@@moenlighted7681 Eddo Amar ma Jiri Karo mana la ogolaan Karo qofkii ogol on la amro ayada Ayeey Quseydaa Guurku Amar ku taagleys ma ahan ee Waa jaceyl, farxad iyo Wada tashi
ruun ahaanti ragaa waweyn ee halka ka muqdaa waxaa ka muqataa qarkood in dumarka ay uu haytaan Adomoo, wanaa wax laga xumadoo allah khyrka ha inaa wafajiyoo
barnaamijkan waxa ugu badan ee ragu ku dhawaaqayan waa 1. Meeraysi 2. Gogol dhaaf taas waxy cadaynaysa in dumarku qadhaabtan dumarow guryihiina Jooga ragiina ku ekaada Talo Wayeel .
imikaan sakariye jakarta u sheegayey oo aa lahaa waar kan miyaanad hore waraysi uga qaadin wlhi anigoon isaga iska daaye xataa burco arag ayaan video-giisii hore soo xasuustay Huuno from Hargeisa ninkaa ha laga qabto burco plz
Furiin maba imaado hadii mark hore love kalgacayl isku soo guursaday markaa kuwani waa kuwii la isugu duceeyay all somali men oo dhan waa fuck wlhi bilaa aqli
Sakariye sxb suwalaahagu waa top lakin inyaro talo ah carurta suawalaha ha waydiin .markan saa kuleyay maha in aan carurrta yasaayo lakin laakin suwaasha iyo caruurtu isku ayiini maaha wa bilaahi tawfiiq
Ani nag 3 ariimod ku furi laha 1 taa dinta cayda 2 taa walidka cayda 3 taa dadka waweyn iyo aniga am I xishmeen illen maalin oo dhan wan uso shaaqeya haben oo dhana iyada shaaqeya😂😂😂😁
Wlhy reer burco waa dad qlbi wcn ilhy ha dayee lkn bdnka wxy neceb yihiin dumarka baxa welipa bila amar ee ha iska daya dumaroow yaan la idin furine 😂😂😂
Sakariye sakaarta magaalada maalin walba wnka raadiyaa si aan uuga qayb qaato barmaamujkaaga ee sxb lanbarkaaga isoo qor si aan uuga qayb qaato barmaamuskaaga maalin uun 👍👍
Waa iska wada sidaa ragga soomaaliyeed, siiba kuwan reer Burco gacan baan u taagay. Maad aragtay waxay la dhex wareegayaan Social media-yadda beryahan? "Gobolkii ragga" oo ah Togdheer/Burco Dumarkiiba waxay ka soo qaadeen kuwa aan waxba ahayn oo god ku jira. Ninkan Sakariya la yidhaa iyo kuwan kale ee mikrofoonka magaalada la dhex wareega, ragga uun bay su'aala waydiiyaan uun. Cadaadiska hablaha soomaliyeed ayay ka shaqeeyaan. Waxay rabaan uun mid yaroo iyaga u adeegta oo dantooda uun ka shaqeysa. Way ka dhintaan naag isku kalsoon oo aayaheeda ka talisa.
6x___x9 aad iyo aad dumarka galmo kaliya ayay u arkaan, markay dhowr ka dhalaan ay ka cararaan, aad bay u qiimo dileen. Habluhu waa in ay wax bartaan oo ay isku filnaadaan , markay iyagu is qiimeeyaan baa la qiimayn
Rer burco ilahy amrkis wan iska jeclhy wa dad qalbi fican anigo kaso jeda from puntaland
katra yasin waan kusalaamay inadertay
Reer muqdisho like dhac igu siiya ncla sheyd kuyaL😂😍
Wan kusiye Lakiin from baydhbo
Suhayb Omar waan kugu siiyey
Dadka reer burco love ❤️ ku ahay 💯
From cabudwaq 👈
Gabadh somaliyed oo sharaf badan aniguu maa fuurey luugaha iyo madax ayan ka dhug kannaya Ishaallah illahayow gabdhaha somaliyed noo illalii meelkasto adunka joogan ❤️❤️❤️🙏🏻🙏🏻
Amiiin amiin shugran
Masha allah
Adoo kalaa allah habadiyo
Thanks
Ragu kala caqli badan wllhi
Intii reer purco like ila dhaca
Nacalaa shaydaan Ku yaaleH
maxamed Baashe ano reer bosaaso ah like baan kusiiyay sxb
Isaga ididay ninkii garanayow farta taag 👌👌👌👌👌👌👌😉
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@@alisaladahmed424 hhhhhhhhhhhhh Tlo wacan wllkey😂
@@alisaladahmed424 waan usii talaabsanyaaa mayeew😂😂😂😂
Faduma caliyeey sakriye ragga dumarka haka furun hhhhhhhh
Reer burco wlhy waa dad funny
Faadumo cali saasay ku furan tahayba 🤣🤣🤣🤣
fardowsa adan run bad shegtay denbiga furninka halkas ka dhacay f sakeriye jikarta denbigas waxbu ku leyahay hal dalqo fadimo hawada lo mariyey
Kkkkkk
Sxb sakariye kkkk waan ku jeclahay adiga iyo ree Burco🌹💓
Salaanta iga qaad dee😂
Mansha allah sxp Jakarta horey usoco
Reeer burco iyo Dhamaan reer bari inyar mooyee qoyska kuma wacna waleez
Kan yar baa ugu caqli fiican ee illahay ha xifdiyo🙏
Reer burco walee gacan baan u taagay hadalgoooda waaaa toos toos .
Masha Allah reer tolkey Allah haidin dhowro Allahuma Amiin
3 Arin ku furilahaa Ani Ahaan salaad la aan iyo xan socoto naag saan tiri qofkan saan yiri iyo Aroos badan oo Hawen walba 🤘🤘🤘🤘🤘🤘
ERIK KAAFI CADE geesi nin raaga aya tahay 👏🏻👏🏻👏🏻
Hassan thnks pro
Gbdh socod badn Ku yeh hhh wll lugaha anagaa leh dee dumarkunban hinasaha lagu ogaye 2020 ka raga hinasaya 😱😱
Ragu walana 😂😂😂😂😂 ilahow inta halka ka arkaba hay badin😂😂🙆🏽♀️
Amar diida ku Yeh Bal Ma asaga Ayaa dhalay marka Uu amraa 🤔🤔🤔🤔
Soo asaguu meher kalama bixin gurigeedana kama soo kaxaysan marka waa inay maqashaa
@@moenlighted7681 codsi wuu leeyahay laakiin Amar kuma lahan mana qasbi Karo Waa xor
@@mruun3542 ee amarkuu waa inay warkiisa maqashaa ileen ayadaa la qabaayee hadday xor tahay dee lamaba guursadeen ileen meeshaan waa gurigiisee asagaana masuul ka ah ayada
@@moenlighted7681 Eddo Amar ma Jiri Karo mana la ogolaan Karo qofkii ogol on la amro ayada Ayeey Quseydaa
Guurku Amar ku taagleys ma ahan ee Waa jaceyl, farxad iyo Wada tashi
@@mruun3542 oo xaaska waxba lama amri karo miyaa, xaflad ha aadin hadduu dhoho way aadi kartaa miyaa. Dharka iska siib haddduu dhaho way diidi kartaa soomaaha xagaaga.
Gogol dhaaf ayey kga dhaGty nimnka reer burco yaa idin dhahy hapluhu yagoo laga qapo ayey gogol dhaaf zameeYaan ka xishooda haplaHa midkle dad islaama ayaanu nahy wxaa kuma dhaqano haplaHa zharaftooda dhowraH ragow
Anu ninkyga ifurban dhihi laha hadaan shalmad raacnimo ku arko dofarka😂😂👆
😂😂😂
Hhhh haa waa sida ay tahay
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@fardowsosahal6490 ok
ruun ahaanti ragaa waweyn ee halka ka muqdaa waxaa ka muqataa qarkood in dumarka ay uu haytaan Adomoo, wanaa wax laga xumadoo allah khyrka ha inaa wafajiyoo
Adomo ay leyihiin ayey modayn kolba si loola dhaqmyo qiimaha hablhu leyihiin ku yar mahadsanid.
Wali lama hayo nin su aasha halkeda dhiga hore usoco sakariye jakarta
sakariye jakarta
hore usoco brother
nacabku ha ku naxee
I really like this videos keep the hard work
*Sakariye jakarta Fikradaha cusubi waa waxa loobahanyahay bro horey usoco* ✌
😂😂😂😂😂😂😂😂😂waar niyow raga suuqa haka xidhin, gogol dhaaf bey kaga dhagtay dadku waa muslim walaalayaal subxaana allah
Way kaftama yaan kaliya . Dumarkeenu MA galaan waxaas xun way sharaf badan yihiin .ilaahayow noo dhowr dumarka yaga SOMALIYEED😍😍😚❤ .AMIIIIIIIIIIIN
Cawil kaabe so handsome mnshallh
😁😁😁😁😁😁 inan rer burca searchin hhhhhhh tlhi hadalkoda only
Salariye jakarta sln gobeed sxb Waan taageera barnaamijkaaga hore u soco sxb
Keep going
barnaamijkan waxa ugu badan ee ragu ku dhawaaqayan waa
1. Meeraysi
2. Gogol dhaaf
taas waxy cadaynaysa in dumarku qadhaabtan
dumarow guryihiina Jooga ragiina ku ekaada
Talo Wayeel .
Sakariye jakaarta zxp ku tagera wlhi😎😎😎😍😘😘
Msha ala.hore usoco jakarta
Kan leh haday idiiDo nacazkan magalaDa meel walpa miyu taganyhy wxa gobolka hanaga ceebayN
warkaasi mid naac ah nio magaalada halaga qabto
@@sadiiqofficial8426 zhp dhowr jeer arko gobolka waa fadexadeyay waa tuulo jooG
imikaan sakariye jakarta u sheegayey oo aa lahaa waar kan miyaanad hore waraysi uga qaadin wlhi anigoon isaga iska daaye xataa burco arag ayaan video-giisii hore soo xasuustay Huuno from Hargeisa ninkaa ha laga qabto burco plz
@@mohamedameen4439 haa zhp caasimaDi kusuganthy
Wr anaga magalaDayaDi waxa naga qaaDay Dad tuuloyinka kazo yacay zhp
@@abdiqaniabdirahman7224 Haa Zhp Caasimadii baan Joogaa Hargeisa lkn Meel Walba Reer Tuulahaasi wuu joogaa😂😂😂
Furiin maba imaado hadii mark hore love kalgacayl isku soo guursaday markaa kuwani waa kuwii la isugu duceeyay all somali men oo dhan waa fuck wlhi bilaa aqli
Kulaha haday ii diido wa furilaha wax kalena wa ku samen laha ma wan kufsan laha bu u jeeda?
Rer Purco Gacana idin TaGeY Wllhi Da Ani izKa PuLo aHeY PaL like dhac igu ziYa 😊
Haa Su.aalin ciyaalka Su.aalah
Faadumo caliyeey viva mglda raga
ZakariYe Jakarta iga war hay mar walba ugu horeeya
Reer Burco iyo khamtooda👌💥
Reeer purco ragodu waa wada muzhakiyiin dhamantod gogol dhafpaY kawada zhekaynayaan
Sakariye sxb suwalaahagu waa top lakin inyaro talo ah carurta suawalaha ha waydiin .markan saa kuleyay maha in aan carurrta yasaayo lakin laakin suwaasha iyo caruurtu isku ayiini maaha wa bilaahi tawfiiq
Ani nag 3 ariimod ku furi laha
1 taa dinta cayda
2 taa walidka cayda
3 taa dadka waweyn iyo aniga am I xishmeen illen maalin oo dhan wan uso shaaqeya haben oo dhana iyada shaaqeya😂😂😂😁
Hhhhhhh fadumo caliyeey
Dad qurxoon oo qalbad wanaagsan oo cagaha dhulka kuhayey uegyihiin mashaAllah
Sakariye horry usoco
Faadumo cali kulahaa
*REER BARRIGU WAA WADA SHAKI IYO KHAAKHAYIRAD GEBI WADA GOGOLDHAF BAY KA SHEKAYNAYAN*
😂😂😂😂
Khallo Weeye 😂😂😂😂
Huuno wada dhoohan galbeed ugu kalay 🤣
Wlhi ka ugu horeeya kasa qosola nio abti wlhi daacad buu u hadlay ninba meel bugta la yidhiye wllken bartasa bugta hhh ar lkn nio midha ila meeraysada ah la isku wada raac 😂😅👍
Sakariye jakarta keeb going
Jakaartow Xamar kaalay😉
Isoo Qabo +252634999044
Fadumo caliyey waku tag wayay🤣🤣🤣🤣
Sakariye Jakarta horey u soco zxp
fadumo caliyey idhageyso😁😁
Fadumo cali baday
Naag khayisha mababa fuyreen🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Inadeer sakariyoow waxy kaagah dhagty aaaad iyo aaaaaad
Inader wad igh yapisay😂😂😂😂
Mansha allh jakarta hare usoco
8:50 inankizi reernimo kuma wcna inkstoo reer burco guur bdnyih😏
Sakariye wllky guulayso
Hhhh 5 jeera Ku ceshceshty dadki ila yaby 😂😂sn uqoslyey zakria keep going bro
Sakariye Jakarta zhp hore u soco
UA-camrs buuxa runtii
13:20 inankasi sowkii maalinkii ina lahaa xaaskaygaan ku odhanayaa waan tahriibay
😂😂😂soow ila maad arag zhp beenaale kadaab waa ciyaalo suuq macal reer tuulo
Waan iska haysan lahaa hadaan gabadh hello 😁😁😁😁😁😀😀😀😀
Baahidiisuu cadaystay
Daacad Channel 🤣🤣🤣🤣🤣
Ninkaas sadexaad isha ayuu katuuray
Wlhy reer burco waa dad qlbi wcn ilhy ha dayee lkn bdnka wxy neceb yihiin dumarka baxa welipa bila amar ee ha iska daya dumaroow yaan la idin furine 😂😂😂
Iam first
Viewer
Waxaan ku furilahaaa waxay samayso👌
Sakariye jakaarta.
Mee asxaabtii
👇 fahmaysaaye
CaWiL KaaBe. 👏👏👏👏 iLa YaRaNtii BaNu MaGaLaDa Ka Habaysan JiRaY. 😂✌️✌️✌️
Kkkkk reer burco gobolka raga jakarta keep going💓💓
MagalaDi burco cidwalpa waa timi Dadkedi maaHa
Kkkkk waar nio chines miidhan baa gobolkii ceebeeyay zxb shicibow
Waa runtaa Zxp geesi
@@Dahirahmed-nor zhp dahir fadexaD layimaden gobolki
Sakaroye jakarta youtoberka sanadka
HhhHaday si fadhido wax kaly isku arki lahayd Amiir waan ku wataa gar iyo gardaraba
8:00 kkk ninkz maalin hore na aad bu iga qosliyay waa funny wlhi amiir ahaa k
Allaahu akbar
Qosol badanaa
8:20 suxufi dadka nocan oo kala hanala wadagin ee bila dhaqan ka
War is daad raaci
Rer burco fajiilayaal😂😂😂
horta zakariyow wll ma ragun bad su.aalaha waydiisa dumarkiina meeye
@@aimlessvisionless7654 dee wll dumarku xata ninka isma furi karto yaa yidhi😂😂😂
Waa nacayb ay u hayaan gabdhaha Soomaliyeed. Ma jecla inay naagahu meelahaa ka muuqmuuqdaan.
Waa qayb cadaalad darada jirta kamid ah sax aniguba qabdh aan jaar ahayn aya ninki qabay si qasab ah logafury qaladaad tira beelay iyo qayrul masuul nimo.
🤣😂😅Hadday isaga iidid0🚫😁❗
😜😜😜
Waxan kayabay Gogoldhaaf bay wada leyine dhulku miyanu Islam ahayn maxa kenay shakiga inta leeg ma iyaga guryaha udaba mara raga uf gabadh gariinimo hada laga wayo Hala furo. waan bukana racaya tana
Wn ka yaabay wxa raga waawyni ku hadlyaan dumarkii ayay ceebaynyaan
War wlahi kaa leh haday waxa yar ii diido waan garanayaa kulahaa sedex bilaa rajactuya aan Ku furi laahaa alla kayar abti miskiin baa Ku ogayee gormuu qal qaliga noqto kulahaa haday ila timaado nacasnimo io iyadooo iska qosasha waan Ku furilahaa qosolku waa meel sokee abti qaar adiga kugu xaraya ayaa jira oo dhaga adag 🤣😂👊
😂😂😂😂afkay kaga hadhee haduhayo weelku uxalilah
Aniga waba iska qoslaa ala armaa ley furaaa
@@naciimoquube1680 is ilaali duco qabto hadii kle sedex bala rajactuya ayaa laguu dhiibi 🤣😄
Isagaaba caruure suu 2 caruura u dhalay😊ciyaal qoooqay.Com
Waan qoslay
Ilaahoow na astur waaxay ragaan wada gogol dhaafka Ka sheekaynaya soo anaga dadka muslimkaa dhaqanka suubana leh dumarkuna waxaas kumaba kacaan inta badane wlhi waa wax laga xumaado inay taas noqoto sababta ugu wayn micnaheeda maan fahmin anigu
Wiilkaazi waa bilaa xizhood wlhi
Fadumo caliyeey kkkkkkkk uu iga qosliyeey
Aamina Ali Wllzha Miya Faadumo Cali
Amina aliyeey ma wllashaabaaa zxp
Ashraf tv iyo lid abdi.
Wallo maya mana aqaani waxaan ku qoslaay sidu u hadlaayo dhabaad ka mooda
Amiir yare KKKK KULAHAA HADAY II DIIIDO ....Ka Daayabanu leenahay Jakartay
faadumo caliyeey wan ku furaY😂
6:13 msha allah
👏👏👏go forward bro 👍
Awil baaan Halka Ka Arkaye Wr awil axmed Zxp sawDiga le maxaad u Dafiri ma Tii lapaad baad Rabtaa😂😂
Layr weynaa waryahee arkadami 3qaadka nio 😂
yaasiin mahamed sxb inanka kadaa ha fashiline
Sakariye sakaarta magaalada maalin walba wnka raadiyaa si aan uuga qayb qaato barmaamujkaaga ee sxb lanbarkaaga isoo qor si aan uuga qayb qaato barmaamuskaaga maalin uun 👍👍
Dumarka soomaaliyeed walee waa dulman yihiin
Waa iska wada sidaa ragga soomaaliyeed, siiba kuwan reer Burco gacan baan u taagay. Maad aragtay waxay la dhex wareegayaan Social media-yadda beryahan? "Gobolkii ragga" oo ah Togdheer/Burco
Dumarkiiba waxay ka soo qaadeen kuwa aan waxba ahayn oo god ku jira. Ninkan Sakariya la yidhaa iyo kuwan kale ee mikrofoonka magaalada la dhex wareega, ragga uun bay su'aala waydiiyaan uun.
Cadaadiska hablaha soomaliyeed ayay ka shaqeeyaan. Waxay rabaan uun mid yaroo iyaga u adeegta oo dantooda uun ka shaqeysa. Way ka dhintaan naag isku kalsoon oo aayaheeda ka talisa.
6x___x9 aad iyo aad dumarka galmo kaliya ayay u arkaan, markay dhowr ka dhalaan ay ka cararaan, aad bay u qiimo dileen. Habluhu waa in ay wax bartaan oo ay isku filnaadaan , markay iyagu is qiimeeyaan baa la qiimayn
@@YahyeMohamed Waa caynkaa walaalo.
Reer burco 😁😁😁😁😁😂
Haday isaga iidiido eey iimacameyso waxaa yar 🤣🤣🤣 waxaasa iigu daran kan yiri #faadumo_caliyey
Wuxuu yidhi sedex bilaa rajactuya baan ku furilahaa hablaa burco joogoow iska jira ninkaa hadaydaan rabin in la idinfuro😂😂😂😂🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣
Kulha waxyer hadey iidiido🤣🤣
Dee waa runta ayaa sheegy zxp
Waligaa ha diiidine iska ilaali😁