Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Laascaanood ilaa Yagoori Sida loogu soo dhoweeyay Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2023
  • Kalshaale Channel
    Laascaanood ilaa Yagoori Sida loogu soo dhoweeyay Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash iyo Khudbadii uu jeediyey wuxuuna u mahad celiyey Madaxda SSC Khaatumo.

КОМЕНТАРІ • 50

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 11 місяців тому +5

    Iidoorku waxa ay ka naxsan yihiin awooda harti siciid hartiyow naf iyo.maalba diyaar ban idiina la nahay intay doonto ha noqoto guulaysta wlal from mj

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 11 місяців тому +4

    Maanta Harti wuxuu leeyahay. Habrihii Iidoor baa iska hawhawlee heelada inoo tuma.

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 11 місяців тому +2

    Asc maansha Allaah Madax weyne guul SSC Khaatuma state Jamaahiirta harti❤❤❤❤❤❤ illaahey ka cabsada oo maxaabiistaas in aad waxba u dhibin oo ilaa iyo xad aad wanaajisaan walaalayaal illaahey idiin hiiliyay ku mahadiya ragaas la soo Qaldayna walaalo wanaajiya,Hana illaawin wiil la idiinka hayay oo la yiri adiga maxaad ahayd ee yiri waxaan ahay Hiilwalaal isla markiina Qoriga lagu garaacay isaga oo wajigiisa dhiigaya aan meel walba ka wada fiirsanay , ha ilaawina walaalayaal kii xagoosa idiinka jira guushana illaahey ayaa idiisiiyay ee ku mahad naqa insha allaah kuligeen ba we love SSC❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💪

  • @mahamudyusuf8908
    @mahamudyusuf8908 11 місяців тому +1

    maasha alaah ilaahay ayaan ku mahadinayaa guushaa wacan uu na siiyey alhamdulilaah. madawaxwayne firdhiye iyo mwadaxwayne karaash aad ayaan u salaamayaa

  • @user-yf4gj9rp8o
    @user-yf4gj9rp8o 11 місяців тому +5

    Erayga ugu qosolka badan waa muusow ciidanka fasax

    • @11naa44
      @11naa44 11 місяців тому

      Ciidanka cararka

  • @user-bf4st4hl6h
    @user-bf4st4hl6h 11 місяців тому +1

    mnshaa aallh manshaaa allh ❤❤❤❤

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 11 місяців тому +1

    Masha Allah tabaaraka Allah 👏

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 11 місяців тому +1

    Maashaa allaaaah
    🌳👏🏼👏🏼👏🏼🌳👏🏼👏🏼👏🏼🌳

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr 11 місяців тому +1

    😮😮😮 reeer ssc maamulka hagu weeji hubkii hore iyo kii hore qabiiladu heysteeyn ciidamada hubka heystana hala qarameeeye fadlan😮😮😮😮

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 місяців тому +1

    guul iyo gobonimo ssc khaatumo hanoolaato hore ushocda

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 11 місяців тому +1

    Maansha alaah maansha alaah guulaysta

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 11 місяців тому

    Midnima doonka reer laas caanood haa guuleysataan insha Allah gooni ugoosadka haa jabaan

  • @AbdallaIbraahim-wr3mv
    @AbdallaIbraahim-wr3mv 11 місяців тому

    Hartiga iyo faqishine guul iyo gobonimo dhulkiina waad xoreesen wlhi waa wax lagu farxo

  • @maxamedcumarmaxamedcumar2643
    @maxamedcumarmaxamedcumar2643 11 місяців тому

    Maan sha alah

  • @11naa44
    @11naa44 11 місяців тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 11 місяців тому +2

    Muusow ciidanka fasax 😂😂 Ina Diina Cinda Allahi Islaam😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 11 місяців тому

    wlc to lasaanod

  • @habibidodo7259
    @habibidodo7259 11 місяців тому

    Subxana laah soll buu xijka kumatalay yaa alaah

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 11 місяців тому +1

    Puntland has already took over the situation while damb dhulbahante is unaware of their plan.

    • @jackmason4320
      @jackmason4320 11 місяців тому +1

      How does jabka iyo ceebta ugu weyne tarikhta Somaliyeed that you experience in Goojacadde and the wider Sool region?
      How does your top commander in Sool being captured make you feel? 😂

    • @jackmason4320
      @jackmason4320 11 місяців тому +1

      By the way, Puntland will support any decision made by reer SSC.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 8 місяців тому

      As if Puntland is the enemy and dhulbahante would fear their oldest brother, ironically you are idoor and Arggagaxiso who used to murde-red people in Laascaanood. You did unforgivable genocide to civilians straight to 8 months and you are here trying to be ruufiyaan between against each other in Ilmo Harti Koobe. The only war idoor men know is he said she said. That is their biggest fight they have ever did. Aqas

  • @YasinAli-gr9jv
    @YasinAli-gr9jv 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmohamed417
    @abdirahmanmohamed417 11 місяців тому

    Waa lasoo fader xageeg tagi doontaa sowdinka sii qarxay lii

  • @MOHAMUD550
    @MOHAMUD550 11 місяців тому +1

    Muusow fasax 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alle inakuma guuleeyo dulmiga aad wadaan somali inkirtooy

  • @alinurumohamed2318
    @alinurumohamed2318 11 місяців тому

    Habaliyo madaweyna kuxikenka putland hadad dadkeyna iyo dadka dulbahante so buqate

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 11 місяців тому

    Kkkkkk

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 11 місяців тому +1

    qosolkas walaysaga danbaynaya maydkad jarjarte iyo kuwad qawracden walydinka aari

    • @mohamedsaid7338
      @mohamedsaid7338 11 місяців тому

      Sida maxaabiistiina loo karaameeyey hore looma arag .ee dulmiga iska daaya .

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 11 місяців тому

      Kaltuuneey sii UUNSO Qalas Dhulbahante ah ayaa kuu soo socdee

    • @samiraaden5951
      @samiraaden5951 11 місяців тому

      Wabaaa

    • @11naa44
      @11naa44 11 місяців тому

      Ma kuwi dharka iyo qaadka lo qaadey iminkan amarkaga gudbineynaa qas dheer

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 11 місяців тому

    Iska joog wax yar somaliland xuduudkaga way soo xidhaysa

  • @animalarahmanmahamed4482
    @animalarahmanmahamed4482 11 місяців тому

    Akhas guul daraysta insha Allah 👍👍

    • @sacdiyaa1
      @sacdiyaa1 11 місяців тому

      Isla hel..

    • @11naa44
      @11naa44 11 місяців тому

      Oy niya

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 11 місяців тому +1

    Hadal iyo dhamaan waxa cadaatay in putland oo markii hore madaxa qarsanaysay inay maanta hormood ka tahay dagaal waa bilaw

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 8 місяців тому

      Oo Miyaanu Qarsanayba Annagooo Waxii La Oggaa Hub, Taangiyo Iyo Ciiddanba Keenay? Maxaad Qaaddeeysaa Dee Habro Maxbuusiin Ilaahay Kasokoow Addoon Hartiyeed Baadtihiin.

  • @user-cn4jo8md7j
    @user-cn4jo8md7j 11 місяців тому

    Hadaanad sidaadii aanad barooran gobtii rerisaaq kama dhalan calyo wayne

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 7 місяців тому

    WAR NACASKAAN NACASKU DHALAY AHMED QAAQ ,MEEL AAN FADHIBA JIRIN NACAS INUU FUQWAYN YAHAY FAHAYE MA FAHMTEEN AHMED GARAASH INUU DULI UGAADHYAN KA YAHY KHAATUMO LAHAY EHLU KA SII YAHY UGAADHYAN UUSAN METELIN HOOYADII WASE UU YAHY GARAC INUU YAHY

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 11 місяців тому

    Dhulbahanta wuu is yaqana hadi hub loo dhiibay inay isku jeedinayn odaygu wax badan😂buu ogyahay sii socon mayso mamul gacan ku rimis😂 ah oo puthland kulalayso😂dhulbahantana qof walba si gaara ayuu wax u wata

    • @hassanabdikarimmohamed2505
      @hassanabdikarimmohamed2505 11 місяців тому +1

      Iidoor kaa tahay Wass dhulbahante wuu midoobay waxayna arkeen awodoodi ay ilaaweeen...lagama yaabo dhulbahante midow ku ah wassitaanka iidoorka inay wax kale sameeyaan aan ahayan sii wasitaanka iidoor dabacayuun

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 8 місяців тому

      3 Bilood kadib Maxaa isbaddalay Idoor Dabacayuun. Allah Ruufiyaansanaa.

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk 11 місяців тому +1

    ciidanka waalaso fasaxaya boosaso ayaa laagu imanaya darood

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 11 місяців тому

      Amaan adna ku soo qabsanaa oo qalas kugu fariisinaaa

    • @11naa44
      @11naa44 11 місяців тому +1

      Hello burco coming soon hargeysa