DEG DEG Siyaasiyiinta Beesha Abgaal Oo Kasoo Horjeestay Damaca Xasan Sheekh, Muqdisho Oo Dagaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лис 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 20 днів тому +8

    Walaal runta aad taabatay villada markuu ku jiro bis uu rabaa mana dhacayso x Sheekh wuxuu qabtay maleh ilmihiisa iyo cidiisa uu meesha ka quudiyaa wuu fashilmay dowlad cadaalad aan ran aa qabiil Marabno mwayne saas lagu ma noqdo ilaaha na dhaafiyo aamiin mid ka khayr badan aamiin cadaalad daradiisa iyo qabiilstimadiisa iyo hawiyoy iyo dhiiqadiisa allaha ma mootiyo aamiin aamiin

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 19 днів тому

      😂😂😂😂 xasan jufo uma dhiibanin dalka ee baarlamaanka ayaa doortay

    • @KheyroAbdulahi
      @KheyroAbdulahi 19 днів тому

      Acs

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 19 днів тому +1

      Jufada Xassan Sheikh Waa Iney ka qabsadaan Xumaantu Wado Jufadiisa Hadey ka Qabsadan Waa Okey hadii ay Soo jeediyen inu Xumaan Wado oo ay Qabsanaayan Waa Rayi Fiican

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 19 днів тому

      @@abdikadirhaji6852 xaad ka bedeli i kartaan hadeey diidaan jufada ileen xasan kama dhalanin sharanshuurta

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 18 днів тому +1

    Madaxweyne Hassan Sheikh Allah ha xafido dowlada danqaran Allah noo xafido waxey nagaarsiineysa in aan u noolano sida bani aadamka Allah idinkiis
    Somalia guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 16 днів тому +1

      dameeraha xoogaaga lasiiyaad tahay ee qabyaaladu dishaywaad buktaaye alle haku caafiyo

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 16 днів тому

      xabaalo qotaa kugaadh siinaya sida dunidu unoolaato walaahay bilaahay tolaahay baanu inuu dunida dadka ugu liita kaadhigo mooyee baanu meel ku gaadh siinaayn ee xoogaaga iska qaado

  • @Yahyealichannle
    @Yahyealichannle 19 днів тому

    ❤mashaa allah ❤

  • @Xuriyo-y7o
    @Xuriyo-y7o 20 днів тому +2

    Wiilkaan waa sax waxa uu sheegaayo ee xasan shiiq wadaka waxba umahaayo ee ha is casilo

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 16 днів тому

    subxaan allaah ma wacaaysluu siikala qabyaaladeeyay yaahuu iimaanka alle kaaqaad

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 дні тому

    ASC viva7up Masha Allah waaaaaaaaa Kula Qabaaaaaaa
    Inaaaaaaaan Xassan talsuulo wax baddan si lo mideyo dalka dadka Diinta dimuquradiyada

  • @AbdiqaniAbdirsaq
    @AbdiqaniAbdirsaq 18 днів тому

    NINKAn hadalkiisa waxan kadha dhamiyay ujeedadiisa in u doodayo jufadiisa xilalka ka maqan .lkn runta uu sheegay waxay tahy " cilent political " oo hadda ay isticmaalan siyaasiyiin badan oo somali ah❤

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 20 днів тому +2

    WALLAAHI NINKAAN WAA RUNTII XASAN MUNAAFAQ WAA IN DALKA IYO UMADA SOOMAALIYEED LAGA QABTAA
    MUDO KORDHIS WAX LA YIRAAHDO MA JIRTO XASAN YAA LAGA YEELIN WAXAAS

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 19 днів тому

      😂😂😂😂xasan sheq jufo ma dooranin ee baarlamaanka ayaa doortay maskiinkan waa dhunsan yahay farmaajo mudo xileedkiisii asagoo dhamaaday asagoo aan waxba qabanin inuu ku darsado lkn xasan sheq baarlamaanka ayaa u ansixiyey maxaa laga bedeli karaa

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 17 днів тому +2

    Ninkaan waa ninkii abgaal ugu caqliga badnaa xasan dameer runta ayuu u sheegay

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 10 днів тому +1

      Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud kan iyo adiga oo sida eeyaha meelaha ka qeel qeeliyo waxba kama badali kartaan dameerka saliid qumbo u marso hakaa galiyee 😂😂😂😂

  • @MustafMaslaxqaasim
    @MustafMaslaxqaasim 19 днів тому +2

    👍

  • @AbdalaSalad
    @AbdalaSalad 19 днів тому

    Soomalida heshiska ah xgee jogtaa

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 20 днів тому +1

    Maashaa allaah

  • @Saharo-h6u
    @Saharo-h6u 20 днів тому +2

    Asc maamo hadii aad tihiin waceysle xasan waa waalan yahay pabsada ninkii waalan walaal baa kuu fayow

  • @moallim1000
    @moallim1000 20 днів тому +1

    Soomaalida badnkoodu weli waxay joogaan casri jaahiligii. Qabiil waa cudur. Soomaali Allaha ka saaro Qabiilka. Inta garatay in aan Qaran lagu noqon Dawlad waa weli waa yar yihiin. Mahadsanidin

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 20 днів тому +6

    Xassan waxaan ku darsanaa weli kama maqlin ninkan waxu cadeynaa taas, sida qabiilada qaar Somalia horumarkeda kaso hor jeedo een is ceshan ma nihin uu ku leeyahay ha lagu daydo heee Mashaa Allaah

    • @omarali4265
      @omarali4265 19 днів тому +1

      Laakiin 😢nin kaan yiri waceysle Ayaan ahay intuu wax xalin lahaa ayuu leeyahay aan dagaal qaadno,aan burburino dawlada nin kaan waa jaahil, ma laha aqoon cidiisu leedahay 😢

    • @Sahra-o2x
      @Sahra-o2x 18 днів тому

      Horumarka waxaad utaqaanid balnoosheeg dastuurka oo lamarooqsado miyaa

    • @shamsoibrahim4431
      @shamsoibrahim4431 17 днів тому

      @ wll may uma aqan, Tastuurka ma arag la marorsaday ee waxan arkayay midu Barlamanka si xura ugu codeyo la ansaxiyay, si loga guro g1g2 oo ku meel gaar aha runtina dulmi badan ay ku jireen

    • @omarali4265
      @omarali4265 17 днів тому

      @@shamsoibrahim4431 waa run 🏃‍♂️ taa, mahadsanid

  • @omarali4265
    @omarali4265 19 днів тому +1

    Laakiin waceysle keligiis wax badan ma qaban karaan, waa inay harti abgaal iyo daauud la soo galaan 😅

  • @mohamedbarre-l3e
    @mohamedbarre-l3e 20 днів тому +1

    Farmaajo guri kuma laha Xamar. $90 000 000 ayuu ka diiday Saudi Arebia. Amaanadii qaranka ayuu ilaaliyey.

  • @MaxamedXasan-n9i
    @MaxamedXasan-n9i 20 днів тому +1

    Wlhi hdlkaga waa sax hadeey run kaa tahay lkn xasan alle hasoo hadeeyo

  • @OmarRonaldo-o5v
    @OmarRonaldo-o5v 19 днів тому

    shaqsi gadaal lagataaganyahay laakin beeshaa shegee shaqsi .aaatahay

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne 20 днів тому +1

    ASKARTA IYO MILATERY BADAN OO MUSHAAR BADAN LASIIYO AMNIGA WALA SUGI KARAA❤❤❤❤

  • @MohamedHassan-ky3lu
    @MohamedHassan-ky3lu 19 днів тому

    Hadii jufadiina wax lansiinlahaa dowladda waxey ahaanlaheed cadaalad. Somali vaqligeeda waa kaa

  • @AfrahAli-d9q
    @AfrahAli-d9q 19 днів тому

    Ninkaas.wala tashkiiliyey ilkah koro ayaa xaarinmeeyey alo ku shibi

  • @yasminmohamed8374
    @yasminmohamed8374 20 днів тому +1

    Dalka Xasan Shiikh iyo qoyskiisa ha laga khabto dalkii iyo dadkiiba way xaalufiyeen, waa qoys wax ka khaldan yihiin ee ha la baaro qoyskaan yey dalka u wadaan xageyse geeyeen dhaqaalihii dalka???
    Maxaa loo fiirsanayaa oo kaliya?
    Goorma ayaa dhaqaalaha dalka iyo shacabka laga soo celindoonaa oo la maxkamadayn doonaa qoyskaan❓❓❓🤔.

  • @AbukarBisle
    @AbukarBisle 20 днів тому +2

    HAWIYE DHAMAANTOD
    ONAKAA LEH
    PUNTLND IYO JUBALND IYO KHAATUMO
    MAQNAANSHAHOODU WAA BURBURKA
    ONAKAA LEH WAAYO
    SOMALI DAROOD KAMAQANYAHAY WAA BARIIS BILAA MILIXA
    CABAADKA DAAYA OO DAWLAD DHISA

    • @ItsSamOnline
      @ItsSamOnline 20 днів тому +1

      Somalia soomaali baa leh
      Kuligeen waxaa noo muuqda xasan wuxuu rabo
      Hawiye,daarood waa siman yihiin sidaa ha u hadlin
      CID aan leenahay majirto
      Viva Somali weyn

  • @CabdiRisaaq-p1k
    @CabdiRisaaq-p1k 17 днів тому

    Waxaas nadaxweeyne ma ahan

  • @marianm936
    @marianm936 19 днів тому

    Xool NOOL AA HADDII AAA QAATI farmaajo RAALI gelineysid

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 19 днів тому

    Bal nin kaas ayaa lagu leeyahay waa Madaxweyne Illaheyow umad somaliyed ugargaar

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 20 днів тому +1

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa khaa'inu Wadan Waana Moryaan Madaxweyne Noqdey Waana in Xassan diirato dalka Somaliya laga badbaadiyaa Xassan diirato Germany Wuxuu u tagey 1) Inuu Safaaradii Somaliya Soo xaraashto iyo In uu Germany Qandaraad kaga Qaato

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 20 днів тому

    waxan ka maqlay Dad badan Oo Aan Haawiye, ahayn Sida Reer Xamar Jareer Weyne, Raxan Weyn Carab Mawalad kabooye iyo Maskiinta ku hoos nool Deganada Haawiye, Siiba Caasimada Run iyo Been waxay tahayba,Haawiye Naareed, inay ku Shegan Haawiye,Sababta ay Erayga ugu Isticmalen Haawiye ay tahay Naxariislaan Dil Dhac kufsi iyo Dhiig ay Gamcaha kula Jiraan kana Xishooneyn Alle iyo Adoomihiisa,lahayn Daris wadaag kala kasayn Xaraanta iyo Xalaasha is qaban Heshiis ku ah Dulmiga, Allow Ani ma Oran lakiin waxan ka maqlay Dadka lagu dhajiyey 4.5 Ee la' Xaqiray iyo Somaali kalle.

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt 19 днів тому

    Kulilki Hassan gurguurte garsiiyeyy famliga ama reerka hawiiye iyo kulilayka gaaray ayaay ku mucaradken hassan gurguurte

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 8 днів тому

    Maqolada lacagta sooqaadataa oo fiqi sheegaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 20 днів тому

    Meesha Shariifka ayuu diidanyahay Xassan waraabe. Abgaal madaxa ayuu isugelin illeen illeen shariifka ayuu diidanyehee .

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 10 днів тому

    waceysle ha sheegan saaryahoow cidaada sheego Madaxweeyne Hassan Sheikh Mohamud Unuka Wacbuudhan Abgaal Ah ayaa garab taagan waa kaas 1 cid juuq ha dhahdo walaahi cagta la idin marin macsileey dheer cadaa idin dhashay damiir xun.

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne 20 днів тому

    DORASHO QOF IYO COD WELI MA GAARIN ❤ MARKA MUQDISHO HALO SAMEYO GATE LAGA SO GaLO CONTROL AMINAGA HALA SUGO ASKARTA MUSHAR BADAN HALASIIYO❤❤ SECURATI BADAN DHAR CAD AH MUQDISHO HALO SAMEYO 1 MILYAN ASKARA

  • @DhoolDheeman
    @DhoolDheeman 20 днів тому

    Ninkaan hadalkiisa wuxuu ku caddeeyay in dawlad ku sheegtu xero Hawiye oo wiliba idaacadaha la taagan yahooy Xaalufiyaha Dalka ee Filada iibsaday Adeerkay Naagtiisana Eedaday waaye jagooyin aan ka rabaa. Waa Xero Hawiye oo magaca Soomaaliyeed waxa lagu helo Hawiye qaybsaday...

  • @mariamabdulle4047
    @mariamabdulle4047 19 днів тому

    Dad la xakumi jiray yaa wax xukun dhahay

  • @cagajabeymedia6229
    @cagajabeymedia6229 20 днів тому

    Kan waa in xabsi loo taxaabo doqon kasta tvyada ayaa nabara

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 19 днів тому

    Mw Farmajo
    Soo tuuga Danbiga aad kaga sheen Cafis ka dal bada

  • @alixaajiyabarkaa3924
    @alixaajiyabarkaa3924 20 днів тому

    Hassan Kan Oo Kale Xir Tolwaawaaye

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 20 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KheyroAbdulahi
    @KheyroAbdulahi 19 днів тому

    Newest 1k

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 20 днів тому

    Xasan weligii ayuu joogayaa jaajuus waxba kama bedeli karo wasakh uraya

  • @AbukarBisle
    @AbukarBisle 20 днів тому

    WUXUU KAMID YAHAY NINKANI NIMANKII SHALAY FARMAAJO KULAHAA
    ONAKAA LEH XAMAR
    DAAROODBA TAHAYE FILADA KASO BAX

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 20 днів тому

    Ma hada kasteen Dulmigii aad ugu Heshiiseen, Haawiyen, Xabiibi Malayiin Mudane Madax weyne Maxamed C/Farmaajo, Oo ku Shaqey nayey si Xaq ah Cilmi Diin mid maati✍iyo caqli saliimah💯,Ma Nabsigii aad ka gasheen hada tihiin Haawiye iyo Kuwii Darood ee idinku tagerayey Farmaajo Villada kasoo bax iyo Farmaajo, waa Marexaan iyo Hadalkii ugu Xumaa Ee Duq Xasan Shiikh Ee Farmaajo, waa Nin Naag u Furay ilmo ka Dhalaayo iyo Habartii Wayeelka ahayd Ee H G Dhahaysay 500.00 Oo Wiilan Haysta Farmaajo, Hadow Vilada kasoo bixi waayo Viiladan ugu Daadeyna Oo Rooble Baahane watay Alle Maxaa Dulmi Ah Haawiye, Allahu Akbar Allow Xaqa☝🏼 Adaan wax Dulmin Oo Xaqsoore Ahe Amiin🤲.

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 20 днів тому

    NINKAAN QARAN U HADLIMAAYO HADDII ASAGA WAXLASIIYO WAA AAMMUSAYAA
    WAAYEEL ABGAAL IYO WEYL LO' AAD NINKII WARAABSADAA WADAA MA ASTAAHILAAN IN AY SOOMAALIYA MADAX U NOQDAAN.

  • @Sahra-o2x
    @Sahra-o2x 18 днів тому

    Runbadan ayuudaaha kaqaaday

  • @muusem015
    @muusem015 20 днів тому

    Ninkaan kala hadlaayo
    Abgaal looma nisbeynkaro
    Sidaa darteed waa nin
    Albaabada laga xertay

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 20 днів тому

    Adiga qabiilkaga waceysle baad u doodesa jifida aad kasoo jedo waceysle dadka masaakinta xaqooda oo la boowayo iyo dadka barakaca lagu riday iyo siyaasad xumada maad ka hadasho aloore isku mid baad tihin dameer iyo labadiisa dhagood baad tihin

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 20 днів тому

    Waa saax, dictator waa soo aragnay soomaalina dhib iyo dhiig baddan ayaan ku daaddinay,

  • @AbukarBisle
    @AbukarBisle 20 днів тому

    HADA MUXUU NOO SHEEGAAA

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 20 днів тому

    Nashaalah

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 16 днів тому

    Sa.dolad.mu.ku.dhalahe.is.qabsiga.qabiilka.madolad.aa.ku.dhalahe.furbonti

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 20 днів тому

    Bari waxaa lagaa dhigaa agaasime si laguu aamusiyo

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 20 днів тому

    Mareexaan ku waa Somali curka kama uu soo dhicin xaq ayuu u lee yahay in uu wax noqdo,waddaanka madaxweyne ka noqdo,villada kasoo bax uma qalanto,villooyin badan ayey dhisan karaan,tan Xamar muhiim maa aha,waana idin xukumi doonaan, Mareexaan Somali oo dhan ayaa u baahan.

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 20 днів тому

    Kan maxu yahay xasan maxa ka qaban kartaa faanka iskada wa balan in laguso xiro duli shaaribo sheydana leh xasan shiiq miya magac kuradsane

  • @alixaajiyabarkaa3924
    @alixaajiyabarkaa3924 20 днів тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @alixaajiyabarkaa3924
    @alixaajiyabarkaa3924 20 днів тому

    Lacag Qaato Ma Rabno Laah Luush Qaato Waan Na Qaanaa

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 19 днів тому

    shirbiriyahow heesa waa tii sheylay khaylo dhaanta kkkk

  • @rocky4066
    @rocky4066 19 днів тому

    Kanoo kale oo badan ayaa soomaaliya baabi'yey kuwaas oo cudurka qabyaaladda madaxmartay waxaa se kaloo yaab leh jagooyinka xukuumadda MA qabiil aa iskale oo loogu adeegaa mise dadweynaha soomaaliyeed iyo dalkaa loogu adeegaa?!! Caadadaas iyo dhaqan xumada as soomaalida hadeydaan ka tagina dalkani masiijiridoono ogaada jaahiinoow

  • @classiclit2926
    @classiclit2926 20 днів тому

    Hadu rerkisa wax siyay ama uu abgal siyay iskumid aya notihin h.g maxa lasiyay siba sacad waiska amusan nahay ma ahane wax xiil an mesha kuhayno malahan

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 20 днів тому

    Run sheeg baa tshay

  • @QalidHasan
    @QalidHasan 19 днів тому

    Abgaal waa iska sidaan dhuuni qaate waxyar la siiyey ayaa lasoo diraa xukuna ma haysan karaan dadka ninkaan oo kale siyaasi sheeganaa, xasan sheekh xukunkaan xoog ku qabso oo haka dagin laguma hello baryo dhiig badan ayaa loosoo daadshay hadii kale in lagu dilo sugo.

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 20 днів тому

    CAJIIB

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 16 днів тому

    For.bonti.wa.dhagal.😢forbonti.qufiyo.cudh.ma.ku.imeneso.lakin.madhaxdha.mdhx.weynaha.riisa.wasaraha.barlabanka.gubaladha.gubalka.wasiiradha.haso.hishiiyano.madhax.dola.inlahelo.forbonti.malabadalikara.iyu.edagal.e.ku.imani.waqti.dhumis.wa.aragte.madhax.soomali.manakacesp.

  • @SankaHasse
    @SankaHasse 20 днів тому

    😂😂😂😂😂
    Asck
    Waxyar ayaan hadalkaan kalabaxay waxuu rabaa xil in loo magacaabo.
    Dhibaadada somalida heysato waaye.
    Qof walboo qeelinaayo wuxuu rabaa
    In afka loobuuxiyo ama mushaar wasiir looqoro dooladoo xun xataa markaas wuu taageeraa yan

  • @AbdalaSalad
    @AbdalaSalad 19 днів тому

    Ninkan soomali udoodi maayee haarun wacaysle buu udoo dayaa

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 20 днів тому

    Waa War Sax Ah, Xaqdaro badana Jirta Dad Aan la tiro koobin baa lagu Sheegay 4.5 Allahu Akbar, Sax Yaa Somaali Tiro koobay, Dad Badan Oo Somaali Ah baa Been isku Sheegay Anaga Laan Dheeran nahay Tusaale H G💪😭iyo Kuwo Badan Oo Somaali Ah👎🥺.

  • @TrafiKo-x6p
    @TrafiKo-x6p 20 днів тому

    Cidaacad shabeele ha laga qabto bulshada dhaxdeeda awday dowlada police ka

  • @TrafiKo-x6p
    @TrafiKo-x6p 20 днів тому

    Kan waa wadqaan doqon ah rabana in la barto

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 12 днів тому

    sax ayaad tahay walaalkaa u hiili haduu sax yahay unahiili haduu khaldanyahay oo qabo una sheeg 8nuu khadanyahay waxaan idin wey diinayaa mareykan ayaa nookeeney fadaraal oysan la heyn dunida sadaxaad oo ah afrika iyo aasiya iyo doorasho uu nayiri waa dimaoqraadiya isagu 2 jeer ayaa loo ogolyahay anaga ma waxuu nayiri intaad doontaan ku soo noqda xukunka waxa aan maanta mareyno marekan ayaa ka masuul ah

  • @alixaajiyabarkaa3924
    @alixaajiyabarkaa3924 20 днів тому

    Iska Ooy

  • @QarnisheekhCabdullahi-sr8xh
    @QarnisheekhCabdullahi-sr8xh 19 днів тому

    Warkaaga oo ala tuuga ah waa sax been kumaadan sheegin

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 20 днів тому

    Waa goorma waa xilli uu dalkii uu burburiyey,umadii kala ergeeyey dagaalo sokeeye ka ridey,.
    Hada ka hor bay ahayd inay abgaal gacmaha qabtaan,sidoo kale xasan muqdisho ayuu dagasl ku qaadey oo umadii somaliyeed u tusay waxa uu wado iyo dhibaatooyinka uu dalka iyo dadka u geysanayo iyo dunuubta ballaran ee uu gelayo inuu muqdisho garab ka haysto.

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 19 днів тому

    Hada maqabiil ayuu u hadlayaa mise soomaali waxiiba adaaba qaatay wixii oo dhan shaley dhalin yaro askar odayaal waa taad qeeyliney seena oo aad shirarka jaraaid qabsaneyseen oo qeyladiiniin umadu idinl yasbtay oo aad xishoodkii ka tagteen horay ayeey soomaali u tiri nin aan talinjirin haduu taliyo nin aan tegirabin ayaa tago

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 4 дні тому

    😂😂maant maxaa u banana bixi weydeen oo mayihii gud guduudan u xiran weydeen idinkoo arkaayuu dastuurkii garb marey 😂😂😂been jooji xasan hawiye nimad u taagereysay ee wadani nimo u taagereyni

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 19 днів тому

    Waa run Xasan shiikh caddaalad waa kafogyahay laakiin ninkaan hadlaya waa hunguriddoon jufo niic ah.

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 4 дні тому

    Ku darsoo maat adigaa dasdiurii gacant u geliyey xasan sh u codeysan mar waxaad rabaa maa noo sheegey war bax jaajuusanimadii baa xoolo ku weyse

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 4 дні тому

    😂😂😂😂markey lahaay farmaaj waa mareexan waad aamusaneydee waad iloowdeen inqpf walbo kurasiga uu ku fadhiyo qabiilkiis keensafeen 😂😂mareex farmaaje ma qabiilkiin rabteen in uu ku abtirafado mise dad aan aqoon farmaaj bareyseen 😂😂

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 19 днів тому

    Qabyaalad waa wax foolxun

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 20 днів тому +1

    Xasan cid uu wax yeelay ma ay jirto ee waxa uu qaawiyey,dhibaateeyey,sumacadeedii baabi'iyey ee ka sideeyey meel dad gaari leeyihiin waa muqdisho.iyo shacabkii ku noolaa

  • @ahmedjama2377
    @ahmedjama2377 19 днів тому

    Nolow wadani dalkiisa iyo dadkiisa jecel ayaa tahay.

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 20 днів тому

    Mudo kororsi ku dhisan keligii taliye oo horey wadanka 30 sano dib u dhigay iyo dagaal sokooye

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 12 днів тому

    waagaas gudi doorasho ayasn laheyn oo xaliimo yarey madax u aheyd xasan wuu kala direy laakiin xasan shaley ayuu wax aan u ekeyn gudi doorasho fiiriya yiri waa maxay 15 xildhibaano ah ayaa fiirinaya sidii loo qaban lahaa doorasho wey joogaan waxna aduunka ayey kala aadey u yeer iyagaa khibrad u leh doorashooyinka oo bilasba dheh xasanow adigoodhan ayaa toosis u baahan dakii aad khibrada ka qaadan laheyd wasiiro gudiga doorashoyinka waad kala dirtey

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 20 днів тому

    Somali meel haa noo taallo, afkaaga ayaad isku dishay

  • @omarali4265
    @omarali4265 19 днів тому +1

    Hal 🎉sano hadii loogu daro waa ok 😢aan siino fursad

  • @SalimcumarNaasir
    @SalimcumarNaasir 20 днів тому

    Cafigaad alle kacodsatey allaha kaa aqbalo sida loo baahnaa ayaad u cabirtey

  • @liibaan123
    @liibaan123 20 днів тому

    Waan la yaa baa dameer kan oo kale marka aan arko wuxuu u xiisay karbaash ki wiilasha Caabudwaaq iyo gedo iyo bahdilan war xaya waan yohow dameeraha wasa iska aamus cid kurab ta ama ku jecel majirto garowe ilaa boosaaso gedo iyo Caabudwaaq sidi waxa aad heey Sato u cuni la haa yeen beey ku mashquul san yihiin ee cid kurab ta hadal kaaga iyo huura daada majirto

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi7448 20 днів тому

    Doqon

  • @aliabukar4755
    @aliabukar4755 20 днів тому

    KANI WAA NEEF

  • @ahaloow9655
    @ahaloow9655 20 днів тому

    Midkaan albaabka laga xirtay dameer duur jooga hadalkiis qiimo maleh ee iska ciy hee

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi2362 20 днів тому

    Siilweyne Futaxume Doqon

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 20 днів тому +1

    WALLAAHI NINKAAN WAA RUNTII XASAN MUNAAFAQ WAA IN DALKA IYO UMADA SOOMAALIYEED LAGA QABTAA
    MUDO KORDHIS WAX LA YIRAAHDO MA JIRTO XASAN YAA LAGA YEELIN WAXAAS

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 20 днів тому +1

    WALLAAHI NINKAAN WAA RUNTII XASAN MUNAAFAQ WAA IN DALKA IYO UMADA SOOMAALIYEED LAGA QABTAA
    MUDO KORDHIS WAX LA YIRAAHDO MA JIRTO XASAN YAA LAGA YEELIN WAXAAS