Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
MashaAllah thank you, may Allah bless you
Full sooyaha mahal waa harakooda reer maqoonanaa bal iga caawiya reer soomalind thnks you wlshey
Thank you
@@hidaelmi4545 maranaaye m uyadaa naa wll
Aniguba wan garan wayay ma harakoba
@@hooyomacaan9840 mooyi suuqa hargeisa wan radiyay ma garaneynaa leydhahey wll
Google ku qor swr keda mkuso baxayo
Masha allaah xbbti qeyer badan ilaah hakusiiyo
اختي الغالية تسلمي 😊
MashaAllah abayo mahadsanid jazakallah kheir ❤❤❤❤❤
Mashallah illahy ha kuxiftiyo xppt❤
Thanks sister ❤❤❤
Masha allah tabarakallah faiza Cadeey waa baroobeynaa insha allah jazakallah ❤
Walal ummada sun haa ka gadin oo cudur haa ku ridin. Ilaahay sidu ku abuuray ku iimaan qab oo isku kalsoonow.
ماشاء الله تبارك الله ❤❤
MashaAllah barakallahu
Masha Allaah Ale haku barakeeyo qali❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤🎉masha Allah
Salida saytun badalkeda qunbo mu isticmali kara
Masha Allah masha Allah
MashaAllah ♥️🌹
Asc abaayo full Soya Xumuska Bayiyaha Carabta ka sameysato miyaa ??? fadlan ii soo jawaab adoo raali ah
Walal anigu waxaan u aqaan shaanburo englishka waxa la yidhaahdaa chickpeas
Masha allah abayo allha ku barakeyo gamahaaga❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allaah
Walaley xulbada maxa lagu bedeli kara ellergy ba ku ahaye wejigana wa imadoobaysaa haaro ayay igelisa dhibaato ayay i gaysataaye wax kale wejiga kobciya waxbana i dhibayn i sheeg
Masha Allah abaayo
Wll wax jirka madmadowga kabi iya sosheeg
Iyo timaha wax bixiya oo jajabka kabixiya wll shugran xabibti
Masha allh wallo❤❤
Fais abaayo mask wajiga nafaqeena inoso gali oo gaduud bina
Asc abayo Haraha Maxa u fican so samey
Wll full sooya ma harakooga reer somaliland dadku kala lahjad weeye pls Cidi garanaysa so sheg
mid hadan hayn labadakle mashaqaynyan
Maska kadib salida ma isticmali kara qali
Les ingrédients en francais s'il vous plaît
Abaayo mid an ubahnen fridge nosoogali
MashaAllah wllo mahadsanid
Wall sooya ma shaaburaa
Sisinta malaga helayaa subarmarkitkaa qali
Walal yaa u baahan gacmo buurbuuran ???😮😮😮
Mashalah shugran
Mahadsnd qli ❤❤😊
Xulbada haddii an ka reebo wax ma cayilinayan labada kale maxase xulbada ku bedelan kara
Su’aashaydi ayaad waydisay Masha Alah Aniga waan ku xasaasiyoodaa xulbada
Abaayo hadan isticmaalo leebado ama yeast amey dhibato ikeeneysaa iso jwb xappti
Xulbada kugu filan lebito iska daa
Maya abyo dabici wye aniga mar kasto isticmalo faido bdn ay skinka u ledahay aamin wye wax dhib ah maku keneyso
Asc abyo leebato wee fcnyhy m a wye natiijada cayow ku helaa mrka challenge maila galee
Saliida lowska ama.kastarka ma lagu bedelan karaa saytuunka finan ba iga so baxa
Fuul sooya ma iska dhaafi kraa wll
Haa xulbada io sisintaba si fcn ay ushaqeyan
@@Faizasworldbeauty chickpea miyaa lagu dhahaa English abaayo iga jawaab
@@Faizasworldbeautysoya maheysti xabiibti maxa kubadashaa
Xamar weytaala 1kg 1 dolqr
Inteè ka tala suqeee waye xppti
Plz mrki lagu sheego ila soo wadaag apyo
HAYAT, BARAKO AMA JUBA HyperMARKET KA FIIRI
Fuul sooya makamarmikaraa hadan waayo
Haa waxa ku badalan karta shanfax
@@Faizasworldbeautyfull soya ma garanayo ma harakooba reer somaaliland dadku wa kalawada lahjad
Full suuyo magackale maleeda tolow
Maa laa iskaa meedhaa
Fuul soyo wamaxay abyo
Aby xumus miyaa
Warngadu wamxay
Fool sooya waa haroko miyaa
Biyaha kuleylka hadaa iska daaya kwrn oo Caadi u marsado wax badan ma ii tareysoo mcny
Biyaha kulelka muhim wye xbbti waxa la raba in ay isku dhalalan
Hbibty kaas maka wado biyaha lugaha iyo gamcaha lagu dhaqaaayo oo kulul shukumanka lagu isticmaalayo mala iska deyn karaaa oo saliida Caadi maloo marsan karaa ka waday ❤