M .Yusuf Ali naxar .waxa ku xigo saan jeclahay allaha u naxariiste m.cabdulaahi jirow daaud naasey sh Cali Ibrahim m Yusuf caato waa intaas waxi iga qaldan waa Laga sixi karaa asxaabta
Haa sxp sare Sweden ku noolyahay waxaa ladhaa Daa'uud Muxidiin alsow Facebook u qoran KU tahay Daa'uud naasley na'stiisa ayaa ladhaa waa wiil codmacan leh subacaan waa 2004 waaye Culumada kale weyn nool yihiin dhamaantooda Allah hano xafido sxp sare aabe Allah ha unaxariisto jaduul fardoowsa Allah haka waraabiyoo mati la jacelyahay Allah Haka dhigo Eebow,
Xasan Mahdi Maxamed ayaa la dhahaa wiilka yar carab,na kama weynaanin mana dhimanin allaha xafido Muqdisho ayuu ku nool yahay Sheeko somali ayaa suuqa loo galiyey wax ku dhacay majiraan wuu caafimaad qabaa
Wll wiilka aad ka hadleyso iyo kan isma lahan Wiilka kale wajira wana la yaqana Lkn wilkan hada xamr ma joge Norway ayow ku nolyahay DAUD NASEY ayana la dhaha
Masha Allah mcln naxar iyo shiekh Cali sheikh ibraahim iyo wdd kle ayaan ka aqoonsaday oo baryahaan subacleyda KU arkin m naxar iyo wiilka yar ayuu naxeeya
Mashaa Allah noo soo badiya subacan oo kale kheyr allaha idin siiyo
Wiilkan macalin yuusuf cali naxar ayaa wax baray sax
Waxaa soo wax baray allaha u naxariistee macalim cali dhaarte oo south africa lagu dilay
Yaa kuusheegay in uu waxbaray macalin yuusuf cali naxar
Ma Sha Allah wiklkaaan yar intii dhashay iyo bartay iyo ku macaaan satay allah ha cafiyo aaameen
4:19 gediska cajibka ah iyo ayada yar dhabti aadban ula yabay una jeclestay cajiib 💗💗💕
Macalin yuusuf cadow waaye
@@aadan744 maahalah sxp sare mahadsanid 😍😍
Maclin yuusuf cali naxar ayaa la dhahaa sxb
Msha allah cod aad umacn wye isha xasid allah idinka dhowro
Masha allah ilahey haku xafido wixi kadhiman kuso dar
Waxiiba isoo gaaaro waa soo hagaajinaa inshallah waana sii raadinaa haduu alle idmo
Masha allah allaha idin barakeeyo dad qaala waaye
Mashallah haa wlll
Ma sha alah wiilka yar waxa la Dhaha daauud qoob yare laguna naaniso daauud naseey hdne waxu ku nool yhy dalka norwey waana nin weyn
Haaa kadaaa sax waue
.wadhiti ladhay
@@daacatyare4705 haa
Masha allah shugran walal culimada alaha noxafido
Amiin walashey sii share gareeya oo LA wadaaga asxbta kle oo baahan oo ka warhaynin ha arkaano anaga waa so dhigena. Waa daaleenaaa
@@subactv6433 ok walal
M .Yusuf Ali naxar .waxa ku xigo saan jeclahay allaha u naxariiste m.cabdulaahi jirow daaud naasey sh Cali Ibrahim m Yusuf caato waa intaas waxi iga qaldan waa Laga sixi karaa asxaabta
Mashllah ilaahow idiin barakeey❤
Allow janatul Fardoowso kuugu bishare yariisow m Ali m Yusuf Ali naxar
Macalin yuusuf caato xagee ku dambeeyay asxaabta SUBAC TV
Aduun iyo aakhiro aan quranka iyo subaaclyda ahyn waaba la la ahy sxbyaal haddan qaldnhy isaxa markn gaalda kuso warero subacaa kusoo cararaa markasaa naftu igu soo noqotaa walaahi
Maasha allah wiilka yar wlhi sheeko somali aya ku maqlay macalinkiisa ayu subac u tosiyey carabka weynaday
Wiilkeeeh
Waxaa ladhahaa uud saasey waa nool yahay
@@maxamadcumarcalihilowle4303daaud Muxudiin daaud naaseye Aya ladhaa Allah u naxariisto macalinka wax soo baray dhintay macalin Cumar dhaarte isku xafad aheena karaan 😭😭😭
@@ayatulaah1634Macalin Cumar Dhaarte Kaaraan dhabarka dambe ee garaashka Maxamed Shiikh Cali miyaa mase waa mid kale ?
Maa Sha`Allaah waa subac macaan
Macalinka udhaxeyo macalin cali sheikh io macalin naxay qadashadisa cadi magacis❤
The sweetest Quran reading which I had ever listened
Masha allaah waa igu socdaa wlhi
Hada waa nin weyn markaa
Wlhi waaa macaan subacan alaha dhawro mcalimiinteena soomaaliyeed
Masha Allah Kher wade
M.a hada waxa UU joogaa Norway ayaa ku maqlay
Masha allh Waxba ka dhacay
Haa wlh mesha subac MCN ka dhacay
Masha,Allah soon badi wll
Masha Allah allow noo xafid
oo wiilka yarkaa kujiro
Maasha allaaah
Cali sh Ibrahim ayn aqoinsady
Masha allah
Masha Allah soo raadi jalaad yada kale wiilka yar
Mcln yusuf naxar iyo cali shekh ibrahim ayaa ku joraan subacaaN
sax
Maashalah ku jiifo qalbiguu u roen yahaye
Subacaan asigoo jalaad sabti ah intee laga helaa
Isla chenal kan ka radi sxb wuku jiraa
Wiilka yar intow kudanbeyey zxbow
Wiilkaan Manool yahay Asxbt Subac TV
Haa wll
@@subactv6433 masha allah Aabheey ayaa Jeclaa Lkn Manta Reer aduunyo Maaha Wiilka Yar Waxaan Leeyahay Il iyo Cowryi ilaah Nagama Tuso
@@liibaancaraboow9861 aaamiiin yaa rabi aabane allah u naxariisto
Haa sxp sare Sweden ku noolyahay waxaa ladhaa Daa'uud Muxidiin alsow Facebook u qoran KU tahay Daa'uud naasley na'stiisa ayaa ladhaa waa wiil codmacan leh subacaan waa 2004 waaye Culumada kale weyn nool yihiin dhamaantooda Allah hano xafido sxp sare aabe Allah ha unaxariisto jaduul fardoowsa Allah haka waraabiyoo mati la jacelyahay Allah Haka dhigo Eebow,
@@subactv6433 sxab manoola
Wiilkaan norwey aan kumaqlay inshlh mug dhawaan aadaa mahaas anaa soo goobaa minii eeba idmo
Anaaba isla xariirnaa sxp waa run Norway ayuu joogaa hada adne wadamadaas jirto u tag xariiri waa loo bahanyhy is xariiriska
Inshlh ilaaheey dartiis an kuusoo salaamay aan dhahaahe iisoo sheeg meelaan kala xariiiro iisoo sheeg oon socialmediaha eheyn kaas iskuma fiicnine
Norway jogaa waxaa ladhaa daaud Muxudiin daaud naaseye Aya ladhaa Allah u naxariisto macalinka wax soo baray u dhintay macalin Cali dhaarte Cumar wax soo baray Reer karaan waaye wiilka waa isku xafad ahaan jirnay wiilkan yar daaud naaseye macalin ibraahim Sheikh dhamantooda waaana aqanaa
@@ayatulaah1634 hada sidi hore mayahay tolow qurbaha quraanka waa ku farda baxsadaa aan maqlay
Alaha unaxariisto wiilka yar
Masha Allaha ❤❤❤
Mahadsanid wax badan raadiyay
Msha alh
ماشاء الله الله يحفظكم
Xasan Mahdi Maxamed ayaa la dhahaa wiilka yar carab,na kama weynaanin mana dhimanin allaha xafido Muqdisho ayuu ku nool yahay
Sheeko somali ayaa suuqa loo galiyey wax ku dhacay majiraan wuu caafimaad qabaa
Wll wiilka aad ka hadleyso iyo kan isma lahan
Wiilka kale wajira wana la yaqana
Lkn wilkan hada xamr ma joge
Norway ayow ku nolyahay DAUD NASEY ayana la dhaha
Wilka yar ma nolyahay wllo😘😭
Haa allx... Walaal
South Africa ayey tugo hubeysan kudishay alleha unaxaristo
Wuu nool yahay yurub ayuu joogaa anaa friends facebook nahay
Subxaana laah maxaa been usheegee waa nool yahay
@@cabdicaweeye5425 maxaa fecebook ugu qoran wall
waxbaa kadhacay runti
m.a
M Allah
Subac meyska dhaafyay sxpow
Masha allah Subac xusuus badan
M.a shiiq cali shiikh Ibraahim codkiisa cid ma qari karto
Muda badan aan raadinayay canugaan
sxb
M.a
Wilkaan magaciis
Da'uud Muxudiin daaud naaseye ayaa lahdahy waxoo jogaa Norway macalinka wax soo baray u dhintay macalin Cali dhaarte Cumar Allah ha u naxariisto daaud naaseye cimri dheere cibaado suubsan u rijenaa wlaalkena macalinmanka dhamantooda
M.a ❤❤❤❤
Subac
Tt
M.q
Masha Allah
Masha Allaha❤❤❤
Masha allaah
Masha Allah