"Laascaanood Haddii laga sii dagaalamo waxa dhici doona dagaalkii hore mid ka daran Jamac Shabeel

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • ★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
    FOLLOW ME on Social Media
    ➜ / abdirahmanelsar
    ➜ / abdirahman.elsar
    ➜ / elsarmediapr
    ➜ / abdirahman.elsar
    Website ➜ sanaagmedia.com
    chat.whatsapp....
    WhatsApp: #+252634333309
    #Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

КОМЕНТАРІ • 229

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Рік тому +25

    This guy is smartest and most reasonable among Dabocayuun !
    The sad part is they are where he was warning about it!
    “Qaran ka luduminayo” the kids asking questions! They cannot even spell Somali language😊 they have been brainwashed! I am communicating in foreign language😮
    I have no respect of remnants of SNM but this guy is best among Iidoor. I really believe he can save many lost souls of the Isaaq brothers!
    Wabilaahi towfiiq

    • @abdisaid9869
      @abdisaid9869 Рік тому +1

      you must be deluded you got one lackey shot and that happened because of our mistake you wait the fight is coming soon 😂😂

    • @nasrafarah2895
      @nasrafarah2895 Рік тому

      @@abdisaid9869mistake😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Did you get lost in Sool? Miscommunicate?😂 forgot you hub?😂😂😂😂😂😂

    • @2real.
      @2real. 11 місяців тому

      @@abdisaid9869which mistake you little goofy 🤣🤣y’all took an massive L tf u talki
      Bout

    • @2real.
      @2real. 11 місяців тому

      @@abdisaid9869we literally got 400 slaves rn so idk what you on😭

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 11 місяців тому

      ⁠@@abdisaid9869
      One lucky shot and still no answer after nearly 2 months later. You’re one sorry a s s just like the one saying there was no w a r. Just one i d i o t after the other.

  • @nadargarrade9543
    @nadargarrade9543 Рік тому +14

    One of the realistic Somalian I have ever seen in somalia jama shabeel the winner of All time May God bless you and the other politician who are realistic

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Рік тому +13

    Mudane jaamac shabeell hogaamiyaha 5-soomaali ee ruuxiga ahi siyaasi somali ahi oo aan sida jaamac shabeel ugu kalsoonahay majiro run sheeg ilaahay ku ilaali aduun iyo aakhiroba aamiin adeer qalbiga ayaa kusalaamaya from d.5

  • @subswithnovids-nr9oz
    @subswithnovids-nr9oz Рік тому +30

    Rational,common sense,pragmatist,realist really Proud of you brother- thank you for saving our people from bigger disaster!

    • @abdullahifarah488
      @abdullahifarah488 Рік тому +6

      Very true.Everything he said based on fact unlike other Somalilanders who seem to enjoy delusional tales!!!it is always easier to solve a problem when you truly approach the reality on ground thus forge a meaningful problem solving techniques.The old man have a better chance to change the situation.

    • @Fays2010
      @Fays2010 Рік тому

      Xad kasta duruuf baa astaysa

    • @abdisaid9869
      @abdisaid9869 Рік тому

      Use you bloody common sense don’t pretend your isaaq shut up huwaan

    • @DuubleMaxamed-tt4vu
      @DuubleMaxamed-tt4vu Рік тому +1

      Caq libaad leedahay mansha alaahaa

  • @ibnamir6718
    @ibnamir6718 Рік тому +10

    You’re not only man of peace, Mr. Jama you are a man with great wisdom. We will build you house. Don’t deserve this community. come, jubaland.

    • @user-zm1pf5su5k
      @user-zm1pf5su5k Рік тому

      I have been known him, Mr. Jama since 1988. As he is rational nowadays, as he has been a wisdom and talent. May Allah protect him forever.

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Рік тому +17

    Waa ninka Iidoor ugu caqliga iyo garashada wacan. Inta kale Iidoor dharbaaxo ayey wax ku fahmaan sidi Jimca dhaweyd oo kale.

  • @loo6837
    @loo6837 Рік тому +15

    By observing Jaamac Shabeel, he is very intellectual person and a symbol of wisdom. By listening to good criticism, wisdom comes from experience. You can always learn from others' experience.

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 Рік тому +11

    Jaamac Shabeel geesi Geesi dhalay waaruntaa Alaaha hakuxiftiyo aamiiin aamiiin aamiiin

  • @abdiwahidyusuf4982
    @abdiwahidyusuf4982 Рік тому +17

    😂😂😂 jaamac shabeel wuu iga qosliyey. Wariyuhu su'aal huuhaa ah buu weydiiyey. Hubkii qaranka ma hadiyad baa loo baxshey? Waa ninka ugu runta badan oo ugu aqliga badan isaaq. Legend..

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 Рік тому +13

    Waa nika kaliya ee u miyir qaba reer sheeqa isxaaq

  • @macadzopoi5888
    @macadzopoi5888 Рік тому +9

    He is intelligence men i hope evry somali intelligence men wiil be like this man he tell the truth thanks adeer

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx Рік тому +10

    ALLOW YAA DHAGEESTA ADIGA IYO INTA KULA MIDKAA MAR HORAAD HADASHEY HADII LAGU MAQLI LAHAA WAX BADAN OO MAANTA QASAAREY AYAA HAGAAGI LAHAA AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY SHABEEL

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 11 місяців тому +2

    Jama Shabeel is the smartest person that I’ve ever seen in recent times, because he’s realistic, reasonable and intelligence driven by wisdom.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @ssm555
    @ssm555 Рік тому +7

    Jaamac Shabeel, never be afraid to raise your voice for honesty and truth. Maa'Shaa'Allah.
    Sultan Saeed Mogadishu 🇸🇴

  • @abdirazakrazak9807
    @abdirazakrazak9807 Рік тому +11

    Geesi geesi dhaly sscguul khatumo somalia hanoolato

  • @abdullahidaar327
    @abdullahidaar327 Рік тому +7

    Dagaal ma dhicin kulahaaa Tiknikadii ciidanka ma hadiyad bay u bixiyeen hadalkaa waa iga gadanyahay kkkkkk

  • @mustafaaden-cx8ui
    @mustafaaden-cx8ui Рік тому +5

    This is the real archetypes we knew a bout Isaq intellectuals ! Men of great sense of intelligence,wisdom,humour and lover of truth...They express and walk their talk..let you dare listen to him if you really want reclaim your glory.

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 Рік тому +4

    Masha Allah, Illahay caqliga iyo caafimaadka hakuu kordhiyo. Weriyayaasha waa wada caadifad miiran oo marna runta u baahnayn oo beenta dhinac u janjeedha ka shaqeeya

  • @cumarjubba4748
    @cumarjubba4748 Рік тому +9

    Madaxweynaha mustaqbalka waayo arag caqli badan maashaa allaah

  • @user-fw1rl1yq7w
    @user-fw1rl1yq7w Рік тому +9

    Wae taladiisa maqla oo Ka waantooba dagaalka .

  • @bashirhassan3639
    @bashirhassan3639 Рік тому +8

    Ninkaasi isaga ayaa isaaq iyo soomaali oo dhan waxna u gudi kara waxna u goyn kara waayo caqli buu leeyahay

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 Рік тому +2

      Ninkan jaamac wuxu ku fiicnaaa madaxwaynaha umada somaliyeeed

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Рік тому +8

    Maashaa allaah abti caqliga allaah hakuu daayo

  • @kadragood130
    @kadragood130 Рік тому +5

    Very rational man

  • @abdullahidaar327
    @abdullahidaar327 Рік тому +3

    One of the best politicians Somali region but small minded snm never listened him god bless you shabeel

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому +4

    Subxaanalaah kulahaa dagaal ma dhicin reerkan waan ka yaabay Ilaahow xaqa tus

    • @caaliyocabdixayi3674
      @caaliyocabdixayi3674 Рік тому

      Dagaal ma dhicin mar horuu yiri dagaal kii hubka dhigista ayuu sii saa daaliyay

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Рік тому +6

    Alle Amarkii Somali'land dadka miyirka qabo ee marwalba xaqiiqada dhabta ah kahadlo sida ninkan ookale madhageystaane kuwooda waalan ee beenta uun kumaaweeliya aya uunbay dhegta uraariciyaan oo ay warkooda qaataan! taana dee god abeeso aya uunbay gacanta kuugalin😂😂😂

  • @user-gw4wy3tn2m
    @user-gw4wy3tn2m Рік тому +5

    Geesi geesi dhalay horay u soco jàamacow

  • @abdiali7775
    @abdiali7775 Рік тому +10

    Waa Nin weyn oo xaqiiqda og Nin yaqaana waxa u kudhimanayo iyo Nin sarqaansan oon aqoonin waxa u udagaalayo marwalba waxaa guulaysta Ninka yaqaana waxa u udagaalayo

  • @rukiajiran8267
    @rukiajiran8267 Рік тому +2

    ماشا الله اللهم بارك له

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag Рік тому +6

    Kuwa comment ka caytamaya iyo inta ninkaan fikirkiisa dhaliilsan, wa kuwii ku hayey musoo ciidanka fasax ee hala yaabin😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedcabdille349
    @ahmedcabdille349 Рік тому +2

    Asc jamac waa aqoonyahan odorosi ka ra waxaa soo socda markii ugu horaysayna maaha ee uu ka digo mashaakilka soo socda
    Ilaahay cafimad iyo dheer ha ku siiyo amiin amiin......

  • @kadragood130
    @kadragood130 Рік тому +1

    Is this guy a journalist or a supporter of the government? Djama is a really politician and very wise man. He's aware of the reality.... May Allah heal Somalies nation no matter where they are 🤲

  • @AJYahye
    @AJYahye Рік тому +3

    Jamac sshabeel waa caaqil, weliba diin leh, tolow iidoor hadday caqli leeyihiin my Madaxweyne ka dhigtaan.,, wey badhaadhi lahaayeen

  • @abdilahicarshe6208
    @abdilahicarshe6208 Рік тому +5

    Bal waxaas oo kale baa wariye lagu sheegayaa disgusting! Dadkaa wax miyir qaba Jama Shabeel iyo afar kalaa jira. Qorax sacaba laguma qarin karo!

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Рік тому +1

    Mashaa Allaah Jaamac Towxiid Allaha kuxifdiyo fiddaarayn. Muqdisho kaalay oo isusoo sharax doorashadda Madaxwaynanimo oo qof iyo cod ah. Runtii Odoroskaaga Cajiib ah. 5 billood kahor buu lahaa dagaalkan joojiya ama guri walba waa laga ooyi doona.

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 Рік тому +2

    Mansha alah jamac alha ha ku xeteyo

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Рік тому +2

    Mashaa allaah xaq buu ka hadlay

  • @maxamuuddaad4549
    @maxamuuddaad4549 Рік тому +2

    Wallahi shabeel waa raga farakutiriska ee kasii nool ragii hore waa wax garad ilahay aragti ku maneeystay

  • @sulubhassan2788
    @sulubhassan2788 Рік тому +2

    Bilaayadii aan kaa qosli bilaayaba
    Maaha

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 11 місяців тому +1

    💙👿💝 Allahu Akbar. Ninkan j. Shabeel ayaa u qalmey Hogaam isaaqoow ninkaa dhegaysta.very intelligent.

  • @user-ty6gw5my6c
    @user-ty6gw5my6c Рік тому +1

    Ninkaan waxa jooga garan waxa soo socdana ma garto jaamac shabeelle indheer garad weeye Alle ha barakeeyee

  • @DooGeeye
    @DooGeeye Рік тому +1

    Ar odayga amay dilaan SNMtu waa cawaandiye,
    Allow ilaali inta xaqa iyo runta ku hadasha.

  • @kadijaabdi3120
    @kadijaabdi3120 11 місяців тому

    Wow, what a very intelligent person he is Masha Allah 🎉🎉

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 11 місяців тому

    Waa Ruun hadaya caqli layhini muusey juudan yo kaxadis hadaya dagala soqadn waya ku jabayan ina shaa Allah guuuuuuuul guuuuuuuul SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ harati nimo power 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Рік тому +2

    Reer soomaali laanoow ,haddeynnu horu mar rabno ,aan dooranno syaasi jaamac shabeel

  • @xasan127
    @xasan127 Рік тому +5

    ninkan waa runloow

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Рік тому +1

    Alla wariyaha caadifad badanaa

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 Рік тому +1

    Msha alllah gadoomiye adi alle wadanka hakudhiibo

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 Рік тому +4

    Qarankii waa laqaawiyey qol mugdi ah wey isku soo xireen, 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 10 місяців тому +1

    Hadii aan ahaan lahaa mouse Biixi walaalkaan waxaan kudarilahaa xubnaha ugu sareeya dawladii wuu u qalmaa waa nin soomaaliland waxtar u leh soomaalina waxtar u leh dadku majecla dadka runta sheega xataa ayagoo muslim dheeganaya

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 Рік тому +1

    Jaamac masha Allah car wax ha u dhibtaan mamul ah dadka aqliga badan wariyahaan saan maa ka dacad ah jmise wuu is dhaadhamaya😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому +3

    waxaa I muqatay in museh iyo Argagixisadah snm inay jabaysoh waa sidad u shektay

  • @ibnamir6718
    @ibnamir6718 Рік тому

    I have no idea your past history, but you seem to be a man of sense and and great leader. Please please come run the next election for Somali president because your IQ is way above the average of somalilander

  • @dhoollayareahmed5259
    @dhoollayareahmed5259 Рік тому +2

    Haddaad taliso oo la diido in la jabo ma jeceshahay.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому +1

    Waa nin runta iyo xaqiiqda horeyna waa oga hadlayo waxa maanta dhacay inuu dhacayo lamana dhegeysan kuwa hada earysanayaa hadalkiisa saxan ah magelayo waa dad maskaxda laga qabsaday oo been iyo cuqdad laga buuxuyey

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Рік тому +1

    Ragiiiii talinjiray dheh 👍👍👍👍👍👍

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Рік тому +3

    Laa xowla walaa quwata
    Yarkan iska soo orday,kabahaa lala dul maray kkkk,maxaabiista iyo hubkii ma hadiyad baa loo siiyey.!!!!!?

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 Рік тому +1

    Ninkan taariikhdaa xusi doonta aragti dheeridiisa.

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 Рік тому +1

    “Asalaamu Calaykum “
    Xaqiiqda ayuu ka hadlay waa Nin indheer garad ah oo waxa soo socda ka dikiraya aqoon durugsana uleh dhaqanka Somalida iyo taariikhda. Waa hadii wax laga qaadanayo!

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 Рік тому

    Waa waxgarad waxaa meesha lasoo tubay oo ciidan ee Labrada dhinc hadagaallamaan cida tiri caqli kuma harin waar gacanta halaqabto ina Biixi. Waar dhiiga dhalinta ka ganacsi magalo waa gablan aduun iyo cadaab Aakhiro. Intii dhimatay jannada Allaha geeyo masoconayso.

  • @Asli-ow9iu
    @Asli-ow9iu 11 місяців тому +1

    Waa in weyn hadalki alow fiinaan lahaydaa in taladaa in muuse qaato

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому +1

    Run ahaantii qaar baa asqoobey oo ka lumay directionkii waddadii baa ka khaldantay halkay aadi lahaayeen OOG waxay aadeen taleex badhan iyo garoowe

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 Рік тому +4

    Dadkaad lahadlaysaa waa waalan yihiin soomaali oo dhan aduunkoo dhan baa yaaban iska daa anagaa naqaan siday kumiyirsan lahaayeen

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Рік тому +1

    Jaamac Somali oo dhan ugaas iyo oday u noqo manta culumo iyo caamo somaliyeed wuu yaryahay xaqa nin sheega sidaada oo kale

  • @abudarda00
    @abudarda00 Рік тому

    The only rational one in that whole region. they should just mind their own business and keep what they have left. Haddi kale they will regret

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag Рік тому +1

    War philosopherkaan waan aminsanahay gar iyo gardaraba waan kugu raacsanahay shabeelow😮

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 11 місяців тому

    Anagaa faqashta u basaasnaye, hadii nala af-garanwaayo waanu sii wadaynaa! Balan waxa ah maalinta nin Garxajis ah komishanku ugu dhawaaqo kursiga, inay xabbaddu bilaabanto intaan la dhaarin

  • @qasimboobe1049
    @qasimboobe1049 11 місяців тому +1

    jamac shabel wanin qalibadan gulayso

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Рік тому

    Allaahuma Baarik

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ducaysane29
    @Ducaysane29 Рік тому

    Waxa Yaab leh Nimankan wariyayaasha sheeganaya een xaqiiqadii ba hayn.

  • @abdihashi6569
    @abdihashi6569 Рік тому +1

    Ilaahay qoomkan ha u sahlo Hashi ninkano iyo Cali gurey ay iskaba tagaan tolow yaabay ku hadhay meesha wàa yaabanahay.

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx Рік тому +3

    HHHH 😂😂 WALEE NIN WEYN OO WAX GARADA REER SSC HUBKII IYO RAGIIBA HADIYAD BAA LOO BIXIYEY EE WAX DAGAALA MA DHICIN OO TOLOW FAYSAL CABDI BOTANA MA HADIYAD BAA LOO BIXIYEY

    • @ahmedahmed-ex1ju
      @ahmedahmed-ex1ju Рік тому

      Kkk like that walahi faysal ma hadiyad ayaa loobixiyay ku lahaa safiyo caadi matahid

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Рік тому

    ninkan Aqqiruu shaqaysanayaa kuwa waxay kudhimanayan garanayna aduunyey shaqaysanayan subxaanallaah. ان لله لا يحب الطالمين

  • @XabiibXusni-ze1wv
    @XabiibXusni-ze1wv Рік тому +1

    Runbad shegty awala wad usii sheegty waxwalba

  • @abdirahmanabdihamiidmuomin9380

    Runsheeg ayaa tahay jaamacow

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 Рік тому +1

    Just jaamac shabeel baa ka miyir qaba oo arag tidheer leh

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 місяці тому

    RUN BADANAA, OO XIGMAD BADANAA..WAA NIN WADDANI AH OO TIDHAALE AH.
    Anaa ku raacsan sobob sokeeye loola dagaalamo ma jirto.
    Rag qiima badan ayaa labada dhinacba bilaa macne u dhimatay.
    Waar ka jooga oo dagaal danbe yaan la qaadin.

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Рік тому

    Waa nin dabadhilifa ilaa iyo faqashtii wuxuu basaas uhaa cadawga isaaq Allah kuqabay balokuhaleeshay

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 Рік тому +1

    Tuug kharuu kadhargay

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 Рік тому

    A guy Never guy before!!!!!!!!!!!!!!!

  • @kcundercover415
    @kcundercover415 Рік тому +2

    Jaamaca shabeel ha laga dhigo madaxweyne waayo waa ninka ugu caqaliga badan

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Рік тому +1

    400 maxaabiis ah muse biixi baa laga qabtay ceeb badanaa

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla9478 Рік тому +1

    🤣🤣🤣🤣istaqfurulah mahadiyadbey ubixiyen

  • @fe8445
    @fe8445 Рік тому

    I am not sure. They all believe separatism and conquering neighbouring clans. Kind of colonialist attitude.

  • @HassanAli-tu8qp
    @HassanAli-tu8qp Рік тому

    Jamac shabeel tala,qabeen
    dadkaan lahadlayaa dheguhu uma daloolaan

  • @princek802
    @princek802 Рік тому +1

    Koley wa un garxajin ninkani ilen iidor caqilkisu waiyage.

  • @user-kg1iz3bp6y
    @user-kg1iz3bp6y Рік тому

    Jamac shabeel marwalba wuu sakhraansanyahay wanna wadani haddaad doonasana calaamada wadani waa jaamac shabeel dhamaan waa isku mid wanna ragiilahaa ciidankii qaranka bagaalalaaya

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Рік тому +1

    Waaya Arag & Saadaal Fog Weeye.

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 Рік тому

    Jamac shabeel iyo cali guray SNM tii ayay ahaayeen waana run sheegayaal weli xil xukumad may qaban muusana iyagaa inooga aqoon badan run sheega qaarkeen sakhraan bay u yaqaanaan beenaalaha xilka u qabtana ee xoolahooda cunayana awliyay u yaqaanaan waar ragan weligood xatooyo umad inamay cunine cay ma gayaan 32 years banaankaasay iska joogaan kursi haday rabaan buurahay fuuli lahaayeen nabad iyo wadajir bay intaaba ku adimayeen

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Рік тому

    Horta odaygani ma huwantuu ka tirsanyahay ilayn marwalba iyaguu u doodayaaye

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b Рік тому +1

    Isaaq ninkii ugu aqlibadnaaaa 😂😂😂😂 isaaaqow waaan ku barney garxjis baanu kursiga uuu dhiiibi jeegan time is over

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 11 місяців тому

    Jamashabelow habar alle kugurid jab ookubka &bawda kajab òobelayo qidhimkasisa alle kugurid

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 Рік тому +1

    Wale waa nin wanagsan lkn muse miyu maqlaya hee

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Рік тому +2

    Waa runtaa

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 Рік тому

    Run sheeg waa ceeb sheeg Jaamac shebeel waxaan kujeclaaday Dhab kahadalka

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 11 місяців тому

    qofkan bila caqliga ah ayaa siysasi isku sheegaya waar xoolayahow haday dxuduuda la googoosto reer walaba wa ku dayan doona xuduudena calamaka wax kaga doonayna cidana siin mayno maanu ka baqayna dhabayaco markaan siinayno khaas waba hadan ku sii dhegaysto

  • @user-mk4nu5qm2s
    @user-mk4nu5qm2s Рік тому

    Shabeel adiiga qofka kadhigaay siyaasi ayaan layabanahaay. Ader. Khamriga iskada ilahaay. Kayaab. Waxaad. Kudhimanasa adiigo khamri cabaya ilahaay. Utobaad keen. Baraha bulshada aad tagaantahay iska. Da. Musse xarkisana gadhimeysiid waxba. Kuma wanagsaniid wa. Lagu. Bartaay.

  • @user-jx3fy4ug8u
    @user-jx3fy4ug8u Рік тому

    Ma jaamac shabeel iyo qaar la mida ayaa xabsiga u taxaabi waydeen anaga ayaa amarkaa bixinay ee xidha ma waxaa ayaa dhegay sanasaa maxaad u dirilahagayd ciidanka halkeed xukumi marka aad ciidanka dagaal u diido waan ku faha nay jaamac siyaasi ma jiro waa danayste