Xasan Sheekh oo dhacaya ilmo uu abti u yahay iyo ceebti ugu weynayd oo taagan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @mahmudabdiali7877
    @mahmudabdiali7877 15 днів тому +7

    Dhul dhul dhul dhul dhul dhul dhul dhul dhul dhul dhul subxaanallaah madaxweyne dhul maalintoow xilka qabtay ilaa iyo maanta madhulboob buuku jiraa MR DHULEESTE ama xasan Dhuleeste

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 15 днів тому +4

    Xassan tuug bahane ceeb iyo foolxumo ayuu wakhtigisa Ku dhamaysanaya war waxan Hala Iska celiyo tuuga ah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 15 днів тому +5

    Dhulkii danta guud ee loogu adeegi jiray umad hadii laga badalay oo ay rabaan inay qaataan Dad shaqsiyaad ah inay ku doodaan Dadkii Horay u lahaan jiray xaqbay unleeyihiin

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI 15 днів тому +4

    Abgal waa washeen ceebtaan kashekeya

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 15 днів тому +4

    Garabkina Allaha galo

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 14 днів тому +1

    Hasan dhul jecela
    Ma in 7 dhul lagu duubow
    Raba malinta qiyamo

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 15 днів тому +1

    Xasan maxamuud calasow. Ina maqaar yare iyo qaraabadiis madaxaweene. Kuuma yaqaa niin.dhulka shalay waxa siinay nin daarood ah.

  • @AliFidu-lx8gi
    @AliFidu-lx8gi 15 днів тому +1

    Xassan dhiiqo wuu nii sheegey wuxuu yahay 😂 weli dad baa wax ka qora tuuga

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 15 днів тому +1

    war iska celiya mooryaanka walaahay ninkii xabaalaha qotay waxkale kaxishoon maayee

  • @CabdixakinAadan-e1i
    @CabdixakinAadan-e1i 15 днів тому +1

    Xasan guur guurte xishood mayaqano waa madax Weyne horta yuu madax weyne yuu uyahay waa in layska qabta xassn shik sub xana ĺaah ilahay imaanka hagiliyo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 15 днів тому +1

    Hadhow hadii ay katagaan madaxtoyada dhulkii ayqaatem xasan kuli waalaga socelinaa cali gaaf gam ayaa loo joogsanas meley jogto

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 15 днів тому +1

    Murusade ka foogaada waa Libaaxyo aan la daadsan Libaax khoyay mukulaal ha mudina.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 13 днів тому +1

    Ninkaan Xassan calaan la yiraahdo waaba xaaraami weynaadey

  • @Mohamed-ux6hx
    @Mohamed-ux6hx 15 днів тому +1

    Farxiyo Gacal Warsame ma rarkaas baa waxaan kj ogaa Canada

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 15 днів тому +1

    Hawiyoow dowladnimadii xagee ku iloowdeen Deen intaad isku maqantihiin waxaad masuul ka tihiin soomaaliya oo idil laakiin uma jeedaan idinkaa isku maqan dadweynaha soomaaliya waa 30.000.000 million sidee baad u iloowdeen oi aad isku jeesateen wadankii waad dayacdeen ilaaheey ha idin dayaco in aad wax xakuntaana waa qalad .

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 14 днів тому +1

    Xasan madharge halayska qabto.

  • @Sahra-o2x
    @Sahra-o2x 15 днів тому +1

    Xasan xoolo madhargo allakusooqabay

  • @AbdulomarYussuf
    @AbdulomarYussuf 15 днів тому +1

    Aniga madaxaa idaalay aniga ee xasan isagu dowladiisu maxay ka faa iidaa dhul in la isku qabsado.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 14 днів тому +1

    Wax gun ah baa talada loo dhiibay

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 15 днів тому +2

    Ayaantaan waa lagu waayey mr Kabayare.

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 15 днів тому +1

    Israafil. Waa. Tolkeyga. Waana. La. Safanahay. Lkn. Waa. In. Ay. Ka. Haraan. Shabaab. Iyo. Baqti. Iyo. Baadil. Dhamaantiis

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 15 днів тому +1

    Weli ma daargin miyaa hasan

  • @NurRoble
    @NurRoble 8 днів тому

    Xurmadle xsm tobanka madaxweeyne ee afrika ugu aqoonta fog ayuu ku jiraa ilaah markale ha inoo.soo celsho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 15 днів тому +1

    Illaaheey kuuma calfo

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar455 14 днів тому +1

    Is ka celiya tuuga

  • @CabdirashiidMaxamed-z8u
    @CabdirashiidMaxamed-z8u 15 днів тому +2

    50 k Hamblayo sxbkay❤❤

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 13 днів тому

    Hantide Tanta guud Ruux Loma Okola Ee Sharcoga Iska Barro

  • @teatime6853
    @teatime6853 15 днів тому +2

    Xassan sheikh dalxaraashe manashiiniyo muu kashaqeyaa mise madaxweyne miya yaab walahi madaxweyne dhacaayo hantitada dadka shacabka 🙏🇸🇴🤬🥵

  • @deqomohamed4128
    @deqomohamed4128 15 днів тому +1

    War siyaasada dalka meel adag bay maraysaa kasoo hadal masuul

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 13 днів тому

    War Afka Suubso Ee Aqli Ku Hatal Ama Iska Amus Subxanallaah

  • @Ahmedo-qq3ve
    @Ahmedo-qq3ve 14 днів тому

    Israafiil Abakar miyuu yiri mise waa dhegahayga?

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 15 днів тому +1

    Warshada caanaha waxaa iska leh dowlada goofna oo qof leeyahay ma ahan ee dadka yaan been loo sheegin

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 15 днів тому +1

      Dowlada miyaa iska leh mise damuljadiid ayaa boobi rabto ?

  • @abobasement346
    @abobasement346 14 днів тому

    war waxan kuwih dortay tugan weligay man Arag madaxweyneh malinti lah dortay bu dhul dhul dhul war kan mah xishonayo waxaa wajibah in aad ku dushan Argagixisadah u hogamiyoh xasan moryan iyo villa family

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 14 днів тому

    Baacow Cali gaaf Waa Waceysle Abgaal Beenlow Faataale

  • @abidirizakalikeja
    @abidirizakalikeja 15 днів тому

    Waxaan jaahilka ah yaa dadka kaqabta qabiil iyo md wayne soomali maxaa isku keeney murursade waa afar xabo ee baxar hagelin

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 15 днів тому

    Xasbiyallah wa nimcal wakiil
    Allow Kala badbaadi

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 11 днів тому

    Dhilaan soo ma aheyn warshadii caanaha ee dan guud maxaa hadda keenay qeyla dhaantaan qeyb ha laga siiyo warshada ku qoran looxa

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 15 днів тому

    Adiga haddii aad mursade tahay badda isku tuur...

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 7 днів тому

    Guul hantida dawaladda waan la badbaadiyaa.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 15 днів тому

    So in uu damiirkiisa leeyahay

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 15 днів тому

    dadka ha ijaafeynin

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 15 днів тому

    Wariye Abwan kabayare
    So dhaw
    Maxad heysa???
    Dhulka wa in wada hadal lagu dhameya hadii kale dhibato weyn aya dhicin
    Mahadsanidiin

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 15 днів тому +1

    Xassan gurgurte maxishoodo SubhaAllah. Xassan dhiiqo maryihii iyo xishood kii ayuu dhigtay. Adinka kaliya dhibta idinkuma hayo dhamaan Soomali weyn ayuu ceeb iyo caqabad kuyahay. Aduunka ayaa nagu shee keysanaayo.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 15 днів тому

    Allaha sahlo amuuraha somalina kasaar dulmiga

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 15 днів тому

    Asc ❤abdirisaaq kabayare habaryar

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 15 днів тому

    Jaajuus Ethiopian warkaaga ma rabno