CABDINUR: MAXA SABABAY KALA TAGA FAHAD IYO FARMAAJO?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • WARAYSI AAN WAXBA LA ISKULA HARIN | CABDINUR MAXAMED OO SIR FARA BADAN SOO BANDHIGAY | DSF | FARMAJO | FAHAD | ABIY AHMED | MASAR. • CABDINUR: MAXA SABABAY...
    14 Killed, Over 450 Wounded in New Hezbollah-targeted Radio Device Explosions, Lebanon Says.
    95 wounded from Lebanon transferred to Iran for treatment
    The Iranian Red Crescent reported that 95 people who were wounded from the explosions of communication devices on Tuesday and Wednesday in Lebanon have been transferred to Iran to receive treatment, according to reporting by the Saudi news channel Al-Haddad.
    Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
    Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
    Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
    One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
    With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

КОМЕНТАРІ • 258

  • @rashiidayuub6408
    @rashiidayuub6408 9 днів тому +19

    Thank you, mudune A /Nuur. This is worth listening too, A/🎉 Risaaq

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 8 днів тому

      Sxb Hubkan Oromada kunool Puntland ayaa loo’qaybinayaa oo Dani, Abiy & ReerGalbeedka ayaa saldhigyo u sameeyay dadkana waa laga qarinayay iyagoo waliba magac ciidanka Buntland laga’dhigayo ciidankaas Oromka ah Hubkaana iyagaa lasiinayaa shicibow indhihiina fura oo foojignaada 🙄 sabab hadii dakadda haduu hub kasoo dago su’aalaa Iman salaadiinta iyo cuqaasha reer Buntland ayaa is’waydiin hubka xagga loo wadaa laakiin imika wuu kashifmay ilaahaybaa ka’shifay oo waana la’iswaydiin hubka yaa la’siinayaa Danina wuu ka’aamusan’yahay ilaa’imika oo maalmaha soo’socda ayaad maqli’doontaan Cuqaasha Reer Buntland oo ka’hadlidoona waadna arki’doontaan inshaAllah ilaahay ceebtooda ha’soo saaro oo sharkooda iyaga haku’celiyo bi’idnillah kariim 🤲🏼 Ilaahay hubkaa haka’dhigo hubkii cadowgeena Ethiopianka iyo Xalane kuwa fadhiya ee Alshabaab maalgaliya lagu baa’bi’in lahaa inshaAllah ilaahay haka dhigo hibkii Cadowga Somaliya lagu sii jeedin lahaa yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ibrahimjabriil6559
    @ibrahimjabriil6559 8 днів тому +13

    Ninkan wuxuu muujiyay dadka fara kutiriska ah oo daacadnimo ka muuqato si hufan ula shaqeeyay Madaxweynihiisa , thank you Abdinuur👍

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 9 днів тому +9

    😂 dadka caloosha kabuko sakiin haliqaan caac Farmaajo is the best president 🥰 and insulting him won,t reduce his dignity marka saakiin liqa

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 4 дні тому +2

    MashaAllah, wiil caqli badan, karti badan Allaha ku xafido.

  • @jamalabdulrahman6997
    @jamalabdulrahman6997 8 днів тому +5

    Masha Allah walalkay C/Nuur

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 9 днів тому +2

    Xasan Sheikh mahamoud kaliya waxaaa uu sameeyay waaa Moran Iyo Buuq siyaasadeed dagaal Qabiil iyo waliba ISBAARO LAND.
    HAL-HAYSKA HASSAN WUXUU AHAA XOOJINTA ISBAARO LAND.

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 7 днів тому

    Asc waani salamay dhamaan soomaalida wariye guul farmaajo soonoqo adoonabada❤❤❤

  • @Samajecel
    @Samajecel 9 днів тому +3

    Mashaa Allah c/nuur adoo kale Allaha noobadiyo 🎉

  • @abdinuurmohamed1825
    @abdinuurmohamed1825 9 днів тому

    Mahadsanid Sami c/nuur qalbigaaga iyo carabkaaga xaqa Allah haku toosiyo si human oo cad ayaad kudhigtay

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 9 днів тому +1

    WAA HUBAAL INAAN DOORASHO QOF IYO COD AH DOWLADA HADA JIRTA AYSAN QABAN KERIN WAAYO WAQTI BADAN MAHAYSO

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 9 днів тому

      Xasanaa mar dambe waa la dooranaa, asaa meel na garsiiyay meel ka fiicana noo wada. Farmajo wuxu ka midyahay kooxda Itoobiya iyo Imaraadka u shaqeeya oo dadka hubeeya oo jufo jufo iyo qabiil qabiil isku dira. Waligiisna wax aan ceeb ahayn uma tarin Somalia

    • @alisheikh1442
      @alisheikh1442 8 днів тому

      Wakhti wu hesta wadadi dorosho umajedo xasan tuug xarash

  • @ZEKERIYAZek-ti8fc
    @ZEKERIYAZek-ti8fc 5 днів тому

    Cabdi Xaafidoow Wareesigaan Waxaa igaga baxay 1 Farmaajo in Uu Ahaa Tigtaytor Ama Kaligiis Taliye
    Qodobka 1Koowaad Waxaa ii Cadatay Wasiir Arima dibadeed in Uu Ka Sareeyo Shaqaale ama Shabshable Ama diyaariiye Ama Fanaan madaxda u laxameeya In Uu Maran Habaabiyo Hadalkii Wasiirka Arimaha dibada Cadayn Kale Uma Baahna Min giste Farmaajo Waxa Uu damacsanaa Illaaheey Ayaa Naga Qabtay iyo Rag Dadaalkii Waxaa Meeshaas Ka Cad In Farmaajo Wasiir Dhan uu Ka Hormarin Jiray Shabshable Laxanka U Qaraaca ee Meesha doelad Kama Jirin iyo Sistam Dowladeed

  • @umuzana
    @umuzana 8 днів тому

    Masuul Abdinuur Guulayso wall 💙

  • @sahraarab5735
    @sahraarab5735 9 днів тому +1

    Thank you abdi nur we love you & farmajo

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 9 днів тому +8

    Nabar iyo Naxdin Faanbadaa

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu 9 днів тому +3

      Oromo Maa tahay afsomaliga sida loo qoro soo baro..😂

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 8 днів тому

      Sxb Hubkan Oromada kunool Puntland ayaa loo’qaybinayaa oo Dani, Abiy & ReerGalbeedka ayaa saldhigyo u sameeyay dadkana waa laga qarinayay iyagoo waliba magac ciidanka Buntland laga’dhigayo ciidankaas Oromka ah Hubkaana iyagaa lasiinayaa shicibow indhihiina fura oo foojignaada 🙄 sabab hadii dakadda haduu hub kasoo dago su’aalaa Iman salaadiinta iyo cuqaasha reer Buntland ayaa is’waydiin hubka xagga loo wadaa laakiin imika wuu kashifmay ilaahaybaa ka’shifay oo waana la’iswaydiin hubka yaa la’siinayaa Danina wuu ka’aamusan’yahay ilaa’imika oo maalmaha soo’socda ayaad maqli’doontaan Cuqaasha Reer Buntland oo ka’hadlidoona waadna arki’doontaan inshaAllah ilaahay ceebtooda ha’soo saaro oo sharkooda iyaga haku’celiyo bi’idnillah kariim 🤲🏼 Ilaahay hubkaa haka’dhigo hubkii cadowgeena Ethiopianka iyo Xalane kuwa fadhiya ee Alshabaab maalgaliya lagu baa’bi’in lahaa inshaAllah ilaahay haka dhigo hibkii Cadowga Somaliya lagu sii jeedin lahaa yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 днів тому

    Been weynaa wiilku waar Farmaajo nin liita oo jilicsan inuu ahaa waa lawada ogyahay, fahad yaasiin baa awoodisii qaatay

  • @abdikama2990
    @abdikama2990 8 днів тому

    Xagay kuhufnayd waxay,ahayd doorasho ninboobaye

  • @Samajecel
    @Samajecel 9 днів тому

    👍

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 9 днів тому

    Wa khin wzfa farmajo

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 8 днів тому

    Walaal ninka aad warraysano waa nin soo hayda

  • @yayaabdi
    @yayaabdi 6 днів тому

    What fear _ Mongering liar on public eye

  • @ahmedabdi3535
    @ahmedabdi3535 6 днів тому

    Ninkaji waa nin itobiya lasagna waa xidhibaanada u difaacaayo waa kuwo difaacay itoobiya

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk 8 днів тому

    Abdinur iyo Fahad waxeey heleen chackpot waxeeyna isku direen Soomaali Abdihafidna waxuu si dadban weerar ugu yahay dowlada federal ka Soomaaliya balse nasiib wadaag calaa calkiisa wax saameen ah malahan asaga iyo xaafadiisa Puntland been tooda iyo isku dirka Soomaali inteeda kale weey u shaqeen weysay.

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 9 днів тому

    maamuul goboleeyada waxaa loo sameyey ku xumayn somaliland ah laakiin iyagii bay ku qaraxday oo ku xumatay wanaan ku faraxsanahay ilahay idin sii kala fogee aamiin aamiin waayo idinba somaliland nolool iyo huruu mar lama rabtan bur bur mooye ilaahaay waa caadiil idin bur burii idinka insha aallaah

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 9 днів тому +1

    Very good nin dhalin yar oo qiimo badan

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 7 днів тому

    Kani wariye maha wa xanunsanyahay furumajo ku washay kkk

  • @catgoeswild5001
    @catgoeswild5001 8 днів тому

    Saqiir siyaasadeed ayaad caawa noo keentay

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii 9 днів тому

    Ma Farmaajo Shaqaale aha mise Abii🤔? Axadkan weyn wuxu ino sheegaya bal arka.

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk 9 днів тому

    Hada Waxas inaga dhadhacinaya 😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Subxanallah

  • @abdullahiabdirisaq7499
    @abdullahiabdirisaq7499 9 днів тому

    Abi ahmad farmajuu shaqalo uahaay iyo labada dal danahoodo ayaan kawada shaqenayeen midba midkakale dantisa ayuu fiirsanayay marka nin shaqaali kuu ahaay mushaar inaad siso waye lkn in uu kulaxisabtamo dalkiisa danihiisa maladhihikaroo warkaas waa kabad badis

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 9 днів тому

    Farmajo dakadaha bu sinayay Abi lakin waxaba khurxon in xasan siiyo dakada kadibna mamulgoboled laga xiro kanalada

  • @DiiriyeFaaxax
    @DiiriyeFaaxax 8 днів тому

    DAWLADI FARMAAJO KAMADABAYN

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 9 днів тому

    Wariye.fidnoole.ah

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 9 днів тому

    😂😂😂sug... Ma Farmajaa shaqaale abiy u ahaa mase Abiy aa Farmajo shaqaale u ahaa? ninkii sida gabar yar oo la qabo kaalay la dhihi jiray oo farta loo fiiqi jiray oo xitaa inu hal tilaabo oo aan abiy fasaxin qaado loo diidi jiray. Ceebtii ugu weeyneed oo Somalia ku dhacday farmaajo la dhaho

  • @Daud793
    @Daud793 9 днів тому

    Cabdixafiid be fare brother your questions………?

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 9 днів тому

    War bal eega ninkaani beenta uu sheegayo farmaajo sow maaha kii ubaxa ku beerayey qubuurayaashi askartii itoobiyaanka ahayd ee ku shimatay 77 farmaajo shaqeele abiya ayuu ahaa cidkastaana wey ogtahay

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii 9 днів тому

      Waaba yaabanahy😂 Farmaajihi aan naqaanay oo Itoobiya 4dadkodood usaxiixay buu naga gadi raba😂

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 8 днів тому

    Maafiyadii CBB ee ushaqeynaye Aby xabashi. Dalka waaleydinka sifeeyey. Shabaabkii qarsoonaa

    • @cawilshidane5852
      @cawilshidane5852 8 днів тому

      😂😂😂😂 yaan lagaa dareemin madaajidka ka xishooda😂😂😂😊😊

  • @moibrahim7019
    @moibrahim7019 9 днів тому

    Well done 😂😂😂

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 9 днів тому

    Ileen qashin aruuris aatahay

  • @abdigaal6555
    @abdigaal6555 9 днів тому

    Asc ninkan dadka soomaliyed waxey la tahay iney dhago iyo indho laheyn dalkan waxa ka dhacaayo taako taako ayay ula socdan dadka soomaliyed wase laga dhex hadlayaa

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 8 днів тому

    Abdi xafid Haka ilobin iney qalbi dhagax dhibistii itobiya inay wax badan kubadashen nabad iyo Nolol kkkk kk

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 9 днів тому

    Masha Allah Agaasime Abdinur waxa Ognahay In shaley Qaramada Midoobey aysan Codeenin Dowlada Somalia taas oo ay Keentay lacagtii Somalia lagu lahaa aysan Dhiibin lakin Ninkan Abdinuur Dowladii uu kamid Ahaa ee Nabad iyo Nolol ay bixisay 2.8M lacagtaas oo lagu lahaa xiliyadii sheikh Sharif iyo Hassan sheikh Marka shaley Falastiin loo Codeenayey Nalagu Xiray lacagta bixiya hadii kale Ma Codeenesan

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 8 днів тому

    Abdi Nur sxb lacakta meqa kugu so aday usheeg odayga abdi xafid lacag wa qadashee kkk kkk

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 8 днів тому

    😂😂😂😂

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 9 днів тому +8

    Maasha allaah cabdinuur waa runtiis n & n guulaysta m weyne farmaajo iyo fahad yaasiina kheyr baan u rajeynayaa waxaa loo baahan yahay in loo shaqeeyo dadka iyo dalka soomaaliyeed ee qarka ka lulanaaya intaas wixii ka soo haraa waa ila meereyso

  • @idleaden2032
    @idleaden2032 5 днів тому +3

    Ninkan waa nin xikmad badan sida hadalkisa ka muuqata manshallah

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 9 днів тому +15

    Nice talk generally abdinur looks upcoming leader

    • @abdirizakhussein8449
      @abdirizakhussein8449 9 днів тому

      War nin yahow waxaa tahay nin u jan jeera dhanka daaroodka su aalaha aad waaydiiso hawiyaha way ka I duwanyihiindaaroodka ee caadi iska dhig sidaas ku noqon meysid wariye waxaad tahay ruufiyaan u adeegaya daaroodka isha ayaan kugu haynaa

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 8 днів тому

      Agree 💯

  • @DrsMaimonFarahSamatar
    @DrsMaimonFarahSamatar 7 днів тому +4

    Cabdinuur si qurux badan baa u hadashay oo xikmad ku dhisan .maashaa allah jir oo joog

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 9 днів тому +18

    Farmajo noolow jir oo joog waliyaa waa la ogyahay waxa aad tahay hadii aan qabiil lagugu xaqireynin ....libaaxii aamusnaa in aatahay waa ognahay....ee soonoqo adoo nabad ah❤❤❤

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 9 днів тому

      Masoo noqonaya hana kufikirin inuu nin daarood ah villa soomalia madaxwayne kanoqdo hawiye fahm dhagarta dabadhilifka amxaar

    • @Gaashaanle-Sare
      @Gaashaanle-Sare 4 дні тому

      Wa ayo isagu?

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 9 днів тому +10

    Farmajo dad Bay dhibtaa power aad leedahay nin kula mit ah bal ar hakeenaan soomali guul insha alaah ❤❤❤

    • @yousefHassan-qm5rn
      @yousefHassan-qm5rn 9 днів тому +1

      Tima beerte farmaaja majnuun kaas nin qabiil ku taageeray marki laga reebo soomaalida wax garadkaa wuu usoo uray

  • @Abdiyihle
    @Abdiyihle 9 днів тому +7

    Masha Allah waa nin dhisen cabdi nuur

  • @FdowSuldan
    @FdowSuldan 9 днів тому +4

    Masha Allah mudane abdinuur ilxun Kuma aragto🙏♥️♥️♥️♥️♥️🥰

  • @ahmedolad3043
    @ahmedolad3043 7 днів тому +3

    ABDINUR WA NIN WAXABDAN USOJOKAY O KHABIR AH MASHALL🎉

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 7 днів тому +3

    Mashallah ilaahay haku fixdiyo cabdinur iyo cabdixaafid

  • @Junanilll
    @Junanilll 9 днів тому +8

    Somalida goormey qabyalad kabixi Xassan sheikh dowladiisa marka wax laga shega Hawiye aya ceytamaya marka tii Farmaajo wax laga sheega Daarood aya ceytamaya midwalbo waxuu leyahay keyga wax haka shegin 😂😂😂 . Walee sidan sida loogu jira ayuu qiyaamaha dhici . Kan Xassan sheikh didaya in wax laga waxa laga yaba inuunan wali shilling kahelin kan sidoo kale . Somaliyeey dantiina mad garatan oo aad qabyalada iska deysan .

    • @Fircoon-yare
      @Fircoon-yare 8 днів тому +1

      Sxb aniga waxaan tageersanaa dowladii farmaajo darood ma ihi….. aabo farmaajo waxaan ku tageerey sharafteena ayuu difaacey….. ninkaan farmaajo amanaayo waa shiikhaal reer aw xasan….. dadka dhan qabiil wax kuma tageraan waa kuwa aqliga yar ee aan wax soo baranin ayaa qabiil iyo qurun wada

  • @anasvfofficial9130
    @anasvfofficial9130 4 дні тому +1

    Shariifka Waa Hogamiyaha Iyo Agasimaha Xoogweynta Shacabka N&N

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 8 днів тому +3

    C/Nuur BaarakaLlaah Fiik you're very clever and articulate young man guulayso and I'm very proud of you we appreciate your service in our Country JazaakaLlaahu Khayran brother.

  • @MohamedIbrahim-tl8tc
    @MohamedIbrahim-tl8tc 9 днів тому +14

    Waxaan waraysigan kafahmay iney nabad iyo nolol wali amin sanyihin Ethiopia iney wll yihin wana ayaan daro iney kuwan iyo kuwa lamid ah aynoo yihin siyasin

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 9 днів тому +2

      Adigu dhegahaagu ma maqlaan miyaa Xassan dhiiqo markuu leeyahay Ethopia waa walaalaheen oo Alshayaadiin bay naga difaacaan isagu wuu u fasaxan yahay miyaa reer Shurun Shuursamaale aragiin nectar dulinimo waxaan ahayn meesha kuma haysiine nacasnimada meesha kala tag .

    • @MohamedIbrahim-tl8tc
      @MohamedIbrahim-tl8tc 9 днів тому +3

      @@boolocadey4661 mufaqa calamadahisa waxaa kamid ah cayda adigana waxaa tahay munafaq waxana kaa dhaxhadlayo sirdonka Ethiopia oo baryahanba kadhax hadlayay munafaqita isku dira uma Somaliyed rerkeyga aya sharan shur kushegtah lkn aniga kaga haduu somali yahay asigan dunida ugu jclhy hadad tahay xabashi awowga ayaa awowgey baray hilibka cirin aniga waxan ku baraya sida hilibka maqarka logu cuno libaxu libax ayuu dhala jirkuna jir ayuu dhala

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 8 днів тому +1

    CABDINUUR IYO NIN XIIQSAN OO WARIYE SHEEGANAYA OO AAN XOG BADAN HAYN , AYAA IS HELAY, CABDINUUR WAA NIN WAXBARTAY KANA SOO SHAQEEYEY ARIMAHA SOOMALIYA, CABDINUUR KABUHUU LADUL MARAY CABDIXAAFID OO XASAN CULUSOOW KALIYA QANCINAYA.😂😂😂

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 9 днів тому +12

    Aqoonyahan Abdinur mashaAllah

  • @AbdikarimMohamedDigaaleAbwaanX
    @AbdikarimMohamedDigaaleAbwaanX 47 хвилин тому

    Bal sheko ciyalo schoolkan kan day,kkkkkk war caruurtii aad uwarami jirteeen ilbxe,

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 9 днів тому +2

    Horta hadaan puntland nahay kalmadii madaxwayne x.sheekh si qaldan baa ufasiranay isagu wuxuu ula jeeday puntland haday heshiin waydo dhexdeeda way burburaysaa marka hadalka in la qaloociyo waa laga fiican yahay

    • @darishore814
      @darishore814 8 днів тому

      Somalida xalaasha ayaa thy Walahi guri fiican inaa kuso bar baartay Bey cadeeneysa hadalkaas. Gresinimada laguu sheegayo waa intaas ina runta hadii ay Qaraar thy sheegi karto

  • @YusraAbdulkadir-g4z
    @YusraAbdulkadir-g4z 9 днів тому +2

    Qofkasta magac ama mansab iyo maqaam raadinaya hadii uu walalkiis muslimka ah dhiigisi daadiyo waa dulmi iyo xadgudub abood kasta lahaw sidan wada og nahay marka kursi 🪑 raadinay dhiig ayay daadiyaan ilaahay ka baqa maalin la is xisaabinayo aya imanaysa noloshan Nolal an dhamaan aya ka dabeyso Allah an ka wada baqno 🫵🫵🫵☹️

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 9 днів тому +1

    Dadka dhahayo farmajo ayaa isku cid tihiin waxaan leenahay waryaada farmajo nin uma sujuudo mana tuugsado ixtiraaf.....waryaada dalka hada waxaa jooga dadka aad u hiilinaysaan bal aan idin aragno meesha aad gaarsiisaan....hadalkiyoo kooban farmajo meydadka lama soo bixin😅😅😅😅

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 8 днів тому

      Maxey tahay meykaad ka hadleyso farmaajo kuwo nool ayuu meyd kadhigay k galbeed diyaarado ayuu u raray hub oyo ciidan wuxuuna laayey dad aan 200 kayaray sidookale dhuusamareeb diyaarad ayuu ciidamo ku raray waxey dileel dad aan kayarey 200 oo qofood waa la ogaay muqdisho wuxuu ku dhigay dhibaato in uu madaxdii dalka ugu sareysay xabad ku eryaday hoteeladay daganaayeena ku weeraray Wali ma aragtay xasn sheeq oo dowlad goboleedyo weerarayo oo dad soomaaliyeed soo laynaya waa Maya Wali ma aragtay asagoo madaxdii ka horeysay weerarayo ama dhibaateynayo waa Maya iskadaa inuu sidaas sameeyo ee dalkii nabad ayuu kadhigay wuuna xoreeyay

  • @AbdullahDirir
    @AbdullahDirir Годину тому

    Hadal macno badan lahayn.. luuqad dublamasiyadeedna maaha in la dhaho Abiy Ahmed ayaa Farmaajo ushaqaynayay!!!

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 9 днів тому +1

    Faramaajo.&.fahad.waa.laba.nin.oo.isla.shakheynaayey.ee.aabe.&.hooyo.mawada
    Dhalin

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 9 днів тому +19

    MaskiiN Madaxweyne Farmaajo Sawkii ushaqeynayey Ethiopia Ee Yidhi Fadaraal Ayn Noqoneyna, Ee Udhiibey Halgama Somali Ah Qalbi Dhaggax, Somalida Ninba Sida uu Rabbo Ayu uhadlaa.

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 9 днів тому +5

      waa waalanyihiin, waa propaganda iyo been. Farmaajo hal tilaabo ma qaadi karin hadowsan Abiy fasaxin

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 9 днів тому

      MAXAMED AXMED IYO A F DIINI WAA RUNTIIN FARMMAJO INUU U SHAQYNAYAY ETHIOPIA, SU'AASHA WAA IMMISA KHAA'IN AYAA U SHAQAYNAYSAY ETHIOPIA AMA KENYA 🇰🇪 ILA TIRIYA KUWA NOOL QAAR KA MID AH 1. CALI MAXAMMED GEEDI 2006 WAA KII CIIDANKA ETHIOPIA KEENAY MUQDISHO, CIIDANKAAS WAXAA AY CALANKA ETHIOPIA KA TAAGEEN VILLA SOMALIA IYO WASAARADDA GAASHAANDHIGA , XAMARNA WAXAA AY KU XASUUQEEN DAD KA BADAN 50.000 OO QOF. 2. SHEIKH SHARIIF, CUMAR C/RASHEED IYO C/RAXMAAN C/SHAKUUR BAD SOOMAALIYEED AYEEY KENYA KA IIBIYEEN. 3. XASAN SHEIKH 2012 - 2017. WAX YAR AAN KASOO QAATO GEFAFKIISA A. WAXAA UU YIRI QARAXA NAIROBI KA DHACA SIDAAN UGA NAXO UGUMA NAXO QARAXA MUQDISHO KA DHACA. B. XASAN IMAARAATKA AYUU U SAXIIXAY DEKADDA BARBARA, AXMED SIILAANYO IYO XASAN WAXAA AY QEYBSADEEN XAQAL QALINKA. C. XASAN WAXAA UU IMAARAATKA U SAXIIXAY DEKADDA BOOSAASO, XASAN IYO C/WELI GAAS WAXAA AY KALA QEYBSADEEN XAQAL QALINKA.
      D. XASAN WAXAA UU SAMEEYAY WAX AANEY SAMEYN M/WEYNE SOOMAALIYEED TAARIIKHDA WAXAA UU BOOQASHO KU TAGAY JIGJIGA WAXAA UU KU CIYAARAY DHAANTO WAXAA UUNA JIGJIGA KAGA DHAWAAQAY IN DHULKA SOOMAALI GALBEED UU YAHAY DHUL ETHIOPIA LEEDAHAY. 4. XASAN SHEIKH 2022 -2024. AAN SOO QAATO 2 DHACDO OO XANUUN BADAN. A. XILDHIBAANAD MARWO OO SHARAXNEYD M/WEYNAHA BAARLAMAANKA ADDUUNKA AYADOO RAJA FIICAN LEH XASAN SHEIKH AYAA KA HORISTAAGAY WAXAA UUNA TAAGEERAY MURASHAXII TANZANIA, XASAN SHIEKHNA WAXAA UU KU BEDESHAY DHUL LAGA SIIYAY TANZANIA. B. SIDOO KALE XILDHIBAANAD FAWZIYO OO U SHARAXNEYD GUDDOOMIYAHA AFRICAN UNION, XASAN SHIEKH AYAA IS HORISTAAGAY BEDDELKANA WAXAA UU TAAGEERAY MURASHAXA KENYA RAILA ODIIGA, KENYA WAXAA AY XASAN KU ABAAL MARISAY DHUL.
      BAL IDINKA QIIMEEYA KUWAA AAN KOR KUSOO SHEEGAY WAXA AY MUDAN YIHIIN IN LAGU XUKMO.

    • @fatimabarre936
      @fatimabarre936 8 днів тому

      Sax walal wa jirta balse jar ladherley bey aheeyd farmaajo sumcada looga dheelo qofkii
      arimahas fududeeyay wala Yaqaan itoobiyana Sidney rabtey bey suubisey markii danbana wey soo daysey qalbi dhagax

    • @sahroyahyedamey6794
      @sahroyahyedamey6794 8 днів тому

      Cawaan wixii la arko ugu sacab tumaya ayeey arkeen. Masaakiin badan oo kano kalaane waa soo urusaday.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 8 днів тому

      Sxb Hubkan Oromada kunool Puntland ayaa loo’qaybinayaa oo Dani, Abiy & ReerGalbeedka ayaa saldhigyo u sameeyay dadkana waa laga qarinayay iyagoo waliba magac ciidanka Buntland laga’dhigayo ciidankaas Oromka ah Hubkaana iyagaa lasiinayaa shicibow indhihiina fura oo foojignaada 🙄 sabab hadii dakadda haduu hub kasoo dago su’aalaa Iman salaadiinta iyo cuqaasha reer Buntland ayaa is’waydiin hubka xagga loo wadaa laakiin imika wuu kashifmay ilaahaybaa ka’shifay oo waana la’iswaydiin hubka yaa la’siinayaa Danina wuu ka’aamusan’yahay ilaa’imika oo maalmaha soo’socda ayaad maqli’doontaan Cuqaasha Reer Buntland oo ka’hadlidoona waadna arki’doontaan inshaAllah ilaahay ceebtooda ha’soo saaro oo sharkooda iyaga haku’celiyo bi’idnillah kariim 🤲🏼 Ilaahay hubkaa haka’dhigo hubkii cadowgeena Ethiopianka iyo Xalane kuwa fadhiya ee Alshabaab maalgaliya lagu baa’bi’in lahaa inshaAllah ilaahay haka dhigo hibkii Cadowga Somaliya lagu sii jeedin lahaa yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @omarismailmohamed4940
    @omarismailmohamed4940 11 годин тому

    Dalkeenu wuxun u baahan yahay dhalinyaro Daacadnimo karti iyo wadaninimo iskula darsaday sida inankanoo kale Respect 🙏

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 51 хвилина тому

    Farmaajo wuxuu shaqaalo Ethiopia ah 💯

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 9 днів тому +1

    Hada ayey ahaydmarkii C/laahi Black oo ahaa xildhibaan weliba kuwa ugu miisaanka culus loo diiday inuu meydka walaalkii geeyo deegaankiisa sidoo kale proff Jawaari oo ah ninkii ugu sareeyay ee digil iyo mirifle in meydkiisii iyo noloshiisii labadaba loo diiday

  • @aragtidaxortaah.558
    @aragtidaxortaah.558 День тому

    ASC. ABIYE. AHMEH. AYAA. SHAQAALE. U. AHAA. FARMAAJO. MA. AAHAN. HADAL. MISAAN. LEH MANA. AHAN. HADAL. MASUUL. SARE. U. KU. HADLI. KARO. WUXUUN. BUU. CADEYNAYAA. MISAANKA. IYO. HEEEKA. SIYASADEED. E. U. GAADHSIISAN. YAHAY. WUU. MAHADSANYAHAY. IN. U. IS. KAAYO. BARAY.

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 День тому

    M/farmaajo shacabka ayaa jecel wuxuu qabtayna lama inkiri karo. Guuleyso c/nuur nin dhalinyaro ah si xun wax u sheeg buu kaa rabay ninkaan wariyaha sheeganayo allaha caafiyo ninyahaw farmaajo madax weyne ma ahan

  • @xogbaar
    @xogbaar День тому

    Qalaas way kala carareen garab siyaasadeed kama tirsani hadduu yiri xisbigaas ama kooxdaas isma sheeganno weeye

  • @koshinhassan9120
    @koshinhassan9120 День тому

    Alxaqiiqa lkn xsm isaga kufishilmidina isagoo bahdilan ceebaysana dalkan iskaga cararidona dalkaan qifna shati leeg kama samesankaro wuxu rabo ha ahaadee ee taan shacabka sinaaliyeed lagu qasbin in ee Magalo madaxda dalka ka wareejiso muqdisho oo ee geesato meel lowada simanyahay loogana tashado qaranka somaaliyeed

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu 8 днів тому

    Xayawaan…kulahaa Abi Faraajuu ushaqeenjirey 😂😂😂😂😂…..sheekada geeskakale

  • @faafintadiintaislaamka2942
    @faafintadiintaislaamka2942 2 дні тому

    MAANSHALAAH CABDINUUR WAA NIN QAALIYA DEGENAANSHO LEH ISLA MARKAANA AAN ISLA WEYNEYN WELL DONE IYO WAREYSI XIISO LEH THNKS AWOOWE

  • @iifahantv7013
    @iifahantv7013 7 днів тому

    Kan isagoo dawac ah ayuu ethiopia 🇪🇹 ka yimid Mogadishu yimaday markas madax waynaha been buu ka sheegaya

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 9 днів тому

    5 Sano Farmajo As Lama Dagaalin Dowrasha Ma Qaban Arimaha dibada Waxba Kama Qaban Amniga Casimada Meshi Ugu Liito Ayu Aha 4 Dagadod Ayu Aby Siiye Wax Ow kaka Badashay Majirin Dal Xureye As 72 Degan Cagta Mariye Ow As Ey Heysteyn Arimaha dibada Caalamka Ayu Nagu Xiray Amniga Casimada Seyf Waye Berigq bulshada Afrika Lagu Biiray Deyn Cafinta Cunaqabateynta Dal Xureye Adan Cade Kabacdi Madaxweynihi Ugu Ficnay

  • @hassanmohamud7556
    @hassanmohamud7556 4 дні тому

    Abdinur extraordinary person, I wishing you bright future,💯

  • @farhiaahmed6011
    @farhiaahmed6011 3 години тому

    MD farmaajo guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 18 годин тому

    Warkan anigaa aqaano shoowista aan runta aqoon waayo

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 7 днів тому

    Kkkk Abii ayaa Farmaajo u shaqaynayay mise Farmaajo ayaa Abii u shaqaynayay??? Kolay qofkii caqli leh wuu ogyahay sida ay xaaladuhu ahaayeen.

  • @zahrasaleh396
    @zahrasaleh396 3 дні тому

    It was not logical to send medical products via military plane. There was a military conflict between Ethiopia and Egypt. And to delicate situation of Somalia, it wasn't impossible to support sides or to interfer other countries' problems.

  • @muqdisho.
    @muqdisho. 4 дні тому

    isma dhaanto iyo dhasheed, dad aan ehel u aheyn ayaa dalkaan xukunkiisa nasiib u helay!

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 9 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂beenlow nin dhintay iyo nin dheer buu marqaati u qabsadaa wax walba banaanka bay yalaan sorry you can’t help 🤮🤮

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 8 днів тому

    Maxaad ka wareysaneysa cunugan miskinka ah farmajo gacanta inta la qabto ayaa meeshi la rabo loo wadi jiray. Abaha ku was

  • @HassanOmarRage
    @HassanOmarRage 5 днів тому

    Hadii Diyaaradu, Diyaarad Military Masar laga leeyahay ma Ethiopia ayaa Xamar ka hortaageeysa?

  • @TheAlishire
    @TheAlishire 9 днів тому

    Kkkkkk ninkaan Abdihafid wuxuu KA baqayaa in la yiraahdo qabyaalad baad puntland UGA fogaaneysaa wanaagaa ay sameysey
    Abdihafid wuu jecel yahay saxaafada laakiin saxaafadu ma jecla

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 8 днів тому

    Wiilkan xishood maleh, Ethopia ayaad ushaqeyneyseen adinkaa la idinku shaqeysanayay.faan been fadlan ha la iska daayo. Sidaa been u fuufeyseen wa idinkii cararay

  • @cabdifatahcabdifatahyare3088
    @cabdifatahcabdifatahyare3088 8 днів тому

    Dadka bini adamant wey kala caqlibadanyahiin farmajo wuu ka caqli badna Aby axmed tas wa xaqiiq

  • @SUMAYOMAXA
    @SUMAYOMAXA 2 дні тому

    Abiye aa shaqaale u ahaaa farmaajo waa wax lagu qoslo😂😂😂

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 8 днів тому

    Sxb cey maaha, ninkan 3 sano ka hor wuxuu sheegi jiray in doorasho cod iyo qof ah in ay qabanayaan. Haddana waa xiiqsan yahay been balaayo ayuu buufinayaa. .iskeeno waxna matareysid waana lagu arkey.

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 8 днів тому

    Ninkii diyaarada lagu qaatay oo kenya loo geeyay, Miyaa loo shaqeynayay. Ninkii wadan kiisa daawo loo keenayo lagu amray in uu diido miyaa loo shaqeynayay. War isku xishoo ceeb kuma kartee.

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 9 днів тому

    Been mahan malin maluma Soo xadgubin ee waxa uu maareeyey danta somaliya sxb daroodka diyaarada somalia halooga danbeeyo plz

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 8 днів тому

    Wasiradii arimaha dibada cawad iyo mxmed c/ dulqadir 2 wasiir itoobiya xilka ka qatay walawada ok yhy yutubka ayay kujiran ayago Hadlaya 2 wasiir cebey tacal

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 8 днів тому

    Wasiradii arimaha dibada cawad iyo mxmed c/ dulqadir 2 wasiir itoobiya xilka ka qatay walawada ok yhy yutubka ayay kujiran ayago Hadlaya 2 wasiir cebey tacal

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 5 днів тому

    Wa siyasad waligodna. Akala tegayan ee hada xil mahayan wa shacab nin walba dantisa ayu raacayan

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 8 днів тому +1

    Farmajo IYO Fahad waa walaalo raguna waa isqabtaa. Umamaleynaayo inuu colu kadhexeeyo waa un siyaasad. kala duwnaadeen waxba yaan la buun buunin fadlan Guul iyo horumar farmajo iyo Fahad insha Allah.

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 8 днів тому

    Nin kii doorashada qof iyo cod udurbaan tumijiray oo lacagta ku bixinjiray iyo in lacaayo dadka ayaa maanta nin kale iskavdhigaya

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 8 днів тому

    Cajiib?
    War Itoobiya sow ma ahayn cadowga umada Soomaaliyed abidkeed?
    Soomaalidii waxaa codow isga dhigay siyaasi.
    Waxaa cadowgii Itoobiya ka dhigay wadani iyo ahal waa siyaasi.
    Soomaalida waa in ay dhulkooda ka difaacaan cadowga Itoobiya.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 8 днів тому

    Meeqo dagad ah baad siiseen Waxa umada soomaliyeed Godka hada ee ku jiraan waxaa galiye Farmajo