Kaskey - Nin Haween Jeclaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 сер 2020
  • Way adiga SUBSCRIBE ka ha illowin xariif thank you 🙏

КОМЕНТАРІ • 26

  • @mahamudjama4758
    @mahamudjama4758 2 роки тому +8

    Waa goor fiid ah, waa August 2002 xagaagiisii, waxaan fadhiyaa oo shaah caddays ah ka cabayaa BABAN tea stall oo lasanod central ku yaalla, waxaa ii dhow top 2 stereo, mataan oo ah sxbkay ayaa heestaas ku tuuray dabcan waa mulkiilaha stereo ga, waxaan isku raacnay dhalin badan anaga oo ahayn habeenkaas inuu Kasey ahaa fanaan, waloow uu berigaas ka baxay fanka .

  • @yorkfuny6587
    @yorkfuny6587 Рік тому +1

    2003 markasta oo fardamabaha Guriga imaado waaxa dhagesan jirtay edadey kadib quraac isinjirte dugsiga ulaban jire 😢

  • @habiibaadam2744
    @habiibaadam2744 3 роки тому +10

    I love this song seriously

    • @daudhassan7040
      @daudhassan7040 3 роки тому +1

      Me too

    • @hassanabdulaahi3687
      @hassanabdulaahi3687 3 роки тому +1

      Wlhi heestan xasuus gaar ayay igu reebta markan dhagaysto javeylkaygii igu horeeyay ayaa kusoo xasuusta wlhi hadal jjro ma fiicno ado iga haraadin maxaa kula hagaagsan axsan yaa hees kaskey best hees

  • @ayubabdullahiadam2585
    @ayubabdullahiadam2585 3 роки тому +4

    Nin haween jeclaaday hawl iyo dhibaatiyo waayi maaye hadimee😢😢😢

  • @fatimayusuf8092
    @fatimayusuf8092 Рік тому +1

    Kaskey jir oo joog

  • @habiibaadam2744
    @habiibaadam2744 3 роки тому +4

    aadi ma ahan

  • @fatimayusuf8092
    @fatimayusuf8092 Рік тому +1

    I love your songs

  • @mannarhaji7306
    @mannarhaji7306 3 роки тому +2

    Xasus wlhi heestan kama dalo dhageysigeda weli marku kaskey qadayo 👂💞

  • @guledwardere7716
    @guledwardere7716 Рік тому +1

    war saaxiibyaalow alfanaan Abdulkadir Nur kaskey ma nool yahay horta mise

  • @liibaanwarsame299
    @liibaanwarsame299 Рік тому +1

    Hadeynan hishiineyn wa inaynu kala harnaa kala howl yaresanaa

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 4 місяці тому +1

    mar 2024 qahira masar

  • @yaxyekaal4747
    @yaxyekaal4747 9 місяців тому +1

    Heestan anooyar dhagaysanjiray 2004

  • @FatimaYusuf-wn7pq
    @FatimaYusuf-wn7pq 2 місяці тому +1

    Waxasa hees laga dhaha

  • @somalidamaantamedia
    @somalidamaantamedia 2 роки тому +2

    nin culus

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Рік тому

    Wooooow axsan sood eesh calaa hees music heer sare

  • @yasmiinsaciid4569
    @yasmiinsaciid4569 Рік тому +1

    Dadka dunida isku door ma

  • @abdifatahabdi5419
    @abdifatahabdi5419 2 роки тому +1

    Eeshqiyaasak kaskey. bro.laakin sawirka inan ama qof haweenay soomaliyad ah saar thanks

  • @caliaxmedgaas4360
    @caliaxmedgaas4360 Рік тому +1

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Рік тому +2

    2004 iyo Somalia 🇸🇴 Aniga oo Gabar inta jeclaaaday Misane koon shaah Ah Ka dhiibi karin maybe 🤔🤔🤔in maaanta jiraan Qolo sidaas Ah jaceeel aaan Jeeb Caawihayn Guul daro Iyo Ceeeb Naxdin ayow lee yahay Sorry 😢 😢kuna soo dhamaadaa

  • @ayaanmohamed4264
    @ayaanmohamed4264 3 роки тому +2

    🥰❤🥰🥰❤🥰❤

  • @raxmoahmed7609
    @raxmoahmed7609 3 роки тому +4

    nin culus kaskey