Somali Lyrics - Song - Jaalaleey - By Cabdi Diini

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2009

КОМЕНТАРІ • 294

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 7 місяців тому +13

    2024 who is watching 🥰

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 Рік тому +33

    Ana waxaan jeclaada in aan kula jalbeebo my love❤caruurtayda aabahod illahay aduunka dhib ka qari akhina janada lagugu casuun my geesi maanta 11 sano ayaa kaso wareegtay maalinti jacaylkeena aan geedkiisa aasnay e guurkeena alx❤
    Dareenkan kuu sidiyo sidaan kuu doortay shalay ayaa wali diiriyow qalbigu kuu daawada daymada kuugu yara xada adoon i dareensanayn dugsiiyaha ruuxda iyo daryeelad ii tahoo laabtaada ii darmo ah❤❤

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 8 місяців тому

      Jab Wuxuu Kow Kuu Yahay Markuu Kula Guursado Weliba Uu Kaa Qariyo Inuu Xaas Kale Guursaday Kkkk

  • @sharmaarke8689
    @sharmaarke8689 7 років тому +71

    Cirku wuxuu jeclaadaa onkat in uu
    Jibada
    Dhulku wuxuu jeclaadaa in uu xareeda
    Jiiftaa
    Dhirtu waxey jeclaataa ubax in uu
    Ku jaran yahay
    Ana waxaan jeclaadaa in aan kula
    Jarbeebo😢😢 😍😍😍

  • @abdiwahabboon4927
    @abdiwahabboon4927 Рік тому +11

    Habeen sabti ah ayaan jawiga ku saxanayaa Jalleelo wado high way ah baan gaadhiga ku hayaa kaligay baanna ahay Abdi Diini lejend🥰❤✌

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 роки тому +19

    SINGUB
    allow Naxariis jano kusii amiinnn Ereyaadaas macaan aasagaa lahaaa 😢😢😢😢 Afsomaali macaan ayuu Nooga tagay

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 9 місяців тому +3

    Ilahay baa been cayey walle waa heesihii murqaanka anoo taqsiin yemani ii xiran tahay baan ku raaxaysanayaa".❤

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 2 роки тому +17

    After 12 year’s baan daawanaya Alla mxy aduunyada ordeysa 💔😭🤦🏽‍♀️Ilaahow cimri dheer iyo cibaado suuban nasii 🤲🏽

  • @somaliamazing5533
    @somaliamazing5533 6 років тому +14

    heesta wxa i xasuusiyay anigoo jamacada hargeisa ka soo raxawaxay ayay baska aan la socday........old is gold mr kazta.........xikmad iyo xasuus

  • @zamzamcali3826
    @zamzamcali3826 10 місяців тому +2

    Badanaa heesaha madhagesto lakin allha iiga danbi dhafee hestan cawoo 27/9/2023 aytahay hestan 10 goor kabadan wan dhagestay waa hees cajiiba ❤❤❤❤ fanan cajiiba

  • @AbdifatahYusuf-xx9wp
    @AbdifatahYusuf-xx9wp 9 місяців тому +2

    Habeen arbaca aha 25 October 2023 habeen qurxoon
    Inaan ku jeclaado kuma qaldani mcney
    Waxaad tahay qof naxariis badan iguna dhiirigaliya hormar balaadhan dadkaykoo dhibsataad igu soo biirtoo wanaag oo dhan baad igu leexisay mcn alleh ha ku sharfee

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 2 роки тому +19

    10:00 PM safar gaari, from sweden to Norway iyo heestaas adigoo asxaabtaadu ay kulasocdaan 🔥🤟

  • @maxamuudshiinexuseen7366
    @maxamuudshiinexuseen7366 2 місяці тому +2

    War garucey yaa so labtay 2024 o heestan jawiga ku saxanaya like isku mujiya😂

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 5 років тому +11

    Heestani wlhi waa iga gadan thy caadi maaha camoow
    Jaba waxa u kow yahay
    Markaad jinow u yedhee
    Jaaley ugu dhawaaqdee
    Oo aaney odhanba dheg jalaq
    Xaliimoyinku waa iska san oo kle 👀👀👀❣❣❣❣❣❣❣❣

    • @Cudoonyyyyyy
      @Cudoonyyyyyy 9 місяців тому

      Frx wax noooma reban😂

  • @hanisaacid8392
    @hanisaacid8392 7 років тому +151

    Wixi Iga dambeya Iyo kuwa Iga so horeyay like isara

  • @hodanabdiqadir2856
    @hodanabdiqadir2856 6 місяців тому +2

    waa marka ugu horeso aan maqlo hestan 2024 ww❤

  • @bashirabdi9617
    @bashirabdi9617 3 роки тому +10

    2021 inta dawanahay sa farta taga

  • @nashadfaliir5978
    @nashadfaliir5978 Рік тому +13

    heestan waxan dhageysanaya habeen ay isniiin soo galeyso🖤saacadu tahay 01:00
    taariikhdu ay ku aadantahay 12/12/2022🔥
    heestan ani ahaan aad ban u xiiiseyaa fovyy wey ii tahay😔wana sababta aan u dhageysto heestan🔥
    dhag waxey jeclaadan❤️jano loogu baaqa
    indha👀waxey jeclaadan qurux iney u jeedaan❤️
    hadal waxad jeclaata xubin inu ku joogaa🔥🖤
    noole wuxu jeclaada 🥺naftu halkey u jeede🧡
    ana waxan jeclaa inan kula jalbeebo🥺🗣️😔🔥

    • @Mohamett-143
      @Mohamett-143 Місяць тому +1

      Isla habeen kale oo isniiin sogaleyso Ayan dhageysanayaa balse saacadu waa xilli hore oo fiiit ah abaaara 7:30 ❤❤

    • @nashadfaliir5978
      @nashadfaliir5978 Місяць тому

      ​@@Mohamett-143 wan Ku SaLaamay walalo😍👑

  • @MohamedBashirAhmed
    @MohamedBashirAhmed 4 місяці тому +1

    Eraydii abwankii abwanada somaliyed ee maxamud cabdillahi ciise singub AUN

  • @khalilshurkigaas6078
    @khalilshurkigaas6078 5 років тому +16

    1.1.2019 23:00 habrnimo Safar aa ku dhagaysnayaaaa Cabdi diini ahaaa. 🙏🏾🙏🏾🔥🔥

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 6 років тому +27

    Wuuku raaxeystay heesta
    ABDI DIINI fanaan wayn
    anigu 2008 ayaan bartay fanaankan gaar ahaan heesta AYAAN
    xiligaas gabar ayaan ku shukaansan jiray intaan u qaado loolz

  • @beigelover95
    @beigelover95 7 років тому +87

    Old somali songs are where its at. So many memories listening to this as a child whilst hoyo cooked ❤️👌🏽

    • @ahmedalishire6737
      @ahmedalishire6737 6 років тому +2

      Iqra Ahmed hhhhhh while mom is washing too

    • @beigelover95
      @beigelover95 6 років тому +2

      Ahmed Ali Shire yess

    • @ahmedalishire6737
      @ahmedalishire6737 6 років тому +2

      Iqra Ahmed ,and mostly Fridays hhhh

    • @beigelover95
      @beigelover95 6 років тому +3

      Ahmed Ali Shire markey lacagta soo dhacdho lol miss those days 😍😍😭😭😭

    • @ahmedalishire6737
      @ahmedalishire6737 6 років тому +1

      And now hadaan hees daarno guriga iiga bax ay taagan yihiin,with time things change iqra

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 8 місяців тому +2

    Anna waxan jecladaa inaan kula jalbeeboo❤❤❤ Fanan iyo bar Cabdi diini

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +23

    2019 😢SOMALIYOO QURUX BADADAN😢 JAALA LEEY 😢.

  • @kulanahmed
    @kulanahmed 4 роки тому +4

    Dhago waxay jeclaadan jano loogu baqa indho waxay jeclaadan qurux in ay u jeedaan noole waxuu jeclada naftu halkay u jeedaa
    Heestii jaalaley qaybtii salad maxamed shardi salad darbi
    Love❤⚘Song

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 роки тому +3

    ABDI DIINI Fanka cod iyo Turuko ayuu ku joogaa Wuuku raaxeestay heesta
    THE KING

    • @Ziyatom
      @Ziyatom 2 роки тому +1

      Sxb ninkaan Diini ah cod cajiib ah ayuu lahaa. Mar aan daaway wareysi laga qaaday wuxuu ku sheegay inuu fanka waqti bdn ka maqnaa. Hiboole aan si aad ah u shaac bixin ayuu ahaa.

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 роки тому +1

      @@Ziyatom Ninkan waa fanaaniintii hore lkn Fanka gacan ku hayn ayuu rabaa cod baan leeyahay kaliya ma soconayso

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled Рік тому +3

    Hees tan aad ayan u jeclhy ma helo wakhti badn oo ku dawado baraha bulshada Galinka hore iyo ka dambe ba wan sha qeeya habnkii jamacada dhigta saas darteed ma helayo wakhti halka mar ee an firaaqo helo hees tan iyo heesaha la midka ayan soo bookhda kuna xasuusta jacayl kayga anan wakhti badan wada qada nin isku magalana majoogno ❤❤ 6:06 waxn ku dhagaysanaya anoo jooga koobta shaqada Hargysa xaafada jigjiga yar👋🖤
    Ana waxn jeclada inan kula jalbeebo😊😢

  • @caqlicadeboss2602
    @caqlicadeboss2602 5 років тому +2

    Jawaabti cilmi iyo qeys maxuu jaahil ka ogyhy waa orah saxiid erayadaan xaqiiqdi waa kuwo soo jiidasho leh big legend diini🎓🎓

  • @koshiindiini7781
    @koshiindiini7781 10 місяців тому +3

    Hestan waxan dhageysanya anigo usa 🇺🇸 tahrib ku galay o an sharci heysan I.a malintan sharicga helo wan xusi doona

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan Рік тому +2

    Cabdi Diini wuu kusoo baxay heestaan inkastoo asaguba yahay Fannaaniintii hore❤❤❤❤
    Original: Salaad Derbi iyo Zaynab Cige iyo Riwaayaddii Qabrigii Jacaylka ee uu allifay Abwaan Singub Allaah raxmaddiisa haka waraabiyee

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Рік тому +2

    Cabdi diini nin reer hiiran asal ah wa xawaadlihi jicibta ka dhargay codkisa kagaran

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 4 роки тому +6

    AHUN maxamud Cabdillahi Ciise Singub

  • @habonita9272
    @habonita9272 4 роки тому +9

    Yaa ildawnya 2020 like❤🥰

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 4 роки тому +4

    Heesta 2010 aan dhageysan jiray x2 flash lahaa ayaan ku dhageysan jiray waa hees cajiib ah raggo waxey jecelaadaan in jano loogu baaqaa

  • @cumarxalaal9330
    @cumarxalaal9330 4 місяці тому

    It's 2024 and I still love this song Who's Like Me😅

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 5 років тому +3

    somali lyrics heesaha ugu badan ee aad so sameysen waa cabdi diini fanaan cod mcn

  • @cidaigaceli5880
    @cidaigaceli5880 12 років тому +8

    dhago waxay jeclaadaan janno loogu baaqaa
    indho waxay jeclaadaan qurux u jeedaan
    hadal waxaa jeclaataa xubin inuu ku joogaa
    noole waxuu jeclaada naftu halkeey u jeedaaa

  • @barrelyrics3811
    @barrelyrics3811 Рік тому +1

    2023 fanan wa dhafay walahi nolow

  • @ilovemymom9077
    @ilovemymom9077 8 років тому +4

    Thanks Cabdi diini heesihii hore bay u macaanaayeen
    Dadna Waa Dadkii Hore Hadala Waa Intuu yidhi

  • @engineerpepe1624
    @engineerpepe1624 2 роки тому

    salad maxamed shardi salad dardi iyo seynab cige aya iska leh hesta asalkeeda 2022 meyla socotaan inta dawaneso sanadka cusub abdi diini fanan weyn barteydi meel ka macaan ayu dhigey

  • @raalliyo
    @raalliyo 14 років тому +4

    heestaan hore umaanan jeclaan jirin, balse fanaankaan wuu maceeyey heesta, suuro yar buu ku daray

  • @ceyniaz8660
    @ceyniaz8660 11 років тому +5

    wow Abdi Dini wan ka qeliyey sxb cadi ma'tihid salaad darbi oo inta taagan wlhi ya salaam mansha'allah love it.

  • @halyayqaran6865
    @halyayqaran6865 4 роки тому +3

    2020 yaa nafta ku dajinaya heestan ilahayba wax dajiye

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 2 роки тому +1

    2022 bisheed 12/8/2022 malin jimaco ah ayaa dhageyasnoyaa heesta inbad caadii mah aniig 2009 waan yaraa wan qaxenee adunaa hadaa wan Wendy alxmd ilaah cimarii dheer iyo ciibado naa nasiiyo

  • @qaaliabdi204
    @qaaliabdi204 12 років тому +1

    waaaw cabdi diini caadi ma tihid heesta horay naagta markay qaadeso wan u maqlay lakiin adiga lagugu tala galay keep up the good job jaalaley

  • @abdirahmankhadar8780
    @abdirahmankhadar8780 Рік тому +1

    Jigjiga ayaan joogaa, foora dhacay . Haye Haye Haye.
    Naftaydaay raali noqo.

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 7 місяців тому +1

    2024 Stil I’m here 🎶 ❤

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +20

    I LOVE ❤️ ALL SOMALI, JAN,19,2019.

  • @axmadsheikhabdirahman9448
    @axmadsheikhabdirahman9448 3 роки тому +3

    Top song 11/may/2021 habeen ramadaan iyo Eid u dhexeeya lkn khamiista loo badinayaa 13/may 2021.
    Like

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +2

    SOMALIYOOW ANA WAXAAN JACLAADAA OO AA SOOMIILI AAWAAY DHAHDO ,2019,31,JANUARY?.

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 8 місяців тому

    Hayeh hayeh 2023 bish 11 22 xamr idinka soo salmyah

  • @Citymally036
    @Citymally036 12 років тому +1

    Dadka qaar ayaa waligood Cabdi Diini heestaan kohor arag maqlin una mooda inuu dadkaan cd ga jeebka ku wata yahay war Cabdi Diini waa ciyaalka xaafada fanaan hore na weeye haku qaldamina!

    • @abdiwali856
      @abdiwali856 Рік тому

      10 sano kdip wa sidee xlku aabe✌️

  • @yj_lak
    @yj_lak Рік тому +1

    🎶💯
    31/12/2022 last day 2022

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +11

    2019 AND 😢

  • @waaleygudaalay2181
    @waaleygudaalay2181 3 роки тому +8

    Wahaabi(Alshabaab) Sidee gayiga Soomaalida usoo galayn Jaceeyl iyo noloshii oo dhan wee xumeeyen, Waayihi hore (Wahaabi kahor) labada qof jaceyl ayey isku guursan jireen, noloshoodana wee isku dhameesan jireen, lkn Argagaxisadi kadib guurku wuxuu noqday in dumarka lagu ciyaaro afar afarna (4xaas) loo guursado, Sidoo kalana furiinku uu batay😐.

    • @hottager6790
      @hottager6790 Рік тому +2

      Afar in laguursado diinta baneysa adiga ayaa dhaqan racay .doqonoow 🦁

  • @sagalmire952
    @sagalmire952 3 роки тому +2

    Ana heestaan waan jeclahay 😊 2021

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Axsan caleeg yaa diini.

  • @somalibantumedia
    @somalibantumedia 13 років тому +1

    Yaa Salaam, Cabdi diini waa kabaxsatey walaal.....Grt song btw.

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 3 роки тому +1

    Jini iyo insiba qire 😭
    Hadi aan jacel jirin
    Ifka lama jogeen

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +1

    Ninkii Jiidh Naxayaa Kalgaceyl Jid Mariyee
    Jawabi Cilmi iyo Qeys muxu Jahil Ka ogyahay🤍 1:21
    17 Jan 2021💚

  • @farxaanahmed2722
    @farxaanahmed2722 Рік тому +1

    Cilmiga jacaylka iyo murtida way hayaan Lkn password iyo🔑 furi laha qalbiyada wareega Ka xidhan

  • @mss_riyaq9532
    @mss_riyaq9532 Місяць тому

    25/june haben salasa 12:03 adisababa ❤ wana marki kowad en hestam dhagysto

  • @mussashire1201
    @mussashire1201 8 років тому +1

    wah wah mastar dini & nur ebow wa iska cod qura

  • @hiboaxmed7158
    @hiboaxmed7158 2 місяці тому +1

    Stop saying who is watching meel uma socono😂❤

  • @smileyxawotako3907
    @smileyxawotako3907 2 роки тому

    Who is listening November 2021

  • @ahmedkhadar496
    @ahmedkhadar496 Рік тому +1

    Jaalalee ah yaa hees

  • @Garad7
    @Garad7 10 років тому +4

    @omar pk
    Heestan waxay ku jirtay riwayadii 'xuud baa liqay jacayl' 1970's iyo abwaan maxamud cabdilahi sangub
    Saynab Cige iyo Salad Maxamed Shardi

  • @sahamiye3951
    @sahamiye3951 8 днів тому

    Xuseen iyo muliyaana yaa xog ka haya?

  • @serahmed5346
    @serahmed5346 4 роки тому

    Xusuustii Salaad Derbi iyo.Saynab Cige.

  • @bashirfarax7335
    @bashirfarax7335 Рік тому

    1/12/2022.3:10AM baan dhagaysanayaa xili barjuhu soo dhacay

  • @mohamudkilwe1703
    @mohamudkilwe1703 6 років тому +3

    best of the best cabdi diini

  • @sihambabylovesihambabylove5128
    @sihambabylovesihambabylove5128 5 років тому +2

    Ana waxan jeclada xajigeyga lajoge jalaley 😍16/2/2019😍

  • @mukhtardhiif
    @mukhtardhiif Рік тому +1

    Ana waxaan jeclaada in aan kula jalbeeba
    Aug.22.2022
    2:30

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 Рік тому

    Still watching 2023

  • @iimaan100
    @iimaan100 14 років тому +1

    waa fanaan somaliyed cabdi diini

  • @sahraxoriyo8857
    @sahraxoriyo8857 5 років тому +4

    5/5 /2019
    Yaaa ila dhageysanayah

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 2 місяці тому

    Erayadii abwaan singub AHN caadi maaha

  • @user-lj1or6ye3v
    @user-lj1or6ye3v 4 роки тому +1

    Fanaan wayn iga dheh waa halkii maama malyuune

  • @AbdullahiGaboobe2211
    @AbdullahiGaboobe2211 5 років тому +7

    axx yaa hees😭😭😭😭

  • @amiimgood9269
    @amiimgood9269 8 місяців тому

    Ninkii jiidh naxaayaa
    Kalgacayl jid mariyee
    Jawaabtii cilmi iyo qays
    Muxuu jaahil ka yaqaanaa

  • @malyuunshiine6459
    @malyuunshiine6459 2 роки тому +2

    My special song ❤

  • @hamdihuseinabdi6579
    @hamdihuseinabdi6579 Рік тому +4

    I like this song🥰🎻🎤

  • @GalaGymka
    @GalaGymka 3 роки тому +2

    🎶🎵One of the best🎶🎵

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 4 роки тому +6

    I love to dance on this song 💃💃💖💞👏👏🙏👍💐

  • @somaliqueen10
    @somaliqueen10 13 років тому +1

    wooow abdi diini oo kale noqo ama hid the road

  • @fathiarabeofficiel1503
    @fathiarabeofficiel1503 3 роки тому +2

    Walahi wamcna heesta 🤗🤗🌷❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OmarAli-wk8kd
    @OmarAli-wk8kd 9 років тому +10

    @xurriyo 16
    wll heestaan cabdi diini kumaanan aqoonin ee heestaani waxaa iska lahaa o original keedii qadi jiray SEEYNAB CIGE IYO SALAAD DARBI HEESTANE JAAALA LEEY weeye magaceedu sidaas ayaaan heystaaa anigu hadaanan khaldaneeeyn eee soo hubi adiguna

    • @abdulaahicadde7824
      @abdulaahicadde7824 7 років тому

      Omar Ali 😁😁😁😁😁

    • @mahadyonis541
      @mahadyonis541 4 роки тому

      longtime best one of saynab cige just 2019 9 24 voice of abdi boqol

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +5

    2020😢🌷

  • @Nemohire9
    @Nemohire9 7 років тому +11

    WAY BETTER THAN THE ORIGINAL 💖 ❤

  • @ilhanomar8113
    @ilhanomar8113 7 років тому +4

    i lobe this songs

  • @kirkiro
    @kirkiro 14 років тому +1

    abdi diini u r the best

  • @Omar-vc4ho
    @Omar-vc4ho 2 роки тому +1

    Old is gold 😭

  • @your_sofine
    @your_sofine Рік тому

    28 May 2023 yaa daawanayo

  • @mubaramahemed2075
    @mubaramahemed2075 2 роки тому +1

    Anoo yar Ayman heestan ku dhageystey studio 🎙 😁 😁 ÀRAWEELO STATION 🚉 STUDIOS 🎙 😍 STREET FOR STAN FOR BUS 🚌 😄 😋 😀 😆 😎 🚌 SHEEKH MUBARAK AND DAAMI IWM WHEN I WAS SMALL YOUNG **$$@!!!!♤♡◇♧☆¤●●124KKKKKKKKKK!!!!!

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 6 місяців тому

    2010 dugsiga waagi aan dhiganayey aduunyo wlee waa wasiisocotaa

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 5 років тому +9

    Ana waxaa jecladan meesha joogto😍😍

  • @nasrosheikhabdi7200
    @nasrosheikhabdi7200 3 роки тому +1

    Cabdi diin 🎤👌

  • @cabdilahiifarah4704
    @cabdilahiifarah4704 Рік тому

    Old is gold 😮

  • @dayibaxmed7182
    @dayibaxmed7182 7 років тому +5

    waa eryadii sangub

  • @mohamedsaciid4600
    @mohamedsaciid4600 7 років тому +2

    jaalaleey nice song

  • @naimadualeh9218
    @naimadualeh9218 7 років тому +4

    ina aderkey nolow cod allah aya kusiyay kuwa dhahaayo cod malahan wa xasidin wax leskuma quuro yahu is marjiya noh

    • @yonishassan4131
      @yonishassan4131 7 років тому +2

      Naima Dualeh wlh ninkan haduu cod leheen Yaaba cod sheegan karo I love Abdi diini Our best Singer