Heesta ku jar hadalka | Xasan Kaskey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лип 2021
  • Heesta ku jar hadalka Codka Xasan Kaskey
    Erayada Maxamed Cali Kaariye
    Laxanka Xasan Aadan Samatar
    Waxa hore u wada qaaday Xasan Aadan Samatar iyo Shankaroon Axmed

КОМЕНТАРІ • 92

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 3 роки тому +6

    Qof in qof kale laga dhaxraadiyo aaaba qalad ah qofwalb hibo gaara uu leeyahy oo gooni u ah Masha Allah wiilkan talented waaye 💯💯💯💯

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 роки тому +12

    Erayayadii Aun *Maxamed cali kaariye*
    *Laxankii xasan aaden samatar*
    Codkii *Xasan aaden samatar*
    Yarkani wuu iska wacanyahy Toonkiisuba ha iska yaraadee
    Qoladan music ga tumeyso Music aysan keenin walo maanan arag wlhi waa ragga wada libaaxyo ah🥰🥰👏👏👏👏👏

  • @hibaaqmohamed7732
    @hibaaqmohamed7732 8 місяців тому

    Ninkii heesta lahaa iska fadhiiso dhahay sxb hore u soco ❤🎉😊

  • @hamiiidahuzeen2473
    @hamiiidahuzeen2473 3 роки тому +4

    Alxamdu lihaa wadankeena dhankasta wuu kasoo dhismayaa horumar wacan astaan tv👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹

  • @daauudcabdi5625
    @daauudcabdi5625 Рік тому +1

    Alleylehe waxba kadhacay

  • @mustafaabdirahman5113
    @mustafaabdirahman5113 2 роки тому +3

    Qolada musica tumay halkeedey dhigeen 👏🏽👏🏽🔥 codka maxumo

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 2 роки тому

      Waxba meesha kuma hayaan waxkalay iska tumanayaane iske daaya camiraadda

  • @moemahir3384
    @moemahir3384 3 роки тому +4

    Hadaal cafimaad qaawaa igaa hooo
    Jaceylkuu hababii maayo
    Nasiibkuu hungoobi maayo
    Hantinee waxbaa waynii Mayne
    Hadaa an dhamaaynee kujaaar
    Kujaar hadalkaaa 🙌❤

    • @Jama3131
      @Jama3131 2 роки тому

      Kujaar ma'ahan sxb ee waa kujar. Shaqal gaab waaye.

  • @mohemedilkacase2239
    @mohemedilkacase2239 Рік тому

    Astaan waaba astaanta fanka soomaaliyeed

  • @SOMBLOGGERS12
    @SOMBLOGGERS12 3 роки тому +16

    Actions ka aad muujineeysid markaad leedahay kujar hadalkaa kujar .waaba afka hakala qaadin cml No more speech horay usocda sidoo kale reer astaan iyo teamka heesaha noo soo cusbooneeysiya waa ku dhiirigilinaa dadaalka odayga durumbada afma kuheeysto I hope waa shaqo adag saan filaayo keep forward🔥🔥🔥

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 3 роки тому +2

    Adeer sidaas oo kale heesta u dhig meesheeda ama iska daaya heesaha. Well done sxb

  • @mo_abdi_ali
    @mo_abdi_ali 3 роки тому +3

    Fanki oo qof ah
    Xasan kazkey
    Good voice

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 роки тому +12

    *Qolada music ga tumeyso hayaay waa ragg cajiib ah wllhi* ‼🤤🙏💥

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 2 роки тому

      Waxba cajiib maaha way qaseen dhagayso original ka

    • @axmedhillaac3886
      @axmedhillaac3886 2 роки тому +1

      @@amineroyal7118
      Xaasidow xoogga beel
      Xaniinta waa....‼✌

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 3 роки тому +2

    EREYADIII DHAQTARKII JACAYKA AUN AL USTAAD ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE LAXAMKII AUN AXMED YUUSUF GACEYTE CODADKII IYO XUSUUSTII XASAN AADAN SAMATAR BAASHI & SHANKAROON AXMED SAGAL JACAYLKII ABWAANKA HEESKA IYO RIWAAYADA ISKA LEH RIWAAYADII HAWALAADO JACAYLKUYEE AAN WEERARKA AADNO 1977 RIWAAYADAAN WAXAA XUSID MUDAN XILIGEEY SOO BAXAYSAY AMA LAGA DAAWADAY TIYAATARKA QARANKA IN UU SICDAY DAGAALKII SAVEN SAVEN AUN ABWAANKU DHANNA JACAYLKIISA KAMA UUSAN TAGIN DHANNA WEERARKA AYUU KULA JIRAY XABASHIDA INTAANAN OGAYN XIGTA HEESKA IYO RIWAAYADIISABA HADAAD IGA HOREYSAY IYO HADAAD IGA DAMBEYSAY BA LIKE ISKU MUUUJI SAAXIIIB

  • @abwaannuurfartaag2698
    @abwaannuurfartaag2698 3 роки тому +4

    Dhal gobeed hadaad maqasho waa kuwaan nacalaa shaydaan kuyaal 💟💟

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 3 роки тому +3

    *Heestan waxay ku jirtay riwaayadii Hawaalnaado jacaylkuye aynu weerarka qaado waxaana Erayada lahaa Maxamed Ali Kaariye (AHU) waxaana si darandoori ah ugu luuqeeya Shakaroon ahmed sagal iyo Xasan aadan samater Labbadaba rabbi cimri dheer ha siiye*

  • @Abdoulkarimwao
    @Abdoulkarimwao 4 місяці тому

    Ku jar Hadalka!

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 3 роки тому +4

    *Inaad taqaano oo aad garanayso sidaas u heesayso waxay kaa caawinaysaa inaad si heer sarre ah u heesi karto Wiilkan wuxu garanaya siduu u heesi lahaa waana sababta uu heestan sida quruxda badam u qaaday*

  • @Abdoulkarimwao
    @Abdoulkarimwao 6 місяців тому

    Kujar hadalka à ne le dit pas ni pense pas. Wao

  • @HanzalaShow
    @HanzalaShow 3 роки тому +3

    Horay usoco walal

  • @Abdoulkarimwao
    @Abdoulkarimwao 4 місяці тому

    Gacalow na daaaaaaa!

  • @mahadali9619
    @mahadali9619 3 роки тому +10

    Fan nooleeye hadaad maqasho kan camal waaye hori usoco sxb qaali ah

  • @LabeentaBulshada
    @LabeentaBulshada 3 роки тому +3

    Yaa waduud! Halkeedii buu dhigay.

  • @nafisamohamoud852
    @nafisamohamoud852 3 роки тому +3

    Aad buu isku soo diyaariyay👏

  • @libanilmi305
    @libanilmi305 3 роки тому +1

    Fanaaniin heer sare ah ba jogta Mogadishu wa in la buun buniyaa ninkan cml wena jiran kuwa kalo xitta kasi ficn

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 2 роки тому +1

    Halkeedii buu dhigay❤

  • @kaligiihabayste
    @kaligiihabayste Рік тому

    Laxanka Axmed yusuf gacayte baa leh AUN

  • @kabitaanojr10
    @kabitaanojr10 3 роки тому +7

    Xasan kaskey waa dadaashay hore usoco
    Qolada tumiska 100%
    Cidna idinku dhegi makarto

  • @anascade7407
    @anascade7407 3 роки тому +1

    Xasan aadanoo da yar ayaan dhihi karnaa

  • @saedesse6408
    @saedesse6408 3 роки тому +1

    Well done Bro

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 3 роки тому +1

    Asxbta wllkeyga ku xiran waa idin salaamntihn plz isoo booqda👌👌❤👆

  • @muhaadaayo9467
    @muhaadaayo9467 Рік тому

    Caadi matihid sxb. Balse hesaha Xassan Marka qadeyso isku dey inad dareenka mujiso.

  • @NourAhmed-17
    @NourAhmed-17 3 роки тому +4

    Qofka Qofkii Ma Noqon Karo Lkn Soo Dhaweynta Ayaaa Ah Midda Lagu Tartamayo Wiilkanina Si Fiican Ayuu Usoo Dhaweeeyay Thnks Bro 👊🏾

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 3 роки тому +4

    Good job 👏

    • @ahmedgeymale365
      @ahmedgeymale365 3 роки тому +1

      Wllky wayelka
      Oo aan mudo is weynay
      Halkaan baan kaso slmaya
      Kaskey ayaa na kulmiyay
      Wacadalla wcdalla

  • @suhaybsass2375
    @suhaybsass2375 3 роки тому +1

    Waxkle waaye hore usocda astaan

  • @abdirahimali4026
    @abdirahimali4026 2 роки тому

    Team-ka musiga🔥🔥

  • @mohamedyare153
    @mohamedyare153 3 роки тому

    Wx kle wa wataa qaraamiga heesaha hore

  • @Short_factz
    @Short_factz 3 роки тому +2

    What a song

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle5250 3 роки тому +1

    Fanka aan lenahy o dunidu nagu taqaan wakaas sida u qurux badn

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 3 роки тому +1

    Good job

  • @ismahancshakuur5878
    @ismahancshakuur5878 3 роки тому

    Hore usoco

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 3 роки тому +1

    Xasan aadan samatar asagoon noqon karin wiilkaan heeskaan halkeedi waaa dhigau cajiin inaba caadi maahan

  • @abdirahmansaidbaafo5719
    @abdirahmansaidbaafo5719 3 роки тому +1

    Kaskey legend

  • @abdirisaakali1324
    @abdirisaakali1324 3 роки тому

    First

  • @eng.dahersanweyne9387
    @eng.dahersanweyne9387 3 роки тому

    Heersare. ❤️

  • @marwaankamil8188
    @marwaankamil8188 3 роки тому +1

    Axsan cod iga dheh

  • @anascade7407
    @anascade7407 3 роки тому

    Saas waaye fanaan iga dheh

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 3 роки тому +1

    Laxanka Axmed Gaceyte baa leh

  • @updirahmancirro9620
    @updirahmancirro9620 3 роки тому +1

    Qofka ugu horeeyo liketa ha ila dhaafin 🙏

  • @AhmedAli-jh2tu
    @AhmedAli-jh2tu 3 роки тому +1

    Nice

  • @abdiqadirmohamedosmaan1192
    @abdiqadirmohamedosmaan1192 3 роки тому +1

    Musicada Heestaan cajiib

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 3 роки тому

    Dhan walba waa ka cufan tahay heesantani. 10/10.

  • @caddealtamoda1576
    @caddealtamoda1576 3 роки тому +2

    Mida kowaat Codka will waa iska ok inkastuu uusan gaariinkarin halkii uu haan tonka maha inuu codkii Xasan uu keeno ee waa gaarsiinta codka
    Tan labaat Music dhan walba wuu ka dhameys tiran yahay
    Taasina waa fikirkeyga

  • @hannaha188
    @hannaha188 2 роки тому

    ♥️♥️♥️

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 3 роки тому +1

    Xasan Adan ayaa la tusay inta qiirooday ayuu yiri ma anigii oo tiyaatarkii xamar jogaa

  • @fuadaliosmaanfantastic1935
    @fuadaliosmaanfantastic1935 3 роки тому +1

    𝐴𝑎𝑑 𝑎𝑦𝑢𝑢 𝑢𝑐𝑜𝑑 𝑚𝑎𝑐𝑎𝑎𝑛 𝑦𝑎𝒉𝑎𝑦 𝒉𝑎𝑙𝑘𝑒𝑒𝑑𝑎 𝑑𝒉𝑖𝑔𝑒𝑦 𝑟𝑒𝑎𝑙𝑙𝑦 𝒉𝑒𝑒𝑠𝑡𝑎

  • @ismahancshakuur5878
    @ismahancshakuur5878 3 роки тому

    M.a

  • @abdullahiahmed407
    @abdullahiahmed407 3 роки тому +2

    Well preserved really for all of them❤

  • @zakariyemohamednur8289
    @zakariyemohamednur8289 3 роки тому

    lagend

  • @beerlula0
    @beerlula0 3 роки тому +1

    Cod dareenkisa wato

  • @suhaybsass2375
    @suhaybsass2375 3 роки тому

    Dadka fanka noleyay

  • @anascade7407
    @anascade7407 3 роки тому

    Xasan cumar xasan

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 2 роки тому +1

    Kuwa tumaya iyo inankuba meshii bay dhigeen

  • @aliyusufmohamud6820
    @aliyusufmohamud6820 3 роки тому

    1

  • @awiladan2689
    @awiladan2689 2 роки тому

    Xasan kaskey. Kusoco

  • @sooyaalmidia3053
    @sooyaalmidia3053 3 роки тому +1

    Teembada iyo laxanka waa 90
    Tone ku 70

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 3 роки тому +1

    FANANKAN FANKA UPAAHANE ZARE HALOSO QADO

  • @mohazvlogs8510
    @mohazvlogs8510 3 роки тому

    Naar naar wx la arkay ma ah yaa waduud

  • @maxamedaar3153
    @maxamedaar3153 2 роки тому

    Astaan iyo cumar serbiya heeska waxa laxameyay Xasan sabriye x gareyt halka inaga saxa dib keydka radio muqdisho u so baara ama ki radio hargaisa

  • @barremusse1464
    @barremusse1464 3 роки тому

    Adeeroow Maxaad isu lug goyneysaa, Xasan Codkiisii iyo jilliinkiisii iyo sidii uu ula fal gelayay music ga ma keeni kartide naga fariiso

  • @anascade7407
    @anascade7407 3 роки тому

    Waxkale

  • @nimanhpabdi7094
    @nimanhpabdi7094 3 роки тому

    Well done 👍

  • @yuusufmuxyadiincalasow1663
    @yuusufmuxyadiincalasow1663 3 роки тому +1

    Fanka ciyaalka sida socdaal cml hala qabto Bahda @astaan iyo bahda fankeey

  • @FaysalCabdulaahi-zv2kf
    @FaysalCabdulaahi-zv2kf 10 місяців тому

    Hesti ku jar
    Codka Xasan Kaskey
    Xasuusti Xasan adaam
    Lyrics daacad lyrics
    Edited Daacad lyrics
    Soo saridii Daacad Lyrics
    .
    Hilaac Roobo galiilda.ayee
    Halalac goodkood u dhigayaa
    Hubaal cashaqaaqi halis gali
    Naftaydee
    .
    .
    Hadaal caafimad qabaa iga ho
    .
    Jacaylku habaabi mayo
    Nasibku hungoobimaayo
    Hantina waxba waayi mayne
    .
    Adna ha Dhabayne Ku Jar Hadalka Ku Jar Hadalka kubajar
    .
    codka Xasan kaskeey
    Heesti ku jar hadalka ku jar
    Lyrics daacad lyrics
    Xasuusti Xasan Adaan
    Edited Daacad lyrics
    Soo sariidi Axmed daacad
    .
    Kuu deeq hoobale kudee hoobiyaa Waxaad habanaysiyo cimiladii istaagtiyo
    .
    Hadal cafimaad qaba iga hoo
    .
    Hadal cafimaad qaba iga hoo
    .
    Horseedku abaar masheegine
    Ayaantuna geediweeye
    Haraad lagayaabi weeye
    .
    Hadaa N Dhabayne Ku Jar Hadalka Ku Jar Hadalka Ku Jar kubaajer
    .
    Codka xasan kaskeey
    Heesti ku jar hadalka
    Edited Daacad lyrics
    Hasuusti xasan adan samater
    Thankyoow

  • @AhmadHassan-dn4tr
    @AhmadHassan-dn4tr 3 роки тому +1

    Ragaan music ma keenin

  • @mohamednoor6313
    @mohamednoor6313 3 роки тому

    Heesaha ciyaarta ka ka daaya bal isku eega markuu Xasan Adan Qaadayo iyo marka yarkan qaadayo heesta hadii aadan waxbo ku soo jordhineyn casigeediina uusan mar hore aheyn in la dhaaf dhaajiyo ama lagu cuyaasri ma ahan