NASIIBKII OO QOF AH QOF WALBA IYO SAWIRKIISA ISKU AADI OO KU GUULEYSO 50DOLLAR IAMK OO IGA WAALAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 639

  • @kokobulle6616
    @kokobulle6616 23 дні тому +198

    Noloshada ku raxeyso saladana ilaali likne hayga ilabin 😂❤❤

  • @Asadxasan122
    @Asadxasan122 23 дні тому +89

    Ladan abaayo xijab qaado is astur khayr.alaha ku siiyo

    • @abul-fadli
      @abul-fadli 22 дні тому +3

      dadka dhan hadey dhihi lahaayeen way ficnaan laheyd

    • @CiiseAbuukar-mh5gn
      @CiiseAbuukar-mh5gn 20 днів тому

      Waba la yaabanahay asad gabar noocaan ah inuu keeno kama fileen​@@abul-fadli

  • @faraxabdi3028
    @faraxabdi3028 22 дні тому +28

    Saamiya iyo Aamina ugbaad bilada xishodka iyo akhlaaqda ayaan siiyay 🎉❤️🔥🫂🎁🎂🥇🏆🎊

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 23 дні тому +95

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o 23 дні тому +161

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊

  • @user-by5qr5su8e
    @user-by5qr5su8e 23 дні тому +69

    Team ladan one like❤

  • @user-wh9vm7xi6z
    @user-wh9vm7xi6z 23 дні тому +77

    Ma noqon karaa qofka ugu liketa bdn caawa😢❤

  • @user-cc4dq3sv1c
    @user-cc4dq3sv1c 23 дні тому +56

    Team ladan cidi like❤😊

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 22 дні тому +8

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad hadaad janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 23 дні тому +33

    Samia marka ayada saxday gadaal ka khaldeesoo o dhaheso wxa ugu daran adoo saxday inaa kala bedeshid qosolkaa iga dhamaadi 😂😂
    Asadow tnkle we miss the old faces sida Koko Amira cumeer iyo ceyda
    Ladan iyo Kiki iyo samia ayaga xtaa waa ku haystaaa waa shaxshaxyaaal ❤

    • @fatimaomar397
      @fatimaomar397 22 дні тому +2

      wlhi waa ku qoslay 😂😂😂

    • @saqiqa
      @saqiqa 22 дні тому +1

      Kiki iyo Ladan ay dadka la baraya

    • @umuyusra
      @umuyusra 22 дні тому +1

      Ladan abaayo xijaabi oo illahay ka baq xijaabku waa waajib

    • @nasraahmed4047
      @nasraahmed4047 13 днів тому

      Wllhi aniga xita 😂😂😂

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa 22 дні тому +20

    Please Asadow wll koly dadku iyaga ikhtiyarka kala leh hadana inanta ladan wax usheega si ay isku asturto xogaha uyara dhiman please commenteygayga tusi iyada❤😊

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 23 дні тому +45

    Balan Iga Qaad Inaad Salaada Ilaalinaysid❤😢😢

  • @Qamislabista3912
    @Qamislabista3912 23 дні тому +28

    Kusali Nabigeni the best person ever the most knowledge able and the most shine all created more scw scw scw❤️🙏💯

  • @user-ok4yb2iq5u
    @user-ok4yb2iq5u 23 дні тому +26

    Waligey Asad UA-camkiisa comment kamsogalin bl caawo iguhoreyse liketa igusodaweeya😂

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- 23 дні тому

      Like aadan lacag ku heleenin maxaa nogu dhibee😂😂

    • @MusaibaAdam-py3ri
      @MusaibaAdam-py3ri 22 дні тому

      ​@@zaki.zk-😂😂😂

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 23 дні тому +24

    Subcaanahlaah ladan walaley labisla noocaan maxaaa waayo😢😢😢jirkeeda adeeg badanaa saan raga ajaanibta kudhaxjogaa😢😢

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 22 дні тому +13

    LADAN RUNTI WAA GABAR MASKAX BADAN MANSHA ALLAH❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 23 дні тому +36

    Kusali nabiga maxamed scw ❤

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 23 дні тому +22

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 23 дні тому +50

    Saamiya Gabdhahaan Ayey La Qabsatay Masha Allah Ladan Cidi Iyo Kiiki Chanalka Asad Hajio Xoog Bey Ku Qabsadeen😂😂😂😂

    • @Suuban225
      @Suuban225 23 дні тому +12

      Waa la soo sarayaa gabdhahaan waqti in lasiiyo waaye sida dadka loo baro iska faham xoog qabsi majiro markii lasoo saaro miriq dam waaye

    • @user-xe8ho5gh6g
      @user-xe8ho5gh6g 22 дні тому +1

      Saamiyo gabdhahan ay isku dhowaadeen, ugabaad, fowsiya iyo ayaanit, Adna, nafisa iyo gabadha kale, iyagana waa isku hestaan, team amiira koko iyo sundus, sidoo kale, masha allah, dhamaantood waa happy, group UA-cam haloo furo siiba saamiya sinfiican loo bartay

    • @Akim_1794
      @Akim_1794 22 дні тому

      Team27 Is Not Easy Waaye Maa I Leedahay😂😂

    • @user-xe8ho5gh6g
      @user-xe8ho5gh6g 22 дні тому

      @@Akim_1794 Haa masha allah, dhamaantood waa dad wada faraxsan mar hormar wacan u rajeynaaa

  • @ayaanlefarah8532
    @ayaanlefarah8532 22 дні тому +2

    Barnaamij siyaasaded oo cajib ah waaye wlhi asad xariif waa hassan dalka asiga madaxweyne ka ah shuute maxkamada ciidanka yacni dhanka cadaalada iyo aabihi alle qalbiga ha uqaboojiye gabadhisa la gubay good job asad xaqa rabbi ha sahlo

  • @sucdysheikh198
    @sucdysheikh198 23 дні тому +12

    Samiya aba igudaran kulaha waxa uguxun ado saxan inad khalado , weyna sii khaldesa😂😂😂

  • @susana_11
    @susana_11 22 дні тому +14

    Asad gabadhas xijabo dheh wa walasha o kale gabdhaha kale we ka duwantahay xijaabka wa sharafteda ilahow astur walashena o so hadey

    • @abul-fadli
      @abul-fadli 22 дні тому

      dadka dhan hadey dhihi lahaayeen way ficnaan laheyd

    • @abul-fadli
      @abul-fadli 22 дні тому

      dadka dhan hadey dhihi lahaayeen way ficnaan laheyd

  • @AlikovicPoi
    @AlikovicPoi 23 дні тому +31

    Gabdhaha team 27 waxaan kacodsanaayaa xijaab iney soo xirtaan hada kadambo waaye juuniyad maficno wllalayal xijaabka kudadaala I.a waana idin salaamaayaa

    • @user-lw4uu7zd9e
      @user-lw4uu7zd9e 22 дні тому

      Saamiyadii xijaabka teamka 27 kusoo gashay ayaaba hadda iska tuurtay, oo kuwa kale ku dayatay

  • @sagalxasan8229
    @sagalxasan8229 23 дні тому +27

    Allow asadkeena noo caafi yaaa rabi😢😢😢

  • @Nb.pro12
    @Nb.pro12 23 дні тому +10

    Nasiib xumo ma arko qof ku saliya nabiga scw

  • @abdullahiabdi5164
    @abdullahiabdi5164 22 дні тому +5

    ladan luck labiskeeda waa labiskii ugu xumaa ee teamka aan ku arko

  • @sabirinasaid
    @sabirinasaid 23 дні тому +52

    Qofki kowaad hada aragto Qoral like ha hilmamin 😂😂😂

  • @ClqaniMaxamed-il8zl
    @ClqaniMaxamed-il8zl 23 дні тому +65

    Team Koko one like

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 23 дні тому +10

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

    • @user-bj9zl9lw7y
      @user-bj9zl9lw7y 23 дні тому

      Fadlan wll wax diintena quseeya Meeshaan hakeenin❤❤

  • @guledrage8086
    @guledrage8086 22 дні тому +4

    Ladan waa Koko Pro Max 😁😁 She is not easy 😂😂

  • @rashidmusa3069
    @rashidmusa3069 23 дні тому +18

    Asadaow walakey Ciid waysodawdhahee walalow , Darr IGAD ❤❤ one love team 27

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 22 дні тому +5

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 23 дні тому +183

    Waxaa aduunka u Nacayy dadka Rasuulka SCW Like ku Raadsha War ilahey ka baqaa bilaa Caleyki intiina Badan kuma salisaan xitaa 😢

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 23 дні тому +19

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 23 дні тому +11

    All Eyes on Rafah ❤

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 21 день тому +2

    ladan wa genius

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 22 дні тому +5

    Samiya quruxdada masha allah ❤❤❤isha jiniga iyo isha bani adanka alle haka hayo

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 23 дні тому +5

    Ma. Allah gabarta Ladan cidi waa gabar caqli badan oo nasiib leh.

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs 22 дні тому +1

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @hiinowmaxamed2210
    @hiinowmaxamed2210 22 дні тому +1

    Asad alle haku cafiyo tiim 27 waxa naguso biray laba gabar mida jabuutiyanka tiimka wey anfaceesa xita diyarin kama rabto guuleso bro

  • @madaxwaynahayoutube9062
    @madaxwaynahayoutube9062 23 дні тому +6

    Walsheyn luul allaha unaxariisto 😢😢🤲🤲

    • @umu_muharas
      @umu_muharas 23 дні тому

      Aamiin walaashey iga yar igu duceya luul cadey

    • @madaxwaynahayoutube9062
      @madaxwaynahayoutube9062 22 дні тому

      @@umu_muharas allaha unaxariisto wlshaa rumaad miyaa ne oo hoyadaa kuu dhashay

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi 22 дні тому +3

    Azad hagio number one somali youtuber keep going pro best youtuber

  • @AyaanMohameddahir-up3bd
    @AyaanMohameddahir-up3bd 23 дні тому +16

    Number 1❤❤❤ inaso duceeya exam kujiraa in allah❤❤😢😢

  • @asiye717
    @asiye717 22 дні тому +3

    I can't wait inta ladan UA-cam lofurayo she's smart girl🎉

  • @Kingxoosh
    @Kingxoosh 23 дні тому +8

    I'm somalilander my first comment

  • @user-pb8vh9ms2f
    @user-pb8vh9ms2f 23 дні тому +7

    Inta koko u xiistay 👍🏽

  • @ibrahimmusse7423
    @ibrahimmusse7423 23 дні тому +11

    Team koko one like 👍

  • @WarsameXasan-so8ep
    @WarsameXasan-so8ep 22 дні тому +3

    Keep going my brother asad hagio

  • @awad2ab844
    @awad2ab844 23 дні тому +6

    Machalllah Ladan is very Smart www❤👏👏

  • @user-ye7ys4zy8t
    @user-ye7ys4zy8t 22 дні тому +2

    TEAM LADAN CIDI One 1⃣ ❤❤❤

  • @rachidabdi6230
    @rachidabdi6230 23 дні тому +19

    Qofki u horeeye like saarey team 27 isoo dhaweeeya

  • @deqaabd
    @deqaabd 23 дні тому +5

    Cawa inan qofta kobad noqdo wan ku faraxsanahay ❤🎉

  • @ZaynabMadar
    @ZaynabMadar 21 день тому

    ❤kuaaliya nabigeena the best person ever the most knowledge scw scw❤❤❤❤

  • @QuenAlisha
    @QuenAlisha 23 дні тому +10

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 22 дні тому +3

    9:10 saamiyo Nasiibkayba ag maraysaaa😁😂😀

  • @user-ip1yh9gl6b
    @user-ip1yh9gl6b 22 дні тому +1

    ladan cidi she is smart and so lucky masha allah dhaha gabadha somalimaryooley hhhhh.

  • @user-bj9zl9lw7y
    @user-bj9zl9lw7y 23 дні тому +7

    Qofta buuqa badan waa kiki nagacun asad qoftaas❤

  • @Team_qabqab45
    @Team_qabqab45 23 дні тому +41

    Team kokobuule like 👍 😅

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 23 дні тому +1

    Welcome back again guys keep going guys

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 22 дні тому +1

    The big legend asad hajio mr 2millian insha allah 3millian ❤🎉

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 22 дні тому +2

    ....from Somaliland 💚🤍❤️🫡 big salaam Team 27

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 22 дні тому +2

    Gabadha qoorta qaawan waxan jeclaan laheyn iney is asturto xijaab maba soo gashaneyse 😂 tarxad yar qoorta iyo madaxa hakusoo duubato sida gabdhaha kale o ay muuqaalka laduuboyso camal

  • @NajmaAbdulhi-pb4tc
    @NajmaAbdulhi-pb4tc 22 дні тому +2

    Asad keena masha allah

  • @mahamoudissa2856
    @mahamoudissa2856 23 дні тому +9

    Tem asod Hagio 27 RER Djibouti 🇩🇯🇩🇯💯💯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @GuutoH
    @GuutoH 23 дні тому +3

    Muuse biixi abdi rabi raali hakaa ahaado madaxweyne ❤😊

  • @munahassan5045
    @munahassan5045 23 дні тому +10

    Team asad one like 👍

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 23 дні тому +4

    Reedhi sawiro hee shidan shuute iyo oday abdi caziiz ❤❤❤

  • @suhaybmaxamed8875
    @suhaybmaxamed8875 22 дні тому +2

    Asad sxb teamka shikhinba kujere indhaha hanaga wasakhey ee ladan is astur dheh sxb 😮

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 23 дні тому +5

    walhi shalay ku dhihi rabay game kan noo soo ceeli 😂❤ thanks bro ❤

  • @safiaabdillahi5543
    @safiaabdillahi5543 23 дні тому +6

    Wan uku horeya from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰

  • @user-ku2ue9xz9t
    @user-ku2ue9xz9t 21 день тому +1

    Team Ronald ismuujiya❤❤

  • @user-qe1zx6pd2t
    @user-qe1zx6pd2t 22 дні тому

    Www asad labada madaxweyne ayaa isku aadiye waxa u maleynaa in saadaasha uu saadaashe mar rumoon dooonto oo wada hesheen doonaan madaxdeena 🤝

  • @XamseNiino
    @XamseNiino 23 дні тому +6

    Team koko one like🎉❤

  • @asensioasensio1439
    @asensioasensio1439 22 дні тому +1

    Part2 sxb oo dad bdn kusoo sameeey geedaha soo badi

  • @AyaanMohamed-ze1dt
    @AyaanMohamed-ze1dt 23 дні тому +1

    Asad walahi fani waaye

  • @xiddigabahachka
    @xiddigabahachka 16 днів тому +1

    From djibouti 🇩🇯 ladan lucky one ❤

  • @HANAFI.CR7
    @HANAFI.CR7 23 дні тому +4

    Allow hooyo unaxariiso ❤

  • @zulthanzikawe7219
    @zulthanzikawe7219 21 день тому

    Saaamiya Markasta xasan sh.maxamuud Way Saxaysaaa

  • @hanisteamg-vx8fr
    @hanisteamg-vx8fr 23 дні тому +1

    Masha aliha ❤

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 23 дні тому

    Masha allh wll qali video wllhi waxa usugya musl Sal oo kale inuu idhaafo ma ogali allh Haku barkeeyo wll qali Wan somanhy Wan ku duceya allh Haku dhowro farxd igu nolaw cafimat taam ah allh Haku siiyo dambi dhaaf allh haka dhigo

  • @hebohseen2939
    @hebohseen2939 23 дні тому +3

    😂😂😂😂😂😂 aar iamk nagadaa ciyaarta hhhhh ladan walhi masha allh

  • @SGS627
    @SGS627 22 дні тому +2

    Ilahay ka baq nagtan qawan ama dhar uxir ma hakenin masha Hadi kale isku dabi

  • @user-mm4xw5en7k
    @user-mm4xw5en7k 23 дні тому +2

    Keep going🎉

  • @shuwaykarcade
    @shuwaykarcade 22 дні тому +1

    WOOW LUCKY WOMEN 🎉

  • @Feynuska-diinta.
    @Feynuska-diinta. 23 дні тому +4

    Asc asxabta igulasaliya xabiibkena ❤ scw scw scw scw ❤

  • @zakicade910
    @zakicade910 22 дні тому +10

    Team Messi is muujiya one like ❤

  • @feisalcade3635
    @feisalcade3635 22 дні тому +2

    Amiira qurux chanelkan gorme ogu dambeyse waa uxiisne Asad iyo Amira 😢😢😢

  • @Naceybtire
    @Naceybtire 22 дні тому +2

    ladan abaayo pleas xijaab so xiro waaku baryaa

  • @user-mr7gl9mb5n
    @user-mr7gl9mb5n 22 дні тому

    Asad huno, j'aime bien ton team 😊❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 23 дні тому +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @nasramuuze2541
      @nasramuuze2541 22 дні тому

      Ubadka alle hakula koriyo adeer/wllo😢

  • @HabonAbdullahi-wn5md
    @HabonAbdullahi-wn5md 22 дні тому +2

    Wlhi asad adinka dhan marka idindawanyo waxa isku maleeya ina idin akjogo wlhi wllkey ben mashigayi dar ala idin jeclahy waxa rajena ina imaado malesia insha allah 😢😊❤😢

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 22 дні тому

    Keep going pro 🤴 🤴 ✌️

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr 23 дні тому

    Gameka beela waye hor usocod sii pro❤❤❤❤ keep going

  • @Mushitaqmaxamedyusuf
    @Mushitaqmaxamedyusuf 22 дні тому

    M.a noosoo badi asadow commenting aga manta igu horesa wllky asadow m.a horey usoco wllka allah ku caafiyo😊❤

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i 22 дні тому +4

    Reer jabuuti xijaabka maxa ku diray horta naa gabartaa ladan la leeyahy naa bal is astur yaahu eh mlin walpa haysku kay soo qaawine 😏

  • @ismaaciilhassan
    @ismaaciilhassan 22 дні тому

    Azxaabey ciwan 1k hali garsiyo codsi waye ❤❤❤❤❤

  • @user-wm6nr7oh6l
    @user-wm6nr7oh6l 22 дні тому

    Asad part 2 sosamee kuwan lekusosamee wa kaheley gameka ❤❤❤

  • @DhaymanLuula
    @DhaymanLuula 23 дні тому

    Waaxan rajeyna ina mar un youbkga ksoo muqdo❤😊

  • @queenisniha
    @queenisniha 22 дні тому +1

    Team samiya waa guul one like

  • @idilabdiqani6346
    @idilabdiqani6346 22 дні тому +1

    Ladan lucky girl ❤❤