Video Editing BreakDown | Qaabka aan muuqaalada u edit-g...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 лип 2024
  • 0:00 Intro
    0:33 Editor-ka 1aad
    2:00 Editor-ka 2aad
    3:20 Editor-ka 3aad
    4:52 Editor-ka 4aad
    6:18 Editor-ka 5aad
    7:32 GABAGABO

КОМЕНТАРІ • 31

  • @Tusmedia
    @Tusmedia Місяць тому +5

    Saaxiib mahadsanid balse waxaad moodaa in sharaxaadaadu ay tahay mid aan daahfurneeyn. Markaa daahfurnaan ka dhig saaxiib.

  • @AbdisamedAhmedAbdalla-ov9ey
    @AbdisamedAhmedAbdalla-ov9ey Місяць тому +1

    Ugaaz allaha Ku xafido ❤

  • @abuwalad53
    @abuwalad53 Місяць тому +1

    Sxb video dhameystiran oo ugu yaraan 30 minutes+ eh soo geli. Sidaan dulmarka ah e aad sameysay waxa logu talo galay dadka advanced ka ah. Mahadsanid

  • @mohamedsomali2229
    @mohamedsomali2229 Місяць тому

    Xagee lagala soo xiriiraa

  • @ducaachannel2800
    @ducaachannel2800 Місяць тому

    Very good 🎉

  • @Caanaofficial
    @Caanaofficial Місяць тому

    Maadsanid ustaad advanced wye after effect ah
    Anigane adope premiere pro advanced ahay markaa kaaz soo sameeysid i.a

  • @abuubakarcade
    @abuubakarcade Місяць тому

    Wllhi ma fahmin

  • @maankaofficial8697
    @maankaofficial8697 Місяць тому +4

    Sharaxaadaada aad ayay u hoseysaa saaxib

  • @abukatemadhamade8326
    @abukatemadhamade8326 Місяць тому

    Preimere pro kasugenah

  • @ABDISHAKUURADANHUSSEIN
    @ABDISHAKUURADANHUSSEIN Місяць тому

    shp muuqaalka sigoo eidit garysanyn ma helikaraa si aan usoo sameeyo challegkiin hore qadka ka mqanaaye

  • @abdifatahabukar9784
    @abdifatahabukar9784 Місяць тому

    Adi ley isku shaxoye zxp sotware sheg qaab begin ufahansii

  • @mawokhadar
    @mawokhadar Місяць тому +1

    LIBAAX ADA ISKU SHARAXAY waad dedaashay lkn waxba lagama fahmayo

  • @EngAbuwali
    @EngAbuwali Місяць тому +2

    Qaab la fahmi karo uma sharxin eng

  • @QM-fy3dr
    @QM-fy3dr Місяць тому +2

    😂😢

  • @NUURYARE-ew7lo
    @NUURYARE-ew7lo Місяць тому +1

    Sxb taleefanka kusiidar cupcut

  • @Funnystorymore
    @Funnystorymore Місяць тому

    Wllkey cashiro duuban miyaa heesa oo basic ah

  • @DeeqowAbuukar_bv8
    @DeeqowAbuukar_bv8 Місяць тому

    Cupcut

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan4305 Місяць тому

    Wax la fahmi karo soo duub hadii kale nagadaa waxa aad tashiilayso keligaa UA-cam kuma jirtidee

  • @MohamedIsaaq-qs9mn
    @MohamedIsaaq-qs9mn Місяць тому

    Qaabkan lama fahmi karo adoo mobile ka samynayo na tus ama cupcat

  • @Cabdirisaq-indho
    @Cabdirisaq-indho Місяць тому

    Adi lee dubo adi lee daangeeso aa la dhahaa alaabtaan, maadaama aa adi lee isku sharraxday.

  • @moha_lyrics1
    @moha_lyrics1 Місяць тому +1

    war nio Qaabkaan waxba kama.fahmin

  • @inacali9465
    @inacali9465 15 днів тому

    nio zxp waxba lagaama fahmaayo sharaxaadada maaha mid profitoinal ah

    • @skthegreateditor
      @skthegreateditor  15 днів тому

      Dhib ma lahan marka xiga inan ficnado ba macqul ah

  • @CabaazCrisaaq
    @CabaazCrisaaq Місяць тому +1

    hadda softwareka aad isticmaalyso magacii

  • @AyubAbdi-lp2wl
    @AyubAbdi-lp2wl Місяць тому

    Ustad CapCut miya ❤