3DSXDII GUUR AAN SOO GALAY EE MIDBA MIDKA KLE KAXANUUN BADNAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 82

  • @hoodocamuud2836
    @hoodocamuud2836 11 місяців тому +4

    wlhi ayaaney ninkii aan aduunka ugu jeclaa ayaa meher iyo aroos dartii ku kala tagnay mise mid aana rabin😂😂

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 11 місяців тому +5

    Ilaahoow guurka uuna naga halaabin raboow adaa casiis ah🤲sedex guur midba ka kale ka xanuun badanaa😢

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 11 місяців тому +2

    ayan salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 11 місяців тому +3

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl 11 місяців тому +1

    Hooyo la,aanta dhibkaas oo dhan marsiinaya ilhy ha u naxariisto maamadaas anana hanoo daayo waalidiinteen😢

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 11 місяців тому +1

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Insha Allah Allaah guurka hanoo fududeeyo Insha Allah

  • @falishassan528
    @falishassan528 11 місяців тому +2

    Aniga waan kufahmay oo ayeeyo ayaan ahay 😂😂😂

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 11 місяців тому +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 11 місяців тому +2

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙💙😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yaasmiinalimohammedyaasmii8294
    @yaasmiinalimohammedyaasmii8294 11 місяців тому +1

    Ayaaneey wan ku xiisay runtii ❤❤

  • @HudaNuur-y1t
    @HudaNuur-y1t 11 місяців тому +1

    Waanku salaame abaayo wxaan rabaa talo intee kala soo xariiri kraa xppti ❤😢🎉

  • @halista3994
    @halista3994 11 місяців тому +1

    Ayane walahi maxa dabeecadyda ledahy😂😂😂 subxanallah😂😂ilahey haku barakeyo wll qali 🥰

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 11 місяців тому +3

    Mashallah poqoradeydii ayaan qurux badan mahadsanid xapipti ❤🥺💯

  • @safiyomohamud-x6y
    @safiyomohamud-x6y 11 місяців тому

    Asc xabibti manshallah illahy ha ku xiifdiyo ❤ gabdheyd aad bay ku jecshahy ❤waxyna kudhahdaa ayan qurux😍 wayna kuso salamaysaaa❤

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 11 місяців тому +3

    Abyo wakufahmay Lakin waxan kusoQorux maa firisid maxa kuku subiyay abayo Qali

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  11 місяців тому +1

      Halkeed iigu sooqprtay

    • @caashocayuuni
      @caashocayuuni 11 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 11 місяців тому

    Qurxy alle hku sharfo aduun iyo akhiro

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 11 місяців тому

    Muxuu mid soo dhashay oon ubad rabin u gursan wayey duqa acudubilaah yuu waqtiga kaluminaya salamaad minkuli afaad

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 11 місяців тому

    Ayaaneey caawo wax moodaa inaa si umurugeesan tahayee abaayo mawax dhibaa kugu dhacay walashay qaliyaa

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat2513 11 місяців тому

    Abyo ayaaney maxanunsan thy ilgoya xoog ayaa kaa muqata abyo mise anaga farxadayna darteda udhola cadaynsysaa abyo wqx walba jira alla og ee cfmd taam adiga io fmlkg io inta muslimin ah abyo❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 11 місяців тому +4

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 11 місяців тому +2

    Wcs ayaney❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 11 місяців тому

    Wcs my dear abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay

  • @falishassan528
    @falishassan528 11 місяців тому

    Masha Allah our queen 👸 ❤

  • @FaadumoFaadumo-u8x
    @FaadumoFaadumo-u8x 11 місяців тому

    Ayaaneey abaayo sheeko cab cabsi😮😮😮😮

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd 11 місяців тому +1

    Ayaaney caruur wawayn ba kudaawta 😂

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 11 місяців тому

      Carur waxbadan og naha🤣🤣🤣

  • @Nasro283
    @Nasro283 11 місяців тому

    Wcs wan ku salaamay.Ayaan caday❤❤❤

  • @dahaboomaryusuf
    @dahaboomaryusuf 11 місяців тому

    Maasha Allaah ❤❤❤❤❤

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 11 місяців тому

    love you ayaaniiita❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni 11 місяців тому

    Wcs ina gobdon m,a shugran ❤❤❤❤

  • @nasracalimaxamed7980
    @nasracalimaxamed7980 11 місяців тому

    Waa lasoo dhaqsaty m.a❤❤ayaan qaali

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 11 місяців тому

    😭😭😭
    Maskiin adbaan ugu xumahay gabashaas

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 11 місяців тому

    Ninkaan muu guursado naag wayn oo dadiisa u dhaw ileen ilmo ma rabo gabadhaan yar mastaqbalkeeda ka qasaarinayaa

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 11 місяців тому

    Ayan mahadsanid muqalada ad nalasowadagdo

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 11 місяців тому

    Ayann gabdonn ❤

  • @SahroMacalin-f3b
    @SahroMacalin-f3b 11 місяців тому

    Qof inaxarisan wayay Uma naxarisanayoh walahi😅

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 11 місяців тому

    Gabadhu baarisanaa😂. Anigu inu dhinto Allah ka baryi lahaa umaleynaa😂

  • @ayanshaafici8348
    @ayanshaafici8348 11 місяців тому

    Cawaa yaa ku so ducay?
    ayaansy masha allaha qabta 3 iyo 4 naag nool❤

  • @Farxiyo-ez3ps
    @Farxiyo-ez3ps 11 місяців тому

    Ayaan Anika cml waye dhuuniyl anahay

  • @Najminaa
    @Najminaa 11 місяців тому

    Wcs ww mahdsanid 🧕sharfeey

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 11 місяців тому

    Waku saxn thy ina qofki kuu naxaristo uun unaxarisato waa kula qabaa😂

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 11 місяців тому

    Gadasha waa isku uuray😂😮

  • @nacimohuseen5836
    @nacimohuseen5836 11 місяців тому

    Walaahe sabar aan ku dhageeysto xitaa malehe gabdhah somaliyeed wax yabaha eey kusabraan waa wax aan lodolqaadan karin mar hadaad dabkugobatid marlabaad loma noqdo 3 mar in labahdelo iyadaa isku keentay

  • @NuurtoshiiqXuseen
    @NuurtoshiiqXuseen 11 місяців тому

    Allh xasidsana nimanka kuso aday walasheyn

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 11 місяців тому

    Wcs abyo ayanah❤❤❤❤

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 11 місяців тому

    Gadaashaa waa isku uray😂😂 ayaaney dhib badnidaa😂😅

  • @فاطمهعلي-ف7ي
    @فاطمهعلي-ف7ي 11 місяців тому

    Ayaaney abaayo saudiga kadawadaa walahi caawa ano sexan raba shaqo kale ley dire ano isleh maxa dhageysada barti sadexna hadayan kushaqeyay silama filanan kugu arky shugran xayaadi❤❤❤❤

  • @MuwahibAbdi
    @MuwahibAbdi 11 місяців тому

    ❤❤❤❤ayaan gobdoon❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucaadoosman3496
    @sucaadoosman3496 11 місяців тому

    Shekda sa u radinye hadan hely ilen magca ka badshy

  • @Bintubasra2019
    @Bintubasra2019 11 місяців тому

    Ayaantena🎉❤

  • @anisat4563
    @anisat4563 11 місяців тому

    Inkaston faŕa wawayn an wax kufahmo hadan nag wayn ban iska dhiga🤣

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 11 місяців тому

    Wcs wllshy Ayaaney

  • @RamalaAbdi
    @RamalaAbdi 9 місяців тому

  • @shukrihassan-878
    @shukrihassan-878 11 місяців тому +1

    Abayo wa gabadhi fecbokga kala hadleysay oasxabtada iyo adiga ducada idinka rabtay

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 11 місяців тому

    😂😂😂😂😂 markaan ku xanàaqo cunto ha u karin ayaan istaagaa lkn naftayda Aniga oo qasbaayo ayaan u karinaa ma mid i furaayo ayaan qado u karinaa waa la kala nasabsan yahay subxanaa Allah

  • @NuurtoshiiqXuseen
    @NuurtoshiiqXuseen 11 місяців тому

    Aniga cml uqdad badantahay ayaneey

  • @MalyuunAbdu
    @MalyuunAbdu 11 місяців тому

    Balaayo ha u dhaq dhaqdo alla ba ayy waa is daba dhigi lahaa anigu😢😂😅

  • @cayunil240
    @cayunil240 8 місяців тому

    500g gold ayan kadhigtay

  • @MAXAMEDXASAN-p7g
    @MAXAMEDXASAN-p7g 11 місяців тому

    Mahasanid

  • @Umumaizachannel
    @Umumaizachannel 11 місяців тому

    M.a keep going abayo

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 11 місяців тому +1

      ASC AYANEYABAYO ODAYMAFICNO POP DAY

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 11 місяців тому

      Oday maficno tabarmahayo horay ayuu usodalay ODAY gabar dhalinyaro wax umatatayo wa kukagicina gabadha yar

    • @abdidahirfalis685
      @abdidahirfalis685 11 місяців тому

      ​@@faizaabdulla36041

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 11 місяців тому

    😂😂😂😂 Alla gobsanaa gabadha nin aan wanaag kawaaye miyaa naxariis iga helaayo 😢😢😢

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 11 місяців тому

    Nin iyo nag isqabo maa weeysada iska jabiyo?

  • @UbaxMaxamed-l2b
    @UbaxMaxamed-l2b 11 місяців тому

    😪😪😪😪

  • @xalimanuur
    @xalimanuur 11 місяців тому

    Abayo suaal aa ku waydina labada qof eevisqbta wesada maiska jabiyaan

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  11 місяців тому

      Abayo culumadaa kafadwoon karta

    • @anfaccnaasir5318
      @anfaccnaasir5318 11 місяців тому +1

      Shaficiyada wexee qabtaa inee iska jabiyan abaayo

    • @xalimanuur
      @xalimanuur 11 місяців тому

      ​@@anfaccnaasir5318mahadsanid aba

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 11 місяців тому

      Haaa abaayo iska jir

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 11 місяців тому

    asc❤❤❤

  • @HayadCali-h9k
    @HayadCali-h9k 11 місяців тому

    Wcs wbr hbo

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 11 місяців тому

    Oowcirbadanoow ar ayaan😂😂😂😂

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 11 місяців тому

    Oday wareersan muu faciisraadsado

  • @HanyMohammed-my2zh
    @HanyMohammed-my2zh 11 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 11 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @bahjocabdirashidcabdi5403
    @bahjocabdirashidcabdi5403 11 місяців тому