Subac Qur'aan Rubaca 3ad Lo Niyestay A.U.N Raage Axmed Waxa Diyariyay Wilkisa Macalin Adan Rge Axmed
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- #Subscribe
#Like Saar Hadii Muqaalka Kuso Gudbinay La Dhacday
#Share
#Fikirkaaga Qeebta Comment Noogu So Qor
Mhadsanidiin Dadkaan Qeyrka Jecel Een Aan Alle Dartiis Ku Walaalonay
Mashllh Mashllh
Weli ma arag subac Rubac ah oo sidaan loo aqriyay cajiib!!
Allahayow naarta ka xuray intii akhrisay,intii isku howshay, iyo intii noo soo gudbisay.
Qof kastaa OO vediogan daawanayoow waxaa allehi ku abuuray owgiis kaaga codsanaya inaa subscripe iyo like noo saarto nana soo booqato mahadsanid
SHARAFI KORKAGA HA AHATO WLL
😭😭😭😭❤️
Noo
Hah
❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Xalal xalal dhashay all, oo codod macaana Mashallah, waan ku qalbi qabowbay dhageysigiina
Maashaa alh alaha unaxariisto aabe raage inta qaban qaabisay ajir iyo xasanaad aan lasoo koobi karin alaha siiyo
Mashalh macalin mandhera 1.saac 25.daqiiqo 27.second xaaax kama dhergo ayaadas maalintii 500jeer ayaa dhagysta mashalh waad qurxisay oo qalbiga noogu dagay thanks maanka
⁵6
Awalam yatafakaruu maa shege anba taasbaan kayaabay
Intaan subac dhageysanaayay kii ugu macaaay masha allh m gacal iyo macalin colaad
Allah akbar cajib walahi bal kawaran m.mandhere 1:36:33 ilahey haku dhoro
Xafidakalaah lisaanak macalinmintena macalin heesow macalin Bashir cise macalin colaad macalin gacal macalin dhicis macalin xuseen macalin yaki macalin maandhere macalin xusen macalin cusmaan bulukeyti macalin shine macalin yuusuf axmed macalin fadhi
Aaamiiin
Aaaamiin Aaaamiin
Cajiib waaye ebow
Masha Allah ❤️ ❤️ culimada Allaha inoo dhooro ku saliya nabi muxamad scw scw scw ❤️ ❤️
Scw scw
Mshaa allaah
Rajadeynu waa inan idinku dayano macalimiinteena allaah ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo❤🥰🙋♂️✋
Pp⁰⁰
⁰
⁰⁰
⁰
⁰0
Mashalh khayr badan alaha idin siiyo rer warsheekh ragaan xulkaa waaba isla waayey xuseen cilmi si gaara codkisa u jeclahy heesaw iyo Yusuf yare mndheera 4taasa isla waayay macalin xuseen gadaf slaan khaasa iga gudoon
Masha ALLAH Subac wa hooris 🤝🏼📿
Aaad iyo aad kabir
Subac yaqaan 📿👌
Masha Allah cajib walahi dhaman macaliminta qalbiga wakugu daga ruxi dhagestow subac mcn kisa wa horiz walahi qalbiga nogu dagay e allow idin barakey macaliminta dhaman
Cajaaib mclin fadhi mclin da.yar misne diinka fahmy
Allah xafido
Macalinfadhi
ومن لم يصل على المصطفى لدى الذكرِ بكسر الراء
2:24=34
لَّيْسَ عَلَى ٱلْأَعْمَىٰ حَرَجٌ وَلَا عَلَى ٱلْأَعْرَجِ حَرَجٌ وَلَا عَلَى ٱلْمَرِيضِ حَرَجٌ وَلَا عَلَىٰٓ أَنفُسِكُمْ أَن تَأْكُلُواْ مِنۢ بُيُوتِكُمْ أَوْ بُيُوتِ ءَابَآئِكُمْ أَوْ بُيُوتِ أُمَّهَٰتِكُمْ أَوْ بُيُوتِ إِخْوَٰنِكُمْ أَوْ بُيُوتِ أَخَوَٰتِكُمْ أَوْ بُيُوتِ أَعْمَٰمِكُمْ أَوْ بُيُوتِ عَمَّٰتِكُمْ أَوْ بُيُوتِ أَخْوَٰلِكُمْ أَوْ بُيُوتِ خَٰلَٰتِكُمْ أَوْ مَا مَلَكْتُم مَّفَاتِحَهُۥٓ أَوْ صَدِيقِكُمْ ۚ لَيْسَ عَلَيْكُمْ جُنَاحٌ أَن تَأْكُلُواْ جَمِيعًا أَوْ أَشْتَاتًا ۚ فَإِذَا دَخَلْتُم بُيُوتًا فَسَلِّمُواْ عَلَىٰٓ أَنفُسِكُمْ تَحِيَّةً مِّنْ عِندِ ٱللَّهِ مُبَٰرَكَةً طَيِّبَةً ۚ كَذَٰلِكَ يُبَيِّنُ ٱللَّهُ لَكُمُ ٱلْءَايَٰتِ لَعَلَّكُمْ تَعْقِلُونَ
1:26 allow kheyr ku siii macalin ka magaciiiis pls 😭😭😭😭
Macalin dahir shine aya ladhaha
@@ahmedmaxamud4255 😛
ليس على الاعمي waa mucalim daahir shiine ayaala dhahaa
Kabiir macln fadhi ayaa toosinayo m.a allh idin xfdo
Macalin colaad macalin yake iyo macalin mandhere 💯🔥
Waa la kala tagay orodna maaha 🔥
Kabirin is heshay
Masha allh culumadena allha barakeyo
Masha allaha xaffiddo cullimmadeen 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
mashllh subac waa fara kadaar saas arkoyaa mclim fadhi sheko ookeny wllhi
Ku dhifo ka dhaqaaq
Sxb fara kadar mxa kla jeda
@@abashiimuxumad878 Mclin fadhi kabiir waaya waxaa isheleen lkn Mclin caal cade rubac kaaheye ilaa dajis maxaa kadhacy
Hhhhhh san amaa subac utoosee ebow
Cajiii weye kabiiriin is helay weye m.a
Mashalah Alow barakeey macalimiinteena
Maclinka magaciiis ليس 1:26:38 allow ku xfid oo carbkaaga naar ka dhoowr dhaaan culimada
Daahir Shiine ayaa la dhahaa
M.a rabbi ha idin xafido❤️🤲
الله الذي خلقكم ثم رزقكم ayan kuheestaa
Maashaa allah ilahey ha idin xifdiyo
M a macallimiin ku dayasho iyo ixtiram mudan kabirkayga mclin Yuusuf yare salan qasa kabiir
58:45
😢😢
Macalim gacal cajiib waaye masha alaah
Mashaa Allah waa subac macan badan
M.a allha idin xifdiyo
Wlh subacaan markii hawada la soo galinayy waan fiirsaday walipa subscribe ayaa ii saaran xiligaaas comentti inaa ka dhiipto jaaanis uma helin macaan wlh saan u dhageestay wiligey subac kale uma dhagesan aloo dhoor macaliminteena
Mash Alah khayrbadan alaha idinsiiyo
3:18:37 cadi mahan mclin hesow allaha no dayo
Subaca anigoo yar baan toosin jiray Qurbaha Qur‘aankii iga lumay Illow nagu amaanso
M. Colaad waxaaa kamuuqda khushuuc mashaa allah allah uziyadiyo amiiin iyo sxbkiis m. Dhicis
Amin
Maashaa llh allaha idin barakeeyo ❤❤
Sanad kadib ayaan kuqalbi qabowsanooyaa
Mahadsanidiin alaha xafido qulimadeyna
Subac shidan maasha a allah
Màsha Allah wlhi macalimiin xul ah ayaa ishelay kaliya waxaa madhiman mclm cilaan iyo mclim yacquub iyo mcln naxar
Maclin.fadhi.quraan.wa.bartay
M.a subac soonka ayan isku diyarinayaa
اللهم صلي على سيدنا محمد
¹
0⁰
57:27
Macin yaki
Wa kabiir
Waa kabiir❤
1macalin maandheere. 2 macalin gacal 3macalin ciise 4 macalin heesow 5 macalin colaad 6 macalin yake cimaamadooda lma heysan karo io macalimiinta oo dhan m.a
Masha allah rag xul ah aa isku arkay allaha idin fududeeyo
1:47:49 markee mareyso
Macalin bulakeeti ما انت الا بشر مثلنا
Wa saxanyahay maxaa rabtaa lugugu dhufaye
Nio yusuf daaro salaam intoo ku dhacaa ii sooqor
@@balcaanomedia3624 waxow ka wada colaad aya soo qabashada boobsiinaayo
M.a ilaahow idin xafid
الله الذي خلقكم ثم رزقكم cajiib waayay mucalim colaad Allaha kxfd Kabir
Wu macan badanyahay subacan
Lkn hal cilad ayan arkaa waana so qabashada saaaid waye sidaan
So qabashada ximinteeda hadey weyso wa lugu daalaa
Ximin ayey ledahay
Sax taas run baad ku sheektay wllo
2:47:58 masha allah mclim fadhi caadi mahan allaha kusiyaadiyo
Mcln fadhi kabirka somaliye waa asiga
🤣🤣😂😂😂🤣🤣
3:06:09
Makaana
Heesoow cajiib
M.a ilahey haidin xafido
Allow khaatumada noo wanaaji
mclm cabdulaahi colaad sxb mcn wankusalamayaa iyo mclm hesow mclm fadhi mclm gadaf akhyarta dhaman
Macalin fadhi cajib
Macalin cilaan aaway hee
الا يسجدوا لله الذي عجيب وايي mucalim gacal
Aamiin yarabi❤❤
Masha allah
Macalin dheere
Maaasha allaah waxba ka dhacay wale wales marinooyaa
Dhag leee lasinoya wlhi allah haidin barakeyo axbabii
Haa fara ka daar waye hadii lagefo xeerka ayaa saas eh
Meshan xusen yaageyo ada kufiicned adi iyo baasey iyo laahi dadkas waa lahuba Runti
@@maxamudmuxidiin9751 war nio ani eber ayan ahay wlhi
Maasha alah ilahay ajar aan la koobi karin ha idinka siiyo walidiintana ha ugu Safeco iyo inta muslimiin ah
Masha llh mcln maandhere waqaalalldiina uutulcilma
M.a macalin fadhi kabir waye
M.a
Masha allh waa subac maxabadiisa wata kabiiro wxtar leh
Maashaa a,llaah waaxul
تخر ج بيضاء من غير سوء masha alaah m gacal iyo c laahi dhicis
1:23:25 Diin Iyo Taleefan isma keenan Cajiib
M.a waa rag culculus
Allaha xifdiyo culumadan
Subaca Masha Allah lkn cebtisa wa qabashada qofta halaga Sugo inta ee kaso dhigto idiko mahadsan
Wle wa ila aragtay 👍👍
⁰⁰
⁰⁰
Waawaynka masha Allah
masha allh
Cajiib waaye
Cajiib❤❤❤❤❤❤
masha allah allaha haidika aqbalo🤲🤲🤲
Cajiib waaye❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah❤❤
Mclin yuusuf nin wayn
Subaca lkn boobka kadayaa aayadaha time Koda hala gaarsiiyo
Masha allaah cajaib waye allah habarakeyo
Maashaa Allaah
Masha alllah
M.a subac macn bdn
Masha alaah akhyaarta sasaan karaba igu salaan culimada
3:06:13 sooqabasho heesow
Macalin dhicisw
Macalin colaad waa cajib
Allaha Idiin Barakeeyo
Macalin bulkete
M.dhicis ayaa kuhestaa allh xifdiyo
Cajiib waye Hooris❤🫶
❤❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤
❤