Maanta laga bilaabo waxaan ahay mudane sheikh shariif hana is dhihina waa is ku reer walaahi somaalinimo waxa aan ahayn nagama dhaxayso 5 sano oo lasoo dhaafay ayaan ku lugu ay farmaajo laakiin maanta lagabilaabo waa mudane sheikh shariif ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Ceeb u dhiimo dheeh Xasan xayaawan! sadex ugu foshaxuun waa in uu ciidamada qaranka fur fuuray, qabilada kiicinayay tan ugu sii daran wa in uu xalane taagna oo shiisheye u dacwoonayay malin walba , Tariikh foolxun oo Xasan ka hadhi doonin wiil ka wiil! Xasan wa xayawaan mudan sidu u dhaqmay in loola dhaqmo lkn qof sharale sida uma dhaqmi karo lkn wa in laysugu taga iyadon wadai uu qaday ee foshaxun laqadin wan qaba!
Waxa tahay nageeye waxaad rabta in ad amaanto farmaajo miya xasan shekh maxamuud wa madaxweyne qaran ah hal gamaa o raba in u iska ciliyo itoobiya meshi farmaajo so dhaweystey hadal aya haysa nio
Shiikh shariif waa nin culus oo xishooda allaahayna yaqaan hada wuu ku khasbanyahay in uu danka iyo dadka badbaadiyo siyaasada xasan shiikh ee ah anaa iri waa in uu kahortaagaa
Hassan Buste waa qof Alle duleeyey oo ummadda soomaaliyeed Alle ku soo dhex tuuray,waa Shakhsi tuuga oo been waasa Aan Alle iyo islaamtoona Aqoonin,waa qof qabyaaladi waashay markaa qof lamida somalia waa ku yar yahay
Waxay ila tahay inaad u egyahay nin gadaya Sh Shariif mucaradna ku tahay Hassan, kuusa suuroobimeyso ,oo Shariif waa naga soo boodey oo mid gadmaayo maahan waa nin shaqfasha ku wata Farmaajo umana suuroobimeyso .Farmaajo intuu wato Shariif wuu baarey .
Ilahay kama baqin duli duli dhalay aya tahay ma shariif aya ledayay maha nin qabiilista ah iyo hanti dhicid cid dacada ma jirto sxb waxey ila tahay ina raligaga ka hadashay
Aragti aan aheen Darood rida Abgaal dhisa/ Abgaal dumi Abgaal dhisa amaa la keeni karaa??? Qabiil hogaamiye laguma doorto ee Aragti ayaa lagu doortaa wadan ka axsaab furan halagu galo doorssho laba nin oo isku reer ah lama kalla doorsan oo isku dan iyo baahi😮😮
No ruufi yaanimo,xasan shiiq 2017 sitar tiiba ayuu ku dhiibay mane ah macan gag xoog wax ku raadi naayo .ma waxaad ku qal daysaa farmaajo. Mase waa iloosho dhowdahay😒
Ninki bada Somalia usaxiixay 2008 Kenya miyad ledahay diwaan xatooyo malaha maxa kaxun in diwaanka kuugasho inad bada sharci daro kusaxiixdo intaso sannae ladaba socdo ilaa here Kenya nala shegate bada
Xassan inu kyrsaga helilahy miyad mooday hadi labaf hada maqan ay ahen ? Madoobe iyo deni aya kursaga so sari bal car wakas ayago maqan kursi indhaha ha saro
Maanta laga bilaabo waxaan ahay mudane sheikh shariif hana is dhihina waa is ku reer walaahi somaalinimo waxa aan ahayn nagama dhaxayso 5 sano oo lasoo dhaafay ayaan ku lugu ay farmaajo laakiin maanta lagabilaabo waa mudane sheikh shariif ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Wll way fudu dahay sida fok rad kale lagaga dha dhiciyo ee xog badan baar wll
Intaa calaamadood ee 4ta Ah Wuu leeyahay Sheikh Shariif Waa Xaqiiq❤❤❤
Shariifka markiisii horeba siyaasi ma ahayne, wuxuu meesha dhabarjabin muqaawamo markaas jirtay oo Maraykanka dhoodhoobay, waana lagu soo meelgaaray.
X.Sheekhna waxqabadkiisa waa muuqdaa, wuuna haystaa wuxuu kusoo shir tago.
Macangagiinta raba inay waddanka curyaamiyaanna shacabku wuu u jeedaa loona hakan maayo...
Aad baan ula dhacay afarta Astaamood ee uu sheekh shariif leeyahay. Sheekh shariif waa nindaacad ah, qabyaalad aan ku shqayn, argagixisada ka adkaan kara, sidookalena aan lahayn kooxo wadamo iyo siyaasado guracan oo culays ku noqonaya isaga iyo cidii dhisaysaba.❤❤❤
You are the best journalist osman keep going my friend may God keep you strong tabiye wanagsan ❤
Ceeb u dhiimo dheeh Xasan xayaawan! sadex ugu foshaxuun waa in uu ciidamada qaranka fur fuuray, qabilada kiicinayay tan ugu sii daran wa in uu xalane taagna oo shiisheye u dacwoonayay malin walba , Tariikh foolxun oo Xasan ka hadhi doonin wiil ka wiil! Xasan wa xayawaan mudan sidu u dhaqmay in loola dhaqmo lkn qof sharale sida uma dhaqmi karo lkn wa in laysugu taga iyadon wadai uu qaday ee foshaxun laqadin wan qaba!
Caac sida ariga oo kale u qeyli. Xasan madaxweyne ka fcn Ma jiro. Dal xureeye 🙂
@@qasimj_eadigaa Caac Ah ka tag Meesha
Waxa tahay nageeye waxaad rabta in ad amaanto farmaajo miya xasan shekh maxamuud wa madaxweyne qaran ah hal gamaa o raba in u iska ciliyo itoobiya meshi farmaajo so dhaweystey hadal aya haysa nio
Maalmuhu sibey isugu eg yihiin farmaajo fiilada kaso bax maanta waxa xigi doonta xasan fiilada kaso bax
Dunida waxa ka jira;
1. Muxaafad.
2. Mucaarad.
3. Macangag.
Soomaaliya waxa ka jira;
1. Muxaafad.
2. Macangag
Tabiye fiican ina adeer horay u soco ilxun kuma arakto
Guul madaxweyne Xasan shiiq
Sanad walba mid kambeenka ku Amaan shalay xasan maantana shariif barina Dano shisheeye
❤shiikh shariif wadaad xariif ah
Shiikh shariif waa nin culus oo xishooda allaahayna yaqaan hada wuu ku khasbanyahay in uu danka iyo dadka badbaadiyo siyaasada xasan shiikh ee ah anaa iri waa in uu kahortaagaa
Dulmi unbad ka shaqeysa in lacag lagu siya yad rabta lkn xasan sas lacag kuga siin maha😂
Shariifka ma soo noqonaayo
Welcome shariif
Hadii u iska amusilahaa heerkaan masoo gaareen
Tan kale xasan shiekh cidiyaha xitaa waaku dagaalamay xaq ayu u lahaa in u madaxweyne noqdo
Hassan Buste waa qof Alle duleeyey oo ummadda soomaaliyeed Alle ku soo dhex tuuray,waa Shakhsi tuuga oo been waasa Aan Alle iyo islaamtoona Aqoonin,waa qof qabyaaladi waashay markaa qof lamida somalia waa ku yar yahay
Sidaa sheegtey waayey ustaad
Waxay ila tahay inaad u egyahay nin gadaya Sh Shariif mucaradna ku tahay Hassan, kuusa suuroobimeyso ,oo Shariif waa naga soo boodey oo mid gadmaayo maahan waa nin shaqfasha ku wata Farmaajo umana suuroobimeyso .Farmaajo intuu wato Shariif wuu baarey .
Thuma wallahi 3 jeer ma yiri Sh. Shariif
Mohamed Abdullahi Farmajo guuul iyo gobonimo❤❤❤❤❤❤
F .G: hadaladii shariif: waxaa loo noqonaab1991 kii.
Amaanada iyo leadershipka meesha Ka saar
kkk adi hda ma shrfbaa kusoodiry
Asc wixii sameeyey xasan tuug muxuu kafaa iiday ceeb iyo cibaaro waxaan aheyn kama faaiidin
Aniga waxay ila tahay in soomaaliya lagu kala tagey waayo dowladu waa heshiis lkn dowladaan lkn waxay noqotey mid qoys kaliya ah oo ka bilaabato kuna dhamaato qoys hadaba waxaasi dowlad ma'ahane tashada inta kalee laga sifeeyey dowladnimo way codkiina u hooseeya dowladnimadu ma qoyskaliyaa warhooy israaca daaroodoow meeshan waxbo idinma yaalaane cod iyo acshiba ismuujiya waxqabad aragti leh waxay kusocotaa in soomaaliya lakala qaate ee fadhiga hala idinku yimaado sida cagafta muqdisho lagu wato tashada daarood
m a. Nin. Loo sahlay waana rabaak yar yahay runtii 😂😂 waa campaign dad ban war wixii muraadow ninka xoojiya wax ku darsada
Hassan sheeke assga AL shaba ah the
Xasen xollo xayaewankas hawiye dilla tukgas foshaxun moryantas qaniskas foshaxun dilla
Xaqiiq ayaad sheegtay sxb Abdullahi
Farmaajo ayaa kawada fiican
Uf Allaah nooma soo celsho dhiigyacabka kaligiis taliska ah
allow hanugu soo calin war waa tuug Kale allow na dhaafi farmajo waa tuug kale
daynuunay caruurtii uu ku layay. ee hadana diyarada uu ka racay. waa maxkamad la gu soo saaraa shariif
Kkkkk Adiga soo taag xoolo
Somaliya isbadel cusub maleh. Hadba dad hore udaalan, umaduna kadaaleen baa boodhka looga jafi. Sad reality
Asc maamo wuu kamira dhalinkaraa hadi uudadaalo waayo dadkasoomaaliyeed waxaaku habsaday mooryaaniyo hogaan xumo dadka iyo dalkaba waxaa deepa cadaalad ee ninkii dalkaan bad baadin kara hau kaco isagoo illay uga bapanaya 3:31
Ilahay kama baqin duli duli dhalay aya tahay ma shariif aya ledayay maha nin qabiilista ah iyo hanti dhicid cid dacada ma jirto sxb waxey ila tahay ina raligaga ka hadashay
Waxaa thy kan ugu aqisan ee war sheega
Dhanahaas Hada masoconaayo iska ilaw
Astaan iima ahan adiga iyo maanta jeebkaada uun
Hada saan maku faraxsan tahay 😢😅
Waxy ila tahay in farmajo guulaysan doono si somaliya lo badbaadiyo❤🫡🫡🫡🫡
Suuqa geynti Ugu weynayd EE shariif lasoo gamay aad u samaysty
Wasan. Wasan warkagu mudne
HAWIYE SIYAASI MA QABAAN JUST BUSINESS MEN ANAKA NACUNA LENAHY HASSAN WAA NINKAN BANKA U TAAGNEN ONE MONTH DORASHA DI WALE NABSI GISA MASO DAAHIN
Malaga yabaa in aad miraacad noqotay
walaal sidii Xasan waa waali cad mucaarad nimo maaha hal abuur na maaha maxaa yeelay hadda isagaa is dhagaysta
Ma.nagadaysid.warka gurguurte
Doqonyahow taas sax miyaa marka
Aragti aan aheen Darood rida Abgaal dhisa/ Abgaal dumi Abgaal dhisa amaa la keeni karaa???
Qabiil hogaamiye laguma doorto ee Aragti ayaa lagu doortaa wadan ka axsaab furan halagu galo doorssho laba nin oo isku reer ah lama kalla doorsan oo isku dan iyo baahi😮😮
Daarood aya baabiiy soomaali
INTAAS WUXUU U MARAYAY KURSIG
Alla lacagaa bal cunugaan wuxuu daldalaa arka
Waxow ka joogo male waa nimaan biti lahayn
Miranayo iyo saxan sh maxamuud
No ruufi yaanimo,xasan shiiq 2017 sitar tiiba ayuu ku dhiibay mane ah macan gag xoog wax ku raadi naayo .ma waxaad ku qal daysaa farmaajo. Mase waa iloosho dhowdahay😒
Xasan aa maqanaanay maahin Eedo hees aad heysaa mudo korarsi uu diiday cid ka yeleyso malahan insha Allaah. Wadadaas uu hayaa ee hafasaxo doorashada maamul goboleyada
Kolayba xasan wuudhama
Inti HAWIYE FARAMAJO KA DIIDE LE WADNAA WALI CAQLI IYO ARAGTI KA DUWAN WAN KENI WEYNE COPY AND PASTE 😂
Hhhhh qof walba hadu qabyald kursi kudonayo cidisa aya sari laheyd xasn shekh xil dhibanda tugada ah aya keny oo qabil walba leh
Lacag ayuu kusoo baxay ee hassan Guurgurte Aqoon iyo inu istaahilo midna kuma soobixin ee lacagtii Emirates Ayuu ku iibsaday Xildhibanada badan kood
Xoolathy wax isku fal dulufoow
sharif iyo xasan isku mug iyo miisaan maahan xasan waa ninka dowladnimada dhaqaajiyey inta somali maanta sheegan karto waa intuu qabtay mana jiro siyaasi lamid ah inta ilaa hada la haayo kuwa cusubse waa imaan karaan. sharif waa ninka asagoo madaxweyne ah wasiir ka tirsan xukumadiisu saxiixay mougi badan in la lajoojiyo maal iyo maskixi ku baxday
Tuugna tuug kale ma dhaamo Waa rag aanan aduunka wax la qeybsan karin
Gaari waa waa badan yihin😮😮😮😮😮😮
xaywaan tabarkale maad weysay markaad isticmalayso shariifka maba ogid miyaa iney walaalo yihiin laangaaboow
Oo badii ya Kenya kagatay wayabee
Shariff waa project owned by the despot Farmajo
Okk lkiin xsanbaa waga project deni iyo madoobe buu ahaaa tarikhda dib ugu noqo
Kkķķkkkkkkkk xiligii farmajo/ wuxuu amaanayay. Xasan shìiq..Xasan shiq makuu madax weyne noqdana. Caybuu ubilaaway..hadana.wuxuu amaanayaa sh.shariif ..hadhowna wuucaynayaa wayab ninkii lacag siiya buu wariye uyahay ee umad somalia uma ahan wariye ...blocked
waryaa beenalad tahay sheekh shariif sowkii lahaa1991 ayaaloo noqonaya beenale wariye laalush loolabay runta kasheeg warka
Waxay iilamuuqataa in somalia dowlad noqotaa wakhti dheer udhimanyahay 😢 ilameerayso aykujiridoonto , ilaa jiilka maanta siyaasada kujira qabuuraha isku arkaan .
Been badanaaa xasan sheikh waligis dawlad ma fur furin
Waxay ilatahay waa sura gal hadu sharifku helo towfiiq mina laah
Intaba been baad ku sheegte
Dadki dal wey haystaan lakin dalkaan dad ma heysto 😢
Somalia waxa heesta maahan siyaasi xun waxa heesta waa wariye xun maalin kasta qoladii ku shubataa u hadla
Wu dalaya xassan xog iyo caqli siyasadeyd laguma karayo
Waqtiga ha dhameesto insha Allaah shiikh shariif shiikh Axmed shiikh muuse cege aa badalaayo insha Allaah
Shariif io Faysal cali warabi waligood ma noqonayaan.madaxweyne 😂😂😂
Hhhhhhhh Fadlan lacag ku shubo xoolo ayaad tahay
Xasan iyo Shariif beentaada iskuma dagaali doonaan taas kubishaareyso
Siyaada maba fhnsanid kaliya cida kugu shubataa u nacamleeysaa baacoow
Adiga saas aa noqon laheyd
Beenloow goormuu farmaajo cid weerarey mooryaan madaxtooyada rabtey in xoog ugasaaraan buuka joojiyey oo yirih sharciku imaada vilada
Mingest farmaajo waa kaligiis taliye dhiig yacab ah ee Allaah naga waday ayaa mahad leh insha Allaah.
olole iyo xayeysiin aad Sharif u bilawdo miyaad keentay?
Ninki bada Somalia usaxiixay 2008 Kenya miyad ledahay diwaan xatooyo malaha maxa kaxun in diwaanka kuugasho inad bada sharci daro kusaxiixdo intaso sannae ladaba socdo ilaa here Kenya nala shegate bada
Xassan inu kyrsaga helilahy miyad mooday hadi labaf hada maqan ay ahen ?
Madoobe iyo deni aya kursaga so sari bal car wakas ayago maqan kursi indhaha ha saro
Xasan shiikh maxamuud 110 ilaa 63 =173 walaahi deni uba baahno wuu ka maarmay markii uu dantiisa soo waayay ayuu soo jilba jabsaday xoolo siyaadsada baro .Axmed madoowe waxa uu ku badashay oo xildhibaano lacag iyo Reselwasaare baryo wax la yihaardo majiraan
Waxay ila tahay Inaad riyootey!
Riyoonin insha Allaah wey dhaceysaa guul iyo gobonimo shiikh shariif shiikh Axmed madaxweyne soo socdo
xassan shiek adiga intaa kusoo dirsaty miyoo lacg idin kaxadey nin rageed ayaa lagu degaa waa xassan shiek waa nin raga sida docilaha iyo cbbda uhadla