+The Channel Ten,U Right,Wa Runta,shacabka rer Somaliland,ayaa (30)Sadodon Sannadood ka hore,eraygi Allah ah u naxaristo M.Haji Ibrahim Egal,ex.prime minister somalia 1960'S,si fican uu ogaa xukumadda ama dawladda soomaalyaa in la aamini karin,waxuu uu sheegay,shacabka rer Somaliland,annugu xajinsano xornimada Somaliland, dhawr sano,in la ogaado walaalaheen somaliyaa aan si fican isku baarano,dadka rer Somaliland waxay u maleeyey M.I.Egal inay maskaxdi ka lumutay(the people of S/L have thought he lost his mind.(30)soddon sannadood ka dib shacabki oo ka fikiriray ayaa gartay inay qalad ku joogeen,oo Mohamed Haji Ibrahim Egal,xaaga ku taaqna,marka Somaliland ayaa iska fuurtay somaliyaa,haddi gabar la iska guuro,ninkii hore ee soo furay dib uma guursan karo,sababta ay S/L ku furay somaliya, waxay tahay naag lagu kalsonahay oo tagana go'gol dhafka
Magaca Qaldaamiinta waxa uu ku baxay markii reer waqooyiga koonfurta yimaadeen, mushaarka la siiyo reer waqooyiga uu ka badnaa kan reer koonfurka oo ay isku shaqo qabtaan, bay kolka ay suuqa ka adeeganayaan sicirkii loo sheego iska ogaladaan oo qiimihii wax walba cirka isku shareeray. Reer koonfurtii baa yaabtay oo tiri kuwani waa qaldan yihiin oo maba gorgortamayaan. Magacani siyaasad kuma shaqo laheyn.
Taasi ma shakii baa kaaga jirey walaal? Wadan dad af Somali ku hadla oo xorrobey beey Somaliland ugu horeeysey. Nasiib daro se ,good dheer oo madoow bey xuriyadoodi kula dhaceen .
1960 our leaders and our people in general were lack in confidence. They truly believe that they couldn't self-governed themselves. Talaabo kastooy qaadeen waxaa ka muuqatay kalsooni daro iyo kala daadsanaan. Somalia inamay doonaynin....inagaa isku qasbaynay. Wixii ina gaadhayna waa abaalkeen. Bal mar dambe uun yaan umadan la halaagin...
The SNM outfit were used by Mengistu to serve Ethiopia's interests. This rebel group has undermined Somali Unity from its inception to the present day. Today the extreme wing of the SNM the Kulmiye party has divided the people of he North of Somalia.
@mustafe Ali And what makes it worse these fools were armed to teeth with Israeli manufactured weapons forwarded onto Mengistu's Zionist Regime. I am Faqash no doubt. Furthermore Hawiye were Faqash and the Isaaq themselves were devout Faqashistas. We were all Faqash you Qaad Chewing Cow. No doubt that is when all the ants came crawling out, when Aun Jaalle Siad Barre banned the Qaad they worship dearly.
Maaha oo kaliya dadka halkan wax ku qoraa qaar ka turjumi kara dhacdadii 26 June 1960 dad sharaf leh oo Soomaalinimadu dhab ka tahay ayay ahaayeen, bal Soomaali halaba soo dabaqee tolow Xamar Hargaysa may Iman?
Xaamar aqoonsi maay heelin ee 1884-1947 talyaaniga ayaa xukumi jirey dagalkii labaad ee addunka ayaa talyaaniga laguu guu yiiri waareejiyaa Italian Somaliland colony ee xaamaar makaa talyaaniga uu aqoonsi siin ayuu qaramaada middowbaay Ku wareejiiyeey inert nooqooto. UN trust territory of Somalia 1950-1960 . British Somaliland protectorate 1884-1960 waxeey aheeeyed maxmiiyaadi ingiiriska 26 June 1960 ayeey aqoonsi Ka qaadateey ingiiriska .35 Dal baa aqoonsadeey . xaamar markaas waxeey Ku jiirey gacaanta qaramaada middowbaay uu ismaaumuul guud ayeey lahaaeyeen ee lakiin aan aqoonsi laheen .1/7/1960 maha Maaliin xooriyaad ayeey xaamar qaateen ee waa maaliinta miidow aan shaariici aheen state of Somaliland uu Dal ahaa uu Shanta Somali raadinaaya ayuu ladoonayeey ee laakin xeerki somaliland ay ansxeexiyeen waa Ka duwaanaa Ka xaamar uu UN trust territory of Somalia ahaa xeerki Somaliland waxuu ahaa act of union uu xeerku af Somali Ku qoornaa .lakiin xeerka xaamar uu UN trust territory of Somalia ahaa waxuu ahaa atto Di unione act markaa shaariici ma ha uu labda dhiinac ma saxeexeen heesiis miidow shaariici 1/7/1960.markaa kale waxaa laguu heesiis aha magaaca Kali ah uu ah Somali republic uu Ka koobna Somaliland iyo UN trust territory of Somalia markaas 1991 unilaterally decision xaamar uu markaas mamuul diigaateey uu labaaxdeey Somalia .markaas macnaheeda waa xaamaar baa gooni-goosaad ah markaas Somaliland shaacabka Somaliland waxeey also nooqdeen qarankii Somaliland uu 18/5/1991 afti Aya shaacabka Somaliland uu qaadeen in ay Ka madaxbanaan waxeey laskuu odeen jiirey dalkii somaliyeed ee buurbuurteey uu shaariici miidowgaas an waafaqsaneen shariiciyaad calamka
Waar waligeenba mid maynu ahayn guumaysiga ka hor xataa maynu kala guursanjiray hadaynu is naqaan mabaanu idiin nimaad neen aqoonla aan baa na hoday balqaakaase dina noo Arja sow idinbaanu baran
Viva Somaliland maalin dhow waynu heli ictiraaf caalamiya insha Allh
walal waynu is nahay kala tagi mayno inagaa is Huran
@@Jaalejaale12
Dib u noqosho iyo midnimo dambe ma jiri doonto
Jamhuuriyada Barakaysan qaran dunida ka mid ah weeye
Inder ee taa niyada gali
Walahi waan ooyay odayashaasi naga qaaday meel dheerbay na geeyeeen maxay nooga tageen 😭😭😭
😭😭😭😭😭😭ciil weyna maxaa inoo geeyey hadaynu hashena mandeeq haysan lahayn miyaan ciil kusoo kori lahaa iyo dhiigii dadkaygoo lay duudsiinayo waxan dawanaya 26/6/2020😭
Ilahay ba na aqoonsan somalilanders ♥️🤍💚
Once about the time Somaliland would getting it's recognise and will reaching prosperous if Allah say so Somaliland population never give up
In Sha Allah. Somalilanders will never give up their hopes of becoming Independent again.
Somaliland waa guul iyo gobonimo
Somaliland insha a lah wey heli madax bananidii lixdankii wey deg degene
Viv Somaliland ❤❤❤❤❤❤
we are somalialand naxnu somaliland anagu somaliland.
Yaasiin maxamed jaamac cilmi.
Aqoonsi labaad fillo somaliland guuul
tarikhdu wa mahadho
& malmo qoran hambalyo
somaliland
xiligaas haday Somaliland halka hore ugasii socon lahayd manta waxay ahaan lahayd dalalka aduunka ugu sar sareeya oh oh
maxay xamar kadoonen
Imikana waa kuwa calenkeni ee ingiriisku nasiiyey ku horumarey markasey waliba leeyuhiin anaga sameysaney
Soomaliland marbay kaliged mell kasoo bixi waxay Qaraxa uga bixi la yi iin waa Godoptay Soomaliland ka galen
Maanta halkaynu joogi lahayn bal sawiro
@@mohamedabdillahi1527 haa wllhi wxynu joogi lahayn dee hlky yurub joogto
Al maxaan god ku dhacanay Alow naga soo celi
Allahuma Aamin. Allow godka Maddow ee aan ku dhacney si fuduud inooga soo saar .
Amiin ya allh wllo sotii illhy inaga so celiyay beri hore mxaa isugu keen jira wataa aynu dalkenii ingu u mdx-banaanee sidynu doono ugu raaxysnyno
Yaasiin aburaas watch watching
Guil Somaliland
Somaliyaa iyo Somaliland kee baa gardarna,oo yaa bilaabay dhibaatada ama xanuunka isa-soociddisa(separate),waxay gardarrada iska lahayd somaliland,sababto ah 26 june 1960ki marki Somaliland ay xornimada heesha waa tii markiba calanka iyo dhulkeeda geysay moqdisho jaceyl ay u qabto oo somalinimo dharade,haddi rer Somaliland ay iska dhawrtan calanka malinti 26 june 1960kii Somaliland ayaa khaldan yihiin
+The Channel Ten,U Right,Wa Runta,shacabka rer Somaliland,ayaa (30)Sadodon Sannadood ka hore,eraygi Allah ah u naxaristo M.Haji Ibrahim Egal,ex.prime minister somalia 1960'S,si fican uu ogaa xukumadda ama dawladda soomaalyaa in la aamini karin,waxuu uu sheegay,shacabka rer Somaliland,annugu xajinsano xornimada Somaliland, dhawr sano,in la ogaado walaalaheen somaliyaa aan si fican isku baarano,dadka rer Somaliland waxay u maleeyey M.I.Egal inay maskaxdi ka lumutay(the people of S/L have thought he lost his mind.(30)soddon sannadood ka dib shacabki oo ka fikiriray ayaa gartay inay qalad ku joogeen,oo Mohamed Haji Ibrahim Egal,xaaga ku taaqna,marka Somaliland ayaa iska fuurtay somaliyaa,haddi gabar la iska guuro,ninkii hore ee soo furay dib uma guursan karo,sababta ay S/L ku furay somaliya, waxay tahay naag lagu kalsonahay oo tagana go'gol dhafka
Cusleye Ciltire nacam taasi beentaa maaha,oo reer soomaliya Waxay inoogu yeeshaan (Qaldaan)
Magaca Qaldaamiinta waxa uu ku baxay markii reer waqooyiga koonfurta yimaadeen, mushaarka la siiyo reer waqooyiga uu ka badnaa kan reer koonfurka oo ay isku shaqo qabtaan, bay kolka ay suuqa ka adeeganayaan sicirkii loo sheego iska ogaladaan oo qiimihii wax walba cirka isku shareeray. Reer koonfurtii baa yaabtay oo tiri kuwani waa qaldan yihiin oo maba gorgortamayaan.
Magacani siyaasad kuma shaqo laheyn.
Darwiish Darwiish
dhalinta maanta inkasto sidii hore dhanto wxna akhriyan. hadana qaarba run moda wxi shaqsiyad u jeedo gaar leh iska aaminayayan.
naver again to go back union republic of soonaliya. my nation made bick mistake and to genisaite my nation
waa markii somaliland mudtaqbalkeeda la lumiyay maanta aduunka ayaanu katirsanaanlahayn
Oohin ayaa igatimi maxaaa inawaday
Wll waynu helaynaa waxaynu rabno inshalaah samirka aynu ilaalino
Waad iga qiiraysiisay
Wllo wxa ina waday qiiro-nacsinimo iyo laab-lakac doqoniimo wataa ilaa mntdaa ina hysta ee kolba qaar melaha lso fdhiisnyaan muxibo naagood
waa lix iyo labaatankii labada geesood mid ladnaate lurtii gumeysiga geed dhaar ku laadee 🇸🇴
Wataa asalnimadu
Markaa dadkeena somaliland 26june 1960kii ay ingiriiskii ka qaaten wax ku weynaa uun wax la dhaho somaliweyn😢😢
Waxan daawanaya 2/june /2022
Waxan rajaynaynaa jiil Keenan cusub inaan qorno tariikh mustaqbal lagu hirto
There is always that one *stupid mistake* that changes everything
Yes, we should learn from our mistakes and be careful. We should not reunite with Somalia again.
@@halimamumin3643 Absolutely.
ax walhi wan calool xumanya markan arkaba maxy ingal dooneen oo inoogu diideen inaynu hore usocono hadeer waxaynu qasarany inshallah lkn mar labd ban rajaynaya iaanu adunka kamid noqono ma jecli walhi malintan anigu wayo waa malintii ay qorsheeyen inanu somalia na hoos geeyan angoo dal horu maray ku sii jihaysan matana
jabuti iyo somalia noo gu faanan sorry 26june I hate walhi
Dalimiin khiyamay ubadkodi oo cadaw uu dhibay calankodi calolxuma
Radio moqdisho baa ka dhexyeeraysa iyo sawiro dad rer koonfur ah oo Fara badan
Heesta 26ka June waxy cadeyneysa gobolda waqooyi iney xornimada ku horeeyeen
Taasi ma shakii baa kaaga jirey walaal?
Wadan dad af Somali ku hadla oo xorrobey beey Somaliland ugu horeeysey.
Nasiib daro se ,good dheer oo madoow bey xuriyadoodi kula dhaceen .
1960 our leaders and our people in general were lack in confidence. They truly believe that they couldn't self-governed themselves. Talaabo kastooy qaadeen waxaa ka muuqatay kalsooni daro iyo kala daadsanaan. Somalia inamay doonaynin....inagaa isku qasbaynay. Wixii ina gaadhayna waa abaalkeen.
Bal mar dambe uun yaan umadan la halaagin...
waar kan xildhiban isku bixiyay maxaa magaciisa na hor dhigay nacdal baa ku taale
The SNM outfit were used by Mengistu to serve Ethiopia's interests. This rebel group has undermined Somali Unity from its inception to the present day.
Today the extreme wing of the SNM the Kulmiye party has divided the people of he North of Somalia.
@mustafe Ali And what makes it worse these fools were armed to teeth with Israeli manufactured weapons forwarded onto Mengistu's Zionist Regime. I am Faqash no doubt. Furthermore Hawiye were Faqash and the Isaaq themselves were devout Faqashistas. We were all Faqash you Qaad Chewing Cow. No doubt that is when all the ants came crawling out, when Aun Jaalle Siad Barre banned the Qaad they worship dearly.
@@mubaraksalah5943 Only Daarood's are Faqash
@@mahamedaden7237
Haa majirto faqashkake
Soomaliland GUUL soomalia Guul daro
Somaliland 💚💚💚💚💭💭💭💭💭♥️♥️♥️♥️
Maaha oo kaliya dadka halkan wax ku qoraa qaar ka turjumi kara dhacdadii 26 June 1960 dad sharaf leh oo Soomaalinimadu dhab ka tahay ayay ahaayeen, bal Soomaali halaba soo dabaqee tolow Xamar Hargaysa may Iman?
Ax ax somaliland waxan ka jeclahy garan mayo cilkaa iyo cadhada imka ii haysaa maxay inagu watay midnimo iyo somali way
Adduunka horuu u socdaa, jiilka yar yar waxa waalay waa ardaddii Siyaad oo weli hogaankii haya, Siyaad ma dhiman ee wuu dhuuntay, yaa ka taliya Somaliland?
Inay hal yihiin maxaa loo ogaanwaayey1981/1991dii
Darikh xumadi odayadi somalilan godka ku riday ala darikh xuma
Xaamar aqoonsi maay heelin ee 1884-1947 talyaaniga ayaa xukumi jirey dagalkii labaad ee addunka ayaa talyaaniga laguu guu yiiri waareejiyaa Italian Somaliland colony ee xaamaar makaa talyaaniga uu aqoonsi siin ayuu qaramaada middowbaay Ku wareejiiyeey inert nooqooto. UN trust territory of Somalia 1950-1960 . British Somaliland protectorate 1884-1960 waxeey aheeeyed maxmiiyaadi ingiiriska 26 June 1960 ayeey aqoonsi Ka qaadateey ingiiriska .35 Dal baa aqoonsadeey . xaamar markaas waxeey Ku jiirey gacaanta qaramaada middowbaay uu ismaaumuul guud ayeey lahaaeyeen ee lakiin aan aqoonsi laheen .1/7/1960 maha Maaliin xooriyaad ayeey xaamar qaateen ee waa maaliinta miidow aan shaariici aheen state of Somaliland uu Dal ahaa uu Shanta Somali raadinaaya ayuu ladoonayeey ee laakin xeerki somaliland ay ansxeexiyeen waa Ka duwaanaa Ka xaamar uu UN trust territory of Somalia ahaa xeerki Somaliland waxuu ahaa act of union uu xeerku af Somali Ku qoornaa .lakiin xeerka xaamar uu UN trust territory of Somalia ahaa waxuu ahaa atto Di unione act markaa shaariici ma ha uu labda dhiinac ma saxeexeen heesiis miidow shaariici 1/7/1960.markaa kale waxaa laguu heesiis aha magaaca Kali ah uu ah Somali republic uu Ka koobna Somaliland iyo UN trust territory of Somalia markaas 1991 unilaterally decision xaamar uu markaas mamuul diigaateey uu labaaxdeey Somalia .markaas macnaheeda waa xaamaar baa gooni-goosaad ah markaas Somaliland shaacabka Somaliland waxeey also nooqdeen qarankii Somaliland uu 18/5/1991 afti Aya shaacabka Somaliland uu qaadeen in ay Ka madaxbanaan waxeey laskuu odeen jiirey dalkii somaliyeed ee buurbuurteey uu shaariici miidowgaas an waafaqsaneen shariiciyaad calamka
Calankii somalia ayaa la taagay
wixii la isku oran jiray somaliland ee somalia la midawdey isaaq kaliya ma ahayn isaaqaw idinku qaata anagu somaliyaan nahay codkayaga inaan somaliya nahay waxaanu ku codaynay sanduuq GOOJACADE yaala 😆😅🤣😂
war dadkan waalan sxb somaliland iyo somalilandba guumeysigaa keeney labada dalba waa hal
East african tube caalamka o dhanba sodu gumaystuhu u kala jaray ayaa loogu aqoonsanyahay
Waar waligeenba mid maynu ahayn guumaysiga ka hor xataa maynu kala guursanjiray hadaynu is naqaan mabaanu idiin nimaad neen aqoonla aan baa na hoday balqaakaase dina noo Arja sow idinbaanu baran