QISADA GABADHAN WAA MID AAD UCALOOL XUMA BADAN QALBIGANA TAABANAYSA SXBTEED AY CAAWIN JIRTAY AYAA😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #qisas #channel #comedy #

КОМЕНТАРІ • 71

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Рік тому +4

    Wcs Abaayao mcn Ayaan masha Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +4

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts Рік тому +4

    ana uhoreeyo ❤

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk Рік тому +3

    Subxanaalh subxanaalh 😢😢😢😢

  • @asliabdilahijamac2986
    @asliabdilahijamac2986 Рік тому +4

    Ayaan abyo waxan ahay gabar 18jir ah hooyo io gabar ima Nola iwani abyo mcn 🥰❤🫂

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti Рік тому +5

    Wsc alla yes anaaa ugu horeeeeeyo ❤❤❤ alle haku caafiyo san kugu xisey waanba kuta bey walhi saan usoo indha wey naaay waan daaaley😂😂😂😂

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 Рік тому +3

    Subxanallah dadka qaar waa layaabe qof maskina oo dacada bay laqdabenayaan ayaaney maragta dad waxa a rkee adavaqon oo noloshoda dhan ku fatahaaya ani wan layaaba 10 mar kabadan arka

  • @Nasro283
    @Nasro283 Рік тому +2

    Subxaanalah aduunka wax kasto waa lagu arka.subxaanalah#

  • @ayaanmaxameddaud1749
    @ayaanmaxameddaud1749 Рік тому +4

    Welcome back marwo qurux badan ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +4

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo Allha kaculeska inshallh

  • @RAMLAALIO
    @RAMLAALIO Рік тому +9

    Waaaw first to view congratulations to me

  • @salmaancalifaarah9978
    @salmaancalifaarah9978 Рік тому +3

    Xageen kaala soo xidhiidhaa qiso ayn kuu haya

  • @idil5758
    @idil5758 Рік тому +3

    Soo dhawooe ayaaniita❤❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Рік тому +2

    Wlh waaa qiso cibra qaadasha mudan

  • @MunaJ-h4s
    @MunaJ-h4s Рік тому +3

    Sheeko cajab le...sxb la aaminayo ayaa yar😮
    Ayaan mahadsanid Ayaan

  • @MarwaHajji09
    @MarwaHajji09 Рік тому +3

    Wllo ayaneey qiso dheer oo sidii umu ruwaydoo kale nosoo dhig wllo ❤

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Рік тому +2

    Asc ayaan quruh waanku salaamey mcnto illahey haku caafiyo siz❤❤❤

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 Рік тому +3

    Dhib ma leh hooyo ilma korineyso waqti ma heyso mar waba istiraaxa qaado qofki daacad mar walba asaga guuleysanaayo kan sharta wado asaga ku halaagmayo

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt Рік тому +4

    Anaa uhoreeyo ❤❤❤

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 Рік тому +1

    Maasha alaah waasheekoyaableh soomaalideenasaaskamasuurogasho arcarabaa ma ashahaataanoo yaasiinkaiyotabaaraka

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 Рік тому +2

    Ayaaney marka idhahaday Gabdhaha saloon ka ayu ka sheekeeya aya fahamay inad Qisadan so waadid Abutalal wa funny 😂😂

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts Рік тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому +3

    Masha Allah❤❤❤❤

  • @sabariinahmed9789
    @sabariinahmed9789 Рік тому +7

    Ayaaney. Hddaan video dawanayayey ilahay dartiisa kuu jeclhy walshey❤❤❤❤

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Рік тому +3

    Dadka awoodo in eey hadlaan ama dhagaydtan wax badan waxaa ka mida saalon leyda taksiilayasha.iyo kuwo kale aya jira salon leyda wax badana waka warqabaan 😂😂

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 Рік тому +2

    Wcs ayaan indho weyn ❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 7 місяців тому

    Subaxanallah

  • @jhg5545
    @jhg5545 Рік тому +2

    Abayo malamahan wa ku xixisonale 😇🌺

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts Рік тому +1

    yacaney beec mushtar

  • @ziyaibrahimaasiyoibrahiim7559
    @ziyaibrahimaasiyoibrahiim7559 Рік тому +3

    Anigu qadadaa kugu kor cunayaa 😂ayaaneey

  • @ifraahmahamed4331
    @ifraahmahamed4331 Рік тому +2

    Asc ayan qurux hada ayan qado kugu karsanoyaa kawaran baayo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Wcs walaashey mcn ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Рік тому +1

    Wxn is lahaa waa baxsan doonta iyado uur leh lkn wx kasto dhaca ilmo aan dhaly beyci iska daaye anoo nool 2 beri qof ehela ma hysten xtaa .illaahy nama a fogeyo ani io ilmhyga mustqbalka

  • @ijaboabdi-yx5eh
    @ijaboabdi-yx5eh Рік тому

    Asc ayaney wlhi wan kujeclhy♥️💋 runti ilahey hakuxafithu

  • @Farhia-
    @Farhia- Рік тому +2

    Ayaaney midan kuficnhy wxe tahy reerkeyga ama gureyga hoyadey xitaa ugama shekeyo waba necbahy in laogaado nolosheyda qaaska ah wllhi reer horay igaso dumay maalinka ley furay dadki dhan wayaaben webe is jeclayenyen eekabixi waye nolosha iiqarsaned warba uma haayin wllhi 16jir ahaayne alx hada reer kale leyahy cidna lama shekeesto

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Рік тому

    Kheer ha sameynin shar kuma timade somalida dhaxdaa dadka qaar musibo waye

  • @hamdialihussein
    @hamdialihussein Рік тому +1

    Wcs abyo ayaan wanku way malmahaan

  • @Wacaneeyy
    @Wacaneeyy Рік тому +2

    Wcs Ayaaneey Sawda Qisadeeda intee Ku dambeysay Ma Fiicnaatay😢 Noo Soo Weydii Abyo

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  Рік тому +1

      Way dhamaatay wayna nabad qabtaa wllo

    • @Wacaneeyy
      @Wacaneeyy Рік тому

      @@QisasChannel Lugaheeda Mku Socotaa Neh

    • @xamdideeq422
      @xamdideeq422 Рік тому

      ​@@WacaneeyyHaa lugaheeda ku istaagtey alx

    • @aaseditz6667
      @aaseditz6667 Рік тому

      ​@@xamdideeq422 m.a❤❤

  • @XananShire-cq6cz
    @XananShire-cq6cz Рік тому +1

    Wcs ayan alp6

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Рік тому

    Wa la masquli kara habo dhibkuma qabno ee alle ado nabad ah hado noso ka celiyay wa falilahil xamdu ee ani hada duhuradi sogaliso koley galabti aya hoshakugu qabsana ani qisoyanka cannel kan galabti ina hosha ku qabsada jeclahay cannel ka weyna haben ki marka jifan raba dawada habo alle qeyr haku siyo

  • @ShukriShukriyuusuf
    @ShukriShukriyuusuf Рік тому +1

    Ayaaney wlhi Wad iga qoslisay shaadiyo sharaf mad ku keen keentay wankugu fahmay

  • @KeyfMohha-ji5xl
    @KeyfMohha-ji5xl Рік тому +1

    Asc wll

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Рік тому

    Mashaa Allah Ayaaney mahadsanid

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Рік тому

    ayaney wan ku slame abyo. allha ku xafido abyo

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Рік тому

    Walahi waligey ku ma ri yonin ina ba saxib sir ushegto hadana alle ayan kamagan galay wa gabar iyo wiil keda oo masiba ah acudubilah

  • @fatuunabdi1587
    @fatuunabdi1587 Рік тому +1

    Ayaan caar boon maxa ladhahaa

  • @MumtaazMumtaaz-vy6hu
    @MumtaazMumtaaz-vy6hu 5 місяців тому

    Ayaney anu wxn ka tirsanhey hablaha koferka ka sheqeysta lkin sas ma ahi manta wd nagu fogatey hdan nahey bahda koferada😅😅

  • @nasiibCigaalxirsi-wo7uo
    @nasiibCigaalxirsi-wo7uo Рік тому +1

    Thanks xabibi 😊

  • @nabihamoussa8937
    @nabihamoussa8937 Рік тому

    Asc Ayaaney wll markaste waxaad mooda inay reer somaaliya uun kudaawadan anu reer jabuuti ayaan ahay wll marka nagada markaste haadhihin reer somaliya

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 Рік тому +1

    Naag somli nin laguma dirikro iney ayada nacdo oy argto ma ahee aduunka wax kanin jecl malaha allow an latalin nag somli hadhow bey kuledahy ninkeygaa igu dirtay hadii lagaraco xata sabar leen dhahaaa😂

    • @sabarinabdi1199
      @sabarinabdi1199 Рік тому +1

      Wale warunta ninkeyga erabta ekuledahay ado danteda ushegayo yab

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 Рік тому

      @@sabarinabdi1199 ha ushegin waligaa abyo iska sabar lee ladhahaa

  • @HindaHassan-n2x
    @HindaHassan-n2x Рік тому

    Naa ayaaney inkastoodadan igirinen wyo muqalkan malindanbe dhagesanayaa wad iga soslisay qadaanba kugu karsanayas

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Рік тому

    ❤️❤️❤️❤️

  • @sucdish3972
    @sucdish3972 Рік тому

    Ayaaney ani saaxiib la,aan ahay bal ka sheekee

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc Рік тому

    Ninkayga leyguma diri karo qof qof lagu dari karo maba ahn qof jira naguhuna wexeyba ubdanyihin xasidin taas sa lo gudiray ninkedana waba doqon awlba nag mahen

  • @Muhiim181
    @Muhiim181 Рік тому +1

    Ayaaney adiyo asxbtaadu noosoo duceeya abaayo magaaladayadii sanadka hada socda oo dhan dagaalaa kasocda oo maatadii iyo caruurihii meelahaas ayey dayacanyihiin 7 bilood baa dagaal kasocdaa magaalada laascaanod illhay colaada hanaga qaboojiyo

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 Рік тому

    Ika ilaali saaxiibka kun mar cadowgaga har mar

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому +2

    Ku saliya NNK SCW SCW