Somali wa umad barakaysan gabdhan wa gabdha kaliya e UA-cam ku jirta ee somaliyada ee wax aan chemical lahayn inala wadaagta please intad 5kun ku dawatan xaq maha inay hesho 400 like waxaso wakhti say ino galiso iydna heer gaadhsiya walalyal
Anuga wanjeclahay gabadhan gmail kayga kale way igujirta marka aroos hawlo lenahay gabadhan aya dib uraada youtoup keda sidasan aroosadaha ulawadaga on usameya familka eed aya ujeclahay waxwalba wa natural lagu cadanayo horumar wanagsan walashay safiiral jamaal aya tahay long life wll
Samidey Faiza wlh hder dhaw ayan firsanayey vediogaga gacmo iyo luga uga hdleysay tijabadaas ayan maanta bilabay wana ogahy inan ku faaidaayo waxaa so dhigtid aan baroobeyey oo aan ku faaidin ma jirto wlh wan kugu faaiday shukran mrkle qurux bdney❤️🌺
Macha Allah quruxey mahadsanid saliido badan ba Ibartey Ilahey haku zitafiyo cilmiga iyo cafimad ka adiga iyo familyka dhamaan ❤❤❤
Amiin xbbti waiyaaki shukran 😍♥️
@@Faizasworldbeauty
Wan ku salaamey faisah
Markah laley kamkan jelasalinkah lagamah heloh mashan jogoh ee makuh khasigarah karamkah nifayah masah karam kaleh
Isosheg karamkah ufigan ee laguh khasikaro karankah lakhasayo ee wadnah mahad santah walashey
Shugran xabibtih
💕💕💕💕
❤️❤️❤️
Somali wa umad barakaysan gabdhan wa gabdha kaliya e UA-cam ku jirta ee somaliyada ee wax aan chemical lahayn inala wadaagta please intad 5kun ku dawatan xaq maha inay hesho 400 like waxaso wakhti say ino galiso iydna heer gaadhsiya walalyal
فايزه شكرا على مجهودك وعلى إنك ذائما تقدمين لنا اسرار الجمال جزاكي الله خيرا وربنا يحفظك ❣️❣️❣️❣️❣️
عفواً حبيبتي تسلمي 💗💗
ما شاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا اختي العزيزه لا حول ولا قوه الا بالله
Anuga wanjeclahay gabadhan gmail kayga kale way igujirta marka aroos hawlo lenahay gabadhan aya dib uraada youtoup keda sidasan aroosadaha ulawadaga on usameya familka eed aya ujeclahay waxwalba wa natural lagu cadanayo horumar wanagsan walashay safiiral jamaal aya tahay long life wll
Abyo asago face on talaajo uu bahnen sogali oo lubaanta kasameysan shukran xabibty🥰🥰🙏
Hbo wax timahu markay ka durkana lagu soo dhaweyo ama talo na sii timihi ayaa iga durkay bidar I galaysa maalin dhawa alle haku sharfe🥰🙏
Lubanta cafar wye wllhi inaan cabo ayeyba iga qawaneeey aki ❤
Wcs abayo mcn khayr allah hakusiiyo inan wax kuwaydiiyo ayan rabaa xagee kaala soo xiriiraa khayr hesho
Faizacabdi7 snapkeyga waye igala so xirir abayo
Gacmahaasi kuwii faisa maahee mahadsanid ikhti
Wcs ukhtii faaiza shukrn xabiibtii❤❤
Shukran abyo wxn rabaa inaa ogado nasha yacni warangada iyo beetrodka mask mlaga sameyn kara neh
Shukrn xppty ilhy haku barakeyo🥰
Mahadsanid xabibti , gacmo duq duq oo duuduub leh ayan qabaa, 27 ayana jiraa, ciqdad ayanka qabaa gacmaheyga, wanso tijaabina insha Allah
Kula midbaan e hee inoo soo tijaabi jawaabtana xagan inoogu keen
Same sister an so tijabino
Wan idinla so tijabina wxi jawab ah IGA suga
@@kowsarkiinchannel9969 warka si
@@ikrankayf4395 mashalh waye Xabibti inawa cadi ma ahan adbu Ku cawina
Machallah habo shukran from Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
❤❤
Samidey Faiza wlh hder dhaw ayan firsanayey vediogaga gacmo iyo luga uga hdleysay tijabadaas ayan maanta bilabay wana ogahy inan ku faaidaayo waxaa so dhigtid aan baroobeyey oo aan ku faaidin ma jirto wlh wan kugu faaiday shukran mrkle qurux bdney❤️🌺
Cafwan xbbti waiyaaki jazakumullah kheer 😍❤️
Khamiirku waaxayyyy
Masha Allaah shukran abyo Jizakallaah khayran jizaa
Assalamu caleykum Abaayo, luuwan Dakar maxaa ka wadaa, mafahmim.
Apyo faiza su aal adoo mhdsn saliida argan la dhaho noga soo hdl iyo sida loo isticmaalo
Masha allaah xabibtii shukran wijiga xata walamarsakara❤️👈👌🏻💯👍🏻👍🏻👍🏻
Ha xbbti wa la marsan kara wajiga
Xppiti qamiirka isheeg qamiirku waxye mcnyee pils
Gerosalim waan ka danbeey
Abaayo waxan talaagad la galineyn mahay sid miyaa teda kale dhor mar kula had lay wadbi arki weysay telka i sheeg ankaala hadtee
Mahadsanid faaiza qurux❤️❤️❤️
شكرا اختي كريمة كم مدة الاحتفاظ بالماسك
Abyo faiso cream dabici ah oo an caraf laheyn nosoo gali insha allah waxa karka dhan idhibayo
Masha Allah mahadsanid aboyo
Wanku bayaya ila hadal plz faisa
Wlloy mcneyy mxd nofaideysa adiguba kuwagu waa xayeshe
Faizo habaryr wxa kuweydina ludaanta aa biyaha kuqastay tii ilmaha loo uuminaye miya hawo
Mashallaah tabaarakallaah shukran hbbt
ManshaAllah jasakallah khayr
MashaAllah wllo shukran ❤️❤️❤️❤️❤️
ماشاءالله تبارك الله شكرا 💕♥️
Abaaayo waajiga Dulduleeelka leh mxa Biya
Masha Allah 😍
Ingredients in English please
Wll khamiiriso gacanta ma marin Karen maka days karaa
Wakhti intee leeg ayu oolaya anu xumanayn
Faiza qurux❤️
Faisa quruxey Gamamaha xidido cagara aya kulee yhy maxa Babin karo maskadya aso samaysi wa mariya wax isbadala ma arko maxa sameya
Maskatka xulbada canaha io qamirka isticmal xbbti
Luubaani dakar maxaa laga wadaa?
Naxitaan ma rabo goormu ka ba,aya cayilintu
Abaayo waxad kaso hadasha dry face iyo energy gaduudka waxa uroon iyo karem hbenki lagu seexan karo 😢plz❤
ua-cam.com/video/61OIaRrSS_8/v-deo.html. Wakana xbbti videogan a ka so sameyay wajiga qalelka linkiga tabo
MashaAllah abayo ad u mahadsan tahay jazakallah kheir 😍🥰🔥❤️
Plz ila hadal faisa waanku baryayaye
Qamiirka waa maxay
Asc Abaayo khary Alle haku siiyo lkn luubana dakaraka mahelikaro maxan kubadala karahan anagu waxana joganaha magalo yaara oo ana lagaha helikarine waxayabaha Abaayo mcn
Asc wll. Hada igu ka horaysa waxan raba college. Dabiciya wajiga iqurxisa
Khamarka waamaxay wll magac kale maleh
Faxiso ama leebito tan burka lagu darsado weye
@@khadromohamed2525 haasax waan gartay magacan yara fahmi waayey aadbad u mhdsantahay qali
Sharafay luuban. Dakar xage kahelaa
Asc abyo faiza aniga bogolka galgadud ayan jogaa luban dakar lamaga helaa
Lubaanu dakr waxay wll
Abyo meshi maul wardi maku badalnkara biyaha glycerin ka
Masha allaah shukraan
Mansha allh
Aboyo lubannidakar mahamin
Lubaan dakar xage kahelaa
Please write in english ingredients
What khamiir ?
Instant Yeast
Luwaa dagarti sida losameeyo nosoo gali
Labani thakar kaligis nosogali
Ingredients in English please
For the mask\
Glysolid cream
Yeast
Powder milk
Lemon
Rose water
For hand cream
Papaya cream
Glysolid cream
Almond oil
Frankincense water
Luwaan dakar maxa waaye
Wlo qamiirka isheeg bils maxaye waaye
Qamiirka waa faxiso ama leebito
ماشاالله شكرلك
MashaAllah abayo mahadsanid 😍🥰♥️
Masha allh