Ismail Dannan Hooyo macaan official remake

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 3,1 тис.

  • @ismaildannan4567
    @ismaildannan4567  4 роки тому +2032

    Maalin kasta waa maalinta hooyooyinka aduunka.
    dhamantiin waa idiin mahad celinayaa dadkaygiyoow.
    meelkasta oo aad aduunka ka joogtaan.

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid 4 роки тому +472

    Hooyoy dhibaad ila so martee
    Mizaan xaqaa lama magi karee
    Mininka janada mawle haka dhigo
    Ismael Dannan iyo Ayaanle Billboard Ma Boys masha Allah One Love ❤️ asxbta

  • @mannohassan7884
    @mannohassan7884 2 місяці тому +23

    Anigu hoyadey iyo Aabahayba Allaah ayaa igajeclaaday Allaah ha unaxaristo jannoyinkiisa haka waraabiyo waxa booskoodii iigujirta marwadayda qaaliga ah Allaah ha xifsiyee 😢😢❤❤

  • @mawliidozillyricz5425
    @mawliidozillyricz5425 4 роки тому +214

    First waa hees maca hooyo
    Hooyo ruuxi jecel like ta ha is muujiyo

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +891

    "ILaahow ku naxariiso hooyo MCN"😢
    Minanka janada mowle haka dhigo amen ya rabi 😭😙

  • @DarwiishvlogTV.
    @DarwiishvlogTV. 3 роки тому +161

    Still watching 2021❤️❤️❤️hooyo kasta alle hanodayo 🙏🏽💯

  • @saedyusuf3521
    @saedyusuf3521 4 роки тому +50

    Nasiib badanaa ninka hooyadii nooshahay, Alle hooyo if iyo aakhiraba kuma tuso wax aad dhibsato. Amiin🤲

  • @mashalaayepoi1702
    @mashalaayepoi1702 4 роки тому +1395

    Hooyo Mcn hadee kuu noo shahay like isaar👍🤩🥰

    • @zaydali506
      @zaydali506 4 роки тому +17

      Please delete gare Comment kan walal , walalehena an Hoyo haysan maanta ayay qalbiga ka jabinayasa

    • @pharduzsaid4526
      @pharduzsaid4526 3 роки тому +6

      Hadaysan I nolayn kwrn 😭😭😭😭

    • @ckfimili9738
      @ckfimili9738 3 роки тому +4

      Hooyo

    • @ckfimili9738
      @ckfimili9738 3 роки тому +3

      Mcn

    • @saadaqnuur7404
      @saadaqnuur7404 2 роки тому +4

      alx🤲🥰

  • @AniisaMaxamed-lg9he
    @AniisaMaxamed-lg9he 5 місяців тому +9

    Dad Moogan ayan u macneen lahaa Malin io Habeen MaQashiin lahaa Hooyo mcn 🤱❤ allow noo dhawr Hooyoyinkeen🤲🏻😭❤

  • @Hawd
    @Hawd 4 роки тому +633

    Hooyo means mother and is derived from the word hooy, which means home.
    Therefore, home is where the heart is and it is with mother that you find true home.
    Somali language is just beautiful.

  • @fahadal-makhzoumi3266
    @fahadal-makhzoumi3266 4 роки тому +199

    Intii hoyoy macaan u xiistay like I Sara Allah intii hoyadoda noshahay cimri dheer io cibadu ha u siiyo into hoyo ka geeriyotay Allah ha u naxriisto Aamiin

    • @mariawasuge3323
      @mariawasuge3323 4 роки тому

      😓😓😓5 months ago argtideeda igu danbeysay aadban ugu xiisay wlhi hhhh qoralkan an qorayo hada ilinbaa dhabankeyga qoysay 😓😓😓Sidan utabayo awadeed

  • @PhAsmaa
    @PhAsmaa Рік тому +37

    I don’t speak Somali but you voice is something else! Please play more songs like this that shows the quality of your voice ❤

    • @muqaalcuseyb3094
      @muqaalcuseyb3094 Рік тому +8

      It's a song dedicated to mom. He is saying "Hooyo" which is derived from the word " hooy" that means home. Therefore, home is where heaet is and heart is where mom lives. Hope you got the theme of the song.

  • @idilahmed8495
    @idilahmed8495 4 роки тому +441

    This song touches me hard
    Lost my mum at the age of 2😔 they say childhood trauma haunts in your adulthood. RIP in peace my dearest hoyoo. As a mother myself i know your value irreplaceable. May Allah bless you with the highest rank in Jannah

    • @hilalyare2998
      @hilalyare2998 4 роки тому +5

      😭😭

    • @aftmustapha2394
      @aftmustapha2394 4 роки тому +19

      Adiga nasaiib uyeshy oo 2 saano lajogy dabteda wxn kujiray sida laishegy only 1 and a half day hooyo laantada nolosha wxbo maahn wxn xafad somarayba mnta aniga aboo aah wlh edo wehel maahn nolosha ayey kugucereresa wlh nasasho wxn helay markan xfda habaryar imiid sidas eey tahy edo mnta iyo shalayba wn kucafiyay wxbo kuma qabo hooyo jannadi fardowso harso inshaAllh 😥😥

    • @idilahmed8495
      @idilahmed8495 4 роки тому +1

      @Mastaner YeYmey sorry to hear 😭

    • @mustafafaraxjaamac9406
      @mustafafaraxjaamac9406 4 роки тому +8

      😭😭 Aamin and may Allah protect you for your kids.

    • @hanaabdallah2697
      @hanaabdallah2697 4 роки тому +4

      Ameen inshallah u will see each other in the hereafter in a better place with no hatred and stuff ❤

  • @maanjama
    @maanjama 4 роки тому +67

    Heestaan wxaan dhagaysanayaa 2020 bisha may 31 wxaan kusuganahy magaalada hargaysa hooyo ayaa igu wahelisa safarkaan aadbaan ujeclahy hooyo aniga oo xanuusan ayay dhakhtar ikeentay hooyo mcn mininkaa janada mowle haka dhigo🤲💖

  • @nagaaddheman6338
    @nagaaddheman6338 Рік тому +20

    HooYadaY Waxaan kala Joogna Laba Wadan oo aat u kala Fog Waxaan mar walba sidaan Maruun isu arki lahayn 😭😭♥️

    • @AbdiNuur-gb4xt
      @AbdiNuur-gb4xt 7 місяців тому

      wallalo illahay hakula kulansiiyo hooyadaa amiin😢😢😢😢

    • @AbdiNuur-gb4xt
      @AbdiNuur-gb4xt 7 місяців тому

      Anba wayiga fogtahY 18 san illahy haynoosoodhaweeyo😢😢😢😢

  • @yaasirhussein2005
    @yaasirhussein2005 4 роки тому +2174

    Mom 8sano maanan arkin😭😭 ilhey wxaan kabaryaa in uu ilhey anoo nbad qabo ii geeyo wlal hdaad qorolkeega aad aqrisid like iigu sharaf 🙏

  • @rithwaanabdirahmanofficial8144
    @rithwaanabdirahmanofficial8144 4 роки тому +67

    Hooyadu Qiimaha ay leedahay Waxad ogaanaysa marka aad waydo AllaHa Cimrigooda dhereeyo Hooyoyinkeen. Intii Dhimatayna AllaHa U naxariista

    • @deeqaahmed7206
      @deeqaahmed7206 4 роки тому

      Xaqiiq walal hooyo la aan waa dhib qofwaayay ayaa dareemi karo

    • @ahmednour4126
      @ahmednour4126 4 роки тому +1

      Been maaha wllhi wll dhamaan hooyo intii dhimatay ilaah hau naxariisto intii noolna ilaahay ha daayo amin amin

    • @hamdiyo8535
      @hamdiyo8535 4 роки тому

      Wa run walahay waxad arkaysa kuwo ilahay hoyadood o dayey o jaanis anan helin helay hadana si fican ula dhaqmayn ama an ku faraxsanayn wax walbay u qabatay

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 4 роки тому

      @@hamdiyo8535 😢😢😭

    • @cabdifataaxalcasiisicabdif2029
      @cabdifataaxalcasiisicabdif2029 4 роки тому

      waaaa runda zxb qli waaa xaqiia

  • @yazzykitchen
    @yazzykitchen 2 роки тому +20

    I can’t listen to this beautiful song without crying! 😢 So beautiful. Ismail Danaan is brilliant with his craft. ✨ Legendary artist! 💗

  • @nuradinomer2181
    @nuradinomer2181 4 роки тому +85

    Mamo intay ka dhimatay iyo intay unoshahaypa ilahay Janno ha geeyo❤️

  • @zaaruuqmedia1970
    @zaaruuqmedia1970 4 роки тому +24

    Wlhi ilinta waan ceshanwaayay marka aan arkay heestaan hooyo mcn love you so much

  • @user-ci9te3yt6t
    @user-ci9te3yt6t 3 роки тому +8

    What? Just 2 million? This song deserves more views!!!! So much talent into it!

  • @NajMoi25
    @NajMoi25 3 роки тому +123

    Hooyo macan. She travelled the world to give us the best life. Shes my world. Ya Allah bless all the mothers in the world❤

  • @rabicayasiin4200
    @rabicayasiin4200 4 роки тому +54

    Hooyoy waxaad tahay gu'ga jacaylkayaga
    Hooyoy waxaad tahay taajka madaxayaga
    Hooyoy waxaad tahay indhahayaga iyo
    ilkahayaga nuurkood
    Hooyo macaan waan ku jecelnahay
    Hooyo qaali mahad sanid

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 Рік тому +1

      Ax ax ax walaahi waan ilmeeyay markaa maqlo hees hooyo mcn ka hadleysa xaada i istaagta 😢😢😢

  • @yayailkos7864
    @yayailkos7864 8 місяців тому +3

    It’s been 10 months since last time I’ve seen my mother, my Allah protect her and grant her the highest place in Jannah. Miss ya so much momma. ❤❤😢😢

  • @guure8725
    @guure8725 4 роки тому +41

    Wllhi I can't controlled my tears while I'm listening this song.

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 роки тому +68

    Saaxiibka Kaliya Een Aduunka Ku Leeyahay Walahi Waa Hooyaday
    Alhamdulilah❤️
    Hooyo Alle Igama Kaa Fogeeyo Abid Dhamaan Intii Hooyadood Dhimatay Alle Ha U Naxariisto 😒😒😒

  • @TamirJamal1
    @TamirJamal1 9 місяців тому +4

    🥺when i listin this song i cant stop cry 😭🥲because 8 years i haven’t see my mom I miss u so much Life is difficult without you it mom god have mercy on you mom🤲😭

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 4 роки тому +241

    Hooyadeey waxaa la iga kaxeeyay anoo 13 maalin kaliya nuugay naaskeeda kaddib anoo 20 jir ah 2016 ayaan mar is aragnay kaddib Jaamacad ayaan dibadda usoo aaday 2 bil kaddib ayay ii dhamaan rabtaa, waxaan rajeeynaa inaan markale dib u arko😭😌
    Heesta waxaad moodaa ani inay iga hadleeyso maxaa yeelay waan u oomanahay aragtideeda iyo Jacaylkeeda 😭😭😭😭

    • @ismaildannan4567
      @ismaildannan4567  4 роки тому +47

      Alla idin koo caafimad qaba is kiin tuso walaal 🙏❤️ amiin .

    • @maxamedsucuudi8114
      @maxamedsucuudi8114 4 роки тому +4

      Wllo AllE Adoo CaFiMaD Qapa iO MaaMo Oo CafiMaD QapTa Ha izKii tUzoo WaxaN U MaHaD NaQayaa AllaaaH Mar LapaDka Wllky Ama ZxpkEen izMaCiiL DanaaN MaHa FaNaaaN Oo Kaliya Waa Qov MuDan zHaraV iO karaaMo raHmaNku Ha Ki zHarv0 DaNaan HOoyaNa AllE CiMriGa Ha u DhEerEy0 iNtay Ka DhiMatayNa AllE Ha u NaxariizT0 aMiiN aMiiN Yaa AllaaH ..... DanaaN Dislike Ma MuTayzaN Ee Hala zHaraV Pilaa CalayK

    • @hamseabdirahman2111
      @hamseabdirahman2111 4 роки тому +1

      Illahy haydin kulansiiyo idinko cfimd qabah

    • @zamzamabdinur2016
      @zamzamabdinur2016 4 роки тому +1

      Ilahey adinko nabad qabo ha iskin tuso

    • @faizashobe5540
      @faizashobe5540 4 роки тому +1

      ❤️❤️❤️❤️💋💋💋 Hooyomcn,❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🧡🧡💚💚💚👌🙏🙏😭😭💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💟💟💟💟💟💟💟💟💓💓💓💓💖💖💋💋💋💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🤝🤝💖💖💖💖💖💕💕💕🤫❤️❤️❤️❤️❤️💖💖💖💖💓💓💓❤️💕💕💕💕💕💕💕🧡🧡💚💚💚💚💚💚✔️♥️💚😭💚💚💚💚🧡🧡🧡💯

  • @quen__zuhuura4607
    @quen__zuhuura4607 3 роки тому +17

    Muuqaagu wuu iga meyri lahaa dhibtaan soo maray😭😭8sano ma arag hooyadey 😭ilaahow kuu raxariiso hooyo mcn❤

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 16 днів тому

    Allahu akbar .masha allah .you're a winner .ismail allah ku xafido..love magaca ismail.allah xafido hooyo iyo aabe .hadey dhinteen janatul fordaws .waxaa ku jaceyl.allah swt oo ku abuuraye .iyo labadii ku dhashay .cidlo kama tagaayaan.gaar ahaan hooyo.macaan.

  • @Sharmakemedia
    @Sharmakemedia 4 роки тому +353

    Tolloow muxuu ahaa Qofka Hooyo aan ku qanacsaneen ee Dislike u quuray.
    Hooyo waan ku jeclahay.

    • @smartchanel4662
      @smartchanel4662 3 роки тому +4

      Wllo waanay garanaeyn sa darteed like umaleynayaa

    • @tarsanpubg5054
      @tarsanpubg5054 3 роки тому +1

      Mye waa Otomatic waye 100 Like waxey lamid tahay 1 Dislike 🤏

    • @abdulahiserar380
      @abdulahiserar380 3 роки тому

      @@tarsanpubg5054 malahubaaa 🤔

    • @hindaabdi123abdi2
      @hindaabdi123abdi2 3 роки тому

      People who dislike have no hearts 😪

  • @kingupdykani9598
    @kingupdykani9598 4 роки тому +85

    Heestan wa iga ilmeysisay wlhi ninka hooyadi ka dhertahay ba dareemi kara😭😭😭

  • @hanihappy6475
    @hanihappy6475 Рік тому +4

    Hooyo macan ilahow ku naxariiso janadii haku geeyo inta hoyadood dhimatay ilahay ha u naxaristo inta ay hooyo u noshahay ilahay ha udaayo aamin ma'am ❤️👑🌏

  • @nemo8124
    @nemo8124 4 роки тому +14

    I don't understand why this isnt getting 10000000 million views...the talent is unbelievable MashaAllah. Viva to all hoyos❤

  • @fathihiis432
    @fathihiis432 4 роки тому +71

    Hooyo waa lafdhabarta noloshayda inta hooyo uxiistay sidaydookale like iisaar

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 2 роки тому +38

    Mamo 3sano maanan arkin 🥲 illhey waxaan kabaryaa inu uu ilaaahy anoo nabad qaba iyo maamo nabad qabta rabi na kulmiyo ❤️ qorolkeeega aad aqrisid like iigu sharaf
    *From* #UK

  • @hammzefarah3894
    @hammzefarah3894 4 роки тому +652

    I haven’t seen my mother over 6 Years i miss Her so much may Allah protect Her❤️😭

    • @ayaanluulabubakar5593
      @ayaanluulabubakar5593 3 роки тому +11

      Insha allah abowo u will see her just make sure u kiss u jannaty dunia so much 🥰

    • @hafsaahmed2781
      @hafsaahmed2781 3 роки тому +10

      Me too it's almost 3 yrs that I have not seen her 😭😭😭😢😢 may Allah bless her ^

    • @hananmohamud2343
      @hananmohamud2343 3 роки тому +7

      I m so soryy😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️

    • @ahmedabdi1497
      @ahmedabdi1497 2 роки тому +3

      🤲🏾🤲🏾🤲🏾

    • @fardosaelmi3484
      @fardosaelmi3484 2 роки тому +5

      🌹🌹

  • @cabaneyare9333
    @cabaneyare9333 4 роки тому +214

    Wow the best song Hooyo

  • @yacquubguureofficial5843
    @yacquubguureofficial5843 2 роки тому +14

    🎤Hooyo
    Majiro erey ka naxariis badan ' ka macaan badan oo ay dhagaheena jecelyihiin inay maqlaan ' carrabkeenu jecelyahay inu ku dhawaqo kalaamka Eebe akhrintiisa marka laga yimaado (Holy Qur'aan)
    Hooyo waa naxriis ' waa janno ' waa farxad ' waa jacayl ' waa nolol .
    boqoradii dunidan ikeentay__khadra jama isse Ali Nuh__Alle cimrigaga hakuu barakeeyo janoy👸🥰❤❤🤍🤍💯🎸

  • @jamalxaraaro4870
    @jamalxaraaro4870 4 роки тому +32

    I dedicate this song to my mother (HINDA🖤) i.a im gonna make you proud one day hoyyo....
    God bless All somalis hoyyo and ISMAIL DANAN for realsing this BANG... thanks men... much love from bosaso

  • @user-mv3yw8xy3u
    @user-mv3yw8xy3u 4 роки тому +208

    waa aduun iyo xaalkiiiye anigu aduunkan markii aan kusoo biiray oo aan 8bilood kaliya joogay ayuu aabahay iga geeriyooday waxaa isoo korisay oo igu soo tiir iyo tacab beeshay hooyaday mcn lkn nasiib xumo iyana waxay geeriyootay markii aan 15toban jirsaday waxay ahayd wakhti aad u xanuun badan oo aan soomaray anigoo aad u da,yar inaan labadayda waalidba aduunkan igu cidleeyeen waxaa kaloo ii dheereyd inaanan helin cid boosaskoodii ii buuxisay oo aan cidla kusoo dhaco lkn waxaan go,aan ku gaaray inaanan is dhiibin ee aan la tartamo kuwa waalidka leh alx dullilah manta waxaan ahay nin isku filan oo tiisa maareen kara
    wax walba oo aduunkan ka dhacayana waa qadarka alle cid wax ka badali kartaana ma jirto lkn adiga ayaa lagugu imtixaanayaa waxaana hubaal ah in dhibkasta dheefi ka dambayso marka waa inaad u dulqaadataa
    Inta waalidkood ay ka geeriyoodeen allah yarxam fil jannah inta ay u noolyihiina waalidkiin baari u noqda oo maqla hadii kale markay aduunka iskaga tagaan ayaad ogaanaysaan meeshay idiin joogeen😢😢

    • @ayanlehabdullahi1215
      @ayanlehabdullahi1215 4 роки тому +3

      Muxsin Alii alle janooyinkiisa hku maczuumo wllo

    • @ismaildannan4567
      @ismaildannan4567  4 роки тому +49

      Allh Hooyadaa iyo aabahaa Janada ku casuumo walaalkay . heestan in kasta oo aan lahayn laakiin, waxan aaminsanahay inuu qoray ama qaaday qof xaaladaada oo kale hore u arkay . waanan ku faraxsanhay horumarka aad is gaadhsiisay . allh ku sharfo .Thanks

    • @dedmonuura2430
      @dedmonuura2430 4 роки тому +5

      Ilahay haku garab galo wllkyaw, walhi emotional baad iga dhigtay

    • @---7573
      @---7573 4 роки тому +8

      😭😭💔 walaal qoralkayga hadad aragto please iso jawaab I want to talk to you plz???

    • @seyruuqwaxnol5920
      @seyruuqwaxnol5920 4 роки тому +5

      Sorry wll ilahay ha unaxariisto anba Kula mid ahay

  • @fathisaidjulie9084
    @fathisaidjulie9084 2 роки тому +6

    Hoyadey macan ma arag 7sano Rabi anago nabada dip hano kulansiyo hoyo cfmd iyo cimri dher iyo cibado suban Alle haku siyo inti dhimatayna Alle naxaristi janno hasiyo 😭😭😭😭

    • @DadirAbdala
      @DadirAbdala 10 місяців тому

      Vedio call ka wac abayo❤

  • @Motivmomentum1
    @Motivmomentum1 4 роки тому +100

    I wanna listen to this song every day and night and the reason is i feel her presence every time I listen to this masterpiece. May allah grant you his jannah hooyo macan . ✊😩

    • @kawtharabdi9812
      @kawtharabdi9812 3 роки тому +2

      Me too may the Almighty have rahma on our mothers

    • @Motivmomentum1
      @Motivmomentum1 3 роки тому

      @@kawtharabdi9812 amiin walashey

    • @mahadsadi4786
      @mahadsadi4786 3 роки тому

      Amiin

    • @munadheerey3463
      @munadheerey3463 2 роки тому

      Amiin

    • @YaquuAbdi
      @YaquuAbdi 11 місяців тому

      hoyo waqati walpo adig ku duceyah wllhi manta waxa walpo aan ahaya adiga iga dhigaya wlllhi allha ha ku xafido nolashaydi janada allha ha ka xoreyo hoyo cimiridheere iyo cibaado subana allha ha ku siiyo hoyo mcn🥲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @a.darovic112
    @a.darovic112 4 роки тому +32

    AllaH ha UnaxristoH inta an nazip Uyeln iney Farxd kula dhagestan Hoyoyinkod 🤲😥

  • @missbellah2462
    @missbellah2462 2 роки тому +8

    I've never knew my mum... She's alive but she separated with dad when I was 6months... I've been through so much without her in my life only Allah knows... I just wanted to listen to hear song n soothe myself to sleep 😭

  • @emilyyusuf6061
    @emilyyusuf6061 3 роки тому +98

    I’m not a big fan of Somali songs but MY GOD his voice is just sooooo beautiful and moving cried like a baby 😭 may bless all mothers and may allah bless every women to be a mother 🤲🏼

    • @yahyownoor4333
      @yahyownoor4333 2 роки тому

      🤲🤲.......🙏

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 2 роки тому +1

      Sell out.

    • @CalicilmiMoumin
      @CalicilmiMoumin 11 місяців тому

      ​@@yahyownoor43339PmjmjwjmdamdadjgJgb.jw0jgmjgm😊😅😮😢🎉😂❤

    • @hafsa2am
      @hafsa2am 10 місяців тому

      Allaahuma Ameen ❤

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 4 роки тому +23

    Hooyoooy wan kuxiisay anagoo nabad ah ilahay ha iskeen tuso 😭😭😭ammiin i love you mam

  • @bilancali3377
    @bilancali3377 Рік тому +9

    Asc abtigay qali marka laga yimaado Allah subxana watacala iyo Nabi muxamed salalahu calayhi wasalam waxa xigta Hooyo macaan illaho hooyooyinka muslimiinta janada gee dambiigoodi hoorana dhaaf ku dmabana inay galaan ha uu qadarin yaa rabbi

  • @caashocuud5575
    @caashocuud5575 4 роки тому +112

    The passion and the richness in the voice that moves you his truly an arist ❤❤❤i got goosebumps listening to this masterpiece and the piano with the vocal at the end left me baffled and speechless greatwork ismacil dandan💎💎

    • @xabiibomaclin
      @xabiibomaclin Рік тому

      😢😢😢😢😢😢 My Love hooyomcn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdifitah7883
    @abdifitah7883 4 роки тому +12

    1Milyan markeey gaarto ❤️
    Inti HOOYO jecel❤️😍

  • @munaismailmohamed8044
    @munaismailmohamed8044 10 місяців тому +1

    I was raised by my auntie, who passed away, and my mom she is still alive . But dhibka dhaan my habariyar ila so maray. I wish both of them the highest jannah yaarabi❤❤Hooyo macane

  • @baraarugchannel9998
    @baraarugchannel9998 4 роки тому +13

    Hooyo mcn cimri dheer iyo caafimad buuxa marksta kugu ducenaya😭 Hoyooy Mcn.

  • @tooreal4292
    @tooreal4292 3 роки тому +19

    I play this for my hoyo macaan all the time🥰 .. we both love your version 🔊👏🏽💯

  • @ceciliamuraya3430
    @ceciliamuraya3430 2 місяці тому +1

    I am in tears though I can't understand all the words😢God bless you mamaa

  • @aliahmnedabees4640
    @aliahmnedabees4640 4 роки тому +126

    77 dislike saartay ma dhobaa laga abuuray sidii nabi adam miyeesan hooyo dhalin. I love my mom she is my world 🙏🙏❤️❤️❤️❤️

  • @illarapoi746
    @illarapoi746 4 роки тому +33

    Hadaan maqlo magaca hooyo wan iska ooya 😭😭😭😭 marti la jacelyhy allaha kaadhigo

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 Рік тому +1

    Hooyo waa lama huraan waana jana aduunyo hooyadu waa nimcad alle uu ina siiyey janada lagu galo allow unaxariiso hooyooyinka dhinteen inta nool allow sii cimri dheer iyo caafimaad🥰🤲🤲😓🥰🥰

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 4 роки тому +33

    Inta hooyo macan jecel like dhac ku siiya❤❤❤❤👍

  • @najmanader6555
    @najmanader6555 4 роки тому +153

    Hadaa hooyo aad u jeceshahay like❤

  • @HA-jq1mu
    @HA-jq1mu Рік тому +9

    Lets not take our mothers for granted and everything they sacrificed for us and our futures. Take care of her, dont utter a bad word and remember that jannah lies under her feet. I love you hooyo macaan, may Allah love you to hooyo ❤

  • @maidhane84
    @maidhane84 4 роки тому +68

    @ismail dannan Ismail like ii saar 😂😂😂😂😂 waa halkoodiiye anaa ugu horeeyeee daawashada iyo comment kaba

  • @abdiwalimacalin1365
    @abdiwalimacalin1365 4 роки тому +10

    Runtii waan ooyay markan dagestay heestan 💗💗💗💗l love ❤🧡🧡💛💛hooyo💗💙💙💙💙💜❤mcn

  • @FarihaHussein-qs3ti
    @FarihaHussein-qs3ti Рік тому +4

    Hooyooy macan mininka jaanaada mowlo haga dhigo❤

  • @shushuamerica218
    @shushuamerica218 4 роки тому +11

    Hooyadeyda waligeyga ma arkiin alle ha isku keen keeno 22yr hooyadeyda ma arkiin insha Allah waan rajeynaa inaa dhawan is aragno hooyo mcn waan ku jecelhy ❤️❤️❤️❤️🌏💯

  • @tiyaamoofficial
    @tiyaamoofficial 4 роки тому +82

    The pest song😭😭😭❤❤ like dhac igu sii haday hoyo mcn ku noshay

  • @KadraAbdi-k5n
    @KadraAbdi-k5n 4 місяці тому +1

    Hoyo mcn ilahaye haqunaharisto ❤❤❤❤❤

  • @daairfficail9442
    @daairfficail9442 4 роки тому +6

    Hooyo Waa Sheyga Ugu Qaalisaan Aduunka Allow hooyoyinka janadaa kawaraabii 😍😍🤲

  • @aslam8475
    @aslam8475 4 роки тому +16

    Wllhi aaad ayaan u ilmeyey ah ALLE HOOYO macan danbigeda hadhafo 😭💥💥💥

  • @user-jq3zf1ic7l
    @user-jq3zf1ic7l 2 роки тому +6

    Hooyo mcn inolow 😭wllhi dhalinyaro wa oynayaa ax hooyadeyna wey hurudaa hda sacaduna waa 00:04 hbenimo saqdhexe sun 12 jun 😭😭😭😭ilove you hooyadey io aabhey ilahey ha idinkey daayo

  • @muswahilia4944
    @muswahilia4944 4 роки тому +34

    What a beautiful tribute to all Hooyo.❤️❤️❤️

  • @shufeecofficiall9652
    @shufeecofficiall9652 4 роки тому +7

    alle hawnaxariisto hooyo macaan 😢😢😢 inta ay hooyo unoshahayna alle hawdaayo amen amen ❣❣❣❣❣

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 роки тому +1

    Hooyaday mcn waa qofka aduunka ugu jeclahy waayo xitaa walhy sacad kama maarmi karo anoo la hadal amba xita markay naga baxdo waxa iqabta war war wlhy jacayl aan u qabo darteed allow ida hooyo inta ay ka dhimatyna Alle hownaxariisto hooyo

  • @manaanhusein5998
    @manaanhusein5998 4 роки тому +85

    This is what you call talent 😭
    Ismail sxb you took the song, twisted and took it to another level..... Talented as heck👏👏

    • @ayaanlesiciid8275
      @ayaanlesiciid8275 4 роки тому +1

      HOOYO MCN nolow intaye nololi Jirto HOOYO MCN 💘

    • @ayaanlesiciid8275
      @ayaanlesiciid8275 4 роки тому +1

      HOOYO MCN nolow intaye nololi Jirto HOOYO MCN 💘

  • @zakaria5133
    @zakaria5133 4 роки тому +15

    This deserves more likes walla❤️hooyo macaan❤️

  • @nimaali201
    @nimaali201 2 роки тому +1

    Ismail Danan! I would give the song with the lyrics a big 5/5 stars. Your voice makes the song more emotional especially those whose life went through the trauma of the civil war. OUTSATNDING AS ALWAYS.

  • @abdi-azizqayaadi4373
    @abdi-azizqayaadi4373 4 роки тому +99

    Xasuus an go'ay ayey igu leedahy heesatanni allhyarxama moma 😔😔

  • @theguidingbeacon
    @theguidingbeacon 4 роки тому +29

    Mash'Allah! Well written and orchestrated. Beautiful Vocals. Currently on repeat haha!

  • @mohnaser3006
    @mohnaser3006 10 місяців тому +1

    My father is Ethiopian🇪🇹 and my mother is somalian🇸🇴 I faced a lot of conflicts with my father cause of her it's been 3 years since I saw her I 😘 love u and missed u hoyo macan sooo much walahi ur the reason am living..wish u infinite life and health❤❤❤

  • @Tas.graphy
    @Tas.graphy 4 роки тому +27

    He’s so talented!!! I’m so proud of him🙈❤️❤️

  • @mustafafaraxjaamac9406
    @mustafafaraxjaamac9406 4 роки тому +16

    Heestan waa hees hore oo dareen qaas ah leh lakin the music gave it even more dramatic effect. You surely will feel something in your stomach. 🥺

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Рік тому +1

    Dadka moog ayaan maqashin laha naxariistada hooyo , Hooyo mcney hooyo maxaan kuu xiisay hooyo mcn ilaahay haygu kaa simo intaan ku arkayo habeen walba markaan seexanayo hooyo mcney qalbiga wankugu hayaa ilaahay cimri dheer oo caamad le alle swt haydin siiyo adiga iyo aabo hooyoy , saaid ban kuu jeclahy mamo ❤

  • @bishardhere
    @bishardhere 4 роки тому +9

    mansha allah hooyo macaan ilaahay hanoo wada daayo inta dhimatayna ha u naxariisto million views bay u qalanta mahadsanid sxb danan

  • @Herrhassan
    @Herrhassan 4 роки тому +5

    Hooyo qali la,aan teed nin hooyo la,aan umba daremi karan like isaar inta hoyadood noshahay
    Inta hoyadod dhimatay jano allah haku geyo ❤❤❤❤❤🙏

  • @SalaadoCali12
    @SalaadoCali12 26 днів тому +1

    hoyadey macan 12 labo sanO kala maqanhnaYyy igu so duceYa ina Isla ku lanO😢😢😢

  • @hindahappy8554
    @hindahappy8554 4 роки тому +7

    😭😭😭masha allh heestan dareen gooniya ayey ii leedahy allow dhawr hooyooyinka

  • @7mirgamer
    @7mirgamer 4 роки тому +12

    Hooyadey 5 Ma arkin 😢 ilaahoow anagoo nabad qaba iskeen tus aamiin yaa rabi

  • @Muwahiprajab
    @Muwahiprajab 6 місяців тому +4

    Hees doreen leh ilhy hyno dayo walidkeen 2024 ❤

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi5422 4 роки тому +37

    Hadad hooyoyinkena jcshy plz like haa iila dhafin uuna duceya walidkena✌️😍🤲

  • @abdullahimohamed5218
    @abdullahimohamed5218 4 роки тому +46

    18 sano ayaan jiraa Waline Indhaheega ma saarin Hooyo Mana Aqaano Sabataaz 😭😭
    Commentiga aan hda soo qoraayane Ilin Ayaa iga timid Wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @badriabib9525
    @badriabib9525 3 роки тому

    I am watching late midnight, ilin ayaana igusoo istaagtay. Hooyo Alle caafimaadka iyo cimrigaba hakuu dheereeyo. mar walba waxaan kafikiraa saan unoqon lahaa Wiil kafiican sida aan ahay. Hooyo xurmadaada iyo qadarintaada hadaan si uun ugudan waayo icafi, waayo janadayda aduunku waa adiga, tayda aakhirana adiga ayay ku agtaalaa. @Ismail danan, thanks for the beautiful vocal cords and piano. really we are proud to have you.

  • @abdisalaanmoshidane9825
    @abdisalaanmoshidane9825 4 роки тому +15

    Aduun Iyo Aakhiro Allaha Xafido Dhamaan Hooyoyinka Somaliyed❤️

  • @kamaalfaisal1496
    @kamaalfaisal1496 4 роки тому +11

    The Young Somali Telant, Ismeal Danan. Go forward

  • @EngAbdukhadirGudoomiye
    @EngAbdukhadirGudoomiye 2 роки тому

    Masha allh Aad baan u qiirooday ,,ismaaciil sxp markaan dhageeystay Codkan iyo heesta miraheedaba ,iyo Hooyo mcn ilaahow Hanaga qaadin Hooyo mcn Amiin amiin

  • @ilyaazdayip6970
    @ilyaazdayip6970 4 роки тому +10

    Alx ani hoyadey wa sy ii noshahy ilahy ha ii dayo inta ay ka dhimatayma ilahy ha u naxariisto ❤🙏

  • @ibrahina.k6103
    @ibrahina.k6103 4 роки тому +6

    first ahey like isaara asxabta

  • @hafsa2am
    @hafsa2am 10 місяців тому +1

    May Allaah bless all mothers. We can learn a lot from this. If you’ve got a mother-appreciate them . ❤

  • @omard7649
    @omard7649 4 роки тому +11

    12years ma arkin hooyaday macaan waan hamiyaa inaan mar un kula midoobi doono hooyo macaanto rabbi ha ii kaa daayo

  • @jiibziinkhaan3003
    @jiibziinkhaan3003 3 роки тому +5

    7 sano maan arag hooyo ilaahow sanadkan nabad iyo caafimaad na isku kaayo tus aamiin 2021 isha Allah Nach somalia 🇸🇴

  • @Iam_caliya
    @Iam_caliya 5 місяців тому +3

    Wlhi hadii hooyda abalkeeda lagudii karayo wax aan ku gudo man garteen sababto ah aniga hooyaday hooyoyinka kle lama sino oo Waxay i noqotay hooyo iyo aabo si kastoon u farxi lahaa Dadalkeda way Gashay iyo sidan nolol qurux bdn u heli lahayn ayay jab iyo hogba uso martay hooyo ilahay Abalkaga jano haka dhigo🤲🏼😭❤️

  • @mrsm6054
    @mrsm6054 4 роки тому +7

    You are mad talented. I have yet to see a musician of your calibre in this generation. Mashallaah!❤ heestan qiro raasmiya kugu dhalineesa especially with that music. Ilaahow hooyoyinkeen inta nool cimri dheer iyo caafimad qab iyo cibaado suuban sii.