FATIMA IYO ANIGA LAHJADA SOMALIYA IYO SOMALI LANDH MAXAA NAKALAQABSADAY YAAB…..😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 гру 2023

КОМЕНТАРІ • 384

  • @mohamedrooney5943
    @mohamedrooney5943 6 місяців тому +53

    Bisnis❌
    Dismis✅

  • @safiaibaar5110
    @safiaibaar5110 6 місяців тому +47

    Fatma waa iska jecelahay noo Soo badi😂😂

  • @Maryanchenal
    @Maryanchenal 6 місяців тому +35

    Ku sali nabiga maxamed scw scw❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 місяців тому +35

    labada lahjadood ba waan aqaana Reer waqooyi baan ahay hadana saaxiibadayda reer koonfureedka ah gaar ahaan reer Muqdisho lahjadooda ayaan kula hadlaa ahna waliyag Somaaliya ma arkin wllhi lkn Reer baydhabo lahjadooda ma fahmo runtaa fiicane inta kale caadi baan isku la sheekaysan karnaa 😅

    • @Halla4321
      @Halla4321 6 місяців тому +1

      Madhakey dhiiriye 😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 6 місяців тому

      @@Halla4321 maxad ka wadaa 😅

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi 6 місяців тому

      Anineh rer xamar ehe sxbyeeshay reer wuqoyi wye labadood wa fahma 😂😂

    • @Halla4321
      @Halla4321 6 місяців тому +1

      @@adoontiallesiman262 madaxa i xanunaya laka wada 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 6 місяців тому

      @@nasraabdullahi fariid 😀✅

  • @user-nz1xv3mu5r
    @user-nz1xv3mu5r 6 місяців тому +8

    Alah is one❤❤❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 6 місяців тому +7

    Amira qurux so qabo next 😊

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 6 місяців тому +18

    Fatima so funny 😂😂❤❤

  • @Farduusibraahimmohamed
    @Farduusibraahimmohamed 6 місяців тому +6

    WAR anaga dismis dhahnaa waa khaldantahay bisnis maaha😂

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 6 місяців тому +11

    War Labadan way isku
    soo Baxayaan 😂😂😂

  • @Dhacdooyin__media
    @Dhacdooyin__media 6 місяців тому +19

    Pro Talo kusiin Kalimada Iimaanka alle kaa qaad iska dhaaf mana fiicna waana lagugu nacayaa 🙏🥰

    • @muhsinmohamoud480
      @muhsinmohamoud480 6 місяців тому +1

      Meel wada joogtan ee si gaar ah inad ugu sheg to ugu aya fiicnan lahed bro 👍

    • @kheesmursal2808
      @kheesmursal2808 6 місяців тому

      ❤🎉

    • @raaxilaa.a9234
      @raaxilaa.a9234 6 місяців тому

      Kii runta maaha waa moalimu fake 😂😂​@@muhsinmohamoud480

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 12 днів тому

      Wiilkaan habaarkiisa aa badan please duco u bedel.😢

  • @Goat522
    @Goat522 6 місяців тому +12

    Faatma qosol wanag❤

  • @NAIMAOsman-ee6sg
    @NAIMAOsman-ee6sg 6 місяців тому +1

    JJ part 2 soo samee plz

  • @loukmanalidjama251
    @loukmanalidjama251 6 місяців тому +2

    Keep going my legend brother ❤I love you salaax jj I am from djibouti brother

  • @hodoncabdiraxmaan6489
    @hodoncabdiraxmaan6489 6 місяців тому +10

    ceyda io koko soo qawo😂😂

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 6 місяців тому +1

    Mshalah Fadma wan jeclhy wa gabadha dagan ❤

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 6 місяців тому

    Fadma mashalha

  • @shathey39
    @shathey39 6 місяців тому +7

    Fatma so funny ❤

  • @raaxilaa.a9234
    @raaxilaa.a9234 6 місяців тому +3

    Salax walaal iimaanka Alle kaa qad iska dhaaf walaal waa habaar pls

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 6 місяців тому

    Wow amazing keep going legend 🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @user-rp6qe6dx5r
    @user-rp6qe6dx5r 6 місяців тому

    Coming soon 100k zxp 🎉

  • @user-wu9co6wj9p
    @user-wu9co6wj9p 6 місяців тому

    Saalax 100k coming soon

  • @apdixakiinxasan
    @apdixakiinxasan 6 місяців тому +4

    Faatma qosolkeda qurux badan

  • @MaryamaMohamed-re3ug
    @MaryamaMohamed-re3ug 6 місяців тому +10

    100k coming saalax jj❤😊🎉

  • @user-xt2ew5dc7q
    @user-xt2ew5dc7q 6 місяців тому +2

    Lahajada mayda iyo lahajada rer xamar ka sodhig bar2 ok❤❤❤

  • @Iftinsheeno
    @Iftinsheeno 6 місяців тому +8

    Fatma io salax wey isku soo baxayaan❤

  • @umalkhairmohamed7134
    @umalkhairmohamed7134 18 днів тому +1

    Saalax ma soomalilander baaa

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 6 місяців тому +9

    Fatma fanny waye walhi 😂😂😂

  • @zuzuslifestyle9485
    @zuzuslifestyle9485 6 місяців тому +15

    Saalax Reer Woqooyi Saxa ma garanaysid Nio Waxay Lahjada wad NAGAGA DHEESHE😅

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 6 місяців тому +1

      Inankan wa rer jjgjiga umalen ana isku af nahy😂

    • @user-ih7cf4bb6d
      @user-ih7cf4bb6d 6 місяців тому +1

      Haa wlhi waqoyi sax aH mHa😂

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 6 місяців тому +1

    Amiira soo qabo next😊

  • @user-ui3xk3sl8n
    @user-ui3xk3sl8n 6 місяців тому

    Qurux leywaye m.a❤

  • @ABDIFATAHIBRAHIM-90
    @ABDIFATAHIBRAHIM-90 6 місяців тому +1

    Cumer iyo koko soqaba next ❤

  • @MustafeAxmed-pw1og
    @MustafeAxmed-pw1og 6 місяців тому +21

    Fad wllhi waad iga waashay goorma ayaanu fad odhanaa 😂😂 anigoo reer somaliland ab ayaa garan waayay

    • @daawopro6450
      @daawopro6450 6 місяців тому

      Asagaa sameystey malaha😂

    • @cazkinho
      @cazkinho 6 місяців тому +1

      Fad galeeb miyaana maqal

    • @shamsadii
      @shamsadii 6 місяців тому

      Reer Somaliland waa nahay fadka Caruurta xataa wa taqaan, waa duruurta cad ee ee Marka roobku soo socdo

    • @ahmedkanadi5779
      @ahmedkanadi5779 6 місяців тому

      Reer waqooyigu way ku luuqeyan miyaanad maqal miyaa fad galbeed ka muuqdo fodadahab la moodo

  • @user-ow6vt4ip9u
    @user-ow6vt4ip9u 8 днів тому +1

    Bisnis wa khalad waye anagu ree Djibouti waxan naqana darnawis

  • @amitaaf
    @amitaaf 6 місяців тому +23

    Samidey so funny 😁 😂
    Coming soon 100k salax

  • @FaraxXuseen-bz8pb
    @FaraxXuseen-bz8pb 6 місяців тому +1

    First coment😂😂

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 6 місяців тому +7

    Fatma fanny waye. Walhi😂😂😂

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 6 місяців тому

    Shuuro, waa Soor😊😊😊

  • @user-eu4bs9xi7s
    @user-eu4bs9xi7s 4 місяці тому

    Allah is one❤ 💖

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 6 місяців тому +4

    Shuuro =soor kawadaa hada fatma mafahmin may idhihi rabtaa😂

  • @user-vo8wi9mf1r
    @user-vo8wi9mf1r 6 місяців тому +1

    fatuma wa funny Noor Soo badi❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sq1kt9gu1t
    @user-sq1kt9gu1t 6 місяців тому +1

    100k coming soon

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 6 місяців тому +51

    fatima funny weye😂😂😂😂

    • @Abeera_cade-s8q
      @Abeera_cade-s8q 6 місяців тому +3

      Thanks 😂

    • @user-dz5zt1rc7d
      @user-dz5zt1rc7d 6 місяців тому +1

      Fatima funny waye😂😂😂😂😂😂

    • @user-ob2vx8vo1u
      @user-ob2vx8vo1u 6 місяців тому

      Abaayo fatma waa iska jeclhy mcneyyyyyyyy😂😂😂❤❤❤❤

    • @xasanhh2455
      @xasanhh2455 6 днів тому

      Somali jamaican

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 6 місяців тому +1

    Waa saalax jj hayna waalin business maaha dismis dheh 😂😂😂😂😂

  • @MucaadAxmed-df2xq
    @MucaadAxmed-df2xq 6 місяців тому +2

    zaLaX jj big fun ku ahayyy❤

  • @BAHJAJAMAH
    @BAHJAJAMAH 22 дні тому

    Fatma funny walaahi😂❤

  • @-iqra_mahamuud
    @-iqra_mahamuud 6 місяців тому +1

    Faadma funny 😂

  • @queen7831
    @queen7831 6 місяців тому

    SHUURO wee saxday SOOR dhahnaa Fatma saxwaye 😊

  • @ShugriShacni-lw4hv
    @ShugriShacni-lw4hv 6 місяців тому

    Faadumo ❤❤

  • @MariaAbdi-s7v
    @MariaAbdi-s7v 4 дні тому

    Iyadaba lahjadena ka dhuntay 😂 love fatma❤

  • @yoonismoha6535
    @yoonismoha6535 6 місяців тому +2

    Faatima waa Iska jeclahay walahi😂

  • @user-xr1hp4pi1f
    @user-xr1hp4pi1f 6 місяців тому +16

    Somaliland ❤

    • @MuscapAhmetMuscapahmett
      @MuscapAhmetMuscapahmett 6 місяців тому

      Somaliland mxya re jijiga weye ninkaniye 😂

    • @qofcilmileh335
      @qofcilmileh335 6 місяців тому

      😆😆😆simaland aa waa d5darod ehinanku mahaisaaq

    • @user-iq2oz7hr5s
      @user-iq2oz7hr5s 6 місяців тому

      Jigjiga​na wayku hadlan only somaliland bas maha wllo@@qofcilmileh335

    • @Maan3416
      @Maan3416 6 місяців тому

      ​@@MuscapAhmetMuscapahmett oo ya ku hysta wll😅

  • @cabdishakuurjamaalcabdulle
    @cabdishakuurjamaalcabdulle 6 місяців тому

    Part two

  • @user-ur8kz3hd3z
    @user-ur8kz3hd3z 6 місяців тому

    Dismis weeye waraa❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 місяців тому +16

    waraa saalax wax badanoo qalad ah baad u sheegtay Faatma 😂😂 Qof si fiican inoo matala u balami 😅

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 6 місяців тому

      Ciwaanka reer xamar vs reer jigjiga halo bedelo😂

    • @user-ih7cf4bb6d
      @user-ih7cf4bb6d 6 місяців тому +1

      Haa isku mid mHa wxyabaHa qaar maL wa rer jigjiga😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 6 місяців тому

      ​@@user-ih7cf4bb6dwllhi wll Aniguba markii hore saalax Reer itoobiya gaar ahaan Ree jig jiga ayan moodayay waaban yaabay markaan video gan arkay

  • @foozia426
    @foozia426 6 місяців тому

    Waankuu saaray ❤

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 6 місяців тому +1

    Anaka kashawiitaa dhahnaaaa😂😂😂😂😂 busseness beelee😂😂😂

  • @AsiaMahad-ti5ny
    @AsiaMahad-ti5ny 11 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 6 місяців тому

    Part 2 soo samee

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 6 місяців тому +1

    Barnaamijka oo dhan waxan ku maqanahay wiilka cinjiyaha bal eeg waxan mooday markii hore inuu so gashtay cinjiyo lkn waaba kuwiisa wllo wiil baana thye pls iska gaabi cijiyaha raali noqo😢

  • @marayanruuncabdulahi9470
    @marayanruuncabdulahi9470 6 місяців тому +1

    Kenya Ugali iyo Somali sor

  • @user-qv4qe1ud9o
    @user-qv4qe1ud9o 6 місяців тому

    Saalax adi xataa wd qaladay bussiness maha ee waa dismis

  • @user-rb9lj1in3p
    @user-rb9lj1in3p 6 місяців тому

    Saalax jjjj funny and fatma

  • @rayannuura1904
    @rayannuura1904 6 місяців тому

    Waa funny weeyi

  • @Waxbaro-mw8lb
    @Waxbaro-mw8lb 6 місяців тому +1

    Fatma qurux qosolkeeda iska jeclahay😂😂😂

  • @AbdiafatahDaahir-sc8ki
    @AbdiafatahDaahir-sc8ki 5 місяців тому

    Saalax waa Reer boorama umalaynayaa

  • @adenhaji-wl9yk
    @adenhaji-wl9yk 3 місяці тому

    😮bisnis waa u sax wiilka

  • @HassanhousseinSafa-vy7kw
    @HassanhousseinSafa-vy7kw 6 місяців тому +2

    Fatima Fanny waye 😂😂😂

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d 6 місяців тому +1

    Dismis dheh 😂😂 Balaayo Af….😮

  • @user-ji4xz3yo3c
    @user-ji4xz3yo3c 6 місяців тому +2

    waar waa dismis kulahaa bisniss😂😂😂😂

  • @Dulucda
    @Dulucda 6 місяців тому +1

    bisnis maaha waa dismis bro

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 6 місяців тому +1

    Aaa Fatma cadey

  • @hanaudgoon4966
    @hanaudgoon4966 6 місяців тому +1

    Warya meshad kasoo jedo calankeda soo saro klab baatahaye uff😏 ❤❤🇬🇶🇬🇶❤❤

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 6 місяців тому

      Mxaa ku cayneee Ninka

  • @user-cp7gf8ws6e
    @user-cp7gf8ws6e 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @CabdullahiCalifarxaan-yd1gn
    @CabdullahiCalifarxaan-yd1gn 2 місяці тому

    Please come back same saalax jj

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 6 місяців тому

    Fatima dagaan m.a❤😂waka qadne salnta❤❤❤

  • @aliqawrahofficial6554
    @aliqawrahofficial6554 6 місяців тому

    Fad waaa daruraha😊

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 7 днів тому

    Guuleesta

  • @zaahidaxussein7826
    @zaahidaxussein7826 6 місяців тому

    Salah jj gulayso bro❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 12 днів тому

    Shuuro waa Soor.

  • @user-ih7cf4bb6d
    @user-ih7cf4bb6d 6 місяців тому +1

    ALa wryaa rer waqoyi zxa mtihide kuwa qldane😂😂😂

  • @Cabdiraxmaanrashid
    @Cabdiraxmaanrashid 6 місяців тому

    King cayda next

  • @user-ho4mv1dc7w
    @user-ho4mv1dc7w 6 місяців тому

    Zoo badi

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 6 місяців тому

    Maxan Ana ahay

  • @user-dk9hg8qj1w
    @user-dk9hg8qj1w 6 місяців тому +1

    Saalax waa bentisa😂😂😂😂

  • @zeynabmaxamed6175
    @zeynabmaxamed6175 3 місяці тому

    Fadma waasax❤

  • @user-ew1kv5sw1n
    @user-ew1kv5sw1n 6 місяців тому +1

    Sxp salaxaw koko yo cayda soo qabo labadaba lah Jada kula hadal wlll please please

  • @Naimomuhudin647
    @Naimomuhudin647 6 місяців тому

    ❤❤❤

  • @hiboabdi745
    @hiboabdi745 6 місяців тому

    Wa soor

  • @user-ch9mh1dh4g
    @user-ch9mh1dh4g 6 місяців тому

    Cidiiyah isgaajar pro

  • @armaanofficial7001
    @armaanofficial7001 15 днів тому

    Shuuro Soor weyan

  • @sumayaAbdirazak-b4y
    @sumayaAbdirazak-b4y 9 днів тому

    Shuuro ❎️
    Soor ✅️

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 6 місяців тому +1

    Adkaatay😂😂😂😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 5 місяців тому

    Ani lahjada reer xamarka waa barty waayo UA-cam koda dawadaa asxaab ku leyhy imka lumyso muqdisho 😂❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 6 місяців тому +1

    😂😂faadma soo celi plz😂😂

  • @user-ow4bp7gq6p
    @user-ow4bp7gq6p 6 місяців тому +1

    Fatma UA-cam furo 🙏 🥺

  • @shushuahmed2642
    @shushuahmed2642 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Cabdiraxmaanrashid
    @Cabdiraxmaanrashid 6 місяців тому

    Amiira next

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 6 місяців тому

    Shuuro waa soor

  • @jaamactyzon3483
    @jaamactyzon3483 6 місяців тому +4

    Waa isku sobexesaan lkn ani maxa iga galay 😂❤😊

    • @Tusheybby
      @Tusheybby 6 місяців тому

      Maogi 🤣😅😂

  • @user-xw8zl5ur4k
    @user-xw8zl5ur4k 6 місяців тому

    😊😊❤🎉