Heestii: HOOYO Codkii Fanaaanka wayn Abdirashid Ali Xamari

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 369

  • @MohamedapdichehMohamedapdicheh
    @MohamedapdichehMohamedapdicheh 7 місяців тому +5

    Hooyaday mcn ilhay wxn kaaga baryayaaaa Jano aduun io midii aakhiro ilahay ha iikaaa amansado meelkastood aduunka ka joogta hoyo wxd tahy hagaha mustaqbaljyga ❤😢
    Ilhy ha unaxariisto intii hooyooyin dhintay
    Intiii ay kafogyihiina alaha isku soo dhaweeyo insha alh

  • @bint_ba_alawi3695
    @bint_ba_alawi3695 6 років тому +124

    Hooyo Allah kunaxriisto 😭😭😭😭hees madhageesti mane jecli lkn tan hooyo markaan maqlay wan ooyey hooyo I miss you 😘

  • @fahiimahassan5313
    @fahiimahassan5313 11 місяців тому +29

    😢😢😢❤Hooyo macaan rabbi hayna kulmiyo 😢😢😢hada oo qoraalkan qorayo ilmaa indhahyga so buuxisey 😢
    Ilaahay inta hooyadood dhimatay ha u naxariisto intay ka fogtahay ha uso dhaweeyo intan la joogtana haw daayo cimrigga,caafimaadka haw siyaadiyo❤

  • @cabdiqanivarhanoz4745
    @cabdiqanivarhanoz4745 4 роки тому +15

    Ma jiraa qof dawanayah heesta hooyo o jecel hooyo alle ha daayo hooyooyinka somali
    Itay u nool yihiin ka ducaysta o ilashada wax ka fiican ma jirto maaamo alle ha daaye
    Intay hooyadood ifka ka tagtayna alle ha idin kulmiyo mar kle
    Mom
    Mom
    ❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋

  • @hindasaciidharti463
    @hindasaciidharti463 8 років тому +21

    hoyo macan qali batahay ilahoow cimri dheer kusii inta dhimatayn janadii allah ha geeyo

  • @sadaamxuseen8636
    @sadaamxuseen8636 4 роки тому +11

    Alle cimri dheer iyo caafimaad hakusiiyo hooyo mcn Anoo xajka kugeen Alle igama kaa qaado

  • @dajiya9270
    @dajiya9270 7 місяців тому +4

    Hooyo😢😢 nolol.quurx badan iyo cafimad kuwar

  • @harun7450
    @harun7450 5 років тому +12

    Allow kuu naxariiso hooyo iyo aabe I
    Realy missed qofwaliboow waalidkii noolyihiin hada kafa.ideeyso hadeey mar dhintaan dib uma heleysid illahoow walidiinteena uwada naxariiso

  • @updylwelitakow3998
    @updylwelitakow3998 5 місяців тому +7

    2024 yaa daawanayo asaga o welipa hooyadiis uxiisay. alle dib hanoo kulmiyo hooyo mcn❤

  • @MATAANoffishical9791
    @MATAANoffishical9791 Рік тому +10

    Hooyaday macan waxan waa yay anoo 5jir ah 2005tii mudo hada laga joogo 18sano hooyo markasta waan kuu ducanyaa ilaahay naxariistii jano haku siiyo aduun inaan kula noolado waan jeclaa lakiin maydhicin taasi😭😭😭

  • @HALBEEGTRADE
    @HALBEEGTRADE 4 роки тому +44

    Guys Hoyadey Macaan Iigi soo Duceeya inuu ilaah weyne ii Caafiyo😭😨😰🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾 Hooyo Macaan Ilaah Ha iikaa Caafiyo Waan ku jeclahay Hooyo Waxaad ii tahay wax Walba oo dunida guudkeeda Yaalo aaqirana Hoygii Janada Alleweyne Haku Geeyo Farxad iyo Caafimaad igo Cimri aan isku aragno farxad kuwada Qaadano Ilaah ha ina wadassiiyo igo Ka banadan amiin Ya rabbi😭🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @farxiyoabdiaziiz3341
    @farxiyoabdiaziiz3341 3 роки тому +2

    Hooyo macaan waxaa tahay aduukeyga beerkeyga barkiis cimri dheer iyo cibaado alla ha ku siiyo waxaad isoo korisay sida boqoradi ❤❤❤❤❤❤❤❤😪😪😭😭😭😭

  • @umuadnaan3579
    @umuadnaan3579 6 років тому +55

    Heestaan Abwanka Sameyay Walalkey Saadiq Xaaji Yusuf Wuxu Ugu Talagalay Hoyadis Mcn Ahna Eedadey Mcn Qamar Ali Hashi Mantase Aan Aduunka Saarneyn Eedo Macaan Waxad Ahayd Hooyo Qaali ah Iyo Eedo Qaali ah Rabbi Waxan Kuweydinaya Naxaristii Jano Inuu Kusiyo Dhamantena Janadii Inagu Kulmiyo Hooyadu Walama Huran Qofwalbow Inta Hoyada Kunooshay Kaduceyso Wayo Adunkan Laguma Waarayo Wanu Kujeclen Eedo Mcney Janadi Allah Inagu Kulmiyo❤️❤️❤️❤️

    • @mukhtarmasoud6692
      @mukhtarmasoud6692 6 років тому +2

      Qurux Badan Rabbi swt haw naxariisto hanna kucasumo jannoyinkiisii mida usareysa💔😭

    • @muniishahmed5976
      @muniishahmed5976 5 років тому

      Qurux Badan aamin abyo

    • @yussufdakane705
      @yussufdakane705 4 роки тому +2

      @@muniishahmed5976 aamain janadii firdowsa ehed ale haka waraabiyo dhaman hoyoyinkena abayo.miniish.ahmed salan wacan

  • @XaliimaXaliima
    @XaliimaXaliima 8 років тому +60

    hooyooy macan wallhi waaan uxiisay hooyo MCN allow haidilin annoo xajka Ku geenin cimri dheer iyo cafimad

  • @Ishaa_aziiz
    @Ishaa_aziiz 7 місяців тому +3

    2024 hooyooy mcn Hooyo ❤😢❤

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 3 роки тому +7

    😭😭Hooyo MCN AYAAN MOHAMET CIISE Qiimo Badaneey HOOYO Wlhi abaal anu ruux ii galin ayaad ii gashay wado ta lamaro ta ugu fiican ayaad i tustay Hooyo Rabi Jidhkaaga cadaab Ha dhawro Hooyo Macan

  • @abubakarabdillahi8006
    @abubakarabdillahi8006 8 років тому +15

    Rashid Ali Hamari
    Hees Qiimo badan ayaad ku luuqanaysaa allaha cimragaaga dheereeyo.

  • @mukhtarmasoud6692
    @mukhtarmasoud6692 6 років тому +12

    أعوذ بالله من يوم لا أسمع صوت أمي❤❤❤ يمه حبيبه❤

  • @OmarAliIzak
    @OmarAliIzak 7 місяців тому +2

    Ilaahow maalbadan oo waalidkey hajka ku geeyo isiii❤❤❤

  • @RahimMohamed-r3m
    @RahimMohamed-r3m Рік тому +2

    This song makes me cry 😭
    Hooyo mcn meel kastoo joogto caafimad ilahay kaga baryaa 😭

  • @xamseyasen5924
    @xamseyasen5924 3 роки тому +2

    Hees dareenkeeda wadata hooyo mcn alle haku dhawro inta dhimatayna alle ha u naxariisto

  • @maryanruun3316
    @maryanruun3316 7 місяців тому +1

    2013😢😢😢😢 2024😢😢hoyo macnto janada alaha niiskeen kulumiyo hoyo macn waan ku xisay walhi Hoyo 🥺 😢😢😢😢😢

  • @madinaamnu3445
    @madinaamnu3445 4 роки тому +5

    Hoyooooo macan ,ALLAH hakusio umri der iyo iqabado leeh ,jannah tul fardowsa is u destination

  • @Khadarali76
    @Khadarali76 5 місяців тому +2

    I become soo emotional everytime i hear this song.My heart aches for my beloved mother 😢❤❤❤❤

  • @mariamgabbal5461
    @mariamgabbal5461 2 роки тому +15

    😭😭2/8/2013 ramada/24 anoo 12san iyo bar jir ah waxaa aduunka igu cidlaysay hooyaday macaan waan farax saneen wiil baa noo dhashay 29/7/2013 3 bari ka dib silama filaan ah bay u umul raacday😭 mudadaas wixii ka dambeeyay heestaan waxaan ka dhigan jiray wehel mudo 2 sano ku dhaw ma gam,i jirin ilaa aan heestan dhagaha gashto oon saan u ooyayo aan ilmadaas ku gam,i jiray😭 subaxiina ayadoo baxaysa ama mobelki dabkii ka damay aan ku toosi jiray ilaa hada hadaan music🎵 gaan maqlo emotional damage baan nocdaa😭 hooyo alle hakuu naxariista🤲 qabrigaaga alle hakuu nuuriyo🤲 dambigaaga alle ha dhaafo 🤲 kitaabkaagii midigta alle hakaasiiyo🤲

  • @Khadarali76
    @Khadarali76 5 місяців тому +3

    Mashaalah cood aad iyo aad uu macan hooyo i love youuu ❤❤❤❤❤

  • @samirachannel4556
    @samirachannel4556 6 років тому +27

    Heestan waxan dhagaystaa markaan u xiiso hooyo mcn aloow ku daa aamiin 😇😘

  • @Saalim_abdi
    @Saalim_abdi Рік тому +2

    Kalintaada wacn .hooyo 🥺🧕❤️👑
    Lama buuxin karayee. Hooyoy .hooyo.🫶❤️🫂

  • @sundusceydaruus7306
    @sundusceydaruus7306 Рік тому +2

    Hooyo mcan allaha kunaxaristo jirkaga cadabta allaha ka xoreyo wn kujecla lkn ilahau kuma tala galin inan sii wda jogne balsa qalbigayga kma baxdid mrkasta😢😢

  • @yaxyeyare469
    @yaxyeyare469 6 років тому +7

    Mashaaalaha wangoxesay hooyo la antaa wa abaar hoyo mcn

  • @asmafarhan9919
    @asmafarhan9919 Місяць тому +1

    Hooyo mcn alle ha kuu naxariisto😭😭

  • @sareedoothman403
    @sareedoothman403 5 місяців тому +1

    Hooyo macaneey cafimaad iyo cimri dherer illahay haku siiyo ❤

  • @xakiimoxuseenallahahakucaa7146
    @xakiimoxuseenallahahakucaa7146 6 років тому +14

    Allahayoo anoow hooyaday xajka geeynin Allahay uwada ha isiinin

  • @Rittwan
    @Rittwan 2 роки тому +2

    Alle hakuu naxariisto hooooooyo janooyinkisana ha kugu casuumo kuwii janada kukulmana ha inaga dhigo😭❤️❤️❤️

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi 5 місяців тому +1

    Allah haa ku naxariiste hooyo macan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Mohamed-Amiinov6su1ot1x
    @Mohamed-Amiinov6su1ot1x 7 місяців тому +2

    After 11years ago maanta daawanaa oo taarikhda tahay 7/3/2024 waxan kuso xasuustay hooyo oo lacag iso dirtay saas ku so booqday hestaan,😢😢

  • @rayoasmara7587
    @rayoasmara7587 8 місяців тому +1

    Hooyo macaan aduunyada wax lagugu doorsan karo ma jiro waxaad tahay janadii ifka iyo janadii aakhiraba hooyo macaan ii nolow wax ku dhiba Illaahay kuma tuso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Hooyo qaali baad tahay walaahi❤❤❤❤

  • @somaliforever1178
    @somaliforever1178 3 роки тому +3

    Heestaan inuu king Khalid qaaday umaleen jiray saa UA-cam ugu qoraayay king Khalid hooyo ugu rafaadsanaa maanta abaayo weydiiyay ayadaana ii keentay.
    Alfanaan xamari mardanbe magaciisa ma aqoon weynaayi sbbtoo ah my fav hees uu qaadaa 🥰🥰💯🙏

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 місяці тому +1

    Hooyo qali baad tay hooyo mcn xoog ban kuugu xiisay wlhi haben walba markaan seexanayo niyadayda ayaad kujirtaa inshalaah alle hayskeen tuso inagoo caafimad qabna oo faraxsan amiin ya rabbi inshalah ❤ booskaga lama buuxin karo hooyo wlhi

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 3 роки тому +6

    Heestani wllhi xusuus bay igu tahay dad igu qaaliya ayaanan ku xasuustaa oo hada aan kala fognay meelna kuma ogi qalbigaygana kama baxaan dhamantood allow dib isukeen tus maanta fanaan ayaan ahay barigaana arday mulcaamadeed ayaan ahaa

  • @osmanfaiza8581
    @osmanfaiza8581 4 роки тому +2

    Hooyo mcn janada alle hakugu bisha reeyo adi iyo aabe mcn waan idin jeclahay maamii

  • @cabdiladhiifsheekhmaxamed1627
    @cabdiladhiifsheekhmaxamed1627 5 років тому +7

    Allow hooyooyinka soomaaliyeed ugargaar inta nool allow caafimaad kheer qabo sii inta dhimateyna allow unaxriis allow janadii fardowso geey aamiin aamiin yaa rabi hooyooy macaan hooyo hooyo qaalibaathy hooyo

    • @luulabdulle6854
      @luulabdulle6854 5 років тому

      Cabdiladhiif Sheekh maxamed hooyo kasto oo MUSLIM ah

    • @IAMK-x9t
      @IAMK-x9t 10 місяців тому

      Aamiin aamiin yaarabi 🤲 ❤️ 😢😢

  • @Moha-cy7xh
    @Moha-cy7xh Рік тому +12

    8/4/2023 I can stop listening 🎧 this song I LOVE YOU HOOYO MCN❤❤💯

  • @NasraMuktar-qb2zf
    @NasraMuktar-qb2zf 11 місяців тому +1

    I realy missed mom😢😢wlh most of the mother songs hurts mih alot 😢may almighty protect mi mum❤

  • @ApdifatahMoh
    @ApdifatahMoh 4 місяці тому

    Hooyo mcn Allah ha Ila liyo akhro iyo aduunyaba ❤❤❤kii nooshay alx liil ka Kalen Ilahy❤ haw naxriisto soo qor wll

  • @wardamohamed
    @wardamohamed 2 дні тому

    Inta daawaneysa 2024 ilaahow waalidka noo daa intii dhinateyna u naxariiso😢❤

  • @shukrishacni5266
    @shukrishacni5266 3 роки тому +2

    2021 aya dhageysanaya ano hoyo u xiisay ikana fogtahay rabi cimri dheer ha siiyo

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 Рік тому +1

    Ilhayow cimriga iyo caafimadka ku dheere hooyo mcn kama maarmo walhie Ilhayow isu kaaya daa ma kala maarane 🤲🥺👸🏻❤

  • @istahilcabaade7911
    @istahilcabaade7911 2 місяці тому

    Waxn dawanayaaa xili uu qof walpo iga soo horjeesty
    Ee kaliya ee igu tiri horey usoco intan nolahay qof ubahn maysid hooyo hooyo 😢 illinta ay iga socoto😢😢

  • @umuomarfaaruuq738
    @umuomarfaaruuq738 4 роки тому +2

    Hoyo hoyo mcn ilaahy igama kaa qaado ilaahow hoyo dhowr ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hihop199
    @hihop199 12 років тому +10

    hooyo nikan wuu amaanay runtii i like it

  • @ceelbarafgirl2215
    @ceelbarafgirl2215 6 років тому +7

    Hooyoy mcan qali batayh💙i miss you💙😢😢😢hooyo

  • @BushraAli-m8r
    @BushraAli-m8r 5 місяців тому +1

    Hooyo qali illahy hakunaxarisoto Aamiin ishalah 🤲 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @joharfrp
    @joharfrp 5 місяців тому +1

    Hooyo mcn janadi alle haku geeyo😢😢😢

  • @bisharmuktar5801
    @bisharmuktar5801 4 роки тому +5

    Hooyo mcaney ilahow dambigada dhaf hooyo mcaney wan ku jecelahay hooyoy mcney wan ku hisey hooyo mcaney ♥️ hooyo waqti welbo wan ku jecelahay hooyoy mcney ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋💋💋😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @zamzamxuseen5721
    @zamzamxuseen5721 2 роки тому +1

    Hooyo mcn Alle ha kuu naxariisto

  • @IAMK-x9t
    @IAMK-x9t 10 місяців тому

    Hooyo Mcn ilahey ika xafido cimri dheer ban ku rajeynaya insha Allah iyo Caafimaad 🤲🤲🤲🤲❤️❤️🥰🥰💯💯💯

  • @mustafliiban1058
    @mustafliiban1058 Рік тому +1

    Hooyo mcn❤.awalkeda ilahy jana kadhig 💯🤲

  • @ayanlefarah9048
    @ayanlefarah9048 9 років тому +7

    Mansha allah hooyo macaan ilahay hano daayo anim

  • @shaka_music570
    @shaka_music570 Рік тому +6

    Habeen iyo dharar
    Hamigay adaa
    Hooyoy ku yaal😢
    Ilaahay maamo haku naxaristo

  • @xasnoali9688
    @xasnoali9688 2 місяці тому +1

    19/8/2024 sacada 1:21 habenimo ayan dhageysanaya ilmada na wey iga qubaneysa wlhi hoyadey anigoo 2 sano jir ah ayeee iga dhimtay Waan tabay maanta maalin iga xun ee garabkeyga so istaagi lehed majirto waan u xiisay hoyadey Waan jeclan lahaaa inaaa hoyadey khadiija Ii nolan leheeed ma anan cishoden hooyoy alle haku naxariisto 😭😭😭😭

    • @sumeyra_stronggirl__9874
      @sumeyra_stronggirl__9874 Місяць тому

      Sorry abwe ani hda barkinteda ilin buxise daqiiqado kahor igu danbese aydo nool San ahy hda iga fogato kawrm 😢

  • @barwaqohupthirahman2568
    @barwaqohupthirahman2568 2 роки тому +1

    emotional song heestani waxay ii samaysa dareen Gara l love u hooyo mcn 🥺😫👸💜

  • @muhahuzzein811
    @muhahuzzein811 4 роки тому +3

    Hoyo mcn alh haku naxariisto wnku tabay mama 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @aydaruuzaliubayd5676
    @aydaruuzaliubayd5676 6 років тому +3

    Naxariistiih.Janoh Hooyo Qli

  • @Wllbulxan
    @Wllbulxan 8 місяців тому +1

    Hooyo macaan Allah hakudhowro marwalba hoooyo macaaan❤❤

  • @ramlosaciidibrahimramloruu7007
    @ramlosaciidibrahimramloruu7007 7 років тому +4

    hooyo janda faridso Allah haka waraeyo hooyo mcnto miss you

  • @Said-Dalboon
    @Said-Dalboon 3 роки тому +2

    UMALAYNMIYO HOOYO WALIBA OO DUNIDAAN SAARAN INAY EEBE WEYNE CADAAB KAMUDAN DOONTO...😭😢 HOYADEY SANAD IYO BAR ISMA AANU ARAG OO. DUL FOG AYAA UGA BOQOOLEY XASUUSTEEDUSE MARNA CALBIGEYGA KAMA BAXDO.......MISS YOU HOOYO MCN😢💖

  • @mohameddaahir4478
    @mohameddaahir4478 4 роки тому +1

    Hooyo macaan wan kuu xiisey Cimri dheer iyo caafimaad Ban kuu rajeynayaa

  • @diiniyasiindiini4600
    @diiniyasiindiini4600 4 роки тому +3

    War heedhe dadka heestani qaliga ah hooyo mcn loo qaday dislike sinaya ma casiyaalba waba fahmi wayey hooyo qofki jecel walaho inu sinin didmo like ta ayu sin laha hooyo wax dunida ugu qalisan aye ka qalisan tahay wlhi 😢❤️

  • @abdullahihasan9994
    @abdullahihasan9994 8 років тому +9

    hooyo macaan wan kuxiisaye runti 😢😢😢😢😢😢

  • @Xafzacabdi-s1o
    @Xafzacabdi-s1o Рік тому +2

    Ahllow ku naxariso ayeyday qamar cali xashi oo heestan loo qaday😢😊❤

    • @4429
      @4429 Рік тому

      allah unaxriisto 😢

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 4 місяці тому

    Hooyo Hooyo, intay hooyadood u nooshay ilaashada hooyo macaan Heesta Marjan dhagaysto aad ayaan u Ooya😭😭😭😭😭😭😭 Hooyaday Alle haw naxriisto wax Booskeedda buuxin karra ma’ jiro😭😭😭😭

  • @yahyeabdi7899
    @yahyeabdi7899 8 років тому +5

    Miraha Musiga Codkaba aad ayaan uga helay Afkaaga Caanolagu qabay Abdirashid

  • @wardheere11
    @wardheere11 Рік тому

    Hooyadey mcn love you cimri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad taam ah ❤

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 2 роки тому

    Waan ilmeyey wlhi hooyo mcn waan kuu xiisey, Eebbe haku dhawro nabadna hanagu kulansiiyo.
    12 years without mother waa duni bilaa dhadhan ah runtii.

  • @qathanabdi1972
    @qathanabdi1972 6 років тому +4

    Hooyo mcn alli hooyo Janada Ku gee Hooyo farxad iGu noolow ilove you maamo

  • @miky8008
    @miky8008 Рік тому +4

    Tarikhda 29/5/2023 5:49pm galab isniin ah anoo hoyaday mcn ka fog ayan dhegaysanaya hooyo mcnto ilahy nabad qab hysu keen tuso❤💋🤎

  • @idmaah
    @idmaah 5 років тому +37

    This song is making my moms absence even more painful 😢 RIP my beloved hooyo mcn. Life without you is beyond bitter😭

    • @khadrabintusheikh8862
      @khadrabintusheikh8862 3 роки тому +4

      Me too more feelings😭

    • @ebadoadan7819
      @ebadoadan7819 3 роки тому

      ⁰⁰⁰0 09ⁿ9

    • @Omarfahin
      @Omarfahin 2 роки тому +3

      🥺😣😣😣

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 роки тому +1

      I feel you wallahi I’m crying watching this cos I don’t even have memories of my mom, I don’t even know how she looked like or what she was like. May her soul rest in peace

    • @ibraahim8458
      @ibraahim8458 Рік тому

      Haaa wallaahhi

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 3 роки тому +2

    Hooyo mcn waxaad tay aduunkayga dhan ilaahay haku siiyo cimri dheer oo caafimaad le inshalah love you so much sweetheart love you mamo ♥️♥️♥️♥️ miss you so much noloshaydii ilaahay haykaa tuso inagaoo caafimad qabna inshalaah ♥️♥️♥️

  • @maxamuudmaxamed3962
    @maxamuudmaxamed3962 Рік тому

    Maasha Allah ❤❤❤ hooyooy macaan alle haku sharfo aduun iyo aakhitmraba❤❤❤

  • @FarxiyaMaxamed-uw4xu
    @FarxiyaMaxamed-uw4xu Місяць тому

    Hooyo Macan ❤ ❤ ❤ allah hakawara biyo janada 8/26...
    2024

  • @MaxamedCaydaruus-s6c
    @MaxamedCaydaruus-s6c 8 місяців тому +1

    Ilahay hakuu naxariisto hooyo

  • @Taash_yareizey3075
    @Taash_yareizey3075 3 роки тому +6

    Still i listening 🎧 this song 2021😫❤️

  • @quruxlaylugobaasto4404
    @quruxlaylugobaasto4404 6 років тому +6

    Hoyoy mcney allaw ika daa hoydy qli adunyda ruxa kliya en u noolahay allaw ika daa hoydy mcney❤❤

  • @IbrahimCabdulaahi-iy1ts
    @IbrahimCabdulaahi-iy1ts 6 місяців тому +1

    10/03/2023😢😭😭😭😭hooyo mcn adunkeygii marka aan wayay hooyo mcn ilaahow ku naxriiso

    • @Faiz-hg3lv
      @Faiz-hg3lv 6 місяців тому

      Sorrry sister 😢😢😢 kula mid ahy😢

  • @fatuhahmet6303
    @fatuhahmet6303 Місяць тому

    Ayeeyo iyo hooyo waxaan ka fikiraa markaan ku waayo sida aan noqon doono 😭❤️

  • @21_moha_abdi77
    @21_moha_abdi77 5 років тому +8

    Hooyey mcn Hooyo hoyo qaliBa Tahay Hoyoo 💯❤️🔥9.3.2019☝️☝️☝️

    • @shaaficiyare6428
      @shaaficiyare6428 2 роки тому

      2019/9/10 malin ani iyo wllhy an mugdi galnay an hooyaday mcn wayney😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @rr-es2mg
    @rr-es2mg Рік тому +1

    Alle haku naxaristo hooyo

  • @xamdamaxamed7616
    @xamdamaxamed7616 7 місяців тому +1

    Hooyo macnyee hooyo qalibada tahye ❤🤶🌍

  • @zakariyesaid1
    @zakariyesaid1 8 місяців тому +1

    Naftu kuu hilawde
    Hoobaantii dunidaay
    ❤hooyo❤

  • @UmumaryamaAbdiaziiz
    @UmumaryamaAbdiaziiz 27 днів тому +1

    Hooyo macan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    😊

  • @MohmettDeeq
    @MohmettDeeq 4 місяці тому

    Hooyo mcn waa ku jeclahay wana ku xiisay ❤

  • @bashiiraxmed7559
    @bashiiraxmed7559 2 роки тому

    Hooyo janada allh haku geeyo aduunkana allh hakugu xafidoH hooyo mcn waan kuu xiisy hooyo 😢😢

  • @inacarab1999
    @inacarab1999 2 місяці тому +1

    08-08-2024 Maalin Salasa Goor sheegtu waa 13:38 -
    Hooyoyy Xumaan iyo Xanuun Eebe Kuma Bado,Xaqiraadna Kaa Hay Xafidaad ku Noolow Dadku kuu Xigaal Noqoy Xasad Eebe Kaa dhawr Qabrigiyo Xabashana Rabbi Meel Xun Kuma Dhigo Alle Cimri dheer iyo Caafimad Hooyo Mcn ❤️🫂🫶🏽🥹

  • @ifkasergioaguero1247
    @ifkasergioaguero1247 4 роки тому +6

    😢😢Hooyo macaan wankuhisay 😭😭😭😭❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @drmumtaazdrmumtaaz5812
    @drmumtaazdrmumtaaz5812 3 роки тому +2

    I can't Stop listening this song b/c I like 2021

  • @isxaqabdirahman9566
    @isxaqabdirahman9566 6 років тому +4

    hooyo mcnto i love u waliga faraxd kunoolaw aakhirane janada kunoolow aamin aamin hooyo

  • @fuckdiamond2063
    @fuckdiamond2063 6 років тому +6

    أمي حياتي انا بحبك ❤️❤️❤️😭

  • @eblagade5053
    @eblagade5053 4 роки тому +2

    Hooyo MCN ifka hibo Ku noolow aakhirana janatul firdawsa insha allah

  • @abdiqani8395
    @abdiqani8395 3 роки тому +1

    Hooyo mcn wan Ku xizay Malin wan kulmi donaa waliba aniga oo xajka Ku genaayo Insha Allah I love mom ♥️♥️♥️♥️