WELIGAA HA IS DHIIBIN CAQABAD-KASTA KU HAYSATA! Daawo Qisada ninkan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Waxaan halkan idinkula wadaagaya Qiso Cajiib nin Jidhka oo dhan Naafo ah ka oo kaliya madaxu ha shaqaynayo hadana Noqday Qoraa Jaamici Lawyer iyo waxyaabo kaloo badan. Ninkan dhamaan caqabadaha haystay waa la gudbay ismana dhiibin waana mid tusaale u ah bulshadeena badi oo caqabadaha xalin fursado badana ku dhaafaan!

КОМЕНТАРІ • 36

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  3 місяці тому +10

    Fadlan Like & Subscribe Jimce Mubarak

    • @محمدالأمينبنعمر-ن9ش
      @محمدالأمينبنعمر-ن9ش 3 місяці тому

      ‏‪3:25‬‏
      Baraarujin:
      "ولا تنس نصيبك (من) الدنيا"
      Aayaddu waa sidaa, laakiin carabi ahaan waa sax.

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 місяці тому

      Assalamu walalkay waxan nasib uhelay in beer an lahayn laga dhex qoday riig ama ceel lkn matoorka aya cuna shidaal soolarka fican wa imisa? Fadlan iga jawaab

  • @SamsamHassan-p3g
    @SamsamHassan-p3g 2 місяці тому

    Masha allah walal alla hakubarakeyo

  • @ugaasaddow8930
    @ugaasaddow8930 3 місяці тому +3

    Aad ayaad umahafsantahay waa sheekadii iigu saamaynta badnayd mudo shansano oon wararkaaga dhegaysanayay

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 3 місяці тому +5

    Allaha is one❤

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 3 місяці тому +1

    Waa qiso cibroqadsho mudan alxdulilh rabil calamii

  • @MohamedHussein-m4x
    @MohamedHussein-m4x 3 місяці тому +1

    Zakariye wl. Shukran.

  • @idrisali212
    @idrisali212 3 місяці тому +1

    Mahadsanid wll

  • @Daahir-o5l
    @Daahir-o5l 3 місяці тому +1

    Thanks pro

  • @ugbadosman2204
    @ugbadosman2204 2 місяці тому

    Wllky 3sano oon channelkaga kuxidhnaa mamalaynkartid inta faaido een kabartay channelkaga badanaa yutuberada somalida waxba lagama faaido lkn adigu mentally baad dadkaga udhistaa jasakalh wll janatul fardawsa acla baan kugu duceyay

  • @moulidhussein9807
    @moulidhussein9807 3 місяці тому

    Halkeen kalaso xidhiidha wll

  • @أمراءالخمسه
    @أمراءالخمسه 3 місяці тому +1

    Aad ayaad umahadsantahy walalkeen.

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 3 місяці тому

    Jazaakalaahu khayr

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 місяці тому +1

    Mahadsanid wll sakariye

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 3 місяці тому +2

    Jazakillahu khayran, walaal Zakariye, email kaaga ma heli karaaa ama meel aan kaala xiriiro adoo mahadsan talaan kaa rabay?

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  3 місяці тому

      Wa iyaaki wllo haa Consultzakariye@gmail.com

    • @Maryamasuldaana
      @Maryamasuldaana 3 місяці тому

      Mahadsanid walaal zakariye. Email ayaan kuu soo diray , waana rajaynayaa inaad igasoo jawaabtid adoo mahasan.

  • @joofali
    @joofali 3 місяці тому +1

    جزاك الله خير اخي زكريا

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 3 місяці тому +1

    Absolutely

  • @Haji2931
    @Haji2931 3 місяці тому

    Thanks

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 місяці тому +1

    Jasaakallah khair wll❤

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 місяці тому +1

    Mhdsnd

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 місяці тому

    Very inspiring story, thank you!

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 місяці тому +1

    Mahad sanid, wllkey Zakariye

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 3 місяці тому +1

    Dhirigeliye wll zakariye mhdsanid qof aad qali u ah ba tahay mnshallh

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  3 місяці тому

      Soo dhowow walal Alle haku barakeeyo

    • @CWoAhmed
      @CWoAhmed 3 місяці тому

      Asc walaalo waxaan raba inan kula hadlo

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 місяці тому

    Mahadsanid wll waa qiso cubra waadasho leh runtii dhaliyara badana baa ufaaidaysay abaal kuu haysnaa ka dhaliyara ahaan ❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 місяці тому

    Mahadsanid walaal.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 3 місяці тому

    Dadaal saxiib

  • @gesiyadareerali3762
    @gesiyadareerali3762 3 місяці тому +1

    Thank you

  • @NUURCALI-y4i
    @NUURCALI-y4i 3 місяці тому

    Sxb tiiraa noo tahee alaha noo ka xifdiyo