UGU DAMBEEN MAXAN KU MAQNAA XANUN KEEGII WEYNAA HALSANO IYO BADH😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2 тис.

  • @Sadiiq2027
    @Sadiiq2027 3 місяці тому +583

    Saalax jj come back inta ku faraxsan one like❤

  • @deqaabd
    @deqaabd 3 місяці тому +775

    Cafimad dhiiga iyo dhuuxa raaca alaha kusiyo walalkey salax 😢🤲🤲🤲

  • @rayaanmohamed2072
    @rayaanmohamed2072 3 місяці тому +352

    Isla bari 200k hala gadhsiyo legendka 😍🫶🏽

  • @FatimaIbraahiim-wv3ff
    @FatimaIbraahiim-wv3ff 3 місяці тому +1

    Dambi dhaf allaha kaaga dhiqo wll
    Cfmd iyo cimri dheer iyo Cibado Soban
    Allaha ku siiyo😢. اللهم ٱمين 🤲

  • @LadanQurux-bk6on
    @LadanQurux-bk6on 3 місяці тому +28

    Salax mawa ogen inu yutub leyhyy love buuran wall qali alha ku cafiyo😢❤❤❤

    • @Seynabcadey-t1t
      @Seynabcadey-t1t 3 місяці тому

      Aniga xitaa wlhi hadan arkay

    • @SabnaGcl
      @SabnaGcl 3 місяці тому

      Aniga xitaa layaab ila noqotay wll ilhay haku cafiyo 😢❤😢❤🎉

  • @Umi_aragsan
    @Umi_aragsan 3 місяці тому +226

    Allaha no ka cafiyo abwey team Amii qurux wilkan an ukacno plz 300k soon l. A🥺❤️

    • @Ismail-en4zh
      @Ismail-en4zh 3 місяці тому +1

      Amiiro runbaaadsheegtay aanukacno😢😢

    • @SalmaanMahamed-oq7jp
      @SalmaanMahamed-oq7jp 3 місяці тому +1

      ilahay ha kadul qaado wax aad tabanayso zp

  • @HAFSAAbdiomar
    @HAFSAAbdiomar 3 місяці тому +115

    Alle ha ku cafiyo bowe xanuunka ku hayaa alle ha kaa dul qado 😭😭yaa lahaa adaa awoode caafi wllkey muslim ka ah😢😢❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 3 місяці тому +49

    Anagaa garabkaaga ah ilaahey caafimaad taam ah haku siiyo 😢😢

  • @wonderfulnaturesoftheworld3864
    @wonderfulnaturesoftheworld3864 3 місяці тому +7

    Alla walaky ayey macaan hysaa Alla iigu duceeya 40 qof ducadoda wala aqbalaa in uu Alla kadulqaado runti.

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 3 місяці тому +10

    isla bari 200k hala gaadsiiyo legendka❤😢

  • @RakiyoSaamsl
    @RakiyoSaamsl 3 місяці тому +78

    Somaliyeey wiilka niyada haka dilina uduceeya. Mar walba sonkorta qof walba wuu qabaaye allah ka caafiye waxaan xanuunsan waa shaydaanka OO kaliya Saalax Ilaahay haku caafiyo bowe 40qof Ilaahay ducada wuu ka aqbalay uduceeya wiilka yar ka OO kor uqaada ciwaan kiisa 😢😢

    • @AngelSacdia
      @AngelSacdia 3 місяці тому +3

      Sokor ma qbo ee kada please 🥺😭

    • @FardowsoCnasir
      @FardowsoCnasir 3 місяці тому +1

      War angaa yaaby argany wll maxa ma dhagoole tahy adiga hadeer fiidiyoga dhaxdiisa buulahaa ma qabo son more idaay habaarka maxa kaa qaldan marka had uducysay mise waahabaartay bal wiilka farha Ka qaaday bilaa qalbi baa tihiine😢

    • @rumaneyy9802
      @rumaneyy9802 3 місяці тому

      Maxa kasiya aqq qofka maqabo kuleyhy adi hakugu dhacdo wiilka kadaa iga daa Bo kuleyhy uff

  • @BoqRaD
    @BoqRaD 3 місяці тому +262

    Oh my days wlcme my salax jjj ❤😮

    • @Naciimomohamad
      @Naciimomohamad 3 місяці тому +3

      😢😢😢

    • @CabdixakiinMaxamed-cu9mg
      @CabdixakiinMaxamed-cu9mg 3 місяці тому

      0:38 0:43 0:45 😂😢😅c sh oh furred cjdguegurfjrg gjfdjydjithlysdstokd3ukcsrukgeylgrukdd

  • @ZukhraMohat
    @ZukhraMohat 3 місяці тому +30

    alle cafimad taama haku siiyo alle uu awooda inu halmar caafimad ku siiyo 40 qof ducadooda wa la aqbala si niyad ah ugu duceeya 😢🤲🏻

  • @Hibaknuura-fd2pq
    @Hibaknuura-fd2pq 3 місяці тому +10

    Abowe soray ilahy cafimaad taamaha haku siiyo 😢 waxba hakasoqadin hadalka dadka guulayso cafimaad kuwaar

  • @RahmaAbdikadir-b9d
    @RahmaAbdikadir-b9d 3 місяці тому +3

    Abowe cafimad ilahey hakusiyo intaad xanunsaneyd dambi daaf ayeey kuaheyd hadana ilahey kushukri alhamdulillah deh dad ayaa kudintay cafimad taam ah ilahey haku siyo cimri deer iyo cicada leh ayaan kurajeynaya walal hanaoynin waxan waa dambi daaf asxabta usoduceya ilahey hacafoyo maskiinka adhogana ducadha badhi inshaallah😢😢😢😢😢

  • @FaizaAbdulle-w8i
    @FaizaAbdulle-w8i 3 місяці тому +132

    Aboowe Caloosha adkeyso Plz ha ooyin Walaalahaa nahay anaka kugarab taagan Caafimaad Tamm eh neh ilaahey hakusiiyo 😢

  • @Suhuur123-re7tm
    @Suhuur123-re7tm 3 місяці тому +37

    Aboowe walahay oo wn farxay ee aboowe ilahay ah ku cafiyo😢😢❤

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 3 місяці тому +49

    Welcome back saalax jjj wan ku xiisnay taliye ino so gudbi qisadaada aboowe guleyso❤❤

  • @asluubsan9738
    @asluubsan9738 3 місяці тому +1

    Aboowe Ilaahay ooga xamdi hadda caafimaadka aad dareemayso inta hartayna Allaha kuu dhammaystiro❤❤❤❤❤❤

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t 3 місяці тому +2

    Illhy hakucaafiyo wllo illhy cimridheer iyo caafimaad tam ah hakusiiyo😢

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 3 місяці тому +54

    Ilahay caafimadkaada hakuu ziyaadiyo ❤😢
    Welcome back ❤

  • @Xamuuda
    @Xamuuda 3 місяці тому +21

    Isha allah cafimad tama ku rajaynya wll mcn ha is dhibin tuko Quran aqriso saliga nabiga Aya wax wlpaba ku fududene

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett 3 місяці тому +45

    Soo dhawoow saalax JJ ❤tan kle AlleH waxa kaaga baryaa inuuu caafimaad iyo cimri dheer Ku siiyo🤲🏼 wllky🤎🤗

  • @FadxiyaSacad
    @FadxiyaSacad 2 місяці тому

    Isla bari 200k hala gaadsiiyo legendka❤😢

  • @Hamkiz
    @Hamkiz 3 місяці тому +2

    May Allah give you caafimaad sariica.

  • @JasmiinMisra
    @JasmiinMisra 3 місяці тому +29

    Allha ku cafiyo wall.salzx sikasto uxznunsanayso waxan ku rajaynaya cafimad inshlallha😥🤲🤲

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 місяці тому +20

    Ilaahay SWT haku cafiyo salax, adiga iyo intii muslim ah ee xanuunsan, Alle haku xifdiyo walal, Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲

  • @maimanahmed
    @maimanahmed 3 місяці тому +71

    wallkay qali kali matihid anaga dhan aya ku garb taagan Alle ha ku faciyo wan ku jeclnahay Alle ha no ka dayo dhibkaagu uu na dhibaya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Zimish12380
    @Zimish12380 3 місяці тому

    Omg welcome back abowe ❤😢 cafimad taam ah allaha ku siyo I.a😭

  • @calasaadan
    @calasaadan 3 місяці тому +2

    Wooooow welcome back Saalax JJ waa ku faraxsnhay soo labashadada keep going 200k coming soon ayaa leenahy🎉❤

  • @nadiiramohamed9160
    @nadiiramohamed9160 3 місяці тому +84

    Warun wlhi macanku wa wax xun walalkaybu haya iguso duceya inu ilahay ka bugsiyo😭😭🤲

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 3 місяці тому +135

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @Sahrayaan
    @Sahrayaan 3 місяці тому +18

    Ayyy welcome to UA-cam kuu xiisnay❤ilhy Haa ku caaafiyo aboowe caafimaad taam ah ia🥹🥹

  • @XasnoCali
    @XasnoCali 3 місяці тому +1

    Allah ha ku cafiyo aboowe waxan ku rajeynayaa cafimaad 😢😢❤

  • @umumahdiya9547
    @umumahdiya9547 3 місяці тому +1

    Anagaba waa ku jecelnahay Pro maraka Allah ayan cafimaad taama kuu waydinaya horo u soco wll welcome back to UA-cam 🥺👑🤴

  • @Sundus_3377
    @Sundus_3377 3 місяці тому +83

    Caafimaadka alle ayaa haayo alle ayaaan kuu waydiinaa cafimaad taam ah❤

  • @SakiBoss-ed6ky
    @SakiBoss-ed6ky 3 місяці тому +73

    Walaalka waxaan waa aduunyo nawi ayuub wuxuu xqnuunsanaa 18 sano aduunyo nawi u naxa riisan wayse adi intee ka joogtaa hore u soco walalkey wax walbo waa laga baxaa culees walbo fudeed ayaa ka dambeeyo alleh ayaa sidaas noo sheege qalbigana alle ha kuu dajiyo noona soo laawo i.a anagaa ku garab taagan❤❤😢😢

    • @Mumtaz738
      @Mumtaz738 3 місяці тому +4

      Salaax waa fcnaane i.a anagana garabkaaga nahay comeback wll mcn waana kuu soo duceeneenaaa alle cfmd taam alle hakuu siiyo

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 3 місяці тому +29

    From Hargeisa legend sxb caafmaadka alle hakuu siyaadiyo❤❤❤❤

    • @Khaalidpio
      @Khaalidpio 3 місяці тому

      Same nahay alaha caaFimaad taama ha siiYo😢😭

  • @najahmaxamuud205
    @najahmaxamuud205 3 місяці тому +2

    Welcome back wlloh allena caafimad taama haku siiyo😢

  • @S.muse1
    @S.muse1 3 місяці тому +1

    Alle ha ku caafiyo wll🤲🤲🤲

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +24

    Welcome back wllky Salaxjj Nin Culus❤❤team walbah waxay ku lee yihiin keep going my brother 🎉🎉🎉

  • @abdirahmanabdullahi1273
    @abdirahmanabdullahi1273 3 місяці тому +20

    Guyz let's go 200 plz soory bro take heart ❤😢

  • @ZamzamMohamed-v3k
    @ZamzamMohamed-v3k 3 місяці тому +8

    welcome back wallo Alle cafimaad iyo cimri dheer Alle ha ku siiyadiyo walko

  • @NajmaCrisaaq
    @NajmaCrisaaq 3 місяці тому +1

    Dulqaad samee wllky waadcafimadaysaaa inshaaalh ilaahy xanuunka cafiamaad hakugu badalo

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 місяці тому +2

    Saalax noosoonoqo wll, waa ku jecel nahaye, wiilkeenii baa tahaye❤❤❤.
    Illaahay-na caafimaad dagdaga ha ku siiyo, Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IstarAbdulqadir-tk8ie
    @IstarAbdulqadir-tk8ie 3 місяці тому +9

    Salax haooyin abowe.dadka dhan isku mid maahan😢😢😢😢 Allah hakucaafiyo.wiilka waxaas kadaafa asaga ayaa inosheegaayo xanunka hystay.Allah kabaqa wax xun haku sheegina ee uduceeya😢😢😢🤲🏻

  • @nasrindeeq
    @nasrindeeq 3 місяці тому +10

    Waxan illahay kaga baryaya inu kusiyo cafimad dagdag ah oo taam ah my brother salax ❤❤

  • @Mumtaz2327
    @Mumtaz2327 3 місяці тому +55

    Wlahi waan ku jecelahy alxmadulilah hadad noso noqotay😢❤

  • @Faadumo.AbdilaahiP
    @Faadumo.AbdilaahiP 3 місяці тому +1

    Saalax is back ❤😊😊

  • @ifkahalane6528
    @ifkahalane6528 3 місяці тому

    Rabbi cafimaad taam ah haku siiyo

  • @quenazuu6580
    @quenazuu6580 3 місяці тому +14

    Alla ilaahayow caafimaad sii inta xanunsan io wllky saalax😢❤🤲

  • @kowsarahmed-t6s
    @kowsarahmed-t6s 3 місяці тому +16

    Welcome back brother 200K coming soon ❤

  • @NasraHarun-u9g
    @NasraHarun-u9g 3 місяці тому +15

    Wilka an kor uqadno asxapta 😢❤❤

  • @nadyaqueen-p8d
    @nadyaqueen-p8d 3 місяці тому +5

    Oh my days saalax jj 😔😔😩😩😭😭😭😭😭saalax Alle haa kucaafiyo saalax mark aad dhahday waa xanuun sanahay marka aa dhahday waa 😭😭😭😭🤒😷😷😔 ooyay saalax

  • @habibomuhumedsugale
    @habibomuhumedsugale 3 місяці тому

    Cafimad taam ah abwe danbi dhaafna Alle hakaga dhigo inshllh🤲🥺

  • @QUEEN_27.
    @QUEEN_27. 3 місяці тому +5

    Welcome back Saalax JJ ilhy ha ku cafio wll hadaad cafimaadeyna ilhy ha kugu wado wllhi wan kula ooyay 😢😢❤

  • @kawsarcabdi3236
    @kawsarcabdi3236 3 місяці тому +8

    Welcome back wallo Alle cafimaadka ha ku siiyadiyo

  • @NimoAden-e2p
    @NimoAden-e2p 3 місяці тому +4

    Maaaaaasha allh come back waanu sugaynaaa qisadaasina

  • @ShukriAsadjiirow
    @ShukriAsadjiirow 3 місяці тому +2

    Welcome back wllky Qali wali wan ku jecelnahy nala joog dadkan hadlkoda yuusan waxba ka naqusin garapkaga nahy wllky ha ooyin waa kula oyaa wlhi wll mcn wlhi sida wllky ila dhashy ku jeclahy insha allh hormar wara oo adu ku farxad galiya ku rajenayaaa l.a wadna gaari gartidaa wad lethy wll mcn qalbikaga inoo ilaali wayo dadkan waa fikirkoda hadana adi ayey ku daren sinayan xanun kas oo adi ay kugu hos dhikayan wll sonkor alle kugu ma rido xanunka hda alle uu ku qadareyna alle haga caafiyo hdal hadlka kuso kabiyo aad iyo aad ku jecelnahy mar kastaa madaxa iino saranthy wllky mcn ii nolow wana kugu fana gar iyo gardaro geesikeyga nolow 🤴🤴🤴🤴👑💯💯❤️♥️🥰

  • @zuusanxassan8909
    @zuusanxassan8909 3 місяці тому +1

    Alle haku cafiyo wllo mcn🥺

  • @HudaFaaraxcali
    @HudaFaaraxcali 3 місяці тому +7

    Saalax jj welcome back ilahy cafimad taama ha ku siiyo prother😢

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 3 місяці тому +15

    wlhi ohinti Ayan ceshan wayay wll marka hore ilhy Aya mahadaa iska le o caafimad kusiyay alx ilaahy waxan ku waydiiyay Inu caafimadka ku si laba jibaro 😢

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin5835 3 місяці тому +7

    M.a saalax jj welcome back wllo qali alle haka hayo xanuunada xun ee aykugu sheegayan dadkan xanuusan alle cafimaad haku siiyo intaad xanuusaneed danbi dhaaf hakaga dhigo 🤍✨️🤲🥺♥️

  • @jiyapea9018
    @jiyapea9018 3 місяці тому +1

    Say Alhamdulilah abowe Mcn Ilahy haku Cafiyoh😢

  • @iqrosiciid9126
    @iqrosiciid9126 3 місяці тому +2

    Welcome back abwe cafimadka rpi haku siyadiyo❤

  • @intisaam_cadey5
    @intisaam_cadey5 3 місяці тому +4

    Cafimad taam Allah ku siiyo Aboweh mcn 😢❤

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 3 місяці тому +4

    Welcome back bro illahay caafimad taam ah haku siiyo

  • @Sundus_3377
    @Sundus_3377 3 місяці тому +11

    Ayy welcome back saalaxjj sorry my brother 😢 ugu danbeen team walbah way dhameystirmeen😍❤

  • @Missdagan
    @Missdagan 3 місяці тому +2

    Allah ku caafiyo Abowe cafimad taam Allah ku siiyo Allah Tala saaro

  • @ramlaabdiramlaabdi
    @ramlaabdiramlaabdi 3 місяці тому +2

    Allaha ku cfyo boowe horey u soco malin uun xanunka Waka Bogdan gortey ahataba I.n guul io cafimad io nolol. Qurxan kuu rajeyna farxad warta allaha ku siyo io cfmd waara ❤😢

  • @mohamedwali8468
    @mohamedwali8468 3 місяці тому +4

    Welcome Back Lipxxx 🦁 Keep Going 💪 Pls 🙏 Asxaapta Saalax Aan Kor Uqaadno Wuu Inaga Mudan Yahee

  • @IqraMoalim-s3s
    @IqraMoalim-s3s 3 місяці тому +7

    Wllhi salaxow comment soma qorin lkn ad Ayan udonayy inan u ogado xanun kuhaya ilahyna wxn Kaga baryayaa cafimad Tama Allah kusiiso❤😍🥰

  • @hamdaqurux8592
    @hamdaqurux8592 3 місяці тому +15

    Walalkey ilaahey caafimaad taama hakusiiyo samirkaga ayaa lagu firinaye ilaahey wuu kuu awooda inuu ku caafiyo 🥰

  • @ayeeyococo756
    @ayeeyococo756 3 місяці тому +1

    Welcome back Aboowe Allaah ha ku caafiyo Xanuun qof soomaraa garan karah 12 years aan xanuunsanaa Marmrka qaar macaafimadin doontiin ban is oran jiray lkn alxm raxmada Alle lagama quusto

  • @SaraAbdirahman-lp4ne
    @SaraAbdirahman-lp4ne 3 місяці тому +1

    Ilahey cafimad tama haku siiyo wllkey insha allh 😢

  • @kederoz9312
    @kederoz9312 3 місяці тому +11

    Allah ku caafiyo Zxp From Laanta Hawada 🙌

    • @farhiyasheikh
      @farhiyasheikh 3 місяці тому

      Jdjhfht🎉🎉🤲🤲🤲🏼🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu 3 місяці тому +4

    Iyadoo qisada laa shekaynnn ba ilmaynayaaaa ILhowww cafimad tama haku siiyo wlaLo mcnnn and welcome backk😢😢❤

  • @Hamdayy55
    @Hamdayy55 3 місяці тому +43

    Ayyy zalax miya noso labtay 😭😭😭😭 welcome back salax

  • @halishey
    @halishey 3 місяці тому +2

    Welcome back abowe Salax jj wanu ku jecelnahy cfmad taam ah ayan kurajeynaya ❤

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs 3 місяці тому +2

    Inta uxiistey salex😢❤

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 3 місяці тому +65

    Welcom Brother Team salax Let’s go 200k Aan gaadhsiinO🥹🥰❤️

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 3 місяці тому +21

    Welcome back Saalax wlhy waan farxay team kii oo dhan aniga oo daawan baan channel kaaga imi illahay walal caafimaad taama haku siiyo dadkii marwaliba soo laabo meel walba kaaga soo qori jiray baan ku jiray😢❤

  • @RasmiAhmed-si6xs
    @RasmiAhmed-si6xs 3 місяці тому +5

    Salax walkey qaliya anaa noo ka cafiyo bowe🤲🥺adoo murugesan anaga wey nadhibeesa wlhi Bowe😢❤

  • @azmiitaQurux
    @azmiitaQurux 3 місяці тому +1

    alle haku caafiyo🤲 wllky saalax

  • @ajmalbashiir4378
    @ajmalbashiir4378 3 місяці тому

    Cafimaad taama Allaha ku siiyo abwe😢🤲

  • @namuush
    @namuush 3 місяці тому +21

    Alxm wll wanku farxay solabashada,da Horumar wcn ku rajaynaya wllo Alle caafimadka haku sitaadiyo da,daalkaga halka kasii wad 🫡🥰

    • @CawilCancel
      @CawilCancel 3 місяці тому

      Wll wiilkan rer soomaaliland miyaa??

    • @Hanna44_Hoodo
      @Hanna44_Hoodo 3 місяці тому

      @@CawilCancel ree jigjiga weeyaan sidaan maqlay

  • @queenhaboon2080
    @queenhaboon2080 3 місяці тому +6

    Wllo waxay ahaataba waxan ku rajeenayaynaa ilahay caafimad dagdaga ku siiyo Oo kusoo kacdid Ado Sidaadi si ka duwan ah Oo faraxsan adigo umada wada xanunsan……….aaaamiin 🤲🏻🤲🏻🫅🏼❤️

  • @Miiradiamond.1
    @Miiradiamond.1 3 місяці тому +22

    Solaabasho qurux badan wallkey saalaxjjj allah cafimaad hakusiiyo taam ah❤🤲🥺

  • @SamiiroSiciid-vb2hj
    @SamiiroSiciid-vb2hj 3 місяці тому +2

    ALLHA HAKU CAFIYO WLLKEY WANKUl DAREMEY NAA XANUNKA DHULQADA INSH Allha waa cafimde 😭🤲

  • @nasramaxamed4512
    @nasramaxamed4512 3 місяці тому +1

    Alle caafiyo aamiin Aamiin Aamiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MaxamuudCabdilaahi-y7b
    @MaxamuudCabdilaahi-y7b 3 місяці тому +3

    Gey whi zalah waan taagre ee inoo gadhi siiyah ❤200K plz wllo gadhasiiyah 😢 whi aniga waan tagraa plz gadahsiyaa plz 200K waad gaadhsiin kartaa ❤Waand dhaafan i kartiin zalah jj ❤♪☜︎︎︎✈︎

  • @fahiimaqurux9696
    @fahiimaqurux9696 3 місяці тому +4

    hun mcn wixii kuyshaba laha ha ku cafiyo in aad xanunsantahay wan ognahay lkn mel lagaa hayo ayanan garanan welcom bro gacmo furan i.n ❤❤❤❤🥰🥰🥰

  • @QueenNasra-rg1wz
    @QueenNasra-rg1wz 3 місяці тому +3

    Allh ku caafio wll somaliyey dadka wixii nan ogayn ha ku xukmina bal arag inanka yar imaka saad shacuurtisa ubadashen xanuunka uu daremayo idinkaba oga darnaaday😢

  • @deeqamohamedodawa7484
    @deeqamohamedodawa7484 3 місяці тому +1

    Welcome back inta kuu dhiman allaha kuu dhamestiro cafimadka

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 3 місяці тому +1

    Welcome back wll salaax alle haku caafiyee❤❤❤❤wan dareenay wanan ku wareernay anyway Allah haku caafiyo 🤲🤲

  • @sumayosumayobashiir9087
    @sumayosumayobashiir9087 3 місяці тому +5

    Coment 1 salax jj wakusugeena soo labasho wacan🎉🥰

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 місяці тому +7

    Sorry walal 😭😭😭🥺Illahow cafimad tama kusiyarab

  • @FaizaAbdulle-w8i
    @FaizaAbdulle-w8i 3 місяці тому +7

    Aboowe Caafimaad kuurajeynayaa Aboowe mcn Awood hadaa ulahaan lahaa 1m kugaar siin lahaa Wllhi

    • @YusufMaxamed-gp9tv
      @YusufMaxamed-gp9tv 3 місяці тому

      Wuu gara I.a dad 1m.uqalmina wey garen.asgna wuu gara

  • @Shugrina21
    @Shugrina21 3 місяці тому

    Cafimad taam allah ku siiyo bowe

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 3 місяці тому

    Mansha alaha alaha ku caafiyo wiilkeyga