Cajiib Waaye War Bal Kaalaya ILa Eega 1:59:30 Waxa Meeshaan Ka Dhacaayo ILa Arka. 10 Jeer In Ka Badan Ayaan Ku Ceshtay. War Heedhe Mucalim Yuusufoow Ka Joog Hakula Dhegin Aayada Mucalim Cali Sheikh Ibrahim. Sheikh Ali Sheikh Ibrahim Waa Macalimka Kaliya Marki Uu Aayada Qaadanaayo Dadka La Joogo Markaas Ay Wada ILmeeyaan Macnaha Dareenkooda Ayaa Is Bedelo Sababtuna Wax Kale Maahan Waa Codka Iyo Keyfiyada Ama Qirada Uu Alle Ku Maneestay Masha Allah. Sidaas Darteed Sheikha Waa Lawada Jecelyahay Adigana Kaama Aheen Xumaan Kaliya Xamaasada Ayaa Ku Qaaday Qofka Xeerka Subaca Wax Ka Yaqaano Uun Baa Fahmi Karo. قل للمخلفين من الأعراب
War nio hadii aabo tiri aayada mcln yuusuf deey subac ma taqanid adne maxa yeelay wa meesha kaliya kabiirka qabashadiisa lagu yaqan oo anigabo Wan kusoo ceshada lkn wey ila mcnthy m a ilahow ku barakey dheh masha alaaaaaah
Rubac wasaafaat Cod kale miyaa lagu akhriyaa waxaan maqlaa rag badan OO aan kii lagu yaqiinay mid aan ahayn adeegsanayee Mise ayaad gaabka ayaa keenaya
Cajiib Waaye 4:01:35 Innaba Caadi Maahan إقرأ باسم ربك الذي إلي ءاخرالسورة Allaha Ku Deesto Ustaad Inkasta Oo Aanan Garaneynin Magaciisa. Qofki Garanaayo Magaciisa Hoos Haku Soo Qoro Macalimka Qaadanayo Suuratu AL-CALAQ.
Midka 1 baad waxaa iska leh marada LA aqraayo hada 3 daxda kalena Waxey u dhigantaa mara kale saas LA soco sxb macnahaas ayaa ku jiro meesha marka saas ayey 4 ku naqaayaan
Masha allh mar haddii macalin cilaan iyo sheikh cali sheikh ku jiraan oo ah ruug caddaayaashii xilliga adag soo dhowray kaalinta subacleydana meel sare gaarsiiyey waa rubac barakeysan..dhalin yarada axsanu souwtka ah ee 5tii sano ee ugu dambeysay saaxadda soo koray ixtiraam ayaan uheynaa..Anaguna idinkama marin ee allah hana wada guuleeyo 2da daarood.
Cajiib Waaye War Bal Kaalaya ILa Eega
1:59:30 Waxa Meeshaan Ka Dhacaayo ILa Arka. 10 Jeer In Ka Badan Ayaan Ku Ceshtay. War Heedhe Mucalim Yuusufoow Ka Joog Hakula Dhegin Aayada Mucalim Cali Sheikh Ibrahim.
Sheikh Ali Sheikh Ibrahim
Waa Macalimka Kaliya Marki Uu Aayada Qaadanaayo Dadka La Joogo Markaas Ay Wada ILmeeyaan Macnaha Dareenkooda Ayaa Is Bedelo Sababtuna Wax Kale Maahan Waa Codka Iyo Keyfiyada Ama Qirada Uu Alle Ku Maneestay Masha Allah. Sidaas Darteed Sheikha Waa Lawada Jecelyahay Adigana Kaama Aheen Xumaan Kaliya Xamaasada Ayaa Ku Qaaday Qofka Xeerka Subaca Wax Ka Yaqaano Uun Baa Fahmi Karo.
قل للمخلفين من الأعراب
Xuseen cadar ganeeyoow Adiga shimaa. Kuugu dmbeeysay???
2:36:20 masha allah m yuusuf rabi hakudhowro ebow
Mash allah ajir iyo xasanad alle ha idin siiyo, aduun iyo aakhiro wad liibaananteena. Ehelka illaahey ayaa tihiin, allah idin wada xifdiyo guleysta.
1:21:14 masha allah
2:59:42 heesow cadi mhn
Masha'allah wllh cajiib waye allaha ku xfido wllkey
Cajiib Waaye,
1:26:19
حتي إذا جاءنا قال يا ليت
Macalim Colaad Allaha Ku Deesto
♥️♥️🙏🙏🙏
Wlhi cadi ma ahan
hhhhhhhh
3:14:43 Maashaa'Allah
3:38:53 cajiib waaye.
3:39:12 macllin Colaad💥
Maashaa'Allah subacaan kama caajiso xataa iyadoo 2sano kasoo wareegtay ayaan joogto u daawadaa.
1:20:50 yaa salaam
Alaahu akbar cajiib waye 2:38:20
1:20:47 cajiib m.a
1- macalin c/laahi dhicis
2- macalin sh cali sh Ibrahim
3- macalin Xuseen gedef
4- macalin Maxamed Ali macalin fadhi
5- macalin c/laahi Colaad
6- Macalin Cali cilaan
7- macalin Nuur kabiir baadiye
8- macalin gacal cumar
✓✓ Intaas si la yaqan ayay uga baxsatay ama
( Isu ilaalisay ) m.a
Zxp mcln heesow iyo macln yaki miyee wax gafeen ?
@@axmedmaxamedm.9653 lugaa u baxday kkkkk
@@axmedmaxamedm.9653
Macalin yaki 1:29:55
Macalin heesoe. 3:26:10
Xumaana igama aha
@@khadarxasanxaashi9034 Colaad wuu gafay
@@aadannuurxuseen8645 aayadee anigu ma arkine
Masha Allah Allah ha idiin xifdiyo subac baa ka dhacay caadi mahin
Mash allah meesh waxba kadhcy subac o cali cilaan ku jiro oo lagu caajisay lama sheegin
13:26
1:26:20 Cajib M: colad Allaha Ku Xafido♥️🙏
ما شاء الله افصح الله لسانكم وغفر الله ذنوبكم
Man shaa Allah alle ha idin barakeyo
War nio hadii aabo tiri aayada mcln yuusuf deey subac ma taqanid adne maxa yeelay wa meesha kaliya kabiirka qabashadiisa lagu yaqan oo anigabo Wan kusoo ceshada lkn wey ila mcnthy m a ilahow ku barakey dheh masha alaaaaaah
ان تتوبا الى ألله فقد صغت قلوبكما dhegsta
Mash allh
1 .macalin cali cilaan
2 .sheikh cali sheikh ibrahim
3 .macalin colaad
4 .macalin radhi
5 .macalin gedaf
6 .macalin Yusuf darulsam
7 .macalin ibrahim sheikh
8 .macalin Bashir ciise
9. macalin baalbaale
10 .macalin heesow
11. macalin gacal
12 .maclin nuur maxamud nuur
13 .macalin dhicis
14.macalin maandheere
15.macalin yake
1:26:18
3:34:15 saanna ma ii dhimaneed. إن ربك يعلم انك تقوم
Maxaa jira
Minhum ow arkaan filaa on LA toosin
1:26:19 حتي اذاجاءنا waxbaa kudhacay macalim cabdullaahi colaad allaha kuxafido
ماشاءالله تبارك عليكم
Masha allah ahlu kheyr allaha idiin barkyo
Walaahi subac baa kadhacay m.a alaha idin sharfo
Macalin mandhere alaha kuxafid iyo macaliminta alaha nowada xafido
macalin maan dheere m.a
Mashalaah allow noo xifdi mclnmiinta mcln Gadafaa subaca toosa aa
عجيب ما شاء الله
Masha allah culimada allah dayo
Ma sha Allah
1:26:18 😢
3:01:06 hah
Allaha idiin barakeeyo
Maasha allaah allaha idin barakeeyo macalimiinta wlhi waa subac aan macaansaday ilaahay idin kuxafid
Masha allah Masha allah Masha allah ❤️❤️
M.a shekh ali 1:28:55
Rubac wasaafaat Cod kale miyaa lagu akhriyaa waxaan maqlaa rag badan OO aan kii lagu yaqiinay mid aan ahayn adeegsanayee
Mise ayaad gaabka ayaa keenaya
Wa sidi la arki jiray ilaaheey ha idin barakeeyo
Masha allah mashaaiqdeena
Mssllh allha idin barakeyo dhamntin adun aakhiro
Reqlies
Iqtarib iyo Alraxman, eber leesaga dhigay Subacaan. Kkk
Sh.cali iyo mcln yuusuf cajip
قل المخلفين من الا عراب...
3:39:53 hah cajiib waaye gadaf
Allha nii barakeyo
1:20:47 m.a alaha usiyaadiyo cajiib waye wllhi
Maa shaa allaah
Maasha allaah cajaaib
Cajiib Waaye 4:01:35
Innaba Caadi Maahan
إقرأ باسم ربك الذي إلي ءاخرالسورة
Allaha Ku Deesto Ustaad
Inkasta Oo Aanan Garaneynin Magaciisa. Qofki Garanaayo Magaciisa
Hoos Haku Soo Qoro
Macalimka Qaadanayo Suuratu AL-CALAQ.
Macalin Nuur Maxamuud nuur
Mcln nuur ayaa ladhahaa sxb
أرءيت الذي ينهى عبدا إذاصلى
Sow u dhahay aa i cajabisay
M.a allah ha idin xfido 🥰💯❤
1:26:19 macalin ILAHAY ha ku xifdigu sidaad kalaamkiisa u xifdisay adiga iyo kuwa kala ba
...
..
Mcln yuusuf darusalam horis cajip ah ومااهديكم الاسبيل الرشاد.
Cabadulahi
Masha allh
حتي اذاجاانا قال ياليت m.a caadi maahin wllhi
👌👌
Masha allah ❤❤❤
sc😢😢😢😢😢
M:a
Mcln cali cilan
allow ku dhaaf cajip
يطاف عليهم بصحاف......
54:32 فستذكرون ما أقول لكم. Cajiib waaye macalin baalbaalle.
1:48:42 m.a
أليس هذا بالحق
1:59:44 Yusuf see camal is daji
Waa u jeedaa inuu codku kuu furan yahaye
Sheikha ayuu Ku gegeyay
Sas waaye
Masha allah
Shikh cali iska jirhee aawoo
Yuusuf ii dhaaf waqtigiisa ha qaatee😁
M.a
1:20:45 hah
Haah haah masha alaah kanoo kale lama arag ilaahow carabkiina cadaabka ka dhow
Amiin yaa rabi
masha allah
M.a subacaa kadhca mahan wlhi
ماشاءالله
1:55:15 gedis ka macalin dhicis😢
Wlle colad wais ilaalshay allh haixffiyee
فاصبر ان وعدالله (حق فامانرينك )
❤❤❤❤❤❤
Mcalin yusuf isdaji mclminta ayda ka hdafn wa iga talo
Mashaa allah
m.a
Mash allh
ceenysiin qaaf sifiican looma qaadan
Ebow ka joog waa loo begay sida loo qaatay
Halesska firiyo waraa jiridoone
Wallllhi waleeysku arkay hadana gedefeey toosi dhehee kkkkk qaalidoow gedef iyo fahi maxaa kalaqabsaey heeee
Yusuf tartiib hee rugcaday waaye shekha 1:59
سورة الزمر
الم يعلموا Miyaa misa
اولم يعلموا
mcln yuusuf mxuu dhahoyaa horta haleela fiiriyo
اولم يعلمواweeye meesha mac yuusuf
Madhahoyaa mcln
Maya maya maya wll wax celinooyo umajeedo kk
Hooriska ayuu ku qariyay
Waa u egta lkn lama xaqiiji karo
101:02 gadaf magafy mise aniga ayaa umaleeyo
Aawi hee maclin fakiye umajeedii
54:42
M. A ♥️💞
Da
أمانا، malgu istaagi karo
Lkn Gafitaanka Mxaa Loo Qariyay Oo Loo Gooyay
Masha Allah♥️
3.38.53 m.a mcln yusuf
barakalah
mcln gadafaa medke ladhaha kan fadhi ku xiga miya wll
3:05:18 kan waaye
Fadhi ninkuu aayada ka sugayo wye macalim gedef
Haaaa sfcn
@@ismailmoalim1099 macalin gadaf kabiiriinta kabiirkoda waye allah dhowro nin fudud ma ahan laguna deg dego
Haa
ونا دي فر عو ن قي قو مه m.a cajiib iga dheh iga gadan ayaadaso
Rag aya isku helay
IKHLAAS 3 MUG AAN OGAAY 4 MAALAGA DHIGAY
Ani 4 ayaaleey soo baray eebow
@@SuperYuyuu dhib maleh
Midka 1 baad waxaa iska leh marada LA aqraayo hada 3 daxda kalena Waxey u dhigantaa mara kale saas LA soco sxb macnahaas ayaa ku jiro meesha marka saas ayey 4 ku naqaayaan
@@cumarmohamed9276 hada ayaan ogaaday jskl
A
Dadka fakady intaa fakan yabdan
Kulu mancaleehaa
Cali cilan mxaa ubilaawi,waye
ويقول الذين اءمنوا لولا نزل السورة xaaloo toosin waayay
waa saxantahay ebow waa gefay waa godantahay asna waa kor dhigay culimada waa ilduuftay ebow marka allaha noosahlo quraank