Iiraan ayaa xalay gantaallo ku weerartay Israa’iil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • Iiraan waxay gantaallo ku weerartay Israa’iil, iyadoo milatariga Israa’iil ay ku warameen in ku dhawaad 180 gantaal la riday.

КОМЕНТАРІ • 21

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 4 місяці тому +10

    Guul falastiin, xuuti, xisbullah, iiraan,) jab iyo burbur ameerika ingiriiska israa,iil nacalaah tulaah calayk

  • @JaamacYare-w2s
    @JaamacYare-w2s 4 місяці тому +7

    Nio somalia maad iga wadaan aan isreal ladagaalamee

    • @yaxyeaadan7213
      @yaxyeaadan7213 4 місяці тому

      Gaantal ordaya amuu ku qaata

    • @MohamedAhmed-hl5yk
      @MohamedAhmed-hl5yk 4 місяці тому

      Hahahaha Cabsi Cabsi Weye Israël 🇮🇱 😂😂😂😂😂 Nacala Dhalaye

  • @hassan-adam2895
    @hassan-adam2895 4 місяці тому +5

    IRAN 🇮🇷 IYO SHIICADU WAA GULAYSTEEN HALKAAD IS DHIGTO AYUU LAGUGU DILAA
    LKNZE SUNIGU WAA DUCUF AAN QAYRKOOD ISKA CALIN KARIN
    QAZA SHIICO AYUUN U HIILISAY 😢

    • @abdi7932
      @abdi7932 4 місяці тому +2

      Caqligaaga ayaad hadashay, Israel waxay dishay hogaamiyayaal iyo taliye yaal badan oo shiico ah, hadana jawab sidaa u weyn oo u dhiganta kamay bixin

    • @ElHaj-p6j
      @ElHaj-p6j 4 місяці тому +2

      Lkn ku darso iney ku dishay gudaha iraan madaxweynahoodi iyo saraakiil iyo hogaamiyahi xamaas ee martida u aheyd shiico marna sunni uma hiilineyso blse kula daarasho ayuunba arka.

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 4 місяці тому

      ​@@abdi7932 oo sunniga 180 kun oo qof laga dilay yago wadamo sunni ah oo xoog leh 1km wax yar u jiraan oo dawanayaan gunaad gaza ee wax mow sameeyen suniga? Ugu yaran iran waxy u shegy cid kasta inaan yuhuuda ahyn lama taabtaan lkn 80 gwntwl khasaraha haba yarade ay geysteene wa tariikh aan is raail so marin ilaa 67 kii ka dib in fudaheeda lagu weeraro wadan kle ku rido

    • @hassan-adam2895
      @hassan-adam2895 4 місяці тому

      @@ElHaj-p6j
      25dawladood oo SuniYa HogaamiYaYaasHa Xamaas waa AYdiideen inaY DhuLkooda ku NoLadaan Qadar Qudha AYaa ugu Yara dhaw
      In wakhtigoodo DhamadaY iLaHaY AYaa U QoraY lknze Iran 🇮🇷 waa aY udadaashaY Reer falastin inagoo suniYa xitaa magan gaLiYo waa Siin kari waYnaY Reer falastiin🥹🥹

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 4 місяці тому +1

    Ku.scwscw..scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @afanpaleofficial3143
    @afanpaleofficial3143 4 місяці тому

    Iyaaiyaayo

  • @DrMurzal
    @DrMurzal 4 місяці тому +3

    weerarka iyo gumadka qaawan ee Israel ku qaday falastiin jawabta uu maraykanka ka bixiyey waa ka xunahay un bay aheed.
    Markii Israel wax yar la taabto wuu so hanjabin. Maraykanka Isarael iyo reeer galbeed oo dhan wa isku mawqif. Muslimka maxa kala tafararuqay.

  • @Abdi-h4y
    @Abdi-h4y 4 місяці тому

    Jaawabta,ay,laraagtay,waxa,ay keentay innasrula,ladilo

  • @CabdulaahiCabdi-o5s
    @CabdulaahiCabdi-o5s 4 місяці тому

    Aaa

  • @MustafeSaxane
    @MustafeSaxane 4 місяці тому

    Suaal.ogaadeeniy.xiligii.laasaasay.wariiyihii.goobjooga.ahaakeebuuahaa