Laxanka Murug, curintii Saxardiid M. Jabiye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 роки тому +3

    Illaahoow u wada naxariiso dhamaan waalidiinteeni iyo Soomaali oo dhan Aamiin ✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎵🎵🎵🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅🎵🎵🎵

  • @ZiciidZD
    @ZiciidZD 4 дні тому

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 9 місяців тому

    jacaylkaygu way I jeceshay aad hadana meeshan Calaacalka ah waxaan kasoo doonaan garan waayay😔 Allah hawnaxariisto cumar dhuule

  • @muxumedaxmedofficialtube
    @muxumedaxmedofficialtube 11 місяців тому

    Mid ii daran dooro lay yidhi😢😢

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 2 роки тому

    Cumar dhuulle ilaahow u naxariiso😭😭

  • @cabdinaasirkadiye
    @cabdinaasirkadiye 2 роки тому +2

    Heesta waxaa sameeyay cabdulahi qarshe

  • @najibabdullahi5416
    @najibabdullahi5416 11 місяців тому +1

    Aniga Dawadaydii lay diidyo
    Idayrshe kuwii dad ii xigayoo
    Mid ii daran dooro la i yidhi yee
    Dayuurad isaar duulaysoo
    Doonyahu igu tuure duufaano
    Mid ii daran dooro la i yidhi yee
    Halkii i dalooshay lay damaqyoo
    Ka diiray waxaan darxumo qabayoo
    Mid ii daran dooro la i yidhi yee
    Darisku igu cay waxa ii dana oo
    Dibnuhu iga xade sirtii aan dadayoo
    Mid ii daran dooro la yidhi yee
    Dumarku igu cay wax ii dana oo
    Idaawade duulku waa cadawoo
    Mid ii daran dooro la i yidhi yee
    Salaama somaliyey❤

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 2 роки тому

    يا عمر رحمة الله عليك.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +1

    Mid ii daran, dooro lay yidhayee!!

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 11 місяців тому

    Heesta Murug waxa curiyay Sahardiid mohamud Elimi Jabiye.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому

    Heestii ug horeysay Omar dhuule waxay aheyd ISKU SHUBAN ABDULLAHI QARSHE LAHAA MIDHAHA HEESTA

  • @Garyaqaan78686
    @Garyaqaan78686 2 роки тому

    Muddo ayaan wadey dhegeysiga laxaka murg oo waan layaabey.

    • @abdirahamanmahadsamaan7158
      @abdirahamanmahadsamaan7158 2 роки тому

      Aniga mid baan raadinayay wali ma helin ilaahow axadbaa adunka aburtay mida dhahaysa

    • @Garyaqaan78686
      @Garyaqaan78686 4 місяці тому

      ​@@abdirahamanmahadsamaan7158 aniga weyba iga taagtay oo tu kale oo aan ku beddeshoba garan maayo jacaylkaygii imminkana sidii aan waddanka uga cararilahaa ayaan ku jiraa. Faalladan halsano ka hor baad iisoo qortey. Kkk

  • @salaancawad1138
    @salaancawad1138 2 роки тому +1

    Yeelka nafyayi

  • @rashidmuse6101
    @rashidmuse6101 2 роки тому +1

    Heestan waxay soo baxday 1954kii magaceeda waxaa la yadhaahdaa madiix reer banaadir af somaliga kuma hadlin jirin wakhtigaa heestan waxaa waxaa sameeyey saxardiid jibiye ale ha naxariistee waxaana musiga u sameeyey cabdilaahi qarshe iyo Cali fayruus hayska jeclayn heesaha dadka fooridana waxaa garraacay maxamed nahaari

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

      Murug dheh 👋

    • @farxaanahmed1014
      @farxaanahmed1014 8 місяців тому

      1954kii ma sidanbaa loo heesayey🤔🤔🤔

    • @eidomar5754
      @eidomar5754 Місяць тому

      Beenaale kabiir baa tahay. Waxba kama jiraan waxaa aad dhurtay laba sanno ka dib wax ma soo baratay

  • @najaxrashiid5337
    @najaxrashiid5337 Рік тому

    8i
    Cabdicuu

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому

    ama madiixi dhaha l lakiin heesta iskushuban ABDULLAHI Qarshe lahaa midhaheeda dee

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Рік тому

      XAQIIQ iskudhuban . Aun kuli ABDULLAHI Qarshe lahaa midhaha

  • @mahamedjamal7796
    @mahamedjamal7796 3 роки тому

    W Ray we we the wewweo

  • @dreamygirl1209
    @dreamygirl1209 3 роки тому

    Sorry wllo laxan kan waa murug