بسم الله الرحمن الرحيم...السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.. Correct sheikh QABTA psychiatry dadka xanuunada maskaxda qaba iyo ku mandooriyaha isticmaala ayaan mudo dheer ka soo sheqeeyey. .sheikh waxaan kaaga marag kacayaa Intaa aad sheegtay dadka isticmaala Drags ka kala duwan wey leeyihiin..Anigu waligay maan cunin qaadka laakiin waxaan ku arkay dadka qaadka cunaa markay wax dhinacooda ama ka fog ay eegayaan AFKA ayey kala qaadan..waxa kale aan ku arkay maddexa iyo qayba ka mid ah jidhkooda ayey Xoqdaan waxa kale aan ku arkay marka aad la hadlayso toos inay kuu eegaan wey ku adag tahay..even marka ay sheekaynayaa jilbohooda ayaad moodaa inuu isbiriin ku jiro ruxmaaya ..MARKAA sheikh waxaan jiclaan lahaa in manhajka schools lagu daro si ay dhalinyarado ay u fahanto si cilmiyeysan....sheekada musbaar waxa jirta midkale oo waqtigii lajoogay Kuwait ayaa nin ayaa khamri cabay markaa ayuu is yidhi Khamiiska sudh musbaar laakiin musbaar muu ahayne wuxuu ahaa Dukhsi..ninkale oo reer kiinaya ahi ninkii inantiisa ka guursaday ayaa casuumay sidii dhaqanku ahaan jiray dad badan oo reer ka ah, odaygii sodoga ahaa markuu qaadkii cunay oo uu mirqaamay ayuu tagay XAMAAMKII gurigu waxa uu leeyahay xoosh weyn ama sida loo yaqaano daarad weyn oo dumarka ayaa shaqooyin kale duwan ka wada. .Odaygii sodoga ahaa markuu hawshiisii xamaamka uu dhamaystay ayuu ILEEN UU MIRQAANSANYAHAYE MACAMUSTIISII AYUU MOODAY CUMAAMADIISII MARKAA SUU MADAXA KU SOO DUUBTAY ISIGA OO AH MUDH IYO GACAN AH AYEY DUMARKII QAYLO AFKA KALA QAADEEN...WAXA LAYIDHI ODAYGAASU MAALINTAA AYUU DHAAR KA MARAY INAANU DIB AFKA USAARIN QAAD DAME..ILAAHAYOW NA ASTUR.... ILAAHAY GARABKIINA HA GALO
Waxan jeclaanlahaa innaad dhalinyarada usheegtaa inay cariurta dhalaan xumaatada qaadka loosheego lagabilaabo labajirada si ay ugasasaan jaadka I have to say that thanks to the speaker iam with you brother from hargeysa
😢😢ilaahow Afadas adigan kamagan galanay quluubtena dhamanten ilaahow kasar Amin Amin Amin Amin ❤❤
بسم الله الرحمن الرحيم...السلام عليكم ورحمة الله وبركاته..
Correct sheikh QABTA psychiatry dadka xanuunada maskaxda qaba iyo ku mandooriyaha isticmaala ayaan mudo dheer ka soo sheqeeyey. .sheikh waxaan kaaga marag kacayaa Intaa aad sheegtay dadka isticmaala Drags ka kala duwan wey leeyihiin..Anigu waligay maan cunin qaadka laakiin waxaan ku arkay dadka qaadka cunaa markay wax dhinacooda ama ka fog ay eegayaan AFKA ayey kala qaadan..waxa kale aan ku arkay maddexa iyo qayba ka mid ah jidhkooda ayey Xoqdaan waxa kale aan ku arkay marka aad la hadlayso toos inay kuu eegaan wey ku adag tahay..even marka ay sheekaynayaa jilbohooda ayaad moodaa inuu isbiriin ku jiro ruxmaaya ..MARKAA sheikh waxaan jiclaan lahaa in manhajka schools lagu daro si ay dhalinyarado ay u fahanto si cilmiyeysan....sheekada musbaar waxa jirta midkale oo waqtigii lajoogay Kuwait ayaa nin ayaa khamri cabay markaa ayuu is yidhi Khamiiska sudh musbaar laakiin musbaar muu ahayne wuxuu ahaa Dukhsi..ninkale oo reer kiinaya ahi ninkii inantiisa ka guursaday ayaa casuumay sidii dhaqanku ahaan jiray dad badan oo reer ka ah, odaygii sodoga ahaa markuu qaadkii cunay oo uu mirqaamay ayuu tagay XAMAAMKII gurigu waxa uu leeyahay xoosh weyn ama sida loo yaqaano daarad weyn oo dumarka ayaa shaqooyin kale duwan ka wada. .Odaygii sodoga ahaa markuu hawshiisii xamaamka uu dhamaystay ayuu ILEEN UU MIRQAANSANYAHAYE MACAMUSTIISII AYUU MOODAY CUMAAMADIISII MARKAA SUU MADAXA KU SOO DUUBTAY ISIGA OO AH MUDH IYO GACAN AH AYEY DUMARKII QAYLO AFKA KALA QAADEEN...WAXA LAYIDHI ODAYGAASU MAALINTAA AYUU DHAAR KA MARAY INAANU DIB AFKA USAARIN QAAD DAME..ILAAHAYOW NA ASTUR....
ILAAHAY GARABKIINA HA GALO
Buugaan magaciis dectorku sheegaayo
NINKANI WAA NIN CILMIGA DIINIGA AH IYO KAN DUNYAWIGA AHBA YAQAAN WAA XEEL DHEERE YAASE KA FAAIIDAYSANAYA AQOONEY BA'
Ma-sha-allah, this gentleman, he's well-educated ,how can I get that book?
Waxan jeclaanlahaa innaad dhalinyarada usheegtaa inay cariurta dhalaan xumaatada qaadka loosheego lagabilaabo labajirada si ay ugasasaan jaadka
I have to say that thanks to the speaker iam with you brother from hargeysa
Mansha Allah wa nin wax bartay
Ninkani waa well educator ina daauud waa dadka wadanku u baahan yahay intuu muuse xaabo urursanayo
This is the most educational orientation for jaad I have ever heard. Amazing gentleman, please let me know the name of your book
Ninkani mawaalanyahay mase anaa mooday, wuxuu yiri "Wadaada qayila ayaan kajeclahay kuwa aan qayilin".
Duqsigii musbaarka la mooday
Ha dhacdo dowlada musuqmaasuqa
Mahadsanid!
Aduunka lama arag umad doolarkeeda oo dhan maandooriye ku soo iibsata waana waxa dib inoo dhigay marka lagu daro qabiilka iyo musuqa.
Cajiib cajiib🥱
Maansha Allah waa Aqaan yhy Fiican
Daraasado Wanaagsan Buu Sameeyey Lkn Qof Balwadahaa soowada maray ayuunbaa Sidaa u sharixikara
Beentaana maaha zxb
Haa wlhi zeedi
Waa sheeko wacan
Waa aqonyahan dhaba
Waa haldoor
Dhibatada khamri
Ninkan mgacii bal igu caawiya
Lkn ma dayn karayo
Xarkaa iguu dagaa hadaan maalin qayiln
Kkkkkk hahahahaha
Ttrr