Laxanka Laac - Cumar Dhuule Cali Aun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @MukhtaarAadan-f9k
    @MukhtaarAadan-f9k Рік тому +6

    Mahdigii Qaraamka❤

  • @IsmailHassen-mi1bi
    @IsmailHassen-mi1bi Рік тому +5

    Laabtuun baa i kacdee lugaba ma hayee iaacday tigaadi laandheer☝

  • @yazkaofficial
    @yazkaofficial Рік тому +5

    Qaraamkii Laac

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 місяці тому +2

    Cajiibul Cajaaibaat AHUN

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 роки тому +6

    waa mid kamida laxamada ugu quruxda badan ee uu curiyay AUN sheekh cabdullaahi qarshe,, alla maxaa boholyow, murug, tabasho, kabuuxday maanka sheekha, laxanka iyo ereyadu waa kuwo taabanaya humaagyada fog ee garaadka,

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 роки тому +5

      Si fiican sxb Waa aalaad isku dhamaystiran dhamaantood.

  • @cabdinaasirkadiye
    @cabdinaasirkadiye 2 роки тому +9

    kaasina waxuu ahaa cumar dhuule cali cumar mahdi

  • @abdikarimosmanwarsame6569
    @abdikarimosmanwarsame6569 Рік тому +3

    ❤️❤️❤️

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 роки тому +6

    lallabaa ii baxaya la ii shidaye

  • @idrishardi3025
    @idrishardi3025 2 роки тому +5

    Laac waxaa aad ugu ficaan dhule aun

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 10 місяців тому +1

    Kkkk oo maxaa,laascaanoodayda soo galay........
    Laascaanood lugooyo weynaayeey laascaanoodeey cumar maxaad iigaga sameysay 🥺 AUN ❤

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 роки тому +9

    laascaanood lugooyo weynaa,, AUN madaxweyne cabdirashiid cali sharmaarke ayaa lagu dilay, halkaasay daarntahaan umalaynayaa.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 роки тому +8

      Kkk Niyahow sheekasaas ma sahlana Laascaanood lugooyo waynaaye.

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir 2 роки тому +7

      @@khabiirqaraam7935 waa dhexdaas ahydna waa tii dadkasoo jeeda koonfurta soomaaliya laga raray iyagoon raali ka ahayn,, sida xaqiiqada ah lkn laascaanood dad sharafbadan baa daga, e, lkn waxa dhacay waa uun qadarka alle

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 роки тому +6

      @@abdul-majiidabdinasir haaheey sxb Waa Laascaanood lugooya waynaaye.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 10 місяців тому

      ​@@abdul-majiidabdinasirsharaf iyo karaamo walal laascaanood waa guri gobeed waxkastaaba qadar eebe uun

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 місяців тому

    Waa same. Way wada. Gaalan

  • @raagecali6702
    @raagecali6702 Рік тому +1

    Laac Cumar Lagagama daba dhufto

  • @abdiharir8234
    @abdiharir8234 Рік тому +1

    2023 from TikTok

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN Рік тому

    Lalaaba ii baxya halka mxa laga wada?

  • @abdirahmanmohamedali2401
    @abdirahmanmohamedali2401 Рік тому +3

    ❤❤❤