jama yasiin
jama yasiin
  • 3 066
  • 2 387 618

Відео

Beesha danwadage e Ciise Muuse oo cadeeyay Xisbiga ay Ucodaynayaan
Переглядів 2014 днів тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Wararkii udanbeeyay ee gantalaha Iiran ku dhufatay Israel iyo xiisada oo kacsan
Переглядів 421 день тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Berbera, Maxa sababay in 22 casho dibu dhac ku yimaado dejintii markabkii qamadiga
Переглядів 3421 день тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Jaamacada Golis farceeda Berbera oo gudoomiye cusub yeelatay
Переглядів 421 день тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Xaaji Cabdi Jaamac Adan oo Daboolka ka qaaday in uu u Ololayn doono Xisbiga
Переглядів 13Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Siyaasi Ramax oo badhsaabka Saaxil ku eedeyay cadaadiiska xisbiga wadani iyo shaqalaha dawlada
Переглядів 25Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Berbera, Dalada Sofa oo dooratay mamul cusub
Переглядів 5Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
BERBERA, Kaluumaystada Berbera oo ka hadlay doonyihii la wayay iyo wixi ay qabten1
Переглядів 19Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Berbera, Kaluumaystada Berbera oo ka hadlay doonyihii la wayay iyo wixi ay qabten
Переглядів 45Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Berbera, Kaluumayssatada Berbera oo sheegay inay kalsoonidii iyo codkoodiiba kala laabteen Xisbiga K
Переглядів 10Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Waayo Arag hadad tahay, Axmed Mooge iyo Dararamle,AHUN
Переглядів 26Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
BERBERA Odayaal dhaqmed miisan culus leh oo xal siiyay wasiir Sulub, Dhanaka kalena ganacsade Abu ya
Переглядів 6Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Caaqil xamaas, Abu Yasir wuxu kasoo horjeestay qaranimada Somaliland, Wasiir Sulubna Xaal ayaanu si
Переглядів 9Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
BERBERA, Odayal dhaqmeed kahadlay Ganacsadaha carbeed e Abu Yasir kas o warqad kasoo qaatay Xasan sh
Переглядів 14Місяць тому
kala soco warar xaqiiq ah oo runta ku saleysan wakhti kasta
Maxad ka ogtahay shirka sadexdii sanoba mar loo qabto dalalka Africanka ah ee ka qabsooma China
Переглядів 5Місяць тому
Maxad ka ogtahay shirka sadexdii sanoba mar loo qabto dalalka Africanka ah ee ka qabsooma China
BERBERA Wado isku xidhaysa Dekada iyo garoonka diyaradaha oo la dhagax dhigay
Переглядів 7Місяць тому
BERBERA Wado isku xidhaysa Dekada iyo garoonka diyaradaha oo la dhagax dhigay
Berbera, Kabtan Siciid Barkhad oo ka hadlay Baahiyaha jaamacad Bada ee Berbera oo dheg jalaq loosiin
Переглядів 682 місяці тому
Berbera, Kabtan Siciid Barkhad oo ka hadlay Baahiyaha jaamacad Bada ee Berbera oo dheg jalaq loosiin
Dawladu wa ianay muujiso Awoodeeda cid kasta oo sharciga dawladnimo kahor timada , garyaqaan talaab
Переглядів 72 місяці тому
Dawladu wa ianay muujiso Awoodeeda cid kasta oo sharciga dawladnimo kahor timada , garyaqaan talaab
Ganacsadaha xoolaha ka dhoofsada dekada Berbera Abu Yaasir oo dagaal qaawan kusoo qaaday dhoofka xoo
Переглядів 162 місяці тому
Ganacsadaha xoolaha ka dhoofsada dekada Berbera Abu Yaasir oo dagaal qaawan kusoo qaaday dhoofka xoo
Madacwayne Biixi oo warbixin laga siiyay Dekada Berbera
Переглядів 62 місяці тому
Madacwayne Biixi oo warbixin laga siiyay Dekada Berbera
Biyaha Berbera maxa laga qabtay sandahan danbe, mase kaafiyi karan
Переглядів 512 місяці тому
Biyaha Berbera maxa laga qabtay sandahan danbe, mase kaafiyi karan
Dr Shiine Cacbdi Barkhadle Waan iska Casilay Xisbiga Kulmiye 21 sano ayan ahaa Xisbiga Kulmiye, Gudo
Переглядів 802 місяці тому
Dr Shiine Cacbdi Barkhadle Waan iska Casilay Xisbiga Kulmiye 21 sano ayan ahaa Xisbiga Kulmiye, Gudo
Maareyaha guud ee dekadaha Somaliland oo xadhiga ka jarey qalab Iskan casri ah oo sheegaya waxa ku j
Переглядів 5892 місяці тому
Maareyaha guud ee dekadaha Somaliland oo xadhiga ka jarey qalab Iskan casri ah oo sheegaya waxa ku j
Isbedelka Haamaha Kaydka shidaalka Berber iyo Mareyaha oo
Переглядів 212 місяці тому
Isbedelka Haamaha Kaydka shidaalka Berber iyo Mareyaha oo
Gudoomiyaha xisbiga wadani oo siwayn loogusoo dhaweeyay Berbera
Переглядів 2342 місяці тому
Gudoomiyaha xisbiga wadani oo siwayn loogusoo dhaweeyay Berbera
Warka Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Talo wadag oo Berbera lagusoo dhaweeyay,
Переглядів 1063 місяці тому
Warka Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Talo wadag oo Berbera lagusoo dhaweeyay,
ERBERA, Baasaboorka Jabuuti ma wuxuu noqday mid lagu duudsiyo Qaranimada Somaliland iyo Ictiraafkee
Переглядів 4253 місяці тому
ERBERA, Baasaboorka Jabuuti ma wuxuu noqday mid lagu duudsiyo Qaranimada Somaliland iyo Ictiraafkee
Haku riyoon in calan kale laga taago Ceerigaabo, kaa towxiidka leh ayaa ilaa qiyamaha ka babanay, Xi
Переглядів 903 місяці тому
Haku riyoon in calan kale laga taago Ceerigaabo, kaa towxiidka leh ayaa ilaa qiyamaha ka babanay, Xi
Suldaan maxamed Axmed oo si kulul u weeraray Geelaha jabuuti iyo Xasan sheekh
Переглядів 783 місяці тому
Suldaan maxamed Axmed oo si kulul u weeraray Geelaha jabuuti iyo Xasan sheekh

КОМЕНТАРІ

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 11 днів тому

    Nin carab ah ayaa Soomaalida si fcn uga sheekeeyey wuxuuna yiri waxay aad uga baayac mushtarijireen idaha iyo dumarka, haddana anigu lamana yaabin, mana xanaaqin oo waan soogaaray iyadoo sidaas ah, maantana waa sidii oo isma bedelin, nin caqli lehna dood kama qabo. Lkn doofaar hadduu nadaafad kufaano yaa kayeeli.

  • @Said-e3y
    @Said-e3y 2 місяці тому

    Waa tii la isku seegay, 1988 kii maxaa dhacay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    😂😂😂😂😢😮😮😮😅😅😊

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    😂😢😢😮😅😅😊😊😊

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    😂😂😂😢😮😮😅😅😊😊😊

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 місяці тому

    Dalka waa in la difaaca. Cadowgii maanta Ceerigaabo ayuu diirada ku hayaa. Wadani iyo Ciro yaanu maanta Cadowga idiin hoo saasin ee Ceerigaabo reer Somaliland ha ogaadaan.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 місяці тому

    Dibjiriinta fadhiya Baarlamaanka Somaliland hala dareeriyo.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 місяці тому

    Wadani iyo Ciro waa Cadowga dadka iyo dalka. Waa Qabyaaliis. Codkayga siinmaayo Wadani waayo waa Cadow.

  • @cabdigujipages9358
    @cabdigujipages9358 4 місяці тому

    Ilahay ba na aqoonsan somalilanders ♥️🤍💚

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 4 місяці тому

    Of.erayadii.aadan.tarabi.....c.raxmaan.cumar.rooraaye.c.aburaas.aamina.claahi.xirsi.alle.hawnaxariistee

  • @AbdirahmanAfrican
    @AbdirahmanAfrican 4 місяці тому

    I dont know perso who i hear so improve me then why g jhgfdsa

  • @AbdirahmanAfrican
    @AbdirahmanAfrican 4 місяці тому

    I haved do athings so why were we are can be people a perso will have doing i thinking fore you will doing everthings good i have doing cate and don'have well you jave doing god job so what abou them and me

  • @AbdirahmanAfrican
    @AbdirahmanAfrican 4 місяці тому

    Think with me you me then why

  • @AbdirahmanAfrican
    @AbdirahmanAfrican 4 місяці тому

    I haved do athings so why were we are can be people a perso will have doing i thinking fore you will doing everthings good i have doing cate and don'have well you jave doing god job so what abou them and me

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 4 місяці тому

    Niyoow ninkani ma gaboobo

  • @halimasacda110
    @halimasacda110 4 місяці тому

    Kusali na

  • @liibaan609
    @liibaan609 4 місяці тому

    Haa waa ku fahanay hunguri

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 4 місяці тому

    Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen inzha allh dhamaantood mucjiso ayay ahaayeen 😢

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 4 місяці тому

    Gujis iyo mandeq Ereyada Gujis

  • @xasancabdilahiaxmad9507
    @xasancabdilahiaxmad9507 4 місяці тому

    Guul insha Allah

  • @zackbah7584
    @zackbah7584 6 місяців тому

    Ilaheyow caafi❤Suldankeyga adiga waxiid oo qahaaree. Kofiyad baclayaal ba na hele

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 6 місяців тому

    Khaa'inyahaw runta sheeg ! Waa markab Ina Jimcaale iyo Hormood iyo Huwan leedahay oo hanti ka urursanaya Isaaq !

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 6 місяців тому

    Markabkan Somaalia ayaa laga leeyahay. Waxba nagama gelin Somaali. Waa cadawga qudha ee aanu ognahay ee aanu leenahay. Iyakoo shalay nin Isaaq ah oo socoto ah ku qashay Beledweyne, gaadhigii waareedka iyo badeecadii saarnaydna bililiqaystay, in ay markab xun oo xidigtii dhimatay iyo midabkii murugadu ka muuqdo Dekeda Berbera ku nijaaseeyaan maaha. Waa cadaw jiritaanka iyo dawladnimada Somalilaand si walba ula dagaalamaya, hadana malaayiin dolaar ka dhurta dalkan. Isha doqonta Isaaq ayay ka arkeen ee aan dareenka iyo ficilka lahayn. Qof Isaaq ihi Somaalia nabad kuma joogi karo oo waataa maalin walba lagu qalanayo, sidee ayay ku dhacdaa in ay Berbera, Hargeisa iyo Burco iyaku nabad ugaga shaqaystaan ? Waa in dalkan laga tarxiiliyaa Hawiye sidii Raxanweynta. Waa qudhun qudhun dhalay ! Waa in mehradahooda iyo xalwadooda qudhuntay la qaadaca, waa in ganacsatadooda la boobaa, la argagixiyaa oo dalka laga qixiyaa !

  • @Guulsnapsnature
    @Guulsnapsnature 6 місяців тому

    😢😢😢flaga company eega cadaan iyo blue…(Somalia flag in disguise. 🎉

  • @mohamedabdi5486
    @mohamedabdi5486 6 місяців тому

    Waaar 37 container ayuu siday wuxuuna ka yimaaday garacad putland waana General Cargo . Dadka yaan wax aan jirin loo sheegin

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 6 місяців тому

    Alll reerkaan maxaa lagu ciyaray cidwalba been bee ushegtaa 😂😂😂 weli aqoonis weli oohin weli been

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 6 місяців тому

    kulahaa waxay soo booqdeen goobihii ingiriisku lahaa, war bal quursigaas intaas leeg eega..?

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 6 місяців тому

    war hooy engiiriis laba jeer halaga shekiyo dhulkaas waxaa horay ugu diiday awoowyasheenii hore

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 7 місяців тому

    Xabado xiis digaale

  • @OmarDinajaad
    @OmarDinajaad 7 місяців тому

    Alle Ha unaxariistoo dhamaantood

  • @Jscali263
    @Jscali263 7 місяців тому

    Adeer markabka isagoo afuufaya qamadiga Ayaa dawladii siyaad bare todoba dollar Ayaan laga qaadi jiray Maantana sadex dollar badh kaliya Ayaa laga qaadaa xaqbaanay geeluh uleeyiin timajilic iyo barlamaanku waxan aqoon umalaha

  • @abdifatahnabil
    @abdifatahnabil 7 місяців тому

    Mansha Allah Horaa Loo Soconaya

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530 7 місяців тому

    XARAASH LAYAAL AAD U MAAN GAABAN

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 8 місяців тому

    Yaasiin aburaas watch watching

  • @talokeen259
    @talokeen259 9 місяців тому

    wixii la isku oran jiray somaliland ee somalia la midawdey isaaq kaliya ma ahayn isaaqaw idinku qaata anagu somaliyaan nahay codkayaga inaan somaliya nahay waxaanu ku codaynay sanduuq GOOJACADE yaala 😆😅🤣😂

  • @mustafeabdirizak1277
    @mustafeabdirizak1277 9 місяців тому

    Ilahay naxariis iyo jano ha ka waraabiyo awoowo candiraxiim caabi faarax

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 9 місяців тому

    Guul Somaliland

  • @Sukhra_951
    @Sukhra_951 9 місяців тому

    Markaa dadkeena somaliland 26june 1960kii ay ingiriiskii ka qaaten wax ku weynaa uun wax la dhaho somaliweyn😢😢

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 9 місяців тому

    Mansha Allah ilahoow dadka iyo dalkaba noo xifti. Dadka reer somaliland maskaxadiina ku haya meel aad joogtaanba wadankeena halka ayanu ka keenay iyo halka aynu ku wadano xadawgena ilahay ha jabiyo iskuna duubnada❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 9 місяців тому

    LAANTA SOCDAALKU WAA LAAMAHA UGU LIITA DALKA EE AAN WAR U AHYN WAX SOO GALAY IYO HALKA AY KA SOO GALEEN CID WALBA WAY ISKA SOO GASHAA DALKA XITAA KUWII DALKA KU SOO DUULAY AYAA SOO GALA

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 9 місяців тому

    December miyey dhowdahayna kk

  • @bachirmohamedbarud327
    @bachirmohamedbarud327 9 місяців тому

    Imanka allé ka qaad... Ninka waan ku sirany.. Walahi daba dhilifnomo... Tu ugu liisatay weeye

  • @housseinguireh9847
    @housseinguireh9847 9 місяців тому

    dulli bilaa damiir ah

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 9 місяців тому

    Cagjar waa laguumeystaa isaqq ayuu rabaa in ithopiya guumaysato

  • @mohameddeeq4482
    @mohameddeeq4482 11 місяців тому

    Bulaxaar waa dhul awdal state ka mida edo

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 місяців тому

    Laxamiiste Cabdikariin Jiir 1943-2022 "Laxamiiste Cabdikariin Faarax Qaarey oo ku magacdheer Cabdikariin Jiir waxa uu ku dhashay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug sanadkii 1943dii. Hobyo ayuu ku soo barbaaray, kuna soo qaatay dugsi hoose iyo dhexe. Barbaarkiisa iyo waxbarashadiisa waxaa u garab-socday hibo faneed, wuxuuna yaraantiisii heellada ka qaadi jiray xafladaha iyo goobaha ay dadku isugu yimaadaan. Sanadkii 1960kii oo ay Soomaaliya xurriyadda qaadatay ayuu Muqdisho soo galay. "Aniga oo yar ayaan Hobyo ka heesi jiray. Qof iga cod fiican in uu jiro uma maleyn jirin. Muqdisho ayaan imid aniga oo jaceyl xooggan u qaba fanka. Idaacaddii Radio Muqdisho ayaa tartan faneed laga iclaamiyay sanadkii 1963dii. In aan ka qeybgalo ayaan go'aansaday. Faadumo Daleys ayaa i gaysay Radio Muqdisho. Heello Layaab la yiraahdo ayaan soo duubay. Subixii ayaa heesaha la duubi jiray, galabkiina waa la soo deyn jiray. Galabtii ayaan timajare u tegay. 05:00pm ayaa waxaa Radio Muqdisho ka soo gashay heelladeydii. Anigu markaas waan faraxsanahay oo waxaan is leeyahay ku raaxeyso codkaada. Markii heestii billaabatay ayaa waxaa caay igu billaabay ninkii timaha ii jarayay. Ninku ma oga in aan aniga ahay, ee qofkaas heesaya ayuu caayay. Waan yaabay oo waxaan is iri oo meel kasta ma sidaas ayaa lagaaga caynayaa? Markaas ayaan go'aan ku gaaray in aanan dib dambe ha u heesin. Waxaana ku fikiray in aan codkeygii xumaa cod macaan ku sameeyo, oo aan laxamiiste noqdo. 6 sano ayayna igu qaadatay in aan laxan sameeyo." Cabdikariin Jiir Barashada codka iyo laxanka ayuu baadigoobay. Sanakii 1968dii ayuu laxameeyay heeskii ugu horreeyay. Waa heesta Sabab kake ee loo yaqaanno Hiba Nuura, balse uu markii ugu horreysay qaaday Maxamed Mooge. Heestan waxay ka dhalatay sheeko isla Cabdikariin Jiir ku dhacday. gabadh Sahro la yidhaahdo ayuu jaceyl u qaaday. Kaddibna wuxuu u tegay abwaan Maxamed Cali Kaariye oo uu uga sheekeeyay jaceylka haya, wuxuuna ka codsaday in uu hees u sameeyo, Isaga ayaana laxanka u sameeyay heesta: "Siday tahay nafteydiyo Lama socotid hawlaha Sanadahaan i haystee Sasabiyo waxsheegiyo Samir waan ka quustoo Waa in aan salgaaree." "Maxamed Mooge ayaan heestii xafidsiiyay. Inta kabankii qaatay ayuu ku heesay. Dareen gaar ah ayaa i galay, waxaana xusuustay maalinkii uu ninku i caayayay. Heestii ayaa kacday. Magaaladii oo socoto ayaa i soo raadsatay. Waxaana ku dhiirraday in aan mar labaad sameeyo. Hadraawi ayaa markii uu heestaas dhegeystay igu yiri 'Is beddel ayaad codadkii ku sameysay.' Heestaas iyo heesta Rako ee uu Jiir laxameeyay, Maxamed Cali Kaariyena uu ka allifay jaceylkii Jiir ayaa u furay badweynta fanka oo uu ka laxameeyay in ka badan 120 hees, oo ay ka mid yihiin heesta Sabab kale, Cabaaryaha, Laaley, Dhoof Caashaq, Beledweyn, Naftu doqonsanaa, Siraadey, Daallo aragtideedaay iyo Jacayl dhiig ma lagu qoray? Sida uu ii xaqiijiyay Abwaan Barre Fiidow, Cabdi Kariin Jiir waa qofka ugu badan ee laxameeyay heesaha Hadraawi oo ay saaxiib gaar ah ahaayeen. Cabdikariin Jiir wuxuu sidoo kale laxameeyay heesaha ku jira silsiladdii Siinley oo si dadban loogu weerarayay xukunkii askarta ee uu hoggaanka u hayay Maxamed Siyaad Barre, kana koobneyd 29 maanso oo ay allifeen 15 Abwaan oo ay ka mid ahaayeen Hadraawi, Cabdiqeys, Gaarriye, Xaaji Aadan Axmed Afqallooc iyo Siciid Saalax. Sanadkii 1970kiina Cabdikariin Jiir wuxuu gacan libaax leh ka qaatay aasaaskii kooxdii Iftin ee ay laheyd Wasaaraddii Waxbarashada oo uu tiirarkeeda ka mid ahaa. Balse kuma koobneyn kooxda Iftin ee uu ka tirsanaa ee wuxuu laxameyn jiray heesaha kooxaha kale sida kooxda Waaberi oo uu raad xooggan ku yeeshay" AHUN Ustaad Jiir.

  • @FarxaanQuule
    @FarxaanQuule 11 місяців тому

    😂😂😂 mxmed addn dacar cimriga lle hskudhereyo