQBAL Aamiin yaa ALAAH

    • @miraculousnasra3412
      @miraculousnasra3412 3 роки тому

      Alow kuu naxariiso alahu mamiin
      Walidiintanada odhan u anaxariiso
      Dhaman sheekh maxamad rishaad
      Naxariis tii janada alow kusii alahu
      Amiin aaaamiin

  • @hawoabdullahi3117
    @hawoabdullahi3117 5 років тому +22

    Sheekh maxamed rashad waa dhintay alaha raxmankaa ha u naxaristo anagana. Alaw nooga daba naxariisto adigaa naxariistaada. Raxmadaadu waasactahay

  • @geedigaaakhira6948
    @geedigaaakhira6948 3 роки тому +2

    Shaykhaan ilaahay ha u naxariista
    Ilaahay xawaalkiisa ha uga dhiga beer beeraha ka mid ah , anagana ilaahay hanaga sugo dariiqii nabiga salalaahu calayhi wasalam.

  • @sumeyabarqadle5313
    @sumeyabarqadle5313 4 роки тому +7

    Ilahoow xanadada kawarabiiii shiekheniii mahamed rashaad

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 3 роки тому +11

    Ilahow inoogu naxariiso sidee ilmada inooga qubatay jannada inoogu raaxeey shiiq Maxamed Rashaad kolkaan dhageysto Imaan baa ii siyaado lkn codsi anagu waan kafaa ii deysanay lkn dad badan oo waxaa jira aan waxbadan ka ogeen si aan anaguna aan ajar badan u helno iyaguna ey ajar badan u helaan aan sii faafino balaayada kale waan faa finaa plz 🙏🥰🙏🥰🙏🥰

  • @luckyahmett2604
    @luckyahmett2604 3 роки тому +9

    Alle ha u naxariisto sheekh maxamed Rashaad 《aamiin.aamiin.aamin》

    • @amaalmunir
      @amaalmunir 3 роки тому

      Alloow🤲🤲🤲🧕

    • @faaisohussein2421
      @faaisohussein2421 3 роки тому

      Ilaahow janatul.firdawsa deris nooga dhig anga iyo waalidken iyo cullumadaada aamiin

  • @abdulkadiraj3747
    @abdulkadiraj3747 Рік тому +3

    Allah haa u naaxaristo sheikh qiimo leh ayuu ah geeri iyo xayatul barsakh ayuu ka sheekeynya maantana isaga jooga nooloshi dhabta ahaayd inaaguna waynu sugayna maalinta qof waliba u adunka macsalmayn doono ilaahy khatuumada haa inoo hagaajiyo cadabkana haa inaga xooreyo yaa Raxmaan yaa rabi

  • @mohamoudmohamud3896
    @mohamoudmohamud3896 5 років тому +11

    Ilaahay janatal fardaws ha Ka waraabiyo sheekh maxamed rashaad

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 4 роки тому +14

    1- Ducada marka laga soo tooso hurdada.
    1- {al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa
    bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur}.

    • @deeqcade6936
      @deeqcade6936 3 роки тому

      Wiil wanagsan ayaad tahay ilhay haku naxariisto

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 4 роки тому +5

    Ilaahow kuu naxariisto janadii fardawsa alle ha kugu arsaaqo adi intii Islamabad alaahuma aamiin

    • @abdukadirahmed6818
      @abdukadirahmed6818 3 роки тому

      Ilaahow sheekha unaxariiso .anaga noo naxariisto marka nolosheena iyo geerada kadiba.

  • @maryangure5822
    @maryangure5822 4 роки тому +6

    Ilahayow u naxariso jadanatul fardows ka warabi amiiin yaa rabi

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 3 роки тому +3

    Alaha unaxariisto isaga awood lah jinatul fardosa hageeyo aaamiiin amiiïn aamiiin yaa alaaah

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 роки тому +5

    Allaha u naxariisto sh. Muxamad rashaad jano firdawsa allaha geeyo

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 4 роки тому +7

    Alle SWT ha ku naxariisto hana nagu kulmiyo firdowsal Acla Aamiin

  • @faadumoliiban8449
    @faadumoliiban8449 2 роки тому +4

    Alle ha unaxariisto sheekheena sh.mohmmed 😭😢💔🤲🤲🤲 wan kuu duceeyay in aad gasho janada farduusa 😔😪🤲

  • @katrasahal8588
    @katrasahal8588 4 роки тому +7

    Allahuma marxamhu wa anwir qabrahu yaa allah sh.mohamed rashad

  • @muminidow8101
    @muminidow8101 3 роки тому +10

    Jazakalh Sheik Mohamed may Allah Allah blessed you

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 5 років тому +19

    Ilaahow sheikha u naxariisto adaa Caziiz Raxmaan ah, ilahow jannatul firdowsul acalaa ugu deeq. Amiin ya Rabb

  • @abdiadilabduladil9621
    @abdiadilabduladil9621 Рік тому +1

    Ilaahayow jannatul fardowsa uugu naxariiso sheikh Mohamed iyo hooyaday macaan iyo umatul Muhammed scw intii dhimatayba 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdullahimohamed9706
    @abdullahimohamed9706 4 роки тому +26

    Ilaahoow jannatul firdoowsa daris iiga dhig Sh. Mohamed Rashaad, ameen.

  • @khadraxayd9821
    @khadraxayd9821 5 років тому +21

    Allahaw naxariisto sh.maxamed rashaad qabriga hawnuuro aamiin yaa rabi

    • @yasindahiraware6272
      @yasindahiraware6272 3 роки тому

      Illahayo u naxariso abbahay illadaydi o dhan illahayo u naxariso illahayo qabriga u wasici illahayo u danbi dhaf illahayo kitabkoda midigta ka si illahayo

  • @ramlasaid4565
    @ramlasaid4565 5 років тому +43

    ilhy ha u naxariisto shekh maxamad rashad allh jannatul fardawso haka warabiyo qabriga allh ha u wasiciyo siduu alle dartiis ugu ilmaynyo allh naarta ha uga xoreeyo oo haka farxiyo insha alh

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 6 місяців тому +1

    Allahu Akbar Shiikh Mahamed waa hore buu dhintay Aduunka baan ku daawaneenaa oo khayerkii uu nooga yagay dhageesaneenee Aloow Abaal marin ku siiiii Iam crying

  • @ahmedgelle458
    @ahmedgelle458 4 роки тому +4

    Allaha unaxariisto nasiib badana qofka qeer katagta

  • @ismahanegal9266
    @ismahanegal9266 5 років тому +16

    Alaah hawnaxariisto xawlka janadana hakacabo .
    caruurtiisa haweenkiisi iyo eheladiisa janatul firdoos hasiiyo

    • @caydiid1631
      @caydiid1631 4 роки тому +1

      Ilaahay haw naxaristo sheikh maxamed rashaad 5-3-2020 bn dhegaysanayaaa

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 4 роки тому +1

      Allahumaa aamiin aamiin aamiin

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 роки тому +9

    أللهم أرحم لشيخنا الفاضل شيخ محمد الرشاد رحمتا واسعة واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين 🤲🌿🍀⚘

    • @kadra825
      @kadra825 2 роки тому +1

      اللهم امين امين امين امين يارب العالمين امين يارب العالمين امين يارب العالمين

    • @ayanlebowrr2353
      @ayanlebowrr2353 2 роки тому

      🥰🥰

  • @munacali3853
    @munacali3853 3 роки тому +1

    Allow jantul fardowsa nagu kulmu sheekha maxamed rashad

  • @khadarmohamedxirsi8296
    @khadarmohamedxirsi8296 4 роки тому +10

    Alle tabaaraka watacaalaa Hakuu naxariisto Janooyinkiisa Mida ugu fiican Hakugu Bishaareeyo Allaahuma Aamiin aamiin aamiin

  • @husseinsheikh8074
    @husseinsheikh8074 3 роки тому +8

    Mashaallah Sheikh barakaAllahu fika

  • @najiiahmed3688
    @najiiahmed3688 3 роки тому +2

    Allaha unaxristo shekh maxamed
    Rash amiin amiin

  • @naimahassan5635
    @naimahassan5635 5 років тому +26

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaah ha naxariiso sheekh Mahommed Rashaad Rabiyoow u naxariiso, Anagana Nooga daba Naxariiso Yaa Rabi Amiiin amiiin yaa Rabi Amiiin.

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 2 роки тому +3

    Allah ha u naxariisto sheekh Maxamed rashaad.

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 4 роки тому +6

    Yaa rabi yaa rax maan yaa raxiim yaa casis yaa jabar yaa salam yaa mu min ilahayow u naxariso janno firdowsa acla ge yaa rabi yaa allah

  • @safiamohumod5896
    @safiamohumod5896 Рік тому +3

    I love Quran so much 💓 💗 💖 💛 😊😊😊😊😊😊

    • @user-th4yb3ln9d
      @user-th4yb3ln9d Рік тому

      Sheikh Mohamad Rishaad Sheikh qimo badan ilahy Haku naxariito Qabriga Haku nuuriyo qulubdayada ku nooshay

  • @mmhabeb
    @mmhabeb 4 роки тому +17

    Ilaahoow kuu naxariiso Sh Ahmed Rashad.

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 4 роки тому +7

    Ilaahay. Ha.u.naxariist.sheekh

  • @foosiya7899
    @foosiya7899 4 роки тому +21

    Inaalilaahi wainaa ilayhi daajicuun ilaahay ha u na xariisto ilaahay martila jecelyahay haka dhigo ilaahaykhaatjmada khayr haynoogu khatimo

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 роки тому +2

    ALLAH JANADA FIRDAWSA HOYGISA HAKA YEELO QABRIGANA HA U WAASICIYO SHEIKH RASHAAD DANBIGISA ALLAH HA DHAAFO AAMIIN

  • @mjanaalechannel977
    @mjanaalechannel977 4 роки тому +4

    Allah haw naxriisto Shiikh Maxamed rashaad

  • @shukriabdullahi8440
    @shukriabdullahi8440 4 роки тому +6

    Allah ha unaxariistoh Sheikh Mahamed Rashaad. Janatul fardowsoh makaankiisa Allah ka yeelay. Anagana Allah na ma fitneeyo. Maalintay teena noqotoh Allah naxariistiisa iyo janadiisa ha nagu rasaaaqo.

  • @abdikadirhassan1343
    @abdikadirhassan1343 3 роки тому +6

    Ala yaa arxam ilah jano nasiib ha noga dhigo insha allahu amiin

  • @ibraahimibro8458
    @ibraahimibro8458 4 роки тому +13

    Allah u naxariiso sheekh maxamed raashaad iyo aniga ehelkayga mu a muniita hooyo aabe walaalo لا حول ولا قوة الاباالله

  • @robleadow7844
    @robleadow7844 4 роки тому +4

    Rabiyow sheikan unahariso Sheikh mohammed Rashaad qabriga uwasicii

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 4 роки тому +5

    Ilaahoow shiikh Maxamed rashaad ilaahoow u naxariiso ilaahoow janatul Fardowso aclaa ilaahoow geey Aamiin yaa rabi

  • @cm4221
    @cm4221 4 роки тому +26

    Allaahu subxaanahu watacaalaa , jannata al-firdows hagaliyo asaga iyo anagaba , allaah dambi geenna hadhaafo , towbadana hana waafajiyo , khaatumadana laailaaha ill-allaahu , hanogu khatimo .

    • @xayaatiqalbi1028
      @xayaatiqalbi1028 2 роки тому +1

      Allaahumma aamiiin yaa rabbi aamiiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @hiboabdi2049
      @hiboabdi2049 2 роки тому

      @@xayaatiqalbi1028 xterm

  • @Uknownw
    @Uknownw 2 роки тому +2

    Allah janadul fardawsa haka warabiyo sheekha🤲💔
    dhamaan waalintii iyo inti muslima enaga hormartay akiro🤲

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 2 роки тому +1

    Ilahay SWT inamadaa makhraj degdega ha furo xoriyadoodiina ha U soo cesho intaana dembi dhaaf ha UGA dhigo inamada hash iyo habeen KU hawlan arimaheen nooc kasta ee ma daalayaasha ahna ilahay SWT ha barakeeyo oo ha xifdiyo fidunyaa walaakhira
    Allaahuma aaaammiiiiin allaahuma aaaammiiiiin allaahuma aaaammiiiiin

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 4 роки тому +6

    Ilaahayoow unaxariiso sheekha anagana noonaxariiso gadaashiis Aamiin ilaahooow😢😢😢😢😢

  • @aadanxaamud9873
    @aadanxaamud9873 3 роки тому +12

    Maa shaa allah tabarakallah allaha unaxriisto aamiin

    • @filsanahmed2874
      @filsanahmed2874 2 роки тому

      Aloow janadaada. Kuirsaaq anaggana nooga. Dabanaxariiso

    • @zakimema9844
      @zakimema9844 2 роки тому

      @@filsanahmed2874 my way

  • @smaali9635
    @smaali9635 3 роки тому

    Alle ha ku Arsaqo jannatul firdowza sheekh maxamed rashaad iyo wixii islaam ahba

  • @saciidyare6631
    @saciidyare6631 3 роки тому +1

    Allow unaxariiso sheikh Mohammed Rashid Yaarabi yaaraxmaan Anagana Taayi hadeytimaado Allah hanoo naxariisto Qabriga Allah noo fududeeyo Su,aasha Qabriga Asagana Allah ha ufududeeyo suaasha Qabriga .

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 роки тому +10

    Yaa raxmaan allow u naxariiso dhamaan mowtaadkeena

  • @prettymuslimah924
    @prettymuslimah924 3 роки тому +6

    Ilaahayow u naxariiso denbigiisa iyo kan waalidkiisa u dhaaf.
    Ilaahayow Qabrigiisa beer beeraha janada ka mida uga dhig.
    Aamiin

    • @najmaabdulahi8281
      @najmaabdulahi8281 Рік тому

      4444 44444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444 4444 4444444444 4444444444444444444444444444444 44444444444444444444444445554444 444344444444444444444444444444444444 is 44444444444444444444444444444444444444444444 and 55554444444444444444555444444455444444444444444444455444444444444444444444 44444444444444444444 44444444444444444444444444444444444444444444444444434444 444 444444444444444444444444444444444444444444444444 444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444 444 444444444444444444444444444 44444444444 is 444444444444 4444444444444444444 444444444444 444444444444444 444444444444 44444444444444444444444444444444444 is a good 44444 4 4 4444444 and a and and 44444 and my and my and my family in the same 4 as as 4 as they 4444444444444 444444444444444444444444444 4444 554444 444 4444 44444 4444444 444444444 is 44444444444444444 444444444 444444 44444444444444 44444444 444444444444 44444444322⅜

    • @habonmusse7893
      @habonmusse7893 Рік тому

      Aamin yarabi

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 роки тому

    Allaha u naxariisto oo Jannadii ugu Bishaareeyo Fardowsal Al Aclaa Marti la jecelyahay Allaha ka dhigo Sheikh Mohammed Al Rashaad

  • @abdullahimohamuud4892
    @abdullahimohamuud4892 2 роки тому +1

    Rabi ha u naxariisto marxuum sheikh Mohammed

  • @Aisha-mn9si
    @Aisha-mn9si 4 роки тому +5

    Allaha u naxariisto Sh. Mohammad Rashaad.

  • @bachirhassanismael1412
    @bachirhassanismael1412 4 роки тому +6

    Allah hakuu naxariisto anagana hanooga daba naxiirsto.

  • @nooryussuf5804
    @nooryussuf5804 2 роки тому +2

    mansha Allah alxamdu lilaah rabil calamin ilaahey culamada wanag San kheyr hasiyo iyo anaka damanten kuwa janada ilaahey ku kulmiyo alaah Naga dhigo aamin aamin aamin)

  • @feysalhussein489
    @feysalhussein489 3 роки тому +5

    Allow ku raxmo janatul firdows Allah haka warabiyo gerida waa xaaq ya rabi❤️❤️😭😭🤲🤲

  • @abdirahmanmahamed1236
    @abdirahmanmahamed1236 4 роки тому +3

    Rabi haunaxariisto DHAMAN muslimiinta o DHAMAN amiin

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 5 років тому +29

    *ilaahay hawnaxariisto* goorma shiikhu dhintay igu caawiya wllo
    ربنا أرزقه أجر ذللك رضاك وأسكنهه جناتك واحشرنا ومن آمن بك في نعيمها

    • @nadirobashir5902
      @nadirobashir5902 5 років тому +10

      2009 buu dhintay walal xarmku ku dhintay isago xajinaya all yarxmau

    • @fartunroble1219
      @fartunroble1219 5 років тому +7

      Nadiro Bashir allah unaxaristo sh maxamad rashad ma ilowo intan noolah allow jannada isku keen tuus

    • @hodangobeys7684
      @hodangobeys7684 4 роки тому

      M

    • @zeinabomarmohamed8741
      @zeinabomarmohamed8741 4 роки тому +5

      Waxaan u malaynayaa maxaadaradii noogu danbaysay uu noogu galay Finland
      Ka dib uu xajka aaday dhintay
      Allaahow jannadaada ka waraabi❤️

    • @AhmedMohamed-zk9ud
      @AhmedMohamed-zk9ud 4 роки тому +1

      @@zeinabomarmohamed8741
      اللهم ارحمه
      Zeinab Sweden waxaan maqlay quraanka iyo madaaristu wey ku badan yiin tayada ma garanayo... adoo raali ah dacawadu waa sidee Finland

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 роки тому +5

    Allow qabrigisa u waasici, jannatul firdows (Allah swt ) ha nugu wada kulun siiyo @@. SUN, 14 FEB , 2021 😭 baryada ( Allah swt ) badiya, sanadkan yaa ila jooga

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 роки тому +3

    Shiekh Mohamed Rashaad Allaha u naxariisto Jannah al aclaa Aamiin used to be my fellow colleague my Imam, My fellow somali Canadian the best news I received was when I heard his time came when he was performing haj Alhamdulilah ilaahay ha u naxariisto Aamiin

    • @abusuheyba
      @abusuheyba 3 роки тому

      then try to be like him insha allah.

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 4 роки тому +20

    Allaha u naxariisto marti la jecel ya ha y allaha ka dhigo jano illahayow geey

  • @abucubayd1219
    @abucubayd1219 4 роки тому +13

    Ilahow janadaada ku arsaaq sh maxed rashaad

  • @suubanaxmad467
    @suubanaxmad467 4 роки тому +6

    Allah u naxariiso Sheeka u in Aabahay iyo Ayeeyooyinkay, Awoowayaalkay, Eedoonyinkay, Adeerkay, Abtiyaalkay,, sodohday, sodogay, dumaashiyaalkay, u dambi dhaaf janna fardowsa, Anna janna I gee

    • @Elpinko1
      @Elpinko1 4 роки тому +1

      Amiin iniga iyo intii isllaam ah illaahay qaatumada qeer honoogu qatimo. Aamiiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @mustafecabdillaahi1702
      @mustafecabdillaahi1702 3 роки тому

      @@Elpinko1 cgjk8 5t

  • @nuuramoaliim3623
    @nuuramoaliim3623 4 роки тому +1

    Allè ha u naxariisto sh maxamed

  • @M45_0
    @M45_0 4 роки тому +15

    Iigu duceeya in ilaahay jidka muqiimka igu sugo walalayal.

    • @saadaqcali2237
      @saadaqcali2237 3 роки тому +3

      Anigana sidoo kle walal jidka wanaagsan alle ha nagu toosiyo

    • @abshrio5316
      @abshrio5316 3 роки тому +1

      Ilaahayo raali iga noqo aniga iyo intii muslin ah yaaalaah

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 3 роки тому

      @@abshrio5316 ilahow amiin yarabi.